Taygow ma xasuusata season ki hore marki Liverpool ay ku ciyaaraysey garoonka Tottenham weliba laba nin ayaa casaan naga qabay saaso ay tahay last minute kii ayaan own goal iska dhalinay sido kale goal an dhalinay ayaa nalaga diiday kadib premier league ayaa Liverpool ka raaLi galiyey waa goalkii uu dhajiyey Luis diaz 😂hanagu so dhisin marka kuwan 9 nin ban kula xifaal tanay ee 11 nin wxba managa qaban karaane
Tayga iga qor finelka waxaa imasn doono Tottenham Hotspur vs Newcastle united waxaana qaadi doono Tottenham Hotspur waliba koxdasn in ay abaarta ka bixi donto Arsinla si shoke ah ayaa lagu reebi donaa Tottenham Liverpool caadi ayey ugu badin dontaa i.a
Tyga bell hadal yuusan kaa tagin kooxddu waa Liverpool waligaana ha ka shakinin intaas oo sanno ayaan taageero u ahay kulan ay dhalaysana ima dhaafo Liverpool saa oga badisana ma sahlano
Liverpool Tottenham Naga qabta😂muqalka like garee oo share garee ❤
Looq looq marow laaisn laamiga imada😂😂😂
Leylopuule walo yaba😢😢
Taygow ma xasuusata season ki hore marki Liverpool ay ku ciyaaraysey garoonka Tottenham weliba laba nin ayaa casaan naga qabay saaso ay tahay last minute kii ayaan own goal iska dhalinay sido kale goal an dhalinay ayaa nalaga diiday kadib premier league ayaa Liverpool ka raaLi galiyey waa goalkii uu dhajiyey Luis diaz 😂hanagu so dhisin marka kuwan 9 nin ban kula xifaal tanay ee 11 nin wxba managa qaban karaane
CHELSEA WAA SIDA BAJAAJTA XAMAR WAA A_B 😂😂😂
@@Shaafimohamethismailothmanwaa arkena 😂
Ciin geela marku cuno waa uku dhinta
Liverpool ❤
Juma wanagsan tyga bella
Ciin waa geed zhp geela laga ilaaliyo
ciin waxa ladhaa geed xanuun badan maekuu daaqo geelu wuu cabaadaa
Woxow sheegay lee sheegtee maxaa sheegaty hee si fcn u sharax geed ha fahmee 😂
Ciin waxa laga wadaa waa geed qadhaadh ah
Ciin waaa ged qadhadh oo sun ah
Liverpool vs Newcastle
Tottenham vs Newcastle finall
Liverpool vs new castle
Liverpool fc new castle
Masha Allah Liverpool
😊😊
Lifaapool iyo Arsinaal
Tyga Bella waxan kudhihi laha hadal yusan kategin kubbadu wacad iyo madow l
Ana ugu horeyo
Legend 😊
Ciin chelsea ladhahaa😂
Runta wye blue💙😂
😂😂
Tottenham Tyga bell axada baranaysa
Ciin waaged caanoleh oo qodax la aanah oo burburan
Tygabela Tottenham oo Chelsea garaci intekuaragtayna
Ciin waa geed caano leh OO sun ah
Geedkacadayga
Waaye😂
Liverpool is not eazy ❤🔥💪💪
Final Liverpool vs Arsenal
First leg iyo second leg waye teyga❤
Ciin wa keed geelu marku daqo usan ugu yaran 2 bari daqin kadibna iska baqtiyo ama laga bireyo
Ciin waa geed hadi lacuna afka wax kagarsinayo
Ciin waa geed sun ah
Chelsea xoogweynta blue 💙
Aad iyo aad
Cinka ged cano leh wayay meshe kagaran wey gosanayan😂😂😂😂😂
Sxb ciin hadaadrabto hargaysa kaalay hrgysa ayuukabuuxaa
Liverpool ayaa ka adag Totanham anaga meshay ka fudud yihiin waan naqana
geed sun ah waaye
😮
Ciin waxa la dhaha geed sun ah wax iga bart
liverpool iyo Arsenal final
𝘩𝘢 𝘪𝘨𝘶 𝘴𝘰𝘥𝘩𝘪𝘴𝘪𝘯 𝘛𝘰𝘵𝘦𝘯𝘩𝘢𝘮
𝘉𝘦𝘦𝘳𝘬𝘢 𝘢𝘺𝘢𝘯 𝘬𝘢𝘭𝘢 𝘣𝘢𝘹𝘢𝘺𝘢 𝘪𝘨𝘢,𝘥𝘢 𝘮𝘢𝘴𝘩,𝘲𝘶𝘶𝘭𝘬𝘢✔✅
Tyga❤
Legend 😊
First tyga bella , khaBirkernaa🙏👑
Thanks ❤
Tryga First comment ❤😂🎉
😊❤
Geekas odah ayou lehay
Finalka maxa ciyari dona Arsenal iyo spurs
Arsenal aya gulesani donta I.a
Livarpoon io new newsle final ❤
Warka waa dhan yahay
War zxb macalinka koxdeyeda habenka Tottenham lagabadiyo woonugu xinaqa mxa xal ah
Iska sabra❤
Ciin waa tiin tiin
Maha waa geed dhecaan caanaha camel leh.
