Maxamuud xarbi farah wuxu aha geesi xoreey jabuuti. Wuxu ku asaasay casimaada Mogadiscio jabhadii FLCS uu dagalamaysa hornimadii jabuuti. Waa ninka calanka jabuuti si do kale sameeyey. Allaha uu naxaristo halyeey maxamuud la miida dib uu maa so noqon doono jabuuti. Waa ku mahadsanitihiin walaleheen somaliyeed. Viva somalia viva jabuuti.
Allaha u raxmo dalka iyo dsdkana allaha xaqa fahansiiyo oo wadani ka dhigo insha allah amin dadka hore wadani ayay ahayeen anaguse dalka dal shisheeye ayaana ka jecel nahay oo ceebtiisa leeba sheekan ee wuxuu ku fiican yahay Ma sheekno Walahi allow Somalia 🇸🇴 is jeclaysii amin 😍❤️👌✅
Allaha u naxariisto rag waa ragii hore hadalna waa mid ku yiri waxan aragna kuwa ka faanaya luqadeena sharafta leh waa xaqiiq in wali ay jiraan dhalin fakarkaas qaba malin ayunbaan arkeynaa somali weyn hal calan iyo hal ciidan inshallah
Masha Allah Channel kaan Waan ku taxanay Waxaana ku faraxsanahay Inaad ka hadashadaan Halyeeyda somalia 🇸🇴 Clip kaan kan xigo Abdullahi ciise iyo Cawaale Ku soo qaata mahadsanadiin
La vie est un champ de bataille où naissent les héros qui meurent pour que l'on vive que allah accueil son paradis fadousa haut inshalllah on vas suite son chemin inshalllah grâce à dieu merci beaucoup ANNAGA PRODUCTION FROM DJIBOUTI THANKS 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🙏🙏🙏❤️
Dhalinyarada boqolkiiba sagaashan waxay comment ku soo bixinayaan Like ii saar iyo cabdirashiid codkiisii aaway Balse in yar xataa kama fakarin ninkan sidiisa inay u halgamaan sidii ay soomali isugu soo celin lahaayeen dhalinteena waliba inteena raga ah wlhi waxaan ka liidanaa xayawaanka sida aynu inta badan oga fakarayno galmo iyo inantan way qurxoontahay ama wax la mida 🤨
Maxamuud xarbi alle ha unaxariisto
Waa run ciidamada jabuuti waa noo hiil walal❤️✨
IlaahoW somalia mideee😢😢😢 jAbuti walalena qalia❤️
Wllhi wn ubahannahy inan barano halgamaayasha wadnkena ee inoo soo badi muqaldn oo kle hdy macqulthy🖒
Mahmoud harbi from Djibouti ayu aaha mchlll geesiy somaliyed allah gu naxaristo
Maxamuud xarbi ✅ ka soo jeeda djabuuti ✅
Maasha Allaah ✅ kuu✅
From Djibouti 🇩🇯🇩🇯
Afsoomaali fikirkaaga ku dhiibo ama iska aamus
@@c.m.a.1937 somali kuma hadal bro laakin waxan ku Oogansinaya ina Somaliga aan Qoro sidoo kalee kuna hadlo
@@hamzakadir2310
Xamza kaadir
Magacaada ka bilaaw.
@@c.m.a.1937 xamse khadir
Maxamuud xarbi farah wuxu aha geesi xoreey jabuuti. Wuxu ku asaasay casimaada Mogadiscio jabhadii FLCS uu dagalamaysa hornimadii jabuuti.
Waa ninka calanka jabuuti si do kale sameeyey.
Allaha uu naxaristo halyeey maxamuud la miida dib uu maa so noqon doono jabuuti.
Waa ku mahadsanitihiin walaleheen somaliyeed.
Viva somalia viva jabuuti.
Maxamud xarbi walahi gesigi somaliyed ilahay ha uu naxaristo adigu waad ku mahadsantahay baranishkan manta aad iyo aad ayu nogu watnyahay sxp
Hadaad u xiistay codki abdi Rashid wax like saaraayo kadhig 😁😁
Waan jeclahay macalin cabdi rasiid
Allaha u raxmo dalka iyo dsdkana allaha xaqa fahansiiyo oo wadani ka dhigo insha allah amin dadka hore wadani ayay ahayeen anaguse dalka dal shisheeye ayaana ka jecel nahay oo ceebtiisa leeba sheekan ee wuxuu ku fiican yahay Ma sheekno Walahi allow Somalia 🇸🇴 is jeclaysii amin 😍❤️👌✅
Alle ha unaxariisto halyeey buu ahaa
ax ax ilmo aya iguso jogsatay markan maqlay maxamud xarbi sbbtuna waa aderkay wana geesiga kaliya rer Djibouti ah galay tarikhda calamka geesi allah janadi ka warabiyo
Geesi waayn AUN Mahmoud harbi Farah.
