ASTAXANTHIN HORAY MA,U MAQASHAY? MUUQAALKAAN SIFIICAN UDAAWO DUQNIMADA HADDI AY KUGU SOO DEGDEGTAY!

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 21 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 69

  • @Fatxisacid-i8n
    @Fatxisacid-i8n 7 місяців тому

    Abaayo jasakalah waxaa tahy qof islama

  • @ashajimale6888
    @ashajimale6888 Рік тому

    ASC Mansha Allah kheyr Allaha Ku siiyo Abaayo
    Thanks ❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴

  • @aminogurey6691
    @aminogurey6691 10 місяців тому

    Aamin illah ha idin brakeyo dhaman adiga iyo familkaga ❤

  • @fahmoahmed565
    @fahmoahmed565 Рік тому

    Asc Abayo naciimo waakuu salaamay see tihiin Abayo intee laga heelaa norweyaa joogaa maciisaana soo Abayo ❤️🌹🌹❤️❤️🌹🌹🌹😍😘😘

  • @sahra8021
    @sahra8021 Рік тому

    Waa mahadsantahay sida aad noogu faaiideysay jzklh kheer

  • @نسرينا-ل7ز
    @نسرينا-ل7ز 3 дні тому

    السلام عليكم ورحمة الله وبركاته يا نعيمه اختي الغالية

  • @نسرينا-ل7ز
    @نسرينا-ل7ز 3 дні тому

    السلام عليكم ورحمة الله وبركاته يا نعيمه اختي الغالية ❤

  • @aminasheik6246
    @aminasheik6246 Рік тому

    Mashaa alaah walashay

  • @nasraabdilaahi9371
    @nasraabdilaahi9371 Рік тому

    Mash allah wallshey qaali qof yar ma la siinkaraa

  • @siradmumin804
    @siradmumin804 Рік тому +1

    Sac abaayo khayr badan alaha ku siiyo waan kaa faa iidnay inshaa alah mar aad heyso waqti ka soo hadal waxa u roon dhiig karka iyo caabayasha u fiican

  • @zahracawad4139
    @zahracawad4139 Рік тому

    Maansha alaah ajar alaha kaa siiyo abaayo naciimo

  • @yasminsadaqh8134
    @yasminsadaqh8134 Рік тому +1

    Waaw maashaa allaah waaye kaniinigaan waxaalagasameeyay xayawaanka bada sida Shirinbiga salmonka carp iyo kuwabanaanka side chicken ukunta waana maashaa allaah

  • @sahrakiinhoneyhappy-wn9bu
    @sahrakiinhoneyhappy-wn9bu Рік тому

    M.a

  • @xaawaxassan9593
    @xaawaxassan9593 Рік тому

    Masha allaah

  • @rahmarage3207
    @rahmarage3207 Рік тому +1

    Shukran

  • @igalsamiirahussain9508
    @igalsamiirahussain9508 Рік тому

    Masha allah sis naciima

  • @sahroali1967
    @sahroali1967 Рік тому

    Masha allah shukaran qaali❤

  • @sagalqali9659
    @sagalqali9659 Рік тому

    Xagee laga helaa abaayo naciimo aad ayaan ugubaahanahay itoobiya ayaa jogaa

  • @deganmahamed8715
    @deganmahamed8715 Рік тому

    Masha allah tabarakalah jizakumulah khayran abayo 👍🏼 🥰 🙏 💖 ❤️ ♥️

  • @bilanmuse5698
    @bilanmuse5698 Рік тому +1

    Thanks 🎉🎉🎉🎉

  • @maryandahir4720
    @maryandahir4720 Рік тому

    Masha allah 👍 ♥ jasakallahu qayran

  • @habibaali7112
    @habibaali7112 Рік тому

    Maansha alah baarakalaah

  • @maryamhassan8093
    @maryamhassan8093 Рік тому +1

    Soo dhawaaw

  • @layladiriye602
    @layladiriye602 Рік тому +2

    Masha allaah abayo macanto jisakalaah qer ❤❤❤❤

  • @sumaya5104
    @sumaya5104 Рік тому +1

    Wan ku salamay quraxeey Englash maxaa lagu dhahaa aad ayan ugu bahanahay abayadiis jizakallahum qeer

  • @museruqiyo2437
    @museruqiyo2437 Рік тому +1

    Asc Abaayo qufka xametida qufkii lagabixiyiy macunikara.

