Deg Deg Itoobiya & S/Land Oo Codsaday In Somalia Cunaqabatayn La Saaro, Marexaan Oo Diiday Hubkii

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 13 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 62

  • @CaliiCabdulah
    @CaliiCabdulah 2 місяці тому +9

    Fahma likega waa dhirigelin walaalyaal❤❤

  • @FarahBare-du6zf
    @FarahBare-du6zf 2 місяці тому +13

    Waxay donayan in ay Somalia sowada wereran waxasoodhan xasan sheekh baa noo kenaya😢

  • @AbdiFatah-g6f
    @AbdiFatah-g6f 2 місяці тому

  • @MahubaBare-nv3yw
    @MahubaBare-nv3yw 2 місяці тому +1

    Wariye warka aas fainayso waa shabaabnimo

  • @FadumoXaaji-h6i
    @FadumoXaaji-h6i 2 місяці тому +4

    Somaliland maxaa Ka galayy hubka Somalia Ka baxneyy lahayeen😂

  • @QadiyoSalaxmaxamed
    @QadiyoSalaxmaxamed 2 місяці тому +1

    Laftag

  • @CabdiMaHDiMaxamuD
    @CabdiMaHDiMaxamuD 2 місяці тому

    ❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉

  • @AbdiYare-yo4it
    @AbdiYare-yo4it 2 місяці тому

    Itobiya iyo somalidn wacadawga soomaliya

  • @4ktsalah
    @4ktsalah 2 місяці тому +2

    Waa aqliga oromada iyo iidoorka

  • @nailsissak3207
    @nailsissak3207 2 місяці тому +3

    Ethiopian tuugo inta soo galis hub bay hadan leedahay hub hala joojiyo adigu tuug dhex daada is xali qashin

  • @SomaliRealay
    @SomaliRealay 2 місяці тому +1

    🎉🎉🎉

  • @siciidmaxamed2281
    @siciidmaxamed2281 2 місяці тому +1

    itobiya waxay islehed hasku layen cuna qabatena halasaro badana iska qado🤔

  • @dhuuxdigaleduale3922
    @dhuuxdigaleduale3922 2 місяці тому

    Oo inangumeedoow yaa ku-dhahay, Somaliland qabiilaa xukunta,

  • @Kaligiisduul5
    @Kaligiisduul5 2 місяці тому

    Wariye maxa kawadaa dhulmahante sokuwii OG qabsaday

  • @AbdikaadirMahamud-mf5yx
    @AbdikaadirMahamud-mf5yx 2 місяці тому +3

    Jooji wararka iidoor ogoow wariye in iidoorka in ay yihiin cadowga somalia

  • @binaryoperation5560
    @binaryoperation5560 2 місяці тому

    Somalia iyo Djibouti qiyaamahooda ayaa kacaya dhawaan.
    Qoladan khaatumo ku sheega xoog ba lagaga saari doona laascaanood xaalkooduna wuxuu noqon doona wax la qabto wax baxsaday iyo wax aakhiro qabtay.

  • @nailsissak3207
    @nailsissak3207 2 місяці тому +2

    Tiis daryeele ayaa tukale ku dara habar walba oo wax marta ah hayska soo naa layso uf Somali naac inkama baahna qaaqlayaal

  • @sf.-fm2dz
    @sf.-fm2dz 2 місяці тому

    Qoladaan reer u qoyiga mamusho in lasoo xirxiro muuse bixi kow kayahay

  • @samewadasamewada
    @samewadasamewada 2 місяці тому

    laahilaaha ilalaahu oo sootan rarxajis dhulbahante udhaaranayaan ee leyihiin ceerigaabo halaga qaado oo ha lagu laayo habryoonis

  • @sidiiqmaxamed-pg6nm
    @sidiiqmaxamed-pg6nm 2 місяці тому +1

    Guul Soomalilnd 💚 🤍 ❤️

  • @cabdiwarsame9088
    @cabdiwarsame9088 2 місяці тому

    itoobiya ayadaa hubka soogalisey kuna xirmaysa hadii sharci jiro wax layiraa laana majirto ee somaaliya waa soomaali daaquudyo mooyee muuse iyo faysaloo kalaa

