AMIIRO KOKO IYO ASAD XUKUN IYO MAGAC BOORSADA GABDHAH GISHO XUKUMO ADAG😱…?

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 11 гру 2023
  • #king #ceyda #subscribe #for #more

КОМЕНТАРІ • 395

  • @IkhwachanneL
    @IkhwachanneL 7 місяців тому +123

    Amiira qof fican waaye wiiilka sharaftisa ka talineesa❤😊

    • @user-wg4rc1ni2d
      @user-wg4rc1ni2d 7 місяців тому +11

      haa wlhi sxb jirto waye

    • @mohamedmohamud8453
      @mohamedmohamud8453 7 місяців тому +3

      War bax wax aay fican thy malahan
      borsada lee teda ehayd mooye

    • @yusufabdi1472
      @yusufabdi1472 7 місяців тому

      @@mohamedmohamud8453 maxa borsada muka cini laha marka wilka ee sharf tisa ilalinesa

    • @IkhwachanneL
      @IkhwachanneL 6 місяців тому

      @@mohamedmohamud8453 sheeko dumar lamaso dhex galo

    • @nasronuurmaxamud
      @nasronuurmaxamud 6 місяців тому

      Omxa sharaf rid ah

  • @faayowshariif6345
    @faayowshariif6345 7 місяців тому +126

    Waba soo gashee kusali rasulkeena muxama scw ❤❤❤

  • @Bellaa309
    @Bellaa309 7 місяців тому +32

    Amiiiiiro sxb iyo wehel ba wey gashaaa ceydoow ilaasho sharaftaada wey kuu dhawrtay, qabqab adina isku day ilaa xad wax sharafteda dhib u keeni kara ina ka difacdo 🤝🤝

  • @adoontiallesiman262
    @adoontiallesiman262 7 місяців тому +39

    Ceyda markii la dhahay boorsada gasho Amiira sharaftiisa ayay ilaalisay waxay dhahday ceeb waaye ✅

  • @najaxabuker972
    @najaxabuker972 7 місяців тому +33

    Allow cafimad taam ah nagu gaarsii bisha barakeysan ee Ramadan aamiin dhamanten

  • @zahruujadeey4083
    @zahruujadeey4083 7 місяців тому +31

    Amira saxib jirto weye qof qalbi wanagean weydifacdy cayda ❤❤❤❤

  • @Miss-haya
    @Miss-haya 7 місяців тому +34

    Asad iyo Amiro wa labo kala daran oo funny ah mashallah😂😂

  • @axlaamcumar5905
    @axlaamcumar5905 7 місяців тому +36

    Ayy amiira sxp jirto cayda Boorsada ino gashto ee diiday Naag Nool waaye wllhi m.a❤

  • @Rayaan277
    @Rayaan277 7 місяців тому +31

    Kusaliya rasuulkeena mohammed scw ❤🕋❤🕋❤

  • @kabtansiisi4946
    @kabtansiisi4946 7 місяців тому +19

    Wlhi amiira legemed waaye marba haday ceyda boorsada u diidey oo difaacdey boqortooyo amiira❤❤❤❤

  • @Kiii629
    @Kiii629 7 місяців тому +61

    Amiiiiro naaag noool sidee ceyda inuu boorso gashto u diiiday wlh waa sxb jirto🥲🥺

  • @Mineyyyyyyy
    @Mineyyyyyyy 7 місяців тому +10

    Wlhi amiro❤m.a nag nool wye borsad malodhibyo edhahdeey m.a 🥰xushmada wa muhiim

  • @safiaibaar5110
    @safiaibaar5110 7 місяців тому +39

    Asad iyo amiiiro😂😂😂😂 Game wee noo qurxiyeeen saaan u qoslaayey dhunta i xanuuntay wlhi😢😂

