Axmed Madoobe oo qaatay go'aan ka dhan ah, Villa Somalia & jiho cusubna u dhaqaajisay dagaalkiisa.

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 6 жов 2024
  • Axmed Madoobe oo qaatay go'aan ka dhan ah, aragtida Villa Somalia & la dagaalanka cid kasta oo uga shakisan yahay in loo dhexmari karro.

КОМЕНТАРІ • 54

  • @abdirahmanas2583
    @abdirahmanas2583 Рік тому +3

    Mr :madowbe Waa mas'uul wadani ah,

    • @jaamacdagaale5145
      @jaamacdagaale5145 Рік тому

      hooyadaa ba wadani ah

    • @hafsaali4297
      @hafsaali4297 Рік тому

      ​@@jaamacdagaale5145
      Ragg hadaad tahay Hooyadi maad gaarteen. Waan kugu raacsanahay in Axmad Madoobe meesha laga kiciyo ileyn wax faaiido ah meesha kama haye. Laakiin hadafkaada in aad gaarto kudadaal Caadifad yeysan kuqaadin. Magac ragg baad wadata anu garan maayo si Dumar ay magac Ragg ula baxaan waaba kashifaad.

    • @jaamacdagaale5145
      @jaamacdagaale5145 Рік тому

      @@hafsaali4297 maxaa kaa galay ragg iyo waxaan nahay, adigu hadaad dumar tahay see baad nin comment ogula hadli kartaa meeye ragii kula dhashay maad ayaga ragga u dirtid hanala hadlaane hooyo iyo aabe iyo waxkastaanu shegaynaa ee shib iska dheh adiga

  • @AbshirMohamud961
    @AbshirMohamud961 Рік тому +9

    Dawlad kasta o timada wxa caqabad kunoqda puntland io jpland😅

    • @AbshirMohamud961
      @AbshirMohamud961 Рік тому

      @@Hammad34428 afnolba wuhadla ani cidan ahy sokama horayso belaha ad jedo

    • @hassanyarrow8959
      @hassanyarrow8959 Рік тому

      Darod ina lotaliyo marabo😂

    • @AbshirMohamud961
      @AbshirMohamud961 Рік тому

      @@hassanyarrow8959 inay ayagu dalianby raban😅

    • @Madaxey-r2f
      @Madaxey-r2f Рік тому

      Markii horeba maxaa Abgaal keenay Jubaland iyo Kismaayo?! Axmed Madoobe awalba wuxuu ahaa nin Hawiye ah oo Sheekhaal ah, dhulkii Jubalandna wuxuu rabaa in uu Hawiye ku beero! Dulli sheegad ah.

  • @MohamedNaasir11
    @MohamedNaasir11 Рік тому +1

    Aynu Ku Wada Salino
    (Xabiibunaa Mohammed ﷺ SCW)

  • @imbalckman
    @imbalckman Рік тому +4

    Gaylan sodhawoow sxb war sugan iyo xaqiiqoyin

  • @abuukarcumarali2479
    @abuukarcumarali2479 Рік тому +1

    Waxad tahay wariyha ugu fican somaliya waxadna nla wadagtan warar xaqiiqo ah alha kuxifdiyo aduun iyo aakhiro

  • @abdidirie9966
    @abdidirie9966 Рік тому +2

    HAMBALYO AXMED MADOOBE SANKA KA QABSO DAWLADA SOMALIA IYO GO'AANADEEDA QALDAN.

  • @ahmedkulowabdi821
    @ahmedkulowabdi821 Рік тому +3

    Xasan corruption waxaa haysto nabsigii Farmajo

  • @shaqalecabdikariim9233
    @shaqalecabdikariim9233 Рік тому +4

    Ahmed madoobi siyaasiga kaliya kadib siyaad bare loo gali waayey😂

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs Рік тому +6

    shacabku hayska tuuren madaxda tuugta ah oo hays xoreyen inshaa allaah

  • @abdimalikaden4467
    @abdimalikaden4467 Рік тому

    Waa latarxiili ma hooyadii baaleh jubqland

  • @princek802
    @princek802 Рік тому +1

    Wariye matihid ee midey qabyaladu horcarartey batahy xaged ku,aragtey ama kumaqashy siyasi laxirey ama lasotarxiley.

