DEGDEG FIRDHIYE XILKA LAGA QAADAY,SHIRKII XASAN GARGUURTE FASHILMAY,BAHDIL LOO GAYSTAY SSC KHAATUMO

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 16 тра 2024
  • DEGDEG FIRDHIYE XILKA LAGA QAADAY,SHIRKII XASAN GARGUURTE FASHILMAY,BAHDIL LOO GAYSTAY SSC KHAATUMO

КОМЕНТАРІ • 75

  • @seed3966
    @seed3966 Місяць тому +6

    Asc SSc guul in shaa allaah meeel aan lagaa rabin indhaha lalama siiraaco waa run xasan horey yuu ucadaaystey 🫏🫏🫏🫏🫏🫏🫏🫏🫏🫏🫏🫏🫏🫏🫏🫏🫏🫏🫏🫏🫏🫏🫏🫏🫏🫏

  • @fatimanour9793
    @fatimanour9793 Місяць тому +8

    Italy Wa Mafio Ssc Khatumo State Waxba Hasaxiixina Xasan Munaafaq Lacag Buraba Inu Ceelka Hol Hol Kaga Qaato Italy Firdhiye Isticmalo

  • @doroogo6811
    @doroogo6811 Місяць тому +1

    Firdhiye Guul 💪🏾💪🏾
    SSC Guul 🐎🐎🔥🔥

  • @hodanabdi6497
    @hodanabdi6497 Місяць тому +5

    Caduun geesi baatahay. Edo. Horayusoco

  • @Umo580
    @Umo580 Місяць тому

    MACNAMALE XASAN DIBKIISA IYO HORALADA WAX AN NAF LAHAYEN SSC UJOOJIN MESO MORYANKA MUQDISHO ❤❤❤

  • @user-km5pc3wm9t
    @user-km5pc3wm9t Місяць тому +1

    Insha Allaah guuul ssc khaatumo

  • @AhmedHassan-ed5ue
    @AhmedHassan-ed5ue Місяць тому +3

    SSC khaatumo guul iyo gobanimo

  • @yasminjama2703
    @yasminjama2703 Місяць тому +2

    Welkom Darwiish

  • @user-pl7du6nc8t
    @user-pl7du6nc8t Місяць тому

    Acuudu bilaahi waar Bal carabkiina kadaaya Saalax Hacawryinee yaahuu

  • @maxamednuurcabdi1491
    @maxamednuurcabdi1491 Місяць тому

    Viva firdhiye guul
    Garac mj cidi waxba kaa waydin mayso

    • @gigachad9879
      @gigachad9879 Місяць тому

      Edeb yeelo waxyohow futada laga dhalay

  • @hiraabnews4578
    @hiraabnews4578 Місяць тому

    Ina ayaan xirsi waaye, cadow dhulmahante. Cauda ouo hoos u dhigga dhulmahante auuu cadaystey

  • @fadumoabdi7162
    @fadumoabdi7162 Місяць тому

    Firdhiye maragii calooshooda ushaqaystayaasha ahaa buu waxka qorayaa isagaa fududaaday

  • @QaliSharif
    @QaliSharif Місяць тому

    No more xasan iyo xamar

  • @suusmagaalo1991
    @suusmagaalo1991 Місяць тому

    NINKAAN QOSLAYA SSC WUU BURBURIN DOONAA HADII AAN DEG DEG LOO TUURIN

  • @Layla-nw8nr
    @Layla-nw8nr Місяць тому

    Shame Hassan sheikh

  • @maxamednuurcabdi1491
    @maxamednuurcabdi1491 Місяць тому

    Waxaad socotaba Managu soo kala qabatay garacow

  • @khadragelle7801
    @khadragelle7801 Місяць тому

    Wiil yar oo dhib badan oo xaasida

  • @hiraabnews4578
    @hiraabnews4578 Місяць тому

    Warkiisa cidana rabin kulahaa. Deni booskiisii ayuu fadhiyaa firdhiye

  • @munayousuf8460
    @munayousuf8460 Місяць тому +1

    Firdhiye ma Xasan sheikh awal magacaabay ???🤔🤔🤔

  • @user-eo9dj6dt9y
    @user-eo9dj6dt9y Місяць тому

    HAL REER AYAA KU SHIRAAYA MUQDISHO
    DAWLADA DHEXENA KUMA SHAQAYN KARTO AFTI HAL REER
    AY DHOOBDHOOBEEN

  • @salebanawil9993
    @salebanawil9993 Місяць тому

    Bro sawir aanan ku farxin baa la igu shere gareeyeye iga soo hagaag

  • @bby6
    @bby6 Місяць тому

    Warya hadalada qaarkod ka fiirso please

  • @user-se9ze2pc9q
    @user-se9ze2pc9q Місяць тому

    Khaatumo xasan xoolo iyo inan gumeed uma baahna yuu madaxwayne u yahay wlhy jnaanan u aqoon madaxwayne ciilqabe hartii iyo baa ladhahaa