    • @Amirafan1
      @Amirafan1 6 місяців тому

      Same 😂😂❤

  • @user-ps9my8xb3p
    @user-ps9my8xb3p 7 місяців тому +25

    Cawo amiiro iyo ceeyda hiile uga baxen barnamijka 😂😂😂😂

  • @MohanabdiMaxamdabdi-yh1qx
    @MohanabdiMaxamdabdi-yh1qx 7 місяців тому +9

    Ceyda zxbow amiira u naxariiso waxey dhahday csyda iima naxariisto ee u naxariso

  • @Amiira96
    @Amiira96 7 місяців тому +28

    Game caawa funny ayuu ahaa 😂😂 amira iyo asad dad isfahamsan hhhh alla qosol badanaa

  • @anasluckyboy9465
    @anasluckyboy9465 7 місяців тому +42

    The best person ever 💞 the most knowledgeable ever ❤️ Ankusalino Nabigena Mohamed Salalahu caleyhi wasalam 🕋🙏🥰

  • @masbal9180
    @masbal9180 7 місяців тому +13

    masha Alllah amiira wa xushmadii o qof ah ceyda markii borsada gasho ladhahy siday ugu diday sxb jirta dheh🎉❤

  • @Saciid_Fashion
    @Saciid_Fashion 7 місяців тому +9

    ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)

  • @CabdirisaaqCali-vs8op
    @CabdirisaaqCali-vs8op 5 місяців тому +3

    Wlhi. Naxariis aan wiligay dareemin ayaan dareemay 😢. Alx . Ilaahow. Janada. Kawaraabi . Maama suldaana. Iyo. Aabo. C/qaadir . ❤❤

  • @Xaliimaxayaati1
    @Xaliimaxayaati1 7 місяців тому +74

    The best person ever The most knowledgable and the most shining person all created by Allah is our prophet Muhammad (sallaahu caleyhi wasalam )❤

  • @faizaahmed4223
    @faizaahmed4223 7 місяців тому +27

    Amira iyo koko is not easy ❤😂😂

  • @Sahara-fc2bz
    @Sahara-fc2bz 7 місяців тому +12

    Mashaallah Asad Hagio iyo Amiira qurux so funny waaye 😂😂

  • @user-pl4rk1qd4m
    @user-pl4rk1qd4m 7 місяців тому +32

    Jah koko amira isnot easy 😂😂❤

  • @fadumocali6908
    @fadumocali6908 7 місяців тому +15

    Amiiro siday ugu diday in borsada u qato sxb jirto waye qabqab m.a

  • @umalmohamed1666
    @umalmohamed1666 7 місяців тому +34

    Amiiro qurux is not easy 😂

  • @Nastii145
    @Nastii145 7 місяців тому +41

    Koko waiskajeclahay vidio kujirto wa socara ya ilaqabo t27 keep going❤❤❤❤😂game funy

    • @user-ld6jn7wn2g
      @user-ld6jn7wn2g 7 місяців тому +1

      Ani vedio ayy kujirin mabadawde Asad lee dawda

    • @user-ft2on3wt8w
      @user-ft2on3wt8w 7 місяців тому

      ​@@user-ld6jn7wn2g😂😂😂

    • @sumayo324
      @sumayo324 7 місяців тому +1

      Anaa kula mida😂❤

    • @NajmaAli-mi7ld
      @NajmaAli-mi7ld 7 місяців тому +1

      Isku cudur nahayo 😂❤

    • @yahyeajab8841
      @yahyeajab8841 7 місяців тому +1

      Sidoo kle hadesan kujirin madawado😂

  • @hafsomuun9978
    @hafsomuun9978 7 місяців тому +11

    Amiiro sxb jirto wilka in hadhow laso caaye ay diidee lkn wilka maskiinka laastiiga ka aayara