  • @fatmaasad5371
    @fatmaasad5371 Рік тому

    Magaciisa oo wayn shaashada mar waliba noso saar adiga raali ah ilahey qayr haku siiyee

  • @ifrahsh8286
    @ifrahsh8286 Рік тому

    Asc naciima huno jazaakulahukheyran
    Korbaadnaqadeye ilahay korhakaadhigo
    Kiniinkan naag uurleh ma isticmalikartaa

  • @Najib_717
    @Najib_717 Рік тому +1

    Asc abayo lambarkaga maheli Kara inan si qas kulahadla ayan donaya jazakillah qeyr

  • @asmamuuse6427
    @asmamuuse6427 Рік тому

    Asc wllo qali allah haku sharfo haku karaameeyo ajar iyo xasanaad badana rabi haku siiyo please intee gram baa laga qaadan karaa

  • @ifrahqaasimifrah3678
    @ifrahqaasimifrah3678 Рік тому +1

    Shugran qali

  • @nadifomohamed4095
    @nadifomohamed4095 Рік тому

    Asc naciima guuleyso horay usoco

  • @amaalalimohammed3035
    @amaalalimohammed3035 Рік тому

    Asc mashallah qaaaali dumar abayo Antioxdant maan dha markaa soo iibinayo. Mise magac kle baa laku radiya mhadsanid

  • @guribila9738
    @guribila9738 Рік тому

    Asc abayo Finland malaga helaa waxaad kasoo hadashaa daalka umusha ku yimaada oo murqaha dhan xanuunayan labo bil dhalanahay wali waxaa dareemaya daal iyo murqo xanuun is wata

  • @xalimoxirsi5476
    @xalimoxirsi5476 Рік тому

    Manshllah abaayo mahadsanid walhi wax fiican baad soo gudbisaa lkn abaayo dawooyin joogtaa baan qada marka qof walbo muu qaadan karaa

  • @munajama1821
    @munajama1821 Рік тому

    abayo maasha allaaha qofa waxaa tahaye qalbi wanaagasan

  • @kadramohamud1318
    @kadramohamud1318 Рік тому

    Asc abaayo macaan kheyr allaah hakusiiyo waxyaabaha aad nooga faaiideynooso oo aadka muhiim noogu ah. Kaniinigaan waxaa kujira geletin please naga jaahil bixi kiixaaraanta ahaay miyaa. Shukran

  • @hamdih9551
    @hamdih9551 Рік тому

    Asc. abaayo NACIIMO jzkhuqair aad &aad ayaad u mahadsantahay. Ma dad aan cuni karan ayaa jiro ama da lobaahney inay cunnaan ayaa jiro. Waxaan kawadaa illaa ďadee baa u baahan mase qofkata ayaa cuni karo?

