Dhamaadka Season Ee Taxana DHAXAL - Dulmar

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 3 чер 2024
  • Halkaan ka DOWNLOAD GAREYSO APPKA TRANSFER GALAXY apps.apple.com/de/app/transfe...
    GOAL-ka Xiga 500K Subscribers - Mahadsanidiin
    Halkaan Ka Iibso Cashirada :courses.hosowpro.com/
    Booqo Website-keyga :
    Telegram Group : shorturl.at/lmqI7
    My Facebook Page : search/top?q...
    Follow me on TIKTOK. : www.tiktok.com/@hosowpro?lang=en
    Follow me on INSTAGRAM : / hosowpro1
    QALABKAAN ISTICMAALO | MY GEAR
    camera 1 : amzn.to/3jzeOSU
    wide lense : amzn.to/37J7UrY
    favo lense : amzn.to/3e0X7KR
    camera bag : amzn.to/3mxGWIh
    camera 2 : amzn.to/2JcsdUD
    lense 1 : amzn.to/2TsiT0T
    lense 2 : amzn.to/2JashEq
    ND filter : amzn.to/2HDHDAS
    gimbal Ronin : amzn.to/3kLRzXv
    KAAMERAD UGU MACQUULSAN AAD UA-cam KU BILAABI KARTO
    Kaamirada iyo Lenseskeeda oo ka yar 500 dollar
    halkaan ka iibso : amzn.to/3msP38U
    kamerada drone ugu raqiisan : amzn.to/2HHoC0e
    camera car holder : amzn.to/2TqGcYK
    COMPUTER & DESK - KOMBUYUUTERKA IYO QALABAADKIISA
    Macbook 16 : amzn.to/35HskiJ
    Boorsadiisa : amzn.to/35FXwP1
    miisyarihisa- staan : amzn.to/2HzBchQ
    sameecadaha-headphone: amzn.to/3kBtnXq
    monitorka : amzn.to/37IOq6P
    macbook hub usbc :amzn.to/2TtiuuV
    speakers : amzn.to/3oyCLOb
    nalalka backgrounka : amzn.to/2TrpSqz
    hard disk ssd 1tb : amzn.to/3e8AnZG
    hard disk hhd 2 : amzn.to/3osXP8C
    memory card 6 128 x2 : amzn.to/35CaeP4
    memory card holder : amzn.to/34vx3o4
    Qalabka CODKA - AUDIO
    microphen 1 : amzn.to/3e0YtFp
    lav mic - midrofanka qoorta : amzn.to/3ovrVIt
    USB mic, Mic Miiska : amzn.to/34zq25U
    wireless mic : amzn.to/3oxTkd2
    voice recorder : amzn.to/37KGqlV
    mic stand - birta micga : amzn.to/2Hx24zw
    LIGHTS - LEERARKA AMA NALALKA
    softbox raqiis ah : amzn.to/3jxqUfA
    smart light apeture : amzn.to/35E1OGL
    reflector : amzn.to/37Y0vp9
    light gel : amzn.to/3dZgjsu
    MUUQAALO XIISO LEH
    CHALLENGE : • CHALLENGE WAALAN ! QO...
    FILM QOSOL BADAN : • Somali Short Film 2019...
    FILM JACEYL AH : • Somali Short Film | IL...
  • Фільми й анімація

КОМЕНТАРІ • 70

  • @hosowpro
    @hosowpro  23 дні тому +32

    Haddii aad u baahantahay CONSULTATION dhanka muuqaalsameynta UA-cam ama Guud ahaan social media, halkaan ayaad ballan 90 igala sameysan kartaa hosowplus.com/hosow-consulting-latalinta-hosow1

    • @fadumoelmi6895
      @fadumoelmi6895 23 дні тому

      Masha Allah Hosow waad ku mahad santahay sida fiican ee aad nogu sharaxday film ka iyo waliba dhiirigalinta aad na xasuu sisay 👍anigu intii dhaliilasha qortay kumaan jirin lkn intii ka xumaatay 😔 inuu dhamaaday baan ku jiray waxaan rajaynayaa in season 2 naloogu soo dhakhsado ilaahayna nabad qab inagu gaadh siiyo insha Allah ❤

    • @AbrahamMocalim
      @AbrahamMocalim 22 дні тому

      WhatsApp maleh lkn email ayaan ku sodirey

    • @MustafAmin
      @MustafAmin 3 дні тому

      Hosow Pro wall qaali plz kaso hadal filimka dabin mhdsnid😊

  • @MohamedCade-kj2km
    @MohamedCade-kj2km 22 дні тому +3

    Dhaxal Waa Film Aad iyo Aad u Fiican Oo Si Saaid Ah looga soo Shaqeyay . Waxaa Fiicneed in Netflix laga soo daayu Musalsalkaas ❤❤❤❤

