Isbarbar-Dhiga Dagaal Ceebeedkii Raaskabooni iyo Difaaci Gedo ee Kenya

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 22 гру 2024

КОМЕНТАРІ •

  • @axmedsiciid7050
    @axmedsiciid7050 4 дні тому +8

    S.xaashiyow xamar bay hawiye aamin sanyihin ilagu khasban yahay xildhibanda wa loogu hanjaba marka daarood xamar haka tashadeen

  • @AbdiEgueh-td5by
    @AbdiEgueh-td5by 4 дні тому +1

    Saleeman xashi aad iyo aad ayaan kuu sallaamay allaha Ku xafido dhalad dhalad dhalay aqliga ' aqoonta ' garashada 'alle Ku siiyay allaha kuusiyaadiyo aamiin adiga oo dhankasta runtaa ka sheega islaamnimada ' soomaalinimada sidaytahay u Sheegtay ncaybka beentamaraykan

  • @faadumocali5574
    @faadumocali5574 4 дні тому +5

    Mw Farmajo qabiil mayaqana waa ciyaal xamar wuxoo ahaa Mw qaran

  • @FadumoHasan-c1h
    @FadumoHasan-c1h 3 дні тому

    Asc xasan wadanka meel xun buu uwadaah ee illahay wadanka ha kaqabto aamin aamin

  • @SaedCade
    @SaedCade 4 дні тому

    Meeshay lahayd Bay taall doodaasi,dal ba'oow yaa k leh weeye xaalka maanta aynu ku jirnaa❤❤❤❤

  • @sahromahamud
    @sahromahamud 4 дні тому +5

    Allow Soomaali Badbaadi 🙏🇸🇴

  • @sacaddhaalib2336
    @sacaddhaalib2336 4 дні тому +3

    Dhibatada dalkan waxa sabab u ah xildhibanadii doortay maafiyooyinkan mooryantan dalkan ku habsaday ilaahey hanaga qabto

  • @FarhanAlisaid
    @FarhanAlisaid 4 дні тому

    Qorshe qaran oo guulaystay iyo qorshe qof oo fashilmay bay kale yihiin thank you hashi

  • @FadumaAbdullahi-j9s
    @FadumaAbdullahi-j9s 4 дні тому +1

    😭💔🇸🇴 Xasan wuxu ku Kacay WAA Moryaaninmo 👍💯👍🇸🇴 Xasan Xaraash Qaran WAA Masiibo Qorankii Somaliyed Ku dhacday 😭💔🇸🇴😭

  • @dahabdaahir2164
    @dahabdaahir2164 4 дні тому +2

    Dawladnimo waa dhimatay waxana dilay xasan mooryaan

  • @NasroCabdi-i7g
    @NasroCabdi-i7g 4 дні тому +2

    Guuuul guuul insha Allah iyo gobanimo jubalaaand 🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱💪💪💪💪👑👑👑👑🫶🫶🫶🦁🦁🦁🥰🥰🥰

  • @CalinuurXuseen-q3e
    @CalinuurXuseen-q3e 4 дні тому +2

    Xasan sheekh wadanka wuuburburin rabaa dawladnimada somaaliya godbaykusiidhici rabtaa

  • @shukrilibax
    @shukrilibax 4 дні тому +1

    Ilaahow dalkena diintena iyo dadkena nooga badbaadi xasan xarash qaran amiin yaa allaha 🤲
    Guuleyso walal xaashi wadani geesi qaran ah ❤😢
    Aaway muusehi badeena saxiixay?
    Waa xage meesha somaliya laga qeeyminayo?
    Dalkena 91maantay buu oogu baahi badan yahay ?
    War hooy somaliyey kaca oo diida dulmigi aan iska heeysano ?
    Dalki iyo dibadai shacbka somaliyed weey ku dhiban yahiin😢

  • @BEER_QOTONSHE
    @BEER_QOTONSHE 4 дні тому +2

    Sharaf iyo karamo hdalkuba waa intaas❤❤❤

  • @Ahmed-cg8vh
    @Ahmed-cg8vh 4 дні тому +1

    iillahay,2 👋labadoodaba,haaiinadhafiiyo ,aamiin ,aamiin

    • @Ahmed-cg8vh
      @Ahmed-cg8vh 4 дні тому +1

      haarbi xasan sheekh iyoaxmadmadobe yarabi ,yaaallhau ,yaarxman ,labadoodaba ,uumada ,somaliyed ,dhaafii ,yaarabii

  • @FadumaAbdullahi-j9s
    @FadumaAbdullahi-j9s 4 дні тому +1

    Aniga Waxaan u arkay In Xasan Wadanka Laga Qabto 😭💔💔💔🇸🇴 Inta ay Goor Goor Tahay 😭💔🇸🇴 Xasan Dan. Iyo hello Kama Laha Somali 💯💔🇸🇴😭💔💔💔😭🇸🇴💔😠😭

  • @addeecabdihassan243
    @addeecabdihassan243 4 дні тому +1

    Xasan Xumoow yaa xilka noogu dhiibay,Xaafadhuu galaa.