Tyga join us Liverpool +real Madrid
😅❤
Waa geed geelo ku dhinto markoow cuno
Waa geed Geela laaya ciynku zxb😅
Ciin macaha ❌️ waa iida caradha waaye ✅️✅️
Haa😮
ciinku waa geed sunna oo suntiisu caanaha u eeg tahay isla markaana hadey indhaha kaa gaadho aad ku indho beelaysid
Manta ka hor ma ogeen arinka😮
Taygow zxp ciinku waa geed caano leh oo geelu hadii uu daaqo xaladiisu allow sahal ay tahy 🙏
Abaay abaaa😮
Tyga wax ilaawi okida wllow
Ciinku waa geed wada qodax/odax ah oo xanuun kulul
Mala qodax ee wax caano la moodo oo suna ayuu leyahy
Tyga ciin maha ee wa gamoor geeedka geela diila
Hdanahay taageraha Mun United goolhayas mardanbe yaan lasafin
😊❤
Taygabele wankuslamy chin waageed o sida cagarshowgii geela uqabta
🎉
fans livarbool ❤❤❤
Horyaalkanu isla ciyaarayna macaal Tottenhem 🆚 Liverpool 😢
Ciin waa geed aysan xooluhu daaqin balse markay abaar darn dhacdo ay daaqaan
Haa mNta leee bartay😊
Cusmaan miyaa
𝐓𝐚𝐲𝐠𝐨𝐰 𝐟𝐚𝐧𝐬 𝐛𝐚𝐫𝐜𝐚 +𝐜𝐢𝐭𝐲 𝐡𝐚𝐝𝐚 𝐧𝐚𝐡𝐚𝐲 𝐦𝐚𝐱𝐚𝐚 𝐧𝐨𝐨𝐠𝐮𝐝𝐚𝐫𝐝𝐚𝐚𝐫𝐦𝐞𝐞𝐧
Guulesta sxb❤
is not easy spars
Kkkkkk
Tᴇʏɢᴀ ᴍ.ᴀ ʜᴀ ɪʟᴀᴀᴡɪɴ ғʀᴏᴍ ʟɪᴠᴇʀᴘᴏᴏʟ😂
Finalka waa arsenal io Liverpool
Garoonkeeda laguma galo remember last year pdro porro matip iska dhalinaayey 😂😂😂
anaa uhoreya tayga😂❤
Legend ❤
❤❤
Tyga bella anaga hadaan nahay tageero Liverpool cabsi nama heyso zxp😅😅😅
Tyga bella 82.3k hampalyo pro❤❤
Thanks 😊
Wara tayga home iyo awey wye carabo cupka semi finla
😮
Ciin waxa La dhaha Tiinka 😂😂
Tayga iga qor finelka waxaa imasn doono Tottenham Hotspur vs Newcastle united waxaana qaadi doono Tottenham Hotspur waliba koxdasn in ay abaarta ka bixi donto
Arsinla si shoke ah ayaa lagu reebi donaa Tottenham Liverpool caadi ayey ugu badin dontaa i.a
War ciinka geelu waa cuna😂😂😂
Macamiishena😢😢
😂😂
Ciin means waa geeed sun ah oo haduuu cuno ku dhiminaaayo
Maxaa dhacau
Taygo ciyartan ha isku dalin LIVERPOOL TOTTENHAM 😅
Liverpool wax lagama qaban karo
😊
Liverbool Gool Axada 3=0Totonhaam Taa geere Liverbool Liik Dhih Libax❤
Wa arkena 😊
😅😅😅😅😅
Ciin waa geed lagu dhinto😢
😮😮
Iyaah 😂 kada hayeeliin tttttta Tyga sxpnaa
😊😊
Barcelona Europe league maynay ciyaarin horta😊
Hhhh
Liverpool spars MayD waaayeH Liverpool Marky ArkaaN Xaarbay izkuzii DaayAN😂
Liverpool vs arsenal final match🎉
😊😊
Tyga bell hadal yuusan kaa tagin kooxddu waa Liverpool waligaana ha ka shakinin intaas oo sanno ayaan taageero u ahay kulan ay dhalaysana ima dhaafo Liverpool saa oga badisana ma sahlano
Xaqiq sxb😊
Ciinku waa geedka caanaha leh ee aynu lacagta jeexanta marin jirnay yarantii😅😂
Tyga reply 🎉
😊😊
Arsenal ten hag keena😂
Tayga ciin waxaa ladhaa geed uusan geela daaqin haduu daaqana uuu jiranaayo
Wa side sun ah tayka
😮😢
Ciinku zxb waa geed aan faaido geela ulahayn caanahoodana wuu xumeeya baribaan dheecaankiisa Xabag ahaan u isticmaali jirnay 😂
Finalka
Liverpool 🆚️ Arsenal
Buu noqon doona say ila tahay
Tottenham inay Liverpool garaacdo 1 sano aa kasoo wareegtay lkn inay chelsea garaacdo 7 ama 6 sano aa
laga joogaa 😅😂
Tyga bella sxp waxaa tahay qabiir ee barnamijka saadaalinta isloow lasoo sameey next week ❤🙏
Waxa is leeyahay final Arsenal iyo leverpool from city😅😅
Teygow hanoo paqin ilmahaan waa ka imanaa😂
Aragane❤
😂😂
Waxaala ladhahaa geed caleemo leheen caa. No leh oo xanuubadan haduu meel kaa taabto😂😂😂😂😂😊
Ciin waxa uu aad uga baxa jigjiga haduu geelu daaqana wuu ku dhintaa bini aadamkana hadii uu ciinku indhaha kaagaga duulo waad indho beele