  • @efoot-ball845
    @efoot-ball845 23 дні тому +13

    aniga top five actors ka filmka dhex ..
    1 galad wa top
    2 sir ama safiyo wa top
    3 gabdha bosska ah sabirna top
    4 duniyo waa top
    5 wiilka yar ka ah wa top
    team hasow pro

    • @MustafAmin
      @MustafAmin 3 дні тому

      Ladirka Rooble io lowkaan bad ilowday sxb ayagana wa top runti

  • @user-dh6jc7ke4i
    @user-dh6jc7ke4i 23 дні тому +11

    Asxbey aan ajar wada qaadano aan kuwada salino nabi maxamed sallahu calayhi wasallam ❤️❤️❤️

  • @laabdaweya11
    @laabdaweya11 23 дні тому +11

    Wiilka balashlaha ayad ka tagty legenoow 😊

  • @user-mr3lq5fb2o
    @user-mr3lq5fb2o 23 дні тому +9

    An uwada duceno inta dhimaty allah ha unaxaristo😢😢amin amin🙋🏿‍♂️

  • @KOKOBULLE-it5
    @KOKOBULLE-it5 22 дні тому +2

    The best person ever,the knowledgable,the greatest of all time❤❤❤❤💯✅✅

  • @abdulahimaalim
    @abdulahimaalim 23 дні тому

    Horey u soco saaxiib mahadsanid ❤❤❤

  • @moliban8133
    @moliban8133 23 дні тому +1

    Mahadsanid big bro hosow 🙏🏿😇

  • @horseedmedia5456
    @horseedmedia5456 21 день тому +1

    Jilayaasha filinku waa heersare dhammaantood, doorka Hani in wiil laga dhigo ayaan qabay. Ama gabadhkale haddii; magaca Dhaxal, Haaruun ku koobmayo.

  • @maslahosmanomar4974
    @maslahosmanomar4974 23 дні тому

    Wan Ku salami sxb hosow

  • @CASKA1212
    @CASKA1212 23 дні тому +2

    Silcis baan ku dhamaystay Astaan Musalsal danbe oo ay leedahay isma lihi daawo .
    hadalkaa waxan u leeyahay musalsal week dhan 2 habeen soo galay waligay ma arag bal ugu yaraan season 2 isna intuu maqnaan karaa, Kan uun aan ka dhamaysto..
    Adiga ayaa noo macaaneeyay filimkan😢

  • @daadayare8779
    @daadayare8779 21 день тому

    My fav youtuber❤️

  • @baaltaagtv123
    @baaltaagtv123 23 дні тому +1

    Team hoosow love❤

  • @FARXAANIITO
    @FARXAANIITO 16 днів тому

    Sxp walaahi waa cajiin

  • @ahmedamin5103
    @ahmedamin5103 21 день тому

    S c waa filin fiican maansha allaah.

  • @carafadaleeli272
    @carafadaleeli272 23 дні тому

    Duniyo us the best❤

  • @usmanpro5416
    @usmanpro5416 20 днів тому +1

    Sxp hoosow tanaxa dabin kaso hadal

  • @ogaalsaremedia
    @ogaalsaremedia 23 дні тому +1

    M.a

  • @manfc.mr10
    @manfc.mr10 22 дні тому +1

    Falanqeynta dabin ayaa ka sugeynaa ugaas.

  • @mohomoudfarah
    @mohomoudfarah 23 дні тому

    Waa ikow

  • @dahablamiiray419
    @dahablamiiray419 22 дні тому +1

    wali mafiirsan lkn waxan jecladay ama xiisa ii galiyay sidad u faleysay waxa nawarer shay musalsaladka ajanibtay hadiba dadkenu sosari Karan musalsal sidas uxisa badan shaqabadana lagalshay waa wax lagu farxo mahad sanid wll

  • @suldaanboss5376
    @suldaanboss5376 22 дні тому

    Filim Cajiib ah😮😮😮🎉🎉

  • @GAALABDI
    @GAALABDI 12 днів тому

    🎉❤

  • @Jibriloss
    @Jibriloss 23 дні тому

    Walaal maad can baareysid

  • @user-xc9vx8uc9x
    @user-xc9vx8uc9x 23 дні тому

    ❤❤❤

  • @fiifii8276
    @fiifii8276 23 дні тому +1

    Vidio inta furin thumbnail ku qoslay hossow iyo lowkaan😂

  • @kingdahir8527
    @kingdahir8527 23 дні тому

    Hoosoow sxb film kii ardey ma udhigmaan

  • @sadiamohamed9669
    @sadiamohamed9669 22 дні тому

    Sri cooks jilinkeda xogaa wax waa dhimanayeen inta kale saytahay oga sobaxeen

  • @osmaanbaadho1924
    @osmaanbaadho1924 23 дні тому

    First comment 😊

  • @Aminaseben-vu6jg
    @Aminaseben-vu6jg 23 дні тому

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @absameofficialchannel9608
    @absameofficialchannel9608 20 днів тому

