Un soldat israélien a remercié le président égyptien. La raison pour laquelle nous l'avons remercié est que beaucoup de gens ne comprennent pas. Peut-être devrions-nous essayer de détester le soldat israélien qui n'a pas remercié le président égyptien d'avoir massacré le peuple palestinien à Gaza et ailleurs. d'autre part, ceux qui utilisent les armes pour massacrer le peuple libanais, grâce au président Sissi
Waxay u qaybsanyihin kuwa aan awood lahayn iyo damiir laawayaal lacagna haysta lakin manaxa yaal ah oocadawga kaalmeya aadban uga xunahay lakin xaqu wuu so daarhi dona wayna guleysan donan
الله واكبر الله و اكبر❤❤
Mahadsanid sxbkey barrow
Allow jabi yahuda iyo America 🤲🤲🤲
Guul.guul barow
Magaca ma aha sida ugu dhawaaqadey.
Viva Somalia
Mahadsant walaalkey baroow show ❤❤❤❤❤
alaahu akbar ilaahoow Islamaka xaqa fahansii Ira uu garan hayo innkaasi magaran hayaan
Waa runtii Gaal badan baa damiir dhaama Muslimiinta carabta ah ee walaaalahood udamqan la
waarun islaamka ayaa dayacay siiba carabta siisii falastiin ayuu gacmaha ka xirxiray waa yahuud labaad illahow burburi yahuud iyo waxii taageera aamiin
Waa runtiise muslimiin majiraan adunkan aan maanta kudhexnoolnahay
ا لله اكبر و لله ا لخمد viva PAKISTAN power work
Sax
viva Pakistan power world
inaalilaahi wa inaa ilayhiraajicuun
Yaarabi xaQa fahansii yaQiinta
😢Wllhi yaab waaye heer gaaladii isweydiinayaan aaway Caalamul islaam tani waa ciil aduunyo
Masha
صل الله عليه وسلم
❤wcs ❤ eran w y arsan insha alah ❤
Waa qibdi illaahey ka go ay
Sobadi baraw wararka
لاحول ولاقوة الابالله العلي العظيم muslimiinta ceebta kudhacday lama arak lama maqlin wa ay dameer belen gaalada ayaa layaa ban kuwa madaxda uah muslimiinta anigo waxaan ubaxshay madaxda ceebta iyo kuwa raga uig lakiin shabho askaratooda waa sida asnaaab yada oogale kuwaas waxey kalaladaan haagaan shacbka waa ay salfadeen ilaahey amarkiis oo faray muslimiinta waa aydiideen waxay
aydoorteenjidka halaaga waxaan noolnahay nolol geereda dhaanto انا لله وانا اليه راجعون
Magaciisu waa, Joorji Galawi
😊
Subscribed Barow Show
Waa sax ninkan waxa shegayo Islam ka aya tayacay Falasltiin
❤❤❤❤
George Galloway
Subscribed Abdiaziz Brow
Horey usoco
Runtii Umada Islaamka Bahdil Ayaa Ku Dhacay
Xitaa Gaaladii Ayaa La Yaabay Xasuuqa & Gaajada Falastiin Haysta & damiir Xumada Dawladaha Islaamka
Ninkan anigaa u jawaabaya waxaynatahay muslimiinta gaar ahaan boqortooyada carabata ayaa qasa kuxasuuqaya
Waa runtiisa 😢
Wa runtii inta hada garabtagan moyaan inta kale wa munadaqiin gaalo ka baqay iyo qaar iyagaba baahan oo aweed an laheen
Un soldat israélien a remercié le président égyptien. La raison pour laquelle nous l'avons remercié est que beaucoup de gens ne comprennent pas. Peut-être devrions-nous essayer de détester le soldat israélien qui n'a pas remercié le président égyptien d'avoir massacré le peuple palestinien à Gaza et ailleurs. d'autre part, ceux qui utilisent les armes pour massacrer le peuple libanais, grâce au président Sissi
Ceebta masar
George Galloway aya la yirahda
Ninkaan magaciisa waxaa layiraahdaa jorje galawey afsoomaali ayaan kuugu sooqorey
Dawladaha jiroo dhan yahuudaaba xukunta
Sorry Sorry siisii dhulka Allaah lagooyo
Waa runtiisii muslim ma jirto dad magaca ayaa muslim lagu yahay kaliyah
👍👍👍🇵🇸🇵🇸🤲🤲
Scww
Akhii waxa lo aqriya magacisa sida af samaliga ayey ugu dhawaqan ... golaway
Muslimiint damiir nalaha sxb ninkas waa runtiis waana nin gaal
😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭✅💔💔💔💔💔💔🇸🇩🇸🇩🇸🇩🇸🇩🇸🇩🇸🇩
Asww❤
Aad iyo Ayaan uga xumahay waxa yahuudu kuhayso ilaamka
Golliwog
Kkkk wax dunida islaamka la yiraahdaa ma jiraan ( dadka islaamka sheegta waa laga adkaaday)
Miday amasnen waa mid hoog ku dhacay asman maahan ee wa ayado layiri manxex batahay yaahuu
Aaway ( dadkii suniga sheeganayey soo mareykanka kabaqaad uma aha dhamaantood?), xoogaa shiico ah ayaa wax iska celinaya, waxaana ceeb noogu filan hadlkaan uu yiri ( siyaasigaan ingiriiska ah).
ha wa runti
Bagistan kamad hadline maxa dhacay😢
Hello casiis baraw
😅🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣😂way toulay
Ah ah ah waron walahi majirtu waha musslimha dhaaman waawala daaba dhilif
Waxay u qaybsanyihin kuwa aan awood lahayn iyo damiir laawayaal lacagna haysta lakin manaxa yaal ah oocadawga kaalmeya aadban uga xunahay lakin xaqu wuu so daarhi dona wayna guleysan donan
Pakistaan maxay ku garab istaageen mise warka ayaad ku qurxinaysay waxba kama aad sheeginee
Cc waa jewish
awalba yahudi ayu aha sisi wana ninki diley maxamed mursi