Nin loosoo hiiliyay igama uusan adkaanin hankeenu na wali ma dhiman Ethiopia 20 ka sano soo socda warbaa heesto somalia 🇸🇴 wey so labaty iyadoo dagaalka iyo xabada agteena ayba waxba ka eheyn
Siyaad Barre dalkaan jaanis buu ahaa sidoo kale na gacantiisa buu ku halaagay balse wax walbo ha dhaceynee ilaahay waxaan ka baryaa in mar kale dowlad xoogan uu ilaahay ina siiyo insha allaah.
safwaan Cabdi . Hagaag Lkn waxa lagaga bahanyahay ama ad ubahantay inad samayso self Studie badan bro documentary wa inad ad udawata talabad Luuqada saxafada wa Inad ad ubarata I mean saxafada wa luqad iyo eray bixino gara ayay leyihin waxa hubala in Somalia ad iyo ad ay u donayaan Media calamka qof xirfad saraysa leh oo joga somalia. Iska ilow saxafada somalia isu diyari sidad ku noqon lahayd Heer calami. Rageh Omar raga dawo report’s koda oo ducementry I’m sure within waxyar gudahod waxad noqon waxad jeceshay
Waan ka xumahay in aad noo soo diyaariseen dad Ku faanayo soomaliya baan jabinay. Yeesan murugo nagu abuurin markale ayaa qaadi doona weerarka ka adag midkii hore aana Ku xoreeyndoona. Somali galbeed iyo NFD inshaa Allah wali madhiman saamaali baa nahnay
Waxa idenka codsanayaaa mustaqabal in aa nuso turjuntaaan barnaamjka شيخ سعيد رمضان البوطي Waxa kuqoran شيخالبوطي العالم زاهد plzzzzzzzzzz Mustaqabal kadhigta wahelkaaada
Itobiya waxy dhici jirte xolaha somalida.dad kana ciqaabi jiren.heer ay sixun u dilaan. dhul somaliyed na gumaysi iyo xoog ayay ku haysten kuna haystan hada. Hadana mingiste wuxu sofyet ka isaga dhigay nin laga gar daran yahay. Ilaahey agtisa aya been waxba tarayn isaga cadila.
Runtiii wa naga wada faaideysten maraykan iyo sofiyet ba o daynta ilaaa maantay somalia halaga cafiyo lagu hayo wa midas dagaalkan nagu gashay. Kuwi hagardaamoyinkas kaso kabta hada kadib na iska ilaaliya ilahay hanaga dhigo
Nin oyay igama adkan ee 1977 way soo socotaa ha is diyariyan
2030 insha allah
Eng Caraye .Insha alaahu
Hada soomali iyadaa iscunaysa waxdagaalana maqaadi karto shalay somalidu midnimo ayey uheelanaayeen maantana waa
7maamul goboleed oo midkastaaba rabo inuu gooni u'go
Hhhhhhhhhh hhhhhhhhh
Waad iska riyootey
@@samriiyed8684 😡😡😡😡😡
Fagaare barnaamij iyo wariye tayaysa.
Warbaahibta Mustaqbal.
Mahadsanidiin jaalayal
Qofkii ugu horeeyay oo daawada barnaamijka fagaare like ii saar ❤❤👈👈👈
Waxan ahay arday dhigta kuliyada culuumta islamka ama shereeca waxan rajeynaya insha allh ina barto kuliyada askarta noqdane janaraal wadanka wax uun kaqabto calalaqal ina kasaaro.cidanka shisheeye dhisana ciidan xoogan kuwii hore oo aan laheyn oo kale insha allh 🇸🇴🇸🇴
Maanta inta jeeren so boqdy tiro malee saan U sugaayey Barnaamijkan akhirkina wa helay alhamdulah❤
Mansha Allaah wiil kan runtii waa nin leh xirfad iyo soo gudbin tiisa aad baan u jeclhy xogaha uu nasiiyo guulayso bro👏👏👏👏👍👍👍👍
Waan kahilnay tabinta waryihaan mustaqbal media mhasanid
aad baan ugu faraxsanahay inaad fasirteen muuqaalkaan waan ubaahanyn.