  • @Football-fans327
    @Football-fans327 Рік тому

    Hhhh c.qaadiroo xavi iyoh modric 👏 kubadooda maad daawataa sidaad banooniga u baaseesid inaba caadi ma ahan

  • @Daawad-media
    @Daawad-media Рік тому +3

    Madaxda dalka badan koodu waa tuugo lkn shacabku waa dhibaneyaal oo aad ugu liita in lagu digto waa Dhib wayne😢😢

  • @pendatv1675
    @pendatv1675 Рік тому

    Adis ababa nairobi iyo muqdisho.... Muqdisho na shisheye uekate

  • @qumeiniahmed6437
    @qumeiniahmed6437 Рік тому +1

    Asc wll

  • @nuuradiinaamir9925
    @nuuradiinaamir9925 Рік тому

    Axmed Madoobe Waa Ku Saxan Yahay.why? Xasan Sh Isba Waxa Uu Dawladnimdii Ka Dhigtay Dukaan Qaraabadiisu leedahay markaa Maxaa Diidaya In Axmedna Sidaasoo Kale u Dhaqmo?.
    . . . . .
    Nuurka Nederland.
    Senior Political Analyst.
    Khabiir Ku Taqasusey Waxa Loogu Yeero ARGAGAXISADA.

  • @felisabdi3794
    @felisabdi3794 Рік тому

    XSh Ha gurto mirihii uu beerey, inuu shaley isbaaro u dhigtey dowlad nimada isaga na haka saarto

  • @wayyoarrag7574
    @wayyoarrag7574 Рік тому +3

    Allaha isku diro😂

  • @HamdaIbrahim-vj4sb
    @HamdaIbrahim-vj4sb Рік тому

    Axmad madobe wa tug ilahay ka furtay

  • @ahmedabdinasir2005
    @ahmedabdinasir2005 Рік тому +1

    Ahmed waa shabaab yar.
    Waxiisa waa dhaafeen kaligii taliye.

    • @abdimalikaden4467
      @abdimalikaden4467 Рік тому +1

      Maxa ka qaadaysaa jubaland inagaa leh car car waa ninkii sheegtaa

  • @madeyedow9404
    @madeyedow9404 Рік тому

    Referrel code mxa lagu wada mafahmin waxkasta wuu iga so diidaya

  • @runkahadasho8495
    @runkahadasho8495 Рік тому

    Asagoo naftiisa badbaadinaayo ayuu kacmaha ka xirey kadibna Muqdisho ayuu udirey 😂😂😂
    Waa wax lagu qoslo 😂😂

  • @N.A.M1234
    @N.A.M1234 Рік тому

    Horeybay lo iris" LABA DAD U HESHISAY DAR ALLÉ AYEY U COLOBAAN" War anagu dagalga tugta waanu Ku faraxsanahay

  • @Hareedo
    @Hareedo Рік тому

    Tuugo waye Allah naga qabto hogamiyeyasha Somalida

  • @Ahmed-wk2ct
    @Ahmed-wk2ct Рік тому

    Markalagasotago ninkasi inumuwadin somaliyedyahay kunanolankaro kismayo hadana mahan degandorashadisa kamanahadlikaro siyasada jubaland hakahadlo siyasada federalka iyada dadkakadhexayse haxususto muqdisho unukaleh mahan gofkeniwaye filadakasobax

  • @gvccfgcfdx3256
    @gvccfgcfdx3256 Рік тому

    Fahad Yasin maxaa somaalida wax uu shektay ninki niin ah Iya wax kugu qaadan doona InshaAllah

  • @OsmaanAhmed-sc8ko
    @OsmaanAhmed-sc8ko Рік тому

    Soomaaliyey Aan is ka dhicino is maaciil cumar geele iyo muusa biixi iyo Adoomadii cali yuusuf iyo horgalada la sha qeysata Al shawaabna waa iyaga munaafaqiinta

  • @dsf9824
    @dsf9824 Рік тому +1

    Adeer axmad madoobe
    Cidna wax kama qaadi
    Karto

    • @jaamacdagaale5145
      @jaamacdagaale5145 Рік тому

      maxaad u qaban kartaa ood leedahay codna waxkama qaadi karto asagoo wadamadii shisheeye ee la idinku gumeeyay wato ayuu faramaran yahay maxaad tahay adigu aad leedahay cidi wax kama qaadi karto?