  • @fadmaface7216
    @fadmaface7216 7 місяців тому +7

    Afartiina Tom& Jerry cml aa u dhaqmesiin😆😆😆😆,♥️♥️♥️♥️♥️

  • @RaxmoLiibaan-hc6hg
    @RaxmoLiibaan-hc6hg 7 місяців тому +9

    Amiiro iyo asad aymahan heshiis yihin be😂😊

  • @cabdullaahixasan1670
    @cabdullaahixasan1670 7 місяців тому +11

    King ceyda 600K coming soon inshalah 🎉❤🎉❤

  • @yahyeajab8841
    @yahyeajab8841 7 місяців тому +6

    Ceyko is back😮❤

  • @aminaabdinasir8039
    @aminaabdinasir8039 7 місяців тому +15

    Amiira thanks ceyda cabaad iyo fuleynimo kabatey baga afka ooga xirtey 😂

  • @user-xt9vu2jk2y
    @user-xt9vu2jk2y 6 місяців тому +6

    Allah is one ❤

  • @Sucdiqurux81
    @Sucdiqurux81 4 місяці тому +2

    ❤😊Amiira qurux qof fican waaye wiiilka sharaftisa ka talineesa

  • @nastehamoha1945
    @nastehamoha1945 7 місяців тому +7

    Habar tiina usheegeysiin wlhie asad markii lagu helo waa jeclhy ani 😂😂😂😂 amiira io asi sey isku xukuman ka hela😂😂😂

  • @Kingsharks557
    @Kingsharks557 7 місяців тому +26

    Mashalh my brother ceyda keep going. May Allah protect you for evil's

  • @user-zu7mu1is1z
    @user-zu7mu1is1z 7 місяців тому +8

    Amiiro m.a way kudifacday in borsada lagu xidhin

  • @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW
    @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW 7 місяців тому +19

    intTa dawaneyso Muqalkan AYAKOO CAAFIMAAD QABAAN WAAN IDIN SALAAMAY 👋 INTA KA HESHAY video gaan❤️☺️ Habeen wngsan ❤ Team Qalbi is not easy😂❤️

  • @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW
    @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW 7 місяців тому +14

    inta daawneyso Video gaan Ayakoo Caafimaad qabaan waan idin Salaamay ♥️ inta ka heshy muuqaalkaan❤️ Team Qalbi one love😂❤️majoogtiin ani cml👋❤

    • @farhiahashi3136
      @farhiahashi3136 7 місяців тому

      Melkasta ma intan ba la taganthy😂😂😂😂

  • @nastehamoha1945
    @nastehamoha1945 7 місяців тому +5

    13:32 wlhie koko sey u kacda ku qosley. Waa la gaadi rabey 😂😂😂

  • @Bellahadid27
    @Bellahadid27 7 місяців тому +10

    Ala amiiro iyo asad dhibadnaaa qoslki iga dhameyen asad wuu ubaqy wuxu rbe ine so tagto e uganbiso kdib ceyda o kudhifto ama koko lkin mesn fahmin 😂😂

  • @maryamamisbaax
    @maryamamisbaax 7 місяців тому +12

    Wax ku dhibo illhy kuma tuso hadii aad janalkeyga soo boqato wll ❤❤

  • @shukrimohamed4808
    @shukrimohamed4808 7 місяців тому +31

    Awww amazing game 😂soo badiya😅

  • @Kokobulle6662
    @Kokobulle6662 7 місяців тому +15

    Illahay dartii love❤ iigu saar

  • @SihaamOsmanMaxamuud
    @SihaamOsmanMaxamuud 7 місяців тому +7

    Ceyda waan ku salamy walalkey ❤❤

  • @Miskiyeyyyy
    @Miskiyeyyyy 7 місяців тому +17

    Ceydaaa legend❤😊

  • @user-fx1qj1zv8t
    @user-fx1qj1zv8t 7 місяців тому +3

    1m 🎉 insha'Allah
    From djibuuti 🇩🇯✌️

  • @user-ld6jn7wn2g
    @user-ld6jn7wn2g 7 місяців тому +6

    When koko is there I'm also available 😂

  • @user-fx1qj1zv8t
    @user-fx1qj1zv8t 7 місяців тому +2

    King ceyda keep going❤

  • @Hayaat835
    @Hayaat835 7 місяців тому +8

    Qeebta ugu tambeeso funny waa whi dugsiga so xasuustay😂😂

  • @ilhansufiisufi1628
    @ilhansufiisufi1628 7 місяців тому +3

    From amiira keep going my brother ❤❤❤

  • @aliyare228
    @aliyare228 7 місяців тому +17

    Legend king ceyda❤❤😂😂

    • @user-zn5pt5ly6i
      @user-zn5pt5ly6i 3 місяці тому

      ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😅😅😅😅😅😅😅😅

  • @Wuu_Cajabay_Nafluhu
    @Wuu_Cajabay_Nafluhu 7 місяців тому +6

    Sidey boorsadeda uga daftay cajib waji malaha koko maskinta indhhey taagtay😂Lkn wa nasab wajigey xata kala hadashy🤨booska wllnimo+sxbtinimo we ilalisaa m.a👍💯lkn sory isagu marnaba maya

