Qasiidadii Guul Allah Ee Sayid Xassan Batuun(Baraawe)U Tiriyay Sayid Suleymaan
Вставка
- Опубліковано 9 лис 2024
- Qasiidadan Guul Allah waxaa Sayid Suleymaan u tiriyay Sayid Xassan Batuun oo ahaa reer Baraawe, kadib markii uu magaalada Berbera yimid markii dambena ugu soo haajiray Sayid Suleymaan Alsadiq wadanka Ethiopia.
Mashallah mashallah awowo jaskal khayr❤❤❤❤❤❤❤
Masha allah tabarakalaah aabo afkaga caano lagu qabey Ilaahayow barakadiisa iyo fadiiladiisa khayroo dhan nagusii dhiboo dhana nagaga fogee aamiin aamiin
Mañsha alaah ilaahayow sayidka nafaxaadkiisa nasooxaji
Masha alllh allaw sayidka fadligiisa
Oogu gargaar seeftiisana cadawgaya
Mari
Maansha alaahu walaahi aadbaan ufarxay wayo waa imaam kii waynaa ee arlada sayid sulaymaan
Walaal ma tafiirtii seyidka ayaad ka mid tahay aad ayaan u danaynayaa inaan ogaado mahadsanid walaal.
Masha alllh
@@mahatduale9425 wll adigu miYaad kamid tahaY Anigu tafiirtiisa aYaan kamid ahaY
@@hamzemahamoud295wll hadaad ogtahay sayid saleebaan ma ogtahay inuu reer fiqishini ahaa walaalo
Aamiin yaa rabi bifadli sayid sulayman nagusii qabuul oo dhan
aamiin yaaaaaa allaaha
masha Allah nuur calaa nuur asxaabta waad mahadsantihiin sida aad ugarateen sayidka dadkoo dhan haiin garteen insha Allah sayidii wa murabii wa shiikhii sayid suleeymaan radiyalaahu canhu
Masha.Allaah barkallaahu soo badi huuno mudaakirada sayid Wali sirullaahi Suleman please iyo Shariif sheekhul Akaabiir WA sayidii WA abii Xasan batuul
Mashallh madad yaa awliya allh
Sayidii Suleymaan
Mansha Allah
Masha allaah
Allaahu Akbar Yaa Sayidii
رضي الله عنهما وارضاھما
Sayid souleiman
wan jecel nahayn in aan dhagaysano imaamkii awliyada xaaji Suleman qisadiisa
Sayid suleyman le grand cheikh sirti awliya
Sayid-ullaahi suleymaan-ul wali
Masha allaah,
♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥
Bisal camatii nuuril quluubii fakariruu bisirii suleymaan sakhiyii tawasaloo
Radiyalaahu canhu wa ardaa
رضي الله عنه وأرضاه قدس الله سره الشريف سيدنا ومولانا الإمام سيدنا سليمان
Masha allaah
Masha allh