  • @saidmussa6461
    @saidmussa6461 Місяць тому

    Xudeyfi waa kii Dameerka biyaha 4 tanag saarneed wadijirey siigale haddana waa afhayeenka xasan Muufo Dameer culusow

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs Місяць тому

    ssc khaatumo iyadaba qaran iyo dowlada ee muqdisho waxba ugama baahna oo iyagaba soomaali dhaba oo hogaaminaya ee moorayaan xasan wa fashilmen

  • @shukrijamaahmed2837
    @shukrijamaahmed2837 Місяць тому +2

    Warya edab yellow

  • @user-ft9zr8dk4t
    @user-ft9zr8dk4t Місяць тому +2

    WAR FIRDHIYE DADKIISAA DOORTAY CIDINA XIL KAMA QAADI KARTO😂. WAXKASTA LAYSAGAMA HADLO. MAXAAD WAAYADAAN DANBE KU HADLAYSAA ?DHALINYARAAD TIHIINE FARAH KALA BAXA OO DADKA WAAWEYN XILKA U DAAYA

    • @ismailahmed001
      @ismailahmed001 Місяць тому

      Kuwan waa hasid weligey wanogaa ,waxa lugta nahayo waa iyaga,harti hartina weykuleeyihim,kulugood wey gubanayaan ,fidhiye car safartisa iyo hormaka mamulka ssck eykahadlaan ,waayo waa dad hassad ah ,

  • @Deeqaadanmaxamed-uh8ek
    @Deeqaadanmaxamed-uh8ek Місяць тому

    Firdhiye haysku saxeexin ceelka hol hol xasan iyo tuuga muuse biixi iyo ina cumar geelaa hore usaxiixee

  • @Tasniim1
    @Tasniim1 Місяць тому

    Firdhiye dad baa doortay xasan iyo kooxdiisu madooran xila kama qaadi karaan. Meesha kama tagayaal waxna kamatarayaal calooshooda ushaqaysta weeye kuwa matala SSC.

  • @user-ew5oo4sf4d
    @user-ew5oo4sf4d Місяць тому

    war waxan firdhiyuhu waa xayawaan bilaa caqli ah siday u khiyaameeyaan calooshood u shaqaystayaalka ah. saddex jeer oo hore ayey u yeedheen iyagoo raba in lays nacsiiyo ssc,khaatumo iyo puntland wax dhicikara maaha waa in la eryaa firdhiye war firdhiye isagaa la shaqaysta calooshood u shaqaystalka xasan buste ha aadin ayaa lagu yidhi xamar iyo villaqabyaala.

  • @QaliSharif
    @QaliSharif Місяць тому

    Xasan iyo tugta la jooga ma midna nama metelo

  • @user-vt7fk1kx1k
    @user-vt7fk1kx1k Місяць тому

    Tuura tuura, Firdhiye hore ayaan idinku sheegay , Nin caloolweyn oo foorara naf ma’leh, Waa sidda Labadda dhukuran ee Garxajis rogay Faysal Faaruq iyo Cirro Doqon , waa Firdhi two,
    Tuura,
    From
    🎉Garxajis Woman

    • @AliMohamed-vj8uj
      @AliMohamed-vj8uj Місяць тому

      Cayaayan iyo futo xun midna waxba kama badali karo cadow firdhiye

    • @seed3966
      @seed3966 Місяць тому +1

      Faaisa xishood hoow dumaashi

  • @user-cz1eq9wx6c
    @user-cz1eq9wx6c Місяць тому

    Dugsimale qabyaalade waxay

  • @QaliSharif
    @QaliSharif Місяць тому

    Sxiixa garadada leh nin la shir woolly kama godo

  • @KydtisKdgdgkdgk
    @KydtisKdgdgkdgk Місяць тому +1

    Yaa xilka.kaqadaya😅 nacnacda iskada ..anaga kulayaban....ssc..maxad udabasocta dadku weey kufahmayan...nacasyoho oorod usheg ku w qadka kusogala oo ku yirahda sas bahdilad wata daadkaga haysata ...butlan ka waran.
    ...iskamu hadalin...ya kusogalay qadka ....iskamu shirqoleyne
    .
    ....