  • @aminasheik6246
    @aminasheik6246 Рік тому

    ❤❤❤

  • @inaeisse5265
    @inaeisse5265 Рік тому

    Walal somaliya maga helaa

  • @quruxsan-kl8gj
    @quruxsan-kl8gj Рік тому

    somalia malaga helaa

  • @quruxsan-kl8gj
    @quruxsan-kl8gj Рік тому

    xagee laga helaa

  • @safiasheikhahmed5170
    @safiasheikhahmed5170 Рік тому

    asc naciima walaashay magaciisa maysoo qori kartaa qoral ahaan

  • @iskufilanadan-pw8vo
    @iskufilanadan-pw8vo 10 місяців тому

    xagee lagahelaa

  • @Sky46736
    @Sky46736 Рік тому

    Asc.nacima face ma.leydahey wan k7 baahna

  • @sagalqali9659
    @sagalqali9659 Рік тому +1

    WhatsApp kaaga isooqor cumridheer ilaa hay haku siiyo

  • @farxiyo8500
    @farxiyo8500 Рік тому

    Asc abayo

  • @saiidamohamed8925
    @saiidamohamed8925 Рік тому

    Abyo vitamin E Allergy ayaa ku qabaa maxaa ku badalan karaa

  • @nuuraalinoor3630
    @nuuraalinoor3630 Рік тому

    mashaAllah tabarakallah thanks my sister, may Allah bless you and your family Amiin

  • @Halima-v8h
    @Halima-v8h 7 місяців тому

    Asc xabibti intee kahil kaar

  • @hanefa283
    @hanefa283 Рік тому

    NACIIMA HYFEVER IDILOODAY 35 MAR AYAAN HINDHISAA 😢WAAN DHIBANAHAY SUMMER TIME WUU SOO SOCDAA XAL KEEN

  • @نسرينا-ل7ز
    @نسرينا-ل7ز 3 дні тому

    كتبي بالعربي سؤال ان روا ان كويدي رسليلي الرقم تبعك

  • @sahromuse4151
    @sahromuse4151 Рік тому

    Naima wan ku salamay salaan kadib wallaal daawoyinkaan soomaaliya ma yaalaan muqdisho maa noo ken tib

  • @farxiyaabdala6340
    @farxiyaabdala6340 Рік тому

    somaliya.malagaheli.karana

  • @baxsan698
    @baxsan698 Рік тому

    Etaminka magacis intee lagahela

  • @hanefa283
    @hanefa283 Рік тому

    NACIIMA CILMIGAADAABA KAABADANE DAD BARI SUBAX ISFURI RABO YEY KUGU SOO CAAN BIXININ DADKAA XISHOODKA BEELAY CHEMICAL S KAGnacsado darajo hauyeelin please Anigaaba 1000000 wax usheeg rabo noofaaiideey aad ayaan kuudaawanaa aniga iyo hooyadeyda iyo soomali oodhan anaga noofaaiideeey balaayooyinkaan afka ballgame leh hasoo hadlin

  • @salaadohasan9956
    @salaadohasan9956 Рік тому

    Meqaa jer ayaa la cuna

  • @farxiyaabdala6340
    @farxiyaabdala6340 Рік тому

    waxa.jexjex.jidhka kabixiya.isheg.wll.

    • @adigaisahaaw
      @adigaisahaaw  Рік тому +2

      Horaan uga soo hadlay!

    • @saiidamohamed8925
      @saiidamohamed8925 Рік тому

      Ani waan kugu xiranahye mana arkin walaashay noo Soo sheeg plz aniga ayu I dhibay ama gaarin dadii

  • @nimcohussain8147
    @nimcohussain8147 Рік тому

    Ani will 2 years jiro oo faraha ka madow an qabaa wajigiisana why cad yahay mala siin karaa

    • @muslimiintawalashood8403
      @muslimiintawalashood8403 Рік тому

      Ilma yar ha siin dawo an dhaqtar uqorin teda kale waaba wiile maxay ka dhime fara madaw!!!!!!!?????,,

  • @sadriyaofficial7594
    @sadriyaofficial7594 Рік тому

    Abayo so qor kaninisa

  • @salaadohasan9956
    @salaadohasan9956 Рік тому

    Intee bilod ayaa la cuni kara

  • @lsaid33ify
    @lsaid33ify Рік тому

    Abaayo see ayuu u qoran yahay English ii soo qor

  • @نسرينا-ل7ز
    @نسرينا-ل7ز 3 дні тому

    رسللي الرقم

  • @igalsamiirahussain9508
    @igalsamiirahussain9508 Рік тому

    Masha allah sis naciima

  • @ifrahcumar4352
    @ifrahcumar4352 Рік тому

    masha allaah