Waxan halkan ka arkaa iskuul keyga mgcis Maxamuud xarbi π
From Mogadishu Somalia
Inta aan reer m.xarbi isla nhy like ta??
From Djibouti. Faransiisku waa quudhun
Alla maxan jclhy iskuulkyga magaciisa loogu magac daray allaha unaxariisto
Viva maxamud harbi🤞
@@ahmedabdiali6670 walaal subscribe inagu sharaf hadii aad jeceshahay qisooyin iyo dhacdooyin xiiso leh ua-cam.com/video/YzzEyGCwMcI/v-deo.html
Aniga kula mid ah walhi sanadkii 2000....2009
@@Taatiko21 0k wll
@@yunisbashir8541 2018_2019
Allaha u naxariisto rag waa ragii hore hadalna waa mid ku yiri waxan aragna kuwa ka faanaya luqadeena sharafta leh waa xaqiiq in wali ay jiraan dhalin fakarkaas qaba malin ayunbaan arkeynaa somali weyn hal calan iyo hal ciidan inshallah
From Djibouti. Faransiisku waa kidhafaad yaaqana guumaysii iyo kiibir.
Waa ruun
😭😭😭 wali weynu sugna so noqoshada mahamud harbi 😭😭😭😭😭🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯
Maxamuud xarbi ✅
Geesigii mahamoud xarbi allaha uu naxaristo.
Halyeey la miida jabuuti maa soo Mariin doono .
@@moussaali1031
Maxamuud ✅
Form Djibouti keep going 👏🇩🇯
Allha u naxariisto plz inoo badi si aan u barano halyeeyadeena illhy ajar haka siiyee
Masha allah thnkz ✊🏾😮😇
Allah Yarhamahum Mujaahid Mohamoud Harbi & Maytaadkeeniiba Abtigay Aun ayaa iiga Sheegeeyey Waayihii Taariikheed Nololeedkiisa wuxuuna ahaa " Taf guy" waxayna Siyaasad ahaan isaga soo horjeedeen Alhaj Hasan Guled Abtidoon Aun oo uu watay Faransiisku
Waan sii Xasuustaa waloow aan aad uyaraa Heesihii Kicinta & Ex hortationka, Guubaada ee laga Qaadi jiray " Radio Mogadishu Hiraantii 70s waxa kamid ahaa
Beytkii ahaa( oo waa Gadiisii Gumaysta waa yaqaanaa Guul guurka Beenta ah Jaboutaay)
Aankee waxaa Jirtay Ciidan Kamandosa oo uu Aabihii Wadaniyada " Mohamed Siad Barre Aun" udiray Jabouti kuwaasoo si adag ula Dagaalamay Gumaysigii Faransa kuna Khasbad inuu soo Qadimo Xoriyada Wallaalaha DJabouti. fri.19:26pm.23okt.2020.holland.
Walalayal waxan idinka codsanayaa inaad igu cawisaan illah dartiis subscribe likes iyo share mahadsanidiin ❤️🙏💯 dadkeygoow
Masha allah wll keep going my sis
Mahadsanid walalo
ilahay hawnaxaristo
M.a
Libaax somaliyeed cisse yu aha .ilaha u naxaristo
Halyey
Nabad doonadii syl noo soo badi i.a
Asc ustaad Abdirashid Mahadsanid taarikhda Mohamud Harbi AUN. Tankale ee dhalinyaro somaliyed oo sidii mohamud Harbi ufakarayo ama caqli badan leh waa lahelaya waaku jiran somaliya waa Amiin sanahay iney kabuuxan lkn waxba kuhor gudbadan somaliya tarikh da haddii dibloogu noqdo dhalinyaro ayaa bad baadisey last 100yrs marka waa rajeyna iney haddana nabad baadidoonan insha Allah dhalinyarada waa man Power.