  • @dekamumin5283
    @dekamumin5283 Місяць тому

    Firdhiye waxba yuusan saxiixin halaga hortago maskiinka mafiyada wey xaraashayaan oo isagoo taagan baa la kala goosanayaa oo wax lagu cunayaa . horta holhol waxaa ka hprreeya Mamul rasmi ah, wixii kale nimankaas doonta caarinaysa saaran wuxuu ka doonay oo uga soo kordhaya ma naqaan

  • @user-th4et2vl9q
    @user-th4et2vl9q Місяць тому

    Waxaa idiin dardaarmayaa midnimo, samir, ixtiraam iyo nafhurid.
    SSC/KHAATUMO waa maamul goboleed buuxa nina marti ugama aha, wax dhib ahna masoo gaarin, fadlan awooda hala xoojiyo difaaca.
    Xaliye from Garoowe.

  • @hiraabnews4578
    @hiraabnews4578 Місяць тому

    Ina ayaan, ina ayuub beenlow. Neceybka dhulbahante jooji

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs Місяць тому

    madaxweyne firdhiye khaladkisa wax buu kabaran oo hader kadib calooshod ushaqeystayaasha muqdisho jooja goaan gacan bira bu iskaga qabanaya

  • @QaliSharif
    @QaliSharif Місяць тому

    Xilka yaa ka qaadi kara anaga u dhiibanay rabanitanka yaha buu ku fadhiya ragana puntland ba xidhibsno ahan ugu dirtay dfs wa intan la magacabin marka xita wakhtigiisu hadu dhamado isagaa noo fadhiyayah bahadilka ma naag la fara xumeeyey baa waxaas casan iyo horgalada firdhiye wuxuu ku shaqaynaya rabtanka yaga bidhan iyo tima cade haday cagsha soo dhigan ssc midh cas baa u yaala

  • @AliMohamed-vj8uj
    @AliMohamed-vj8uj Місяць тому

    Cadow firdhiye ma adiga xilka u dhiibay caduun xishood ninyahow,meeshad ka hadlayso waanu fahmana,

  • @user-eu7hu5vm4f
    @user-eu7hu5vm4f Місяць тому

    Stop sayın that plz we all love ❤️ firdhiye firdhiye firdhiye 🏆👍👍👍👍👍☝️☝️☝️☝️☝️☝️✍️🫡🫡🫡🇸🇴🫡🫡😍😍😍😍🫡

  • @ifraaxqurux9873
    @ifraaxqurux9873 Місяць тому

    Maxu. Kadonay. Qaladka. Asagehwankaxumhay. Farfhiye. Kagdub. Kasoco. Awod. Balagu. Lagudhisiy. Hooray. Usoco

  • @siciidaxmed16
    @siciidaxmed16 Місяць тому

    Shuubaa ku dhashaye dadkaa beenta ka daaa ma xasan baa magacaabay firdhiye mrkii hore kalab aan laga kalabsanayn baa tahye😂😂😂😂😂😂

  • @abobasement346
    @abobasement346 Місяць тому

    Horgaladah ssc e xamar jogah waa in lagah fogadah doqomadah bidhan iyo timah cadeh Adiguh o yutubarah miyad rabtah in aad na mamushid

  • @user-pl7du6nc8t
    @user-pl7du6nc8t Місяць тому

    Awalba Wuu khado doonte kkkkkk ma haltuulo ayaa Maamula Gobaleeda Lamid Soo gala dadka waalealanow Ama sidaas uwareega

  • @aaa1211
    @aaa1211 Місяць тому

    Xasuuqii Laascaanod xasan
    Oo aan marna kanaxi ddkanagii
    Gantaalaha iyo madafaca lagugraacey
    Maanta xasan baa Irirsamaale.jabuuti
    Lugooyo nooso jeedey allaah
    Horgalada xaram haleys dhaafiyo
    Waxbaa dhacey

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs Місяць тому

    nimanka idoor ee muqdisho jooga waxba ma qabtan ee laakin xasan munaafiq ba kusasabaya deeqa iyo garab siidinta oo wa ciyaal nacnac lagu soo jiidayo

  • @amalhassan7383
    @amalhassan7383 Місяць тому

    😂😂😂😂No one will tell to resign firdhiye 😂😂 firdhiye is firdhiye is the president of ssck not the failed state of Somalia OK

