Розмір відео: 1280 X 720853 X 480640 X 360
Показувати елементи керування програвачем
Автоматичне відтворення
Автоповтор
Wax kasta oo macaan waxaa ka macaan Qur.aanka Aleh yaa igu raacsan like Love
Ani wllhi ❤
Yes wlhi❤❤❤
@@notaboy581411111111111111111111111111 5:05 ¹
M.a wll waaruntaa abowe
Legend halimo kismayo ish calaa cod our queen barteda dhigtay wlh 🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰😙
Wooow!!!!! ninkan kaafi cabdi wlhi aad ayuu u cod macaan yahay
Wooow war yaa wa codkiii ooo qof gacanta malagusameeyaaa daheee m.a
Waxan kusugabaa i0 kafi Abdi director keygaa keep going Codkaada Dad badhaan wu daama fananin ah😜👊
Agah Kaafi waba fanaan is huba 💚💚💚💙💙💙♥️♥️♥️
Lkn forex tembo ayuu galay
Fanaan kasoo daahey soomali m a sxpow adiga kaafi Abdi miyaa waa prank cad tanee 🏃❤️💯✔️keep on
Foortiimbada inta la argty. Love saara,
Intaa marka ay marayso waxa ficnaan laheyd heesti cimaamad ku tuura ee big bro in lagu soo gunaanado
Boqolkibo boqol Big bro wu dhaama ninkan wa Fanaan Buuxo
Heesti Sabaalo iyo Erayadii Abwaan Singub Allah haunaxaristee
Sigub ma la warysanaayey wuxuu yidhi hoyady walalgeed baa abwaano ahaa oon ka hidysty ilahy ah unaxariisto
Kaafi fanaan miyu noqday😅❤
Haa
Waabad aragtaaye maxaad noo weydiin bal😂
Codkaaga waa fiican yahay lkn foorteenbada iska ilaali mahadsanid
Haaaa exactly... dalaq ayuu dhexda kadhahay waana meesha inta badan lagu hoobto
🤣😅🤣😅🤣
Hhhhhhhh
Wax fahmay adaan ku arkay comemnts ka dhan hhhhhhhhWlhi fortembo waan arkay in badan fanaaniinta way kudhacdaa gaar ahaan markay fanka ku cusub yihiin balse mid noocan ah wali ma arag cabaar buuba iska heesayaye ayaad bartii laga galayay la gaadhine xataa muuna dareemin markuu codkiisii waayay 😂😂😂😂😂😂 gabdhaha kuxiga aan xataa fanaaniin ahayn baa fahmay oo qolsay 😂
Fahad abdi former calssmate best editor and camera man 🥵🥵
Mashalah kifiyow markan aad bad u qurux badnayd ❤❤🎉🎉Mashalah
Kafi Abdi saxip ghali fanan nimo kuma rona adun iyo akhiriba saxip hestan hakugudambeysa Hana kuguhoreysa
Asc TEAM KAZOW MOHAMED GARISSA KEEP GOING FAHAD ABDI
Mashaa alaah cod macan aa kugu dhamaday wallalkey
Waa labo fanan oo kala dhicin ,💞💞
Waan jeclahay dhalinyaro faraxsan
Hees waxa sameyay adero abwan sangub alaha unaxaristo
M. a cod wuu dhaafay runtii 🎉❤
Wow kaafi cabdi hurta cod waa haysa inkasto ay hesta tahay copy boqolki boqol big xoola wad kaa fican tahay intas kadip aniga hurey usoco kuma dhahayo wayo waxan kula jeclahy kherka iyo wanaga marka codkan macan quaranka ku aqri intas kadip inaba caadi maa tehid lkn mid ayan ku dhaganahy ciyarta iskaa sax wax yar oo xishod ah aya kugu jirey marka nomal iskaa dhig intas unba kaa qaldaned intaa kale amazing
Waaw Masha alh Kafi abdi hore u soco
Sanbabadaa iqalanoo wadnahaa isarano dhiiga seyrinaayee🤕 hestan naf wax jcyl lee daremi karto ax😌
Best video editing fahad abdi 💚 🎧
hxjx
Tgh
Vaaaaar halal 3:00
Allah maad heesaysaa kaafi codka kugu jiraa waa amazing 👏👏👏👏
m.a kafi cod buhaya wlh fanan miyas noqday talow
Asc dhamantin somaaliyey xasuus aye hestaan ee tahay anigo wax telephn ahh heysanin ayn dageysan jiray telephnk waxn kasoqadan jiray kheyrow ooo hada jogo sweden kusalamay sxb
Kaafi fanan ma noqotay😂
Mashallh bal coda aya jira kaafi abdi keep going bro
Kaafi dad badan dhamaa fanaan waa ween isku haayo wlh
Berteedii baa dhigty 13/12/2021 habeen isniin ah
Sambabada ii qalano Wadnaha ii sarano Dhiiga saydhinaye .Cajiib abwaan sanguub
Kafi huno ilaan fanan batahay horay usoco
Woow kaafi abdi wad kabaxsatay
Play back dhibkaas ayuu leeyahay teembada muusiga oon dhicin ayad iska geli sida wiilkaan aad ku aragtaan waa iney musik live ah bartaan
Heestan waxan ku qayili jiray 1992 anigo jogo wadanka Tunisia anigo last I dirty wax barasho jamacaded intan wadankas an marki dambe madaxweyne ka noqonin.
