Cudurka Kansarka oo kusoo badanaya dhulka Soomaalida

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 27 сер 2021

КОМЕНТАРІ • 43

  • @abdiazizaliwarabeh926
    @abdiazizaliwarabeh926 2 роки тому +2

    Allhamdulillah aniga xanuunkan shan sanuu I hayaa maalintii aan ogaadaybaana iigu danbaysay dhibkiisa walina halxabo oo kiniin ah uma cunin wallahi dawadii dhakhtarku ii qorayna maalintaa waan ka waayay dalka illahay ayaan ugu mahadinayaa inaanu wax dhiba igu hayn

  • @abdirahman6614
    @abdirahman6614 2 роки тому +3

    Ilaahayow adigaa qaadiru raxmaane umada nabi Mohamed scw scw scw scw scw scw ee muslimiinta ah ilaahayow kawada badbaadi inta uu ku dhacay ee umada nabi Mohamed scw scw scw scw scw ee muslimiinta ahna. Ilaahayow si degdeg ah uga wada caafi yaa allaah yaa rabiii ilaahayow naga badbaadi xanuunka kansarka iyo xanuunada kaleba inta uu kudhacay xanuunkan kansarka iyo inta uu xanuun kale hayoba ilaahayow naga wada badbaadi yaa allaah yaa rabiii allahuma 🤲🏻🤲🏻🤲🏻 aamiin aamiin aamiin yaa rabii

  • @shaxshaxali4082
    @shaxshaxali4082 2 роки тому +1

    Hoyadey ayan ku wayey cudur kan allha umada haka qabto 💔

  • @jamaducaysane9069
    @jamaducaysane9069 2 роки тому +1

    Ilaaahoow inta qabtaa kacaafiii inta kale kanabad geli naga ilaali yaaa allaah

  • @anisasaciid8536
    @anisasaciid8536 2 роки тому +1

    Yaa Allah haka badbaadiyo cudurka inta muslim ☪️ ka ah.

  • @user-wr4hc4wg1n
    @user-wr4hc4wg1n Місяць тому

    Xanuun kaas waxa keena cuntada wadamada shisheeyaha laga keena waye ee dadkeena ha cunaan cuntada wadankeena anaga qurbaha uga so cararnay cuntada wadamada shisheeyaha marka hala dadaalo hana la cuno cuntada wadankeena ka baxaan

  • @anisasalax624
    @anisasalax624 2 роки тому +2

    somaalida iska joojiya dheh cutooyinkaa dibaha looga keenaayo oo sunta ka buuxdo

  • @hassanmhamadali4335
    @hassanmhamadali4335 2 роки тому

    Masha allha allha kuxafiido wayo jalbaaka WA qaaali

  • @ahmedmusa7483
    @ahmedmusa7483 2 роки тому

    Kuwan waa kuwo u gaajeeysan aqoon subxaanallah waanu naqaanaa oo heeynaa dsawada cancer ka kansarka daawadisa waanu heeynaa walaahi subxaanallah

  • @Priyanka-bq7lm
    @Priyanka-bq7lm 2 роки тому

    Allah haka hayo umada muslimka ah

  • @deqaabdi9740
    @deqaabdi9740 2 роки тому

    Allah hainaga hayo. Ameen.