  • @kaarshe141
    @kaarshe141 2 місяці тому

    iyaga ayaa soo galiyey waa boodh isku qarin tuugta tuugtu dhashey😂😂

  • @FatimaHassanHeylo
    @FatimaHassanHeylo 2 місяці тому

    The problems of somali is beyond by Ethiopia

  • @Sirad47
    @Sirad47 2 місяці тому

    Garxajis waa Somaliland xoolayoow ..afarta huwanta ah ee kula shaqeeya garxajis ma metelaan.

  • @binaryoperation5560
    @binaryoperation5560 2 місяці тому

    Cid alaale cidii somaliland ku hoos gabanaysa ee wada shaqayn la leh cadowga isku soo bahaystay somaliland ee kala ah somalia iyo Djibouti waa fashilmi doonaan ayakoo foorara ayaa la qab qaban doona.

  • @SkyBooqore
    @SkyBooqore 2 місяці тому

    Abiiye baq kaste u calamka udiiro horta dawlad kaliya oo tixgalinayso hadaladiisa ma jiirto oo niin walaan ayey ku ogyihin ee somaliya inu tuugasii faragalinta kala baxo somaliya calamka ha ushegan wadankii ethiopiaba u rogay ciidu bada somaliya uradiinayo moye

  • @yabbturb-b3
    @yabbturb-b3 2 місяці тому

    😂😂😂😂😂

  • @kariyesoomaaliye9642
    @kariyesoomaaliye9642 2 місяці тому

    Soomalidiid riyo

  • @FjrjrAsr
    @FjrjrAsr 2 місяці тому

    😂😂😂😂😂 feysal ilmah 12 jirka ayaa ka aqli badan maxu sheegin karaa muse ilbun ayuu ka baqa beesha marexan hubka wax u ha ka garrigan ssc si mamul goboleedka waqooyi ay gacanta igu qabtan etobiyan sidas ayuu ku baxay markas

  • @aminaawil784
    @aminaawil784 2 місяці тому

    Hawiye caqli malaha waxaaso hubah baykasoogaden wuxuu aha shirqol loo dhigay somaliya waa itoobiya io somaliland

  • @CadnanAxmed-s2y
    @CadnanAxmed-s2y 2 місяці тому +1

    Muku fareenaa

  • @Zamzam-ou3ur
    @Zamzam-ou3ur 2 місяці тому

    Bisinka war kuwan shaydan baa haleyay. Warabe maxuu shegi 40 years waali

  • @abdalakeynaan4294
    @abdalakeynaan4294 2 місяці тому

    Waa nin iska hadalay muuse bixi iska daa abbi axmed haadii awoodas u leyihin

  • @calasowcalas6583
    @calasowcalas6583 2 місяці тому

    Ugaaska been haka sheegin......!dadkiisa hubka waxey la dhaceen ciidanki dowladda, kolkaa ma dhici kartaa inuu raali la ahaa dhacaa? Wariye hadaladaada wa isku qasanyihiin.

  • @haniaden2700
    @haniaden2700 2 місяці тому

    Waa hadal tag wayay warka idoor

  • @Malayka-q9z
    @Malayka-q9z 2 місяці тому

    Abi Ahmed dhuuso xaar kugu noqotay markii hore ina ka fiirsato ahe xeeywan conaqa bateen Somalia la saari mayo we tagtay Somaliland afgabi lagu qabana seylac 40 kun ciidan la geena ya isgaaray

  • @ZeezoCumar
    @ZeezoCumar 2 місяці тому

    Hubkan mishin cad ayuu aha

  • @mariakarlsson356
    @mariakarlsson356 2 місяці тому +2

    Somaaliya weey tagtay waxba lagama qaban karo horay ayeey usocotaa xasidka hadhaco