Aad baad u mahadsantihiin mustaqbal media si gaar daadihiyaha barnaamijka #ahmed_ciise_guutaale guulaysta waligiin wllaalayaal insha Allah
Nin loosoo hiiliyay igama uusan adkaanin hankeenu na wali ma dhiman Ethiopia 20 ka sano soo socda warbaa heesto somalia 🇸🇴 wey so labaty iyadoo dagaalka iyo xabada agteena ayba waxba ka eheyn
Runti barnaamijyada aad noo soo turjuntan wlhi wanka helay, macluumaad badan oo dunida ah inad ku ogaato luuqadaada hooyo waa faaido weyn,Wad mahadsan tihin sxpyaal dhamaan shaqqalaha Mustaqbal tv 💯
IItoobiya ayadoo ah wagas 50 Malayan baan dhulka la simey lkn waxa usoo hiilisey dawladii wagaas aduunka ugu xooga badneyd insha'allah
Go forward mustaqbal media
Thnkz pahda muztaqpal media
Asc fagaare runtii alle mahad leh waynu idka filaynay waxan idinlenahay thank you thank you mustaqbal fagaare
Hadaad aminsanthy in aan Markle so noqon doono like👍
insha allaah🙏🇸🇴💪
waad mahadsanidiin gaar ahaan tabiyaha barnaamijka
Yaa qalbiga ka dareemay inta uu socday barnaamijkan ciil farabadan
Ciil badanaa
Waxaan ahay naftii horee iyo
Waxaan soo xasuustay adeerkey cilmi Nuur tareey
Waa ciilkaas
Waliba ciiil aan laso koobi karin adunka ethiopian ugu necbahy
Coronavirus xitaa waa ka neceb ahay
Ciil Badanaaa Yamant konfureed io Ethopia cadoenimo aaan dhamaan aya Nootalla
Insha ALLAAH waaan kusoo laaban doonaa saaxadeenii awoodda
mahadsanid sxb
Cajiib walaahi waxbadan baa iiga kordhay ugu wayntahy strategyada umadi kunooshahy dhacdaduna hogaamiso mahadsanid mustaqbal
Mustaqbal warbaahin wax dhista
Siyaad Barre dalkaan jaanis buu ahaa sidoo kale na gacantiisa buu ku halaagay balse wax walbo ha dhaceynee ilaahay waxaan ka baryaa in mar kale dowlad xoogan uu ilaahay ina siiyo insha allaah.
soomaliya hanoolato🇸🇴✊🏻
Viva somalia
Maalin ay noqotaba somali galbeed waa la xoreyn doonaa inta fac somali uu jiro nalagama adkaan ee garab la,aan ayaa nugu dhacday
HADABA WAXAA SU AL AH HDA XIRIIRKII ETHIOPIA IYO RUUSHKA INTUU KU DANBEEYEY🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔
Mahadsanidiin
keepGoing bro✔
Ciil badana dal aan sxb lahayn dalka haddi aan qabto kuba kalia ayaan magdhowga ka qadayaa
Codka rasmiga ah ee carbida ka xidha si lo fahmo siwcna logu mqlo turjumantiina
Wa mhdsntihii
Fagaare, barnaamij kan aadban ujeclahay wax hadana waynu ka faaidnaa👍🙏
Wll aadbad ugu mahadsantahay runti aadbaaad ugu mahadsantahay sida aad xogta aad noola waadagayso
Somalia 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴hanoolato
Somalia quwadeeda way so labanaysa insha allaah 2040 quwad Dhan walba U dhamaystiran Inay yeelato ayan rajaynayah Ka barax tiran Ku dhaqanka qabyaaladda
▪︎ 2040-markan leyahay wxa an doonaya inn Xilka madaxwayne nimo ee somalia isku so sharaxo Anigo Isbadal Dhanka Siasadda ah la imaan doona Hurumarin doonana -
▪︎Millitery-ga
▪︎Sirdoonka
▪︎Dhaqaalaha
Allow somalia Guule Mid dunida la tartantana ka yeel💪🙏🇸🇴
M,a barnaamijka fagaare waa barnaamijka kahadla inta dalalka faqriga iyo kuwa qaniga ah