  • @TherealOG661
    @TherealOG661 7 місяців тому +5

    Allahu akbar ❤

  • @user-oj6ng2ib5l
    @user-oj6ng2ib5l 7 місяців тому

    Coming soon 600k coming soon inshallah my bro❤❤❤

  • @fatimaibra3819
    @fatimaibra3819 7 місяців тому +1

    Cawada qofka ugu horeeyay ayaan noqday woooww😮🎉

  • @raziyahmohamed4530
    @raziyahmohamed4530 7 місяців тому

    Wow amazing keep going legend 🎉😂😂❤❤❤❤

  • @user-wi5ws8eb9b
    @user-wi5ws8eb9b 20 днів тому +1

    Amiira waa gabar fiican❤😊

  • @user-mb1fl6hy9u
    @user-mb1fl6hy9u 6 місяців тому +2

    Amiir qurux kulaha yaiqoalayoo❤❤❤

  • @Fataxo7
    @Fataxo7 6 місяців тому +1

    Qosol igumaharin Koko iyo cayda iyo asad waa kala darantihiin,Amazing😂😂😂😂

  • @fatimaibra3819
    @fatimaibra3819 7 місяців тому +7

    Amiiro wllhi aan fiirsaday mana qoslin been farxadaba wllhi agteedee taalaay

  • @nasromahmoudabdi
    @nasromahmoudabdi 7 місяців тому

    War ceydow wey ku gaadeyn❤❤

  • @kheiragarat96
    @kheiragarat96 7 місяців тому +2

    Welcome back koko😊😊😊

  • @AshaNoor-st5hq
    @AshaNoor-st5hq 7 місяців тому +2

    Game caawa funny ayuu ahy koko iyo asd isfahmsan hh qosol badana kokl funny awye walhi ❤❤❤🎉

  • @user-gi3ih7wn6g
    @user-gi3ih7wn6g 6 місяців тому +1

    Salalaahu caleyhi wasalam salalaahu caleyhi wasalam salalaahu caleyhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @NasracarabXasan-jb5gu
    @NasracarabXasan-jb5gu 7 місяців тому +3

    koko wlhi waan isk jeclhy❤❤❤

  • @zahruujadeey4083
    @zahruujadeey4083 7 місяців тому +4

    Amiradena ❤❤❤

  • @xamdixikmad-tu5nm
    @xamdixikmad-tu5nm 6 місяців тому +1

    Borsadeyda ana aiska leh aby tiri wlhi amira masha allah wa gabar wlalnimadada jcel caydow ilasho sxb

  • @FartuunCabdullahi-ld7ur
    @FartuunCabdullahi-ld7ur 7 місяців тому +10

    Legend ceyda❤

  • @XamdaAxmed-mm8xt
    @XamdaAxmed-mm8xt 7 місяців тому

    Qofki ugu horeyey ❤❤

  • @user-uk8ww1py6u
    @user-uk8ww1py6u 7 місяців тому +7

    Xeytahay xaasid nimada unaxriista wiilka 😂😂

  • @Ifrahismil
    @Ifrahismil 7 місяців тому +2

    Cayda amira sidii horo ma u la dhaqantid gabadha ka xisho😢 oo u naxariso

    • @Alisha847
      @Alisha847 6 місяців тому +1

      Hada weee heshiiyen maalin dhaweyd ee ahyd markuu si qaldan ula dhaqmayay

  • @user-vs6yw2gm8n
    @user-vs6yw2gm8n 19 днів тому

    Alla yaa u jeedo dhamaad markii amiiro asad tumayo ceyda isha ayuu u jabiyey amiiro omg qabqab❤😊