Horumar wcn abti
Lagand thnks pro
Halyeey mahadsanid ✅
Pro ❌ = boowe = aboowe= walaal ✅
Annaga production my channel keep going bro❤❤
Wa mid kamid ah HALYEYADI SOMALIYED ee takhid so mara
buug aan akhristay oo ladhaho hal-diiq baan magaciisa kubartay
from buhodle togdheer somalia
Cajiib waxn so xasuustay schoolka m.xarbi muqdisho illahow ku naxariisto
Illahay ha u naxriisto
Waa nin mj mash lh ☝️✊👊
😂😂 ayaa ku sheegay maxamuud xarbi inuu MJ yahay ?
@@kaderabdiadam9443 ayayday siiba waa cumar maxaduun hadana wuxu ka sii yahy reer mahad hadana waxa uu ka sii yahy reer cali adan dadka ka baro
@@ashkirsaed si khaldan baa wax lagugu sheegay horta waa halyeey qaran qof qabiil maaha waana qof somali oo dhani ku faanto wiil ciise ah oo furlabe ah cali sabiix ku dhashay taasi laabta gali
@@kaderabdiadam9443 ciiise aaa 🤣🤣 ciise maa halyeey leh waxs hoydaa miyaa kugu soo aqrisay quraafadkan 😂😂😂 ha is qaldin yana lgu qaldin yarisay ciise layne 🇸🇴🇸🇱😊
@@ashkirsaed miskiin yaro dhabayaco ayaad tahay halyay aanad lahayn ha isku dharhajin
Maxamuud xarbi ✅
inta school mohamud xarbi kaso baxday ani cml👎👎💪💪❣❣👑👑🔜🔙
Waa ku faraxsanhy inaa kasoo qalin jabiye SCHOOL kii loogu magacdare halyaa maxamud xarbi faarax magalada Mogadishu degmada warta nabada ILAAHY ILAAHY unaxariisto jano ha ugu deeqo
Mansha Allaah
Ilaahay ha unaxariisto
From DJIBOUTI keep growing
Afsoomaali fikirkaaga ku dhiibo ama iska aamus
Aaway codkii cAbdirashiid codkiisa beelo ku ahaa
Marka tarikhta laga sheekeyo gaar ahaan ta Djibouti, xaqiiqti waa mid muuga leh. Ilaa iyo hada Guumaysii baay kujiran, oo magacii iyo midabki umbaa isbadalaye. Wali dabadhilif ibaa uu jooga oo guumaysii sanaya, iska dhigaya madaxwayne
Allaha unaxariisto
Long live the king
Mahadsanid sxp
Waa laal barnaamishkaan oo kale noosoo badiya mahadsanidiin😘
Janatul fardowsa Allah ka waraaabiyo
Schoolkeuyga Mohamud Harbi soo xasuustay Halyeey Mohamud Harbi
.masha Allah anagu wadan keena anagaa waan katagaynaa dadna dhiig ayay udaadiyeee Ax
away ciyaar warta maxmuud harbi school
Allah yarhamuh Amiin
Inankan soo jeedinaya muuqalkan hore u soco yn lhy wll
Mzha Allah pro
Anaga Production asxabta kuxiran iyo intii calanka buluuga tagersan subscribe daac igu siiya idhankoo mahadsan. CALANKA XIDIGTA HANOOLADHO
Wuxuushta maanta joogta usheeg xornimada hada ay ku ciyaarayaan in naf iyo maalba loo hurey intey cadowga iska dhicin lahaayeen ayagii baaba is cunaaya oo qabiil caabudayaal eh intey cadowga iska dhicin lahaayeen walaalkood umbey u xoog leeyihiin waa murugo walaahi😥😥😥😥😥😥😭😭😭😭😭😭
Waxaas oodhan waa wanaag isaga iyo dadkale oo badan laakiin waxa wax aan la iloobikarin in somalida dagta somalia koonfurta waa dadka burburiyey midnimadii iyo somalinimadii xasuuq baa bi in cadaawad laysku raacsan yahay oo ja dhan ah {ISAAQ}
Keep going pro
C rashiid codkiisa kahelaa
Keep going Abuukar
ASXABEY Cawa Hala Ii Cimamado Oo Subscribeka Hala Igu Tageero Inta Ii sartay Love ❤ .