  • @ismailahmed001
    @ismailahmed001 Місяць тому

    War maxaad kahadhleysaa,kalexo madhaxweynahayaga scb,firdhiye italy ayuu tageey, SSC weeysocoteey ,captain ayuub ayaad mashruc utahay wanognahay

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs Місяць тому

    ssc khaatumo wa dowlad qarana oo guuleysatay ee budhcad calooleytka muqdisho joogta shaqo kuma leh

  • @kulucowpeter4839
    @kulucowpeter4839 Місяць тому +2

    Guuuuuuuuuuul Iyo gobonimo dowlada khatumo ee soomaliyeed
    🇲🇵🇲🇵🇲🇵🇲🇵🇲🇵🇲🇵🇲🇵🇲🇶🇲🇵🇲🇵🇲🇵💯💯💯🇰🇷💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🤝🤝🤝🙏🙏🤝🙏🤝🙏✍🤜🤛🤜🤛🤜🤛🤜🤛🤜🤛🤜🤛🤜🤝🤝🙏🙏🙏🤲🙏🤝🙏🤝💪💪💪💪💪🚤🚀🚀🚀🚀🚀🚀🚀🚀🚀💯💯💯🚀🚀🚀🚀🚀🚀✈✈✈✈✈🤺🏇🏇🏇🏇🏇🏇🏇🏇🏇🤺🏇🤺🏇🤺🏇🤺🏇🤺🏇🤺🏇🤺🏇🤺🏇🤺🏇🤺🐅🐅🐅🐅

  • @abdinasirfidow3156
    @abdinasirfidow3156 Місяць тому

    Puntland iyo majedheen marna ma ogola ssc in ay kamadax banaanato puntland oo firshiye wax dani iyo cidiisa aysan ogoleyn masameyn karo madaama ay puntland katirsanyihiin xildhibaano ,madaxweyne kuxigeena kuleyihiin fadaraalkana lama hadli karaan inta puntland iyo fadaralku kaheshiinayaa marka somaliland maxanu karabnaa haddii aan maamul kale hoos tageyno fadaralna aynan laxaajoon karin reer ssc wax fahma oo qabiil iyo maamulkaaga kala garo.

  • @muheidinismailmose1083
    @muheidinismailmose1083 Місяць тому

    Asc, reer mudug bay baqda Iska daaya duulaan baa idinku soo socda.

  • @safiaelmi2149
    @safiaelmi2149 Місяць тому

    Ma hooyadadii biijada lahayd miya ka qaaday eey bad tahay teda kale iska dhig magaca darwiish iyo calanka iska dhiga o qaado sadiil qumbe🥥🥥🥥🥥🥥🥥

  • @AliMohamed-vj8uj
    @AliMohamed-vj8uj Місяць тому

    Dhala maxaa dhaq na baratay o view nagu raadinaya xumanta reer SSC khatumo

  • @ClaahiyusufXasan
    @ClaahiyusufXasan Місяць тому +1

    Kusooco

  • @ismailahmed001
    @ismailahmed001 Місяць тому

    BEENLOOW KADHIB AH BAA TAHAY ,MASEYRKA AYAA SOOBAXAYAA WAN ARAGNAA,REER SSC ISKAILAALIYA PROPAGANDAHA REERAHA PUNTLAND BUNBUNIYO,viva SSCK HOR USOCDA

  • @kiinnuur6605
    @kiinnuur6605 Місяць тому

    anaga oo soomaaliand ahna qaarbaa mushahar ka qaata xasan sheekh 😅😅

    • @sadiyaali9508
      @sadiyaali9508 Місяць тому +1

      Aaway soomaaliland waraabaha cunay dheh Hargeyso ileen hargeyso iyo berbera ayaa degtaan soomaaliland waa dhulkii soomaaliya macnaheeda marka sheego hargeyso iyo berbera faanka iyo beentana jooji maamul goboleed ayaa tihiin

  • @Abc-sp6gc
    @Abc-sp6gc Місяць тому

    Waa lagu sugay firdhiye xildhibanada dhulbahante waa snm ayay ushaqeyaan waana daciif bidhaan,timacade waa snm

  • @abdirashidjibril3096
    @abdirashidjibril3096 Місяць тому

    Shirkaas waxaa magaciisa la yiraahdaa ( shirka wada tashiga qarinan ee Hassan dhiiqo)

  • @habibohussein2019
    @habibohussein2019 Місяць тому

    Doqon madaxweeynaah