  • @captainnazz3439
    @captainnazz3439 Рік тому

    Waa hay’adaha ayaa idinku beerayey last 30 years, imikuu idinsoo rittay

  • @QOFKA.2469
    @QOFKA.2469 2 роки тому +1

    Ilaahay ayaa cudurka keena wax lagu daaweyana keenay Ilaahayna soomaali iyo intuu abuurayba ha ka badbaadiyo soomaalidana waxaan odhan lahaa cudurkan sababihiisa waxaa ka mida 1weelka caaga ah 2berahan dhaadheer ee satalaydka 3cuntadan wadanka soo gasha een la badhayn 4cuntada daasadaha ku jirta 5 saliidaha markaa qof walowba ilaali waxaad cunayso iyo waxaad wax ku cunayso dadkeenii hore weelkoodu wuxuu ka samaysnaa dhirta cuntadooduna waxay ahayd dhirta caafimaad aada ayey qabeen berahan iyo cuntaduba iyo weelka balaastikada ah iyo kan qalinka ahba iska joojiya qori ama quraara ayaa caafimaad badan cuntadana waxa dhulkiina ka soo go.ay iyo xoolihiina cuna waxa banaanka laga kenayaa waa wada bacrimin iyo deg deg soomaaliyana waaba la waayi beri dhow dadkii qoxooti ayaa laga wada dhigay meel walba xeryo ayaa looga ooday dhirtii waa dhamaatay dhulkii xoolihii daawo ayaa loogu shubaa si xoolaha iyo dhulkuba u nabaad guuro dadkana waa la qaadi waa qaxooti waxba ma haystaan waxaa la qoray sidee ayey ugu noolyihiin dadka yar ee waalan dhulkan nimcadu ka badatay laakiin inku ma aragno inaga ayaa is eegna bal reer hebel day wuu igu soo durka kan cadaadi ha durko angaa reer ebel ah oo madaxda ku fiican anagaa ilam libaax sanka taabte ah anagaa anagaa ayaa korkoodii dhulkoodii loo tashaday dhulka xeebta dheree dhalkuunkiina dheer yahay xaoolaha Ilaah nasiyee nimcadoodu badan tahay dhulka Ilaahayna siyee beerihiisu wacanaa kulayl ma leh qobow maleh ciidiisu wacanaa soomaali oo dhana hal gobol ayaa ku filan Ilaahay xaqa dhulkeena hayna tuso dadkiisuna waa walan yahaye miyirka ha ku soo celiyo Ilaahayoow dhulkayaga iyo dadkaygaba noo xafid oo cadawgayaga iyo ka debadaba naga qabo

    • @abobasement346
      @abobasement346 2 роки тому

      waa suntah lagu Asayoh iyo cuntoyinkah iyo dawoyin dhacay

  • @abcbc4008
    @abcbc4008 2 роки тому

    Asc xasbuAllah wanicmalwakiil laa xowla waala quwata illah billah caleyulcadiim yaa xayyu yaa qayuum biraxmatak Astaqiid Aslax wadankeena noona xafid umada somaliyeed Amiin yaa Rabi.yaa Rabi naga xijaab cudur xun camal xun Allah hanaga xijaabo Amiin yaa Rabi

  • @cshaqalle8258
    @cshaqalle8258 2 роки тому +1

    Voa ileen ayaan hore dawaday warkan bbc misa voa lkn war ayaa niga soodhamaday

  • @fouzianuura2327
    @fouzianuura2327 2 роки тому

    Kansarku waa Cudurada faafa oo hadba meel cusub Buro galiya... hadaan la daaweyn ama la ogaanin goor hore.... Waxaad arki Buro ka bilaabatey Naaska ama Mindhicirka oo inta dhiiga raacdey dhegtey Beerka iyo Miskaxda...... Cuntada ugu badan ee Kansarka keentaa waa Sonkorta iyo Burka cad iyo wax yaalo kaloo badan.

  • @fe8445
    @fe8445 2 роки тому +1

    "Dhulka Soomaalida" ayay isticmaalaysaa. Wadan la yiraahdo Dhulka Soomaalida miyaa jira. Bariiskiina shaqaysta laakiin dadka ha waalina.