1 waa aniga
Wxan ahay ardey dhigta jaamacada Umada wxan kabarta kuliyada Journalism
Riyodeyda ugu weyn wa inan Mustaqbal media u shaqeeya i.a
safwaan Cabdi Riyadadaa halkeda ka hay ana ku shaqalaysinayaa Lkn wa inad. Siwacan ubarata luuqadaha calamiga ah
@@kennedyjama2003
Bro i know English 100%
But little arabic
safwaan Cabdi . Hagaag Lkn waxa lagaga bahanyahay ama ad ubahantay inad samayso self Studie badan bro documentary wa inad ad udawata talabad Luuqada saxafada wa Inad ad ubarata I mean saxafada wa luqad iyo eray bixino gara ayay leyihin waxa hubala in Somalia ad iyo ad ay u donayaan Media calamka qof xirfad saraysa leh oo joga somalia. Iska ilow saxafada somalia isu diyari sidad ku noqon lahayd Heer calami. Rageh Omar raga dawo report’s koda oo ducementry I’m sure within waxyar gudahod waxad noqon waxad jeceshay
Somalia guuuul
MahadSanidiin mustaqbal media corporation Nacalaa Moscow iyo Havana ku taal
Waan ka xumahay in aad noo soo diyaariseen dad Ku faanayo soomaliya baan jabinay. Yeesan murugo nagu abuurin markale ayaa qaadi doona weerarka ka adag midkii hore aana Ku xoreeyndoona. Somali galbeed iyo NFD inshaa Allah wali madhiman saamaali baa nahnay
Ar naa tolwaaaye... CIILBADANA
Waxa idenka codsanayaaa mustaqabal in aa nuso turjuntaaan barnaamjka شيخ سعيد رمضان البوطي
Waxa kuqoran
شيخالبوطي العالم زاهد plzzzzzzzzzz
Mustaqabal kadhigta wahelkaaada
waxey naga dhadhicinayan iney ruushka ay somalia awood siyeen kawaran marki an qadanay xurinimada 1960 afar sano kadib 1964 ayey naso weerartay itoobia wana iska dhicinay...
CHANANELKA IGA CAAWIYA SHACABKA SOOMAALIYEED WAXBA IGA DHIMAN FADALAN ..#SUBERIKA# IGU SHUBA FADLAN WAXAN FILAYA INAN UMADA SOOMAALIYEED WAX UGA FAA IIDEYO MAHAD SANIDIN🇸🇴☝️✊💖💖
Russia hadey ledahy saldhig baan kasameasanya somalia nacald kugu dhacdey xiriirkii somalia weykaga dhamaty😡
Dagaalka kumaynu jabneen inagase isku jabinayn markaynu erinay WARSAW. Waxanu noqonayn hasha labada geed jecel... aragti gaabnidii siyaad bare ayaa ina jabisay....
Dowladeena dhexe waxa dilay xulufo la'aan maa taageero la'aan
Midowga suufiyeed waxay soomaali ula dagaalameen inay garabsiiyaan walalahooda itopia balse wuxuu iloobay in somalia leedahay dhulka ogaadeniyan
Talo: fadlan codka carabiga ah ee isaguna turjumaad ah iyo kan Soomaliga ah kala saara.
Somalia 🇸🇴 way dhimatay Wlhi waxa dilay qabil io shisheye Wlhi haday isu dub nadan awod ale wuu siye wayo somalia xog io gesi wayihin Lkn doqon mar hadii kacdo qabasho malahan Lkn ale mar qalbigoda wuu isku kena Insha allah Lkn jabkodi walaga faideste 😡😡😡😡😡😡
Siyaad barre waxay ahayd in dagaalka gopalka ogadenia ku qabsado kaliya
Lkn uusan gudaha u galin ethiopia
Maanta somali galpeed xor ayay ahaaan lahayd
Zxb jigjiga markuu maraayo oo ey u harsan tahay harar dhiman tahay buu midowga suuviyeet ku Soo duulay
Hadaad dayaxa usocoto waa inaad xidigaha calaamadsataa
Sax maaha taas,
RUUSHKU woxow Ogadeeniya u arkayay dhul ay Itoobiya leedahay.