Wow abdi kafi cod ledhahya mash Allah halimo
Www Kaafi Fanka Kuubahan🔥
Kaafi keep going ish caala cood
Wooow kaafi abdi m.a❤️❤️❤️
Masha allah kaf abdi
Wawawa kaafi wlh uko sawa
Original Song AHMED CAYTE AND HOYOO AMINA❤
Wow wow that’s good thank you for your time today
Xusuustii Aamina Abdilaahi iyo Abdi qeys
The best🥰
Kafi cabdi halkaasi WAA laba seebna igu wedin, maahan saranseerna igu wedin
Ishcala sood ya kaafi 🥰 inleyn fanaan qarson bad ahayd
Best abdikaafi.bartedii bu dhigey
M.sh dad soodaaally puu kacod macanyay
Codkiisa wuu fadhiyaa
Kaafi waxaa laga baqayaa in ereyada lakala ilaawo🤣🤣🤣🤣
Wooow a,kafi m,a wlh fanan buxo
Kaafi vaar vaar
Hesta meysan sodaweenin oo weey kutunteen inaanta ayaba roon wiilka wa foor tembo microphone ka laga celcelinaya
kaafi waa fanaankkk
Waaw kaàfi abdi big lajan ❤
Kaafi Abdi Fanaanimo Waad Uqalantaa💯✔️
Duriyad farka halodayo waaw
Kaafi iyo fanan waa shekoo kaleh
Fòorteembada maxaa laga wadaa plz
Music kuma hesayo aya lagawada wu iska lugeeenaya codkisa markey muisc iyo codka islaa socon forteenbo aya ladhaha wll
Waaw kafi cabdi fanaan bad tahay
Fahad abdiyow saxiibow adiga kenya maa jogtaa
Hestaa yaa qaadey qaraami wayy
Odeyga Berta la galiyey kkkkk
Waa fax fax The next BK
Codkaagaa wuu shidan yahay Abdi kaafii UA-cam’s Badan ayaad dhaanta xaaqiiq laakin dee wad soo badheedhee update iskaa soo Dhisaye oo nagaa yaree xishood kaa markaa danbee welldone 👏
Ok❤❤
waw Kaafi Abdi
na😍👐
❤❤❤❤
Wow inta dagasinayas 2022
2024😂😂😂😂😂
Isaaqu meelwalba ooy jogaan cod buu ilaahay siiyay .kaafi abdi keep going
kaafi isaaq miyaa marka kkk
Wa ogaden ninka
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 yaab badana qofkadta oo cod macaan ma Isaq ba somaliyey??????