  • @zahruujadeey4083
    @zahruujadeey4083 7 місяців тому +5

    Tem amira ❤❤

  • @djeyjnr6377
    @djeyjnr6377 7 місяців тому +4

    Amiro qurux I'm called dj Big love to you ❤

  • @awad1816
    @awad1816 7 місяців тому

    Masha Allah so funny 🎉🎉🎉 from Djibouti

  • @user-jl8tz3fu5e
    @user-jl8tz3fu5e 7 місяців тому

    War cawana Ana ugu horeyo jahhahahaha😂😂❤❤

  • @KimLiana-zf3pz
    @KimLiana-zf3pz 7 місяців тому +9

    What a game aa mesha ka dhacay ax ceyda waa latumay sorry 😂💔

  • @user-xd7ov5xw6e
    @user-xd7ov5xw6e 7 місяців тому +2

    Ani koko hadey kujirin madawado cwa waa dawaday love you koko❤❤❤

  • @CabaasMaanka
    @CabaasMaanka 7 місяців тому +1

    Waanu salaamay team 27

  • @user-ft8nb1bp4s
    @user-ft8nb1bp4s 7 місяців тому +3

    Pls vedios kaaga koko ka reeb, asad iyo amiira le kaso dhig😴🙏

  • @housniaqurux..
    @housniaqurux.. 7 місяців тому

    Keep going

  • @user-er2tq3ze9l
    @user-er2tq3ze9l 7 місяців тому +17

    Cawa horan kaso galay gameka m.a waxa ku jiro KOKO sow mahin Alx cawa koko way bad badey 😂😂😂😂

  • @naturechannel950
    @naturechannel950 7 місяців тому +12

    Amiira qurux zxp jiro waa runti❤😂😂

  • @jowharcalixuseen2571
    @jowharcalixuseen2571 7 місяців тому +3

    Amiira iyo koko asad caawo xasidiin aa noqoteen

  • @apdikariincaydiid3118
    @apdikariincaydiid3118 7 місяців тому

    King ceyda haaheey😂

  • @user-sq8rs9kr4j
    @user-sq8rs9kr4j 7 місяців тому

    Ceydooow saanaa😢😢

  • @faizaahmed4223
    @faizaahmed4223 7 місяців тому +5

    Amiir is not easy ❤😂😂😂

  • @cabdilqaadirfaaraxdhasovic3013
    @cabdilqaadirfaaraxdhasovic3013 7 місяців тому +1

    Team qab qab ❤

  • @-....8695
    @-....8695 7 місяців тому +1

    Hhhh maskiin ceyda😂😂😂❤

  • @MaXamuud-my5zy
    @MaXamuud-my5zy 3 місяці тому +1

    Amiiro waa gabar wanaagsan iyo caydha

  • @user-mh1mx2nl9g
    @user-mh1mx2nl9g 7 місяців тому

    Part2

  • @xaliimocawad4955
    @xaliimocawad4955 7 місяців тому +1

    Ceyda lajan of lajan wan ku waa taa❤❤

  • @haniabdi3866
    @haniabdi3866 7 місяців тому

    Horumar wacan allow sahal ammuuraha (Arkaa milkiile)

  • @user-uh9vb8gz8d
    @user-uh9vb8gz8d 6 місяців тому +2

    Team Amira isn't easy 😂😂🥰🥰💯💯💯

  • @user-gy9rk8jv4l
    @user-gy9rk8jv4l 7 місяців тому +2

    Ayyyy amiiro cwa joogto 😂❤

  • @user-rd1xe6bn3z
    @user-rd1xe6bn3z 4 місяці тому

    Sobadiyaaaa❤

  • @saynabahmed9821
    @saynabahmed9821 7 місяців тому

    Thank you ❤😊

  • @habsaabdi6396
    @habsaabdi6396 7 місяців тому +7

    M.a Amira way difaacday cayda saxiib kaas lee ladhihi karaa waa ceeb baytidhi qab qab is not 😂😂😂😂😂😂😂

    • @Bellaa309
      @Bellaa309 7 місяців тому

      Qabqab is not easy 🥰🥰🥰