Yemen Ilaa iyo hdadaas socotra Island ayey xoog nooga hystaan markaas aan soo dhawaysanaynaa😕😕
@Cumar Farah wn kaxumahy aduunka wx kalamasocotid...makula ahaan lahyd nin dhul somali dagantahy oo inbadan kafog inay sheegan lahaayeen...maskaxda la'isticmalob ayaa ah dhulkaa fog markaad rabto inaad qabsato inaad cadyn uyelan kartid...thay use their citizens to relocate...
So firi socotra inta kilometre ay Somalia ujirto iyo inta ay yemen ujirto...Zxp mcn anaga sanado tarikh wx kabaranyny wx walbaana lasocona...
Kudarso socotra Yemen hada iskama lahe UAE ayaa iskaleh oo qarash kuqaaty...
Wn rajynayaa somalia inaysan kaqusan dhulkas🙏🙏Nabady
@Cumar Farah hye zxp hbnka hakuuwacnado...
Itobiya waxy dhici jirte xolaha somalida.dad kana ciqaabi jiren.heer ay sixun u dilaan. dhul somaliyed na gumaysi iyo xoog ayay ku haysten kuna haystan hada. Hadana mingiste wuxu sofyet ka isaga dhigay nin laga gar daran yahay. Ilaahey agtisa aya been waxba tarayn isaga cadila.
yemen nucan mey ahayen wtf!!!!!
hada caqli ba lagu dagaalamin qori wa laga gudbay
hadii aan dagaalkaa lagu jabin lahayn soomalia imika soomalia lama kala goo gooyen
Runtiii wa naga wada faaideysten maraykan iyo sofiyet ba o daynta ilaaa maantay somalia halaga cafiyo lagu hayo wa midas dagaalkan nagu gashay. Kuwi hagardaamoyinkas kaso kabta hada kadib na iska ilaaliya ilahay hanaga dhigo
Dunida naga hiilisay maahane sacan gobolkas gacantena ayuu ku jiri lahaay
Ciilbadanaa kadanayso
duba wey u iman
Afweyne (siyàad barre) dagaalkii 1977 may ka ahayn. Xoraynta.somali.galbeed. waxa.kali.ah ee.uu.doonayey.waxay.ahayd burburinta.ciidamada.somalida.
Walal markahore siyaad bare wa madaxwayihi somaliya hacaayin tankale waxadhageysata saraakiishi soomalida oo lagaqaaday midowgi suufiyeet ayaga soomaliya udiyaariyay dagaalki 77 marki dagaalki jabhada ubilowdayna oo itobiyanki laga adkatay bey lahishiiyeen itobiyanka oo mingista aya yaman umaray si soomaliya loogaceliyo suufiyeedkuna uuqato laaluush xoogleh dowladi somaliyana meel aykalaabato majoogin markeytashadeena soomalidi waxa usibaxday dagaal inaygalaan wasidaa tariikhdu
Ciil badanaa yameN shit
Wxan ahay ardey dhigta jaamacada Umada wxan kabarta kuliyada Journalism
Riyodeyda ugu weyn wa inan Mustaqbal media u shaqeeya i.a
allaha ku rumeeyo riyadaada
Allh kuu rumeyo kana dhigo kii wax fcn ka hadla
@@shaficitahlil8966 hhhhh Ameeeen
Waxaa u si fadhisida ayaa jirin ee hadda u tag kana dalbo shaqo ku tabarasho waxeyna ku siin doonna. Ilaa aad jamacadda ka dhameyso ha sugin wallaal.
riyo yaridaaaaa wllo
mustaqbal warbaahin wax dhista