Heesti way kufsadeen 😁
Wooooow kaafi cadomahan
Kafi abdi legend
Asxaabey naakta kale niikadeeda ubogay mida diraca yalowga wadato iyadana fanaan miyaa magaceeda haley soo sheego asxaabta weey ciyaar fiicantahy
Heesti oon bilaaban buu hesaa yaab kkk
Lajan❤
Gabadhanimiyeyburanburasamiseheesbayqaadaysa😂😂😂😂😂😂
Nin igadax kaafi abdi
Sxb fanka miya kusokiciye cml😁😁
3:00 var🤣🤣
Hhhh
@@adanahmed917 ma ila aragtay libah
Hahaha foorteenbo
editing ka waaye wll
Hhhhhhh
Laxanka iyo music ga waa copy 😂😂wlahi hees hore ayaan ku arkay
Heesta dhan ayaaa copy ah lkn barterda ayey dhigeeen
Adigu Ayaana Waxbo Ogeene Heesta Dhanbaa Copy Ah
Kaafi bigbaro waa ka fcnthy
Msh alah
Kafi cabsi Aya kamuqata runtiCabsida iska saar
Daqiiqada 3:06 Var wayn baa ku jirta
Yaaa ilaa arkay cooki mohamd ka dherii on biyo is mariin inuu kafi cabdi ku so baxay wax kalee walh hhh
Kafi maha hees
The best
Waw kaafi fanan cod mcn aa tahay m.a
Kafi wad kabaxsatay runtiii
waaw caadi maaha
Kaafi Cod baad heysaa😁✌
Axsan wilkaa
axsan kaafi.cabdi codbaa kugu duugan fanan wa naqan kartaaa dhabtii lkn gabadha shaqa kuma lahan heesta kaafi aa cusba uyelaya
Wax kasta oo macaan waxaa ka macaan Qur.aanka Aleh yaa igu raacsan like Love
Ani wllhi ❤
Yes wlhi❤❤❤
@@notaboy581411111111111111111111111111 5:05 ¹
M.a wll waaruntaa abowe
Legend halimo kismayo ish calaa cod our queen barteda dhigtay wlh 🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰😙
Wooow!!!!! ninkan kaafi cabdi wlhi aad ayuu u cod macaan yahay
Wooow war yaa wa codkiii ooo qof gacanta malagusameeyaaa daheee m.a
Waxan kusugabaa i0 kafi Abdi director keygaa keep going Codkaada Dad badhaan wu daama fananin ah😜👊
Agah Kaafi waba fanaan is huba
💚💚💚💙💙💙♥️♥️♥️
Lkn forex tembo ayuu galay
Fanaan kasoo daahey soomali m a sxpow adiga kaafi Abdi miyaa waa prank cad tanee 🏃❤️💯✔️keep on
Foortiimbada inta la argty. Love saara,
Intaa marka ay marayso waxa ficnaan laheyd heesti cimaamad ku tuura ee big bro in lagu soo gunaanado
Boqolkibo boqol Big bro wu dhaama ninkan wa Fanaan Buuxo
Heesti Sabaalo iyo Erayadii Abwaan Singub Allah haunaxaristee
Sigub ma la warysanaayey wuxuu yidhi hoyady walalgeed baa abwaano ahaa oon ka hidysty ilahy ah unaxariisto
Kaafi fanaan miyu noqday😅❤
Haa
Waabad aragtaaye maxaad noo weydiin bal😂
Codkaaga waa fiican yahay lkn foorteenbada iska ilaali mahadsanid
Haaaa exactly... dalaq ayuu dhexda kadhahay waana meesha inta badan lagu hoobto
🤣😅🤣😅🤣
Hhhhhhhh
Wax fahmay adaan ku arkay comemnts ka dhan hhhhhhhh
Wlhi fortembo waan arkay in badan fanaaniinta way kudhacdaa gaar ahaan markay fanka ku cusub yihiin balse mid noocan ah wali ma arag cabaar buuba iska heesayaye ayaad bartii laga galayay la gaadhine xataa muuna dareemin markuu codkiisii waayay 😂😂😂😂😂😂 gabdhaha kuxiga aan xataa fanaaniin ahayn baa fahmay oo qolsay 😂
Fahad abdi former calssmate best editor and camera man 🥵🥵
Mashalah kifiyow markan aad bad u qurux badnayd ❤❤🎉🎉Mashalah
Kafi Abdi saxip ghali fanan nimo kuma rona adun iyo akhiriba saxip hestan hakugudambeysa Hana kuguhoreysa
Asc TEAM KAZOW MOHAMED GARISSA KEEP GOING FAHAD ABDI
Mashaa alaah cod macan aa kugu dhamaday wallalkey
Waa labo fanan oo kala dhicin ,💞💞
Waan jeclahay dhalinyaro faraxsan
Hees waxa sameyay adero abwan sangub alaha unaxaristo
M. a cod wuu dhaafay runtii 🎉❤
Wow kaafi cabdi hurta cod waa haysa inkasto ay hesta tahay copy boqolki boqol big xoola wad kaa fican tahay intas kadip aniga hurey usoco kuma dhahayo wayo waxan kula jeclahy kherka iyo wanaga marka codkan macan quaranka ku aqri intas kadip inaba caadi maa tehid lkn mid ayan ku dhaganahy ciyarta iskaa sax wax yar oo xishod ah aya kugu jirey marka nomal iskaa dhig intas unba kaa qaldaned intaa kale amazing
Waaw Masha alh Kafi abdi hore u soco
Sanbabadaa iqalanoo wadnahaa isarano dhiiga seyrinaayee🤕 hestan naf wax jcyl lee daremi karto ax😌
Best video editing fahad abdi 💚 🎧
hxjx
Tgh
Vaaaaar halal 3:00
Allah maad heesaysaa kaafi codka kugu jiraa waa amazing 👏👏👏👏
m.a kafi cod buhaya wlh fanan miyas noqday talow
Asc dhamantin somaaliyey xasuus aye hestaan ee tahay anigo wax telephn ahh heysanin ayn dageysan jiray telephnk waxn kasoqadan jiray kheyrow ooo hada jogo sweden kusalamay sxb
Kaafi fanan ma noqotay😂
Mashallh bal coda aya jira kaafi abdi keep going bro
Kaafi dad badan dhamaa fanaan waa ween isku haayo wlh
Berteedii baa dhigty
13/12/2021 habeen isniin ah
Sambabada ii qalano
Wadnaha ii sarano
Dhiiga saydhinaye .