  • @CaliiCabdulah
    @CaliiCabdulah 2 місяці тому

    Like iska saar waaba daawaneysaa

  • @samewadasamewada
    @samewadasamewada 2 місяці тому

    habryoonis si dii naag xun baa loo misgaansadyi wayi ka meeqan liidaan waxa kasta oo jilcsan

  • @CaliiCabdulah
    @CaliiCabdulah 2 місяці тому +1

    Muhiimada views bis ma ahan walaal yaall like usaara waa dhiirigelin subcribrekana iska saar lacag ma aha😮😮

  • @CabdisayidCali
    @CabdisayidCali 2 місяці тому +1

    Waxaasoo dhan teem N/N baa noo lahaa waxay siyaasad karaadinayaan in hub sharci daro dalka lasoo galiyo iyo in khawaarijta laxoojiyo labadaasna waa halis qaranka uu wajihi karo marka farmaajo iyo teemkii mawaxey doonayaan inay dalka uu san kasoo kaban burburka mase waa ka siyaasad xumo

  • @jamacadan2200
    @jamacadan2200 2 місяці тому +1

    Abiy Ahmed adiga ayaa wado boob iyo bada somaaliya inaad dhacdid mana surto geli karto boob iyo dhac weli aad ledahey somaaliya ayaa hub kaso dejisay xagee ey somaren hubka aad adiga aad sogalisay xuduudka itopia iyo somaaliya si aad u aflagadeysid somaaliya kuma soconeyso waxaad ku hadleysid deked malihid ee waxaa laga raba adiga ayaa u sodirey song geliyey xuduudka somaaliya ee somaaliya waxba kama qadeysid ee waxaad tahay aduunka walagu yaqaana ogow .

  • @ForeveryoneShareone
    @ForeveryoneShareone 2 місяці тому

    Ha la saaro cuna qabatayn tii hore ka culus

  • @AbdirahmanJama-z3j
    @AbdirahmanJama-z3j 2 місяці тому

    yaan laguu sheegin wax dowlad ah oo soomaaliya ka jirtaa ma jirto, hubkana magaceeda ayaa lagu soo iibiyey waxaan loo wadey beelaha hawiye waxaana lagu xasuuqilahaa beesha daarood sida leeylikase. mareexaan, iyo puntland. laakiin ilaahay ayaa fashilay dhagartoodii... waana laga qabtay hubkii sharcidarrada lagu soo geliyey dalka ee lasoo Tahriibiyey.

  • @somaliasomalibaleh7822
    @somaliasomalibaleh7822 2 місяці тому

    Soomaaliyeey (Adigaa is lumiyoo isu loogay cadawgee maxa luray naftaadee) xasan dhiiqo walle inuusan dowladnimo uso fariisanin meesha wallahi wan iska garanaayay.

  • @somaliasomalibaleh7822
    @somaliasomalibaleh7822 2 місяці тому

    War ninyahow beenaale ayaad tahay mana midnid in lagu dhageeysto. Kulane jiis ayaa teer iyo shalay ka laalaadaa kulane jiis nacasyahow haddi lacag lagu siiyay ka fuq. Hubkaas waa la wada ogyahay ciddii loo waday iyo cidda soo gadatay.
    Saas ayaana block kugu saaray kumana dhageeysanayo hadda ka dib.

    • @amirhassan7149
      @amirhassan7149 2 місяці тому

      Xanuun Qabiil ku dilay i dageeso MU ku dhahay wuxu Caqli xumaa

    • @somaliasomalibaleh7822
      @somaliasomalibaleh7822 2 місяці тому

      @@amirhassan7149 beenaale kaadib ah waaye.

    • @somaliasomalibaleh7822
      @somaliasomalibaleh7822 2 місяці тому

      @@amirhassan7149 adiga yaad wakiil u tahay. Wa eddeb darantahay

  • @AbdisalanDahu
    @AbdisalanDahu 2 місяці тому +1