geesi halyay ah ayuu ahaa waxana rajayn nayaa riyadii xarbi in aay rumoobi doonto malin malmaha ka mid ah maalinna lamidoobi doono
Mawduucyo badan islahaa Kala hadal
Lexda soomaali ❤
Wan kuwataa keep going
👍👍👍👍👍❤️❤️❤️❤️❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴👈
Geesi alle haw naxariisto
Wllhi. Mgaciisa maanta aYaa igu horaysa halyageena Somaliyeeed
School mohamud xarbi ma maqlin ama ma arkin miya
Reer muqdisho bes baa garanaya iskuulka maxamuud xarbi
@@saafimedia3589 saas miya lol
@@abdirahmantallman2263 walaal subscribe inagu sharaf hadii aad jeceshahay qisooyin iyo dhacdooyin xiiso leh ua-cam.com/video/YzzEyGCwMcI/v-deo.html
Ree muqdisho ma ahi ree jabuuti ma ahi hadana taariikhda maxamuud xarbi wn hayaa waliba halyayadii usoo halgamay umada somaliyeed ayn taariikhdooda hayaa alxamdulilah
Masha Allah
Channel kaan
Waan ku taxanay
Waxaana ku faraxsanahay
Inaad ka hadashadaan
Halyeeyda somalia 🇸🇴
Clip kaan kan xigo
Abdullahi ciise iyo Cawaale
Ku soo qaata mahadsanadiin
Illahoow ku naxariiso gadashiin rag manaan arag oo dumarkena iyo caruurtiiba dad qalataa kala boobtay
La vie est un champ de bataille où naissent les héros qui meurent pour que l'on vive que allah accueil son paradis fadousa haut inshalllah on vas suite son chemin inshalllah grâce à dieu merci beaucoup ANNAGA PRODUCTION FROM DJIBOUTI THANKS 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🙏🙏🙏❤️
Somali Ma Taqaanid Miyaa
_Wllo jasiirada ah_ somaalida _baraamijka nooga soodiyaari_
Maasha Allah
Anba waan rabay barnaamij kusaabsan jasiiradaha Soomaaliya
Please noo soo badi taariikhda dalkeena
Wll abdirachid adika ku wangsana
M.a waxn alle karajynaya inuu janada ku geeyo dhamn danbigag io dnbiga walidkaba dhfo waxn rjeynaya dhmn umada somliyed dmirka adiga kugu jiray inuu dip uso nolan doono oo lheli doono qof ddlkisa io ddkisaba drtoood naftiiisa uhura🥰🥰🥰
Wll waxan Oo kale so bad tnx bro
I wish all the best💎
Asc first 1
Dhalinyarada boqolkiiba sagaashan waxay comment ku soo bixinayaan
Like ii saar iyo cabdirashiid codkiisii aaway
Balse in yar xataa kama fakarin ninkan sidiisa inay u halgamaan sidii ay soomali isugu soo celin lahaayeen dhalinteena waliba inteena raga ah wlhi waxaan ka liidanaa xayawaanka sida aynu inta badan oga fakarayno galmo iyo inantan way qurxoontahay ama wax la mida 🤨
🥺🥺
M.a geesi geesi dhalay
Manta warkinu waa xasasi walahi warkinu haaaaaaaaa jiro sxpyaaaal diri dhaba somaligalbed
Omar samater ka soo diyaari taarikhdisaa
Ma aqaan inaad commenti gayga akhrinayso
Waalidkaa Janada alle hageeyo AAMIIN ee fadlan SUBSCRIBE iisaar channal kayga mahadsanid
Gessiga Djibouti aun amin
nabiga kusaliya
Wa gesi
Maxan u lanahay nin u dhigma maxamed xarbi, koley xiligan ma nole Allah una xaristo haleyga Somaliyed
Asc wll noo soo badi barnamijka halyeeyadeena
Wall kiikale maa ku dhacay
War aragtida isku dirka waa laysku shubtaa maxamuud xarbiyoow isqotra anaga ma lihin wcs
Macalin nosoonoqo 😍
Somalia waa Mid ilahay qalbigooda ha isu soo dumo
Farance waa cadowgeena iyo cadowga muslimiinta xaqiiq anagana waxaan u ordeyna taaloyinkii dhiigena lagu dhisay
Inta anaga tagerto like
Xaqiqada waxay tahay Ustad Cabdirashidow aniga codkaga dartis inan yuotubkada u so galo
Thanks walaal
Taariikhaha soomaaliya noosoo badi🙏
Team ANAGGA hadaad tahay like ♥️♥️♥️♥️
Hore usoco wall