Cajiib abwaan sanguub
Kafi huno ilaan fanan batahay horay usoco
Woow kaafi abdi wad kabaxsatay
Play back dhibkaas ayuu leeyahay teembada muusiga oon dhicin ayad iska geli sida wiilkaan aad ku aragtaan waa iney musik live ah bartaan
Heestan waxan ku qayili jiray 1992 anigo jogo wadanka Tunisia anigo last I dirty wax barasho jamacaded intan wadankas an marki dambe madaxweyne ka noqonin.
Wow abdi kafi cod ledhahya mash Allah halimo
Www Kaafi Fanka Kuubahan🔥
Kaafi keep going ish caala cood
Wooow kaafi abdi m.a❤️❤️❤️
Masha allah kaf abdi
Wawawa kaafi wlh uko sawa
Original Song
AHMED CAYTE AND HOYOO AMINA❤
Wow wow that’s good thank you for your time today
Xusuustii Aamina Abdilaahi iyo Abdi qeys
The best🥰
Kafi cabdi halkaasi WAA laba seebna igu wedin, maahan saranseerna igu wedin
Ishcala sood ya kaafi 🥰 inleyn fanaan qarson bad ahayd
Best abdikaafi.bartedii bu dhigey
M.sh dad soodaaally puu kacod macanyay
Codkiisa wuu fadhiyaa
Kaafi waxaa laga baqayaa in ereyada lakala ilaawo🤣🤣🤣🤣
Wooow a,kafi m,a wlh fanan buxo
Kaafi vaar vaar
Hesta meysan sodaweenin oo weey kutunteen inaanta ayaba roon wiilka wa foor tembo microphone ka laga celcelinaya
kaafi waa fanaankkk
Waaw kaàfi abdi big lajan ❤
Kaafi Abdi Fanaanimo Waad Uqalantaa💯✔️
Duriyad farka halodayo waaw
Kaafi iyo fanan waa shekoo kaleh
Fòorteembada maxaa laga wadaa plz
Music kuma hesayo aya lagawada wu iska lugeeenaya codkisa markey muisc iyo codka islaa socon forteenbo aya ladhaha wll
Waaw kafi cabdi fanaan bad tahay
Fahad abdiyow saxiibow adiga kenya maa jogtaa
Hestaa yaa qaadey qaraami wayy
Odeyga Berta la galiyey kkkkk
Waa fax fax The next BK
Codkaagaa wuu shidan yahay Abdi kaafii UA-cam’s Badan ayaad dhaanta xaaqiiq laakin dee wad soo badheedhee update iskaa soo Dhisaye oo nagaa yaree xishood kaa markaa danbee welldone 👏
Ok❤❤
waw Kaafi Abdi
na
😍👐
❤❤❤❤
Wow inta dagasinayas 2022
2024😂😂😂😂😂
Isaaqu meelwalba ooy jogaan cod buu ilaahay siiyay .kaafi abdi keep going
kaafi isaaq miyaa marka kkk
Wa ogaden ninka
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 yaab badana qofkadta oo cod macaan ma Isaq ba somaliyey??????
Heesti way kufsadeen 😁
Wooooow kaafi cadomahan
Kafi abdi legend
Asxaabey naakta kale niikadeeda ubogay mida diraca yalowga wadato iyadana fanaan miyaa magaceeda haley soo sheego asxaabta weey ciyaar fiicantahy
Heesti oon bilaaban buu hesaa yaab kkk
Lajan❤
Gabadhanimiyeyburanburasamiseheesbayqaadaysa😂😂😂😂😂😂
Nin igadax kaafi abdi
Sxb fanka miya kusokiciye cml😁😁
3:00 var🤣🤣
Hhhh
@@adanahmed917 ma ila aragtay libah
Hahaha foorteenbo
editing ka waaye wll
Hhhhhhh
Laxanka iyo music ga waa copy 😂😂wlahi hees hore ayaan ku arkay
Heesta dhan ayaaa copy ah lkn barterda ayey dhigeeen
Adigu Ayaana Waxbo Ogeene Heesta Dhanbaa Copy Ah
Kaafi bigbaro waa ka fcnthy
Msh alah
Kafi cabsi Aya kamuqata runti
Cabsida iska saar