    Sikasto u Ficna waxa xumeyey meshu ku dhamaday

  • @AmiiraSheydhe-gi5pb
    @AmiiraSheydhe-gi5pb 21 день тому

    Wiilka balash laha ah caadi maaheyn ma ilowday

  • @UniqueSkincarenailandmakeupart
    @UniqueSkincarenailandmakeupart 20 днів тому

    Seen kii la dhacay bank ayaa igu taaagmey anigu

  • @foziaelmi9120
    @foziaelmi9120 8 днів тому

    Anuu intan iska dhaafay baan 3 malmod ku dhamaystay 🤣🤣🤣 wayo samirka inta leeg Maa lihi

  • @barwaqoshorts2338
    @barwaqoshorts2338 23 дні тому

    Musaslka waa qurux badnaa lkn waa nagu yareyen

  • @Hakiimi07
    @Hakiimi07 22 дні тому

    Kuwa bank dhacaya wiilka matalayay mavi a booskiisa waa lala helay wayo qeybtii uu ku matalayay haboon kan ayuu kaga soo baxay sida aan qabo

  • @laabdaweya11
    @laabdaweya11 23 дні тому

    Part 2 dhaxal waa xilimaa?😢

  • @fahm3d88
    @fahm3d88 23 дні тому

    Gabdha nadaafada ka shaqaysa maxaa loowaraysanqaayay waanagu bargooyeen

  • @Hooyo259
    @Hooyo259 23 дні тому

    Reer var music ta ku soo galaayo intee ku ma qasheen iguma cusbee ani 😇

  • @FARAHTUTORIAL
    @FARAHTUTORIAL 22 дні тому

    Meesha arooska lagu duubaayo Mahan meel gooni loogu sameeyay ee waa meel diyaarsaneed

  • @walidabdi16
    @walidabdi16 23 дні тому

    Season 2 goormuu soo baxayaa qiyaas ahaan?

  • @Abdullahi266
    @Abdullahi266 23 дні тому +1

    Hosow pro reply soogal 😢😢😢

  • @maanrizakofficial150
    @maanrizakofficial150 23 дні тому

    Themnile ka markan arkay hosow aya kaga so baxya shctarnimda jilinka 😂

  • @bakarbulshawi9007
    @bakarbulshawi9007 23 дні тому

    Welcome back Legendary Osman Hossow 🙌✨️

  • @abdyrashed5
    @abdyrashed5 22 дні тому

    Filmki ARDAY mxa xal u ah msocda mise waa lajoojjiyay

  • @user-lu8xu4yz7l
    @user-lu8xu4yz7l 23 дні тому +1

    Kusliys nabiga (NNKH) scw😊

  • @hasnanoordeman5828
    @hasnanoordeman5828 21 день тому

    War filimkan ma firsan wa nasib xumahay ada imacanesay hada bilaw iyo damad firsa dona mida kaleh filmka dad kaxanaqsan damadkisa aya arkay marka siow iga xanajin wa iska dafa😅

  • @suheibnoor5344
    @suheibnoor5344 23 дні тому +1

    Caadiyaa uqaraarsanahay aniga filinka meel wax kasto qasan yihiin bey kudhaafeen xitaa Hal dhibaato lama xalin filinka dhan habayaraayee xitaa shaatigi burhaan

  • @Xafso25
    @Xafso25 23 дні тому

    War wey nagu bar goyeen

  • @Yusuf_Hunter1975
    @Yusuf_Hunter1975 23 дні тому

    45 ila 46 videos aan ka soo daawadey horey u soco aboowe!!😎😎😀😀😋😋

  • @qeys780
    @qeys780 23 дні тому

    Inta dawan one like😂❤

  • @adengoumaneh5232
    @adengoumaneh5232 23 дні тому

    Waxaas oo dhan eed Ka sheegtay waxaa ka daran sida qaabdarada ee Ku dhamaatay qaybtii 1 aad

    • @maxamedshariif4878
      @maxamedshariif4878 22 дні тому

      Hadan lagu dhameyn season 2 maxa lagu dawanaa. Adiga kan tixane koowad aad dawato miyaa.

  • @user-oe6ux9bj9r
    @user-oe6ux9bj9r 22 дні тому

    Astaaney weynoo Taalaa
    😂😂😂

  • @ardaaproduction1363
    @ardaaproduction1363 23 дні тому

    Waryaa hoosow indr astaan Ada numberkeeda haye qaybta labaad nooga soo qaad ilahay hadaad taqaan

  • @enghamdiabdirisak4866
    @enghamdiabdirisak4866 22 дні тому

    Ma anagaba sugi karna season 2

  • @ceynimaxamed4637
    @ceynimaxamed4637 18 днів тому

    Wlhi wn sugi la ahy inta laga so deyn dono

  • @shaqaleaxmed3514
    @shaqaleaxmed3514 23 дні тому

    Flimka wxaan ka arky chanelkaaga sidaa darteed ayaan u daawadey wxaan islaha waa sheeko bilow iyo dhamaad leh madaama ood aad u amaanysy hadaan sidan moodayo maba daawadeen sorry