    • @saciidsuleiman1355
      @saciidsuleiman1355 2 роки тому

      Maxuna ujirin dinida wadka danbeysaa dhulka somalida jabuti baa kamida
      Kenya itobiya inta dhul ee maqan dhulalka somalida weyan

  • @abdiazizaliwarabeh926
    @abdiazizaliwarabeh926 2 роки тому

    Xanuunkani waxba madilee qofkuu hayo iyo kii garanaya qof uu hayaba aniga ii soo sheega incha allah halkan

    • @mohamedmoalin4954
      @mohamedmoalin4954 2 роки тому

      Asc ma cilmiaad ku bad baadi mahaysaa saaxiib ilaah baa wax bad baadiye badbaadi inshalAh

    • @abdiazizaliwarabeh926
      @abdiazizaliwarabeh926 2 роки тому

      @@mohamedmoalin4954 cilmi illah baa leh lakin dawuu ibaray illahay loo isticmaalo xanuunkan 5 sanaanan cunaa anigu

  • @dhemanduceysan3255
    @dhemanduceysan3255 2 роки тому

    SIS SARAAKIISHA CAAFIMADKA CIIDANKEE IYO GUUTADEE KA TIRSAN YIHIIN

  • @maryamahmed8309
    @maryamahmed8309 2 роки тому

    Kansarka aleekeen waxii ale uqoranaku dhimanaya
    Laakiin waxaaka xun kaniisadah ku soo badanaya

  • @cabdiraxmanmaxamedcabdulla4556
    @cabdiraxmanmaxamedcabdulla4556 2 роки тому

    Cudurka waxaa laga qaadaa zinada iyo meelo bdn

  • @baashie
    @baashie 2 роки тому

    Masoo badan ee sababta ey bulshada u dhimanayso ayaa la micneen karaa

  • @Zahidafoodshare
    @Zahidafoodshare 2 роки тому

    Waa cuntooyinka

  • @yahyeguled2242
    @yahyeguled2242 2 роки тому +3

    Hdii aanan Laga Hortagin oo aan Maamul Iyo shuruuc loosameyn Cuntooyinka dalka Soo gala Iyo dawooyinka, Dadka Soomaaliya Jooga Waxey u la'an Doonaan Cancer .

  • @RashiidYassseen-no9ol
    @RashiidYassseen-no9ol 11 місяців тому

    Soonaaliya. Dawladi ma jirto. Waa maamulo. Maamuladaasaa. Iyaga loftoodu caser. Ah. Waayo waxa lakeenayo dalka haday cunto noqoto iyo haday dawo noqotaba cid taysdooda. Fiirisa ama baadhaa ma jirto dhakhaatirtu iyaga laftoodaa. Damiirkii ka dhintay qofka bac dawooyin ah uunbaa loo buuxinayaa waa ganacsato dhakhaatiirtu ganacsatada. Kelena waa la mid

  • @abdiraficbotan3744
    @abdiraficbotan3744 2 роки тому

    So sorry 😞 dadkaygii

  • @Somfox1
    @Somfox1 2 роки тому +1

    Somaliland: Dhakhatirta Takhasuska Cudurada Caloosha iyo Beerka, Cancerka, Jooniska iyo Gasteriga ee dalka Ingiriiska oo u baahday adeeg Caalami ah oo uu fuliyo Dhakhtar ka howl gala Hargeysa Masha Allah ua-cam.com/video/bFN9tjyt3kk/v-deo.html

  • @shukridool3903
    @shukridool3903 2 роки тому

    Haayad ku teh.🤣🤣🤣🤣😥😥😥😥😥🤔🤔🤔🤔🤭🤭🤭🤭 Haayad k

  • @mohamedbashe5035
    @mohamedbashe5035 Рік тому

    Bal u fiirsada meesha laga hadlayaa waa Somaliland hal marna magaceeda lama xusin. Waa dagaalka intay la awoodaan

  • @ahmedmusa7483
    @ahmedmusa7483 2 роки тому

    Subxaanallah

  • @abdimalikaxmedmooge7436
    @abdimalikaxmedmooge7436 2 роки тому

    Alopwcafi

  • @faizaali9531
    @faizaali9531 2 роки тому

    Reer somali xaasnimadii ay Somaliland kuwadeen baa kansar kunoqotay idin dhameeh illaahay idankiis