    • @dsf9824
      @dsf9824 Рік тому

      Marba hadii uu nin abgaala
      Tarxiilay
      Waa libaax

  • @MKAli-hb9np
    @MKAli-hb9np Рік тому

    Geylan media xugta marhoraa lga rby😅

  • @Hajialdiin8077
    @Hajialdiin8077 Рік тому

    Dhbta liaskuega way inodhxis wa sax marks loego mw qaran dumis

  • @muxsinnuur7310
    @muxsinnuur7310 Рік тому

    Ood wadaagtii oo kala shakiday, maxaa xigi doona!!!

  • @abdullahicarab4936
    @abdullahicarab4936 Рік тому

    Hhhhhh wllhi walayab madowe

  • @BalaAdibali
    @BalaAdibali Рік тому

    Kkkkkkk

  • @farxanfaarax6338
    @farxanfaarax6338 Рік тому

    Axmed dhuxul iyo Dhigisa kismaayo ku hayo I.a mar danbo kama dhan teyn donan I.a

    • @hafsaali4297
      @hafsaali4297 Рік тому

      @farxanfaarax6338
      Caadifadda Qabiilka waa Ayaandarro. Hadalkaaga waxaa kamuuqda in aad .XX tahay. Waana ayaandarradda ayaamahan la arkay. In Kismaayo inay XX leedahay ismoodo. Horta Dhulka waxaa leh Ilaahay SW Cidduu doonu dhaxalsiiya Alxamdulillaah. Laakiin hadana Ilaahay Qoloba meel buu kubeeray ama si xoog ah ayey Gaalo oogala wareegeen. Kismaayo waa Caasimad. Hadii larabo in la Ogaado cidda Caasimadda iska leh waxaa marka hore ubaahan in la isweydiiyo yaa Deggan Baadiyaha Caasimadda. Oo lagu yaqaana. Dee hadii hadda ama waxooga kahor uu sadbursi billaabmay waa Gooni Laakiin Baadiyaha Kismaayo Ogaadeen ayaa degganaa oo leh. Maxaa Allaah uu idiinkugu beeray ood u abadateen hadii laleeyahayna waa:-
      حسبنا الله ونعم الوكيل
      Sidaas darteed Kismaayo Axmad Madoobe iyo Ogaadeen Inay kudhaanteeyaan way ugaartay iyagaa LEH. Adiga XX X iyo XXX iyo Saxaraha utasho. Waliba Dowlad Cadaalad ah hadey Timaado Baardheere Cowlyahan baa Allaah SWT uu kubeeray wakhtigi Siyaad Barre baa Qorri caaradiisa looga qaatay oo Xattaa ladhacay oo laboobay Dukaamadoodi Taasna Cuqubadeeda iyo Xisaabteeda Aduun iyo Aakhiraba meel bey taala. Hadda iyo dan in Aduunku uu usocdo Cirka inay degaan dadna inay Dhulkii oo kabadan ay Xaqdarro iyo Dulmi kuboobaan oo inta lasoo dhaweeyay ku hanjabayaan hadaanan kaa saarin waad arki doonta waa Booto ayaandarran.
      Dhulka Allaah baa iska waxaana dhaxli Muttaqiinta iyagoo waliba lagusoo dhawaynayo iyagoo sharfan oo Karaameysan.
      Soomaali Allaha Mideeyo wixii dhul ballaarsi iyo boob iyo dhiig daadin usocda oo Dulmi iyo Fitno uxiiseysan Masiibo Lugaha Allaha ugaliyo.

  • @abdullaahiabukar7339
    @abdullaahiabukar7339 Рік тому

    Aaway dowladda kan mw maahan waa basaas rabana wadanka inoow qal qalgaliyo waaba galiyaybe

  • @Hitthesack94
    @Hitthesack94 Рік тому +1

    Saxafadan cusub ee qof walba channel furtey ku arki meysid mid positive ah oo wanaag unadda u sheegi balaayo & hoog unbey ka hadli si xun wax u sheeg sixir waa ka daran yahey ee umadan 30 sano ku jirtey qaxa dagaaladda & abaaraha dhegahooda wanaag maqashiiya haddii kale iska aamusa xumaan & umad iska horkeen intaa ka shaqeyn laheyd, wadaniyadu ha sareyso qabiilkana gadaal.

    • @NasiibLucky
      @NasiibLucky Рік тому +1

      M.a Fahamkaduna alla hatoosiyo I.a

    • @Hitthesack94
      @Hitthesack94 Рік тому

      @@NasiibLucky ilaa 91kii faham keygu wuu toosnaa sxb waxa runta igu nacey kuwa dad I xiga