  • @xamarey8143
    @xamarey8143 4 дні тому +1

    waxaan umarkaa iney soomaaliya god ku dhacdey rag badbaadiyana aysan laheeyn xasan uu yahay nin jiran waxa uu sameynaayo ama cadaw soo sijyey tahay waxaan rajeyneynaa inuu ordagaan noksoo direy uu na badbaadiyey inteysan soo galin masar jabuuti imaaraad ertareya iyo dowlado isku heysta soomaaliya uu xasan u soo wada saxiixay inuu hshiisiiyey xasan iyo abiy intuusan dagaal ka dhex dhicin itoobiya soomaaliya oo dhan ayey heysataa

  • @MohaAliDiini
    @MohaAliDiini 4 дні тому +1

    Horta yaa somaalida dhiiga kamiirtay hadii hortooda dalka lugugadanayo hakayaabin inay in yar waddani nima ah aykhaado😢

  • @ahmedismaciel5465
    @ahmedismaciel5465 4 дні тому +1

    MARKAY XASAN IYO AXMED MADOOBE NOQOTO WAXAA ROON AXMED MADOOBE

  • @abdiqanihuseen1414
    @abdiqanihuseen1414 4 дні тому

    Madax wayne maaha xasan sheekh waa mujjrim

  • @ayan123aadan5
    @ayan123aadan5 4 дні тому +1

    Ilaa malinkii uu xukunka qabsaday wuxuu hadba ku tilaabsanayey qorsheba qarshe maamul goboledyada doqomada ah wuxuu ku mashquuliyey dastuurka shaqadiisa wuu watay wuu ka caqli badiyey dani io Axmad madoobe askartii qarankana wuu ka saaray meesha Rag io Rabi ayaan leenahay

  • @hiboali5025
    @hiboali5025 4 дні тому

    Hashiyow bahasha naga dhaaf, farmajo waa kii kismayo cuna qabataynta saaray, oo waliba ciidan gedo ku daabulay, Hassan duufle na farmajo ayuu koobiyeye, nin walba oo jubaland neceb cagta hoosteeda, guul jubaland❤❤

  • @yusufahmed6987
    @yusufahmed6987 4 дні тому

    Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw ❤❤❤❤❤

  • @ayan123aadan5
    @ayan123aadan5 4 дні тому +1

    Wuu ugu talagalay inuu soomalia iibsado baabiiyo oo ku mashquuliyo Tastuurka si aan loo fahmin adeega diyaaradaha uu hantida wadankeena hooyo ku baabi,iyey

  • @garadowliyo4382
    @garadowliyo4382 4 дні тому +1

    Hashi alkuliiste somalinimada qado

  • @AbshirMaxamed-z6k
    @AbshirMaxamed-z6k 4 дні тому

    ❤❤❤❤❤macalin❤❤❤❤❤farmaajo waa halyey❤❤❤runtiii❤xasan waa tuuk dalaal ah oo iibiya meedka iyo dumarka❤❤❤❤😂😂😂😂😂

  • @abdiqanihuseen1414
    @abdiqanihuseen1414 4 дні тому

    Axmed madoobe waa mujrim asna

  • @cabdallacagey2632
    @cabdallacagey2632 4 дні тому +1

    Kaaf iyo kala dheeri

  • @abdisamedabdulahi1947
    @abdisamedabdulahi1947 4 дні тому

    Hadii ayna qabyaaladi kumadax marin Jubaland Xasan iyo ina Farmaajo mudna wax umareebanin lkn waxay Ku bad bad baaday Hogaanka Jubaland Al sayid Sheekh Ahmed Maxamed Islaam

  • @CabdiDiiriye-y8r
    @CabdiDiiriye-y8r 4 дні тому

    CIDKASTA OO CABDIRASHIID IYO DAGAALKA RAASKAANBOONI ISBARBARDHIGTAA WAA CIDAAN MASKAXDOODU SHAQAYNAYN OO BUGTA.

  • @wizhargeisa3338
    @wizhargeisa3338 4 дні тому

    Qabaw badana ummada reer Muqdisho wa duli siyaasinta Somaliyeed lkn fclada muqdisho ka dhacaya wa level kle

  • @axsanta2x
    @axsanta2x 4 дні тому

    Waxan u arkaa wadan iyo shacab masaakinah onlahayn Rag difaaco iyo wax kanaxo lakin Allaha weyn ee tagay cirka tiirlan goglay dhulka ayan kasugayna raxmadiisa wasaca ah waxana lenahay انا لله و انا اليه راجعون

  • @NimcaanMuxumed-p4b
    @NimcaanMuxumed-p4b 4 дні тому

    Abwan Hashi

  • @fordoosabdalla9819
    @fordoosabdalla9819 4 дні тому

    Waxaa xaqiiqa xasan shiikh haduu yahay madaxweyne daacad ah oo dalka iyo dadka soomaaliyeed ka naxaya cadowga dibadaba iyo kan gudaha ka difaacaya dadku isugu mid yihiin qof walbaa taageeri lahaa laakiin hada wax lagu taageero oo maanta uu shacabka soomaaliyeed u qabtey ma jirto maalin walba hooyo iyo caruur buu ka oohisiinaayaa maanta intii horey u taageersaneyd 100/80 wey ka soo horjeedaan.

  • @abdiwahidelmi6160
    @abdiwahidelmi6160 4 дні тому

    Asc brother thank you sidaad wax ukaladhitay aragtideeda xasan masuul Qaran ma ahan ee waa dagal ooge qabiilasan

  • @ortsiq
    @ortsiq 4 дні тому

    Maanta run ayaad sheegtay sxb

  • @mohamudali1956
    @mohamudali1956 4 дні тому

    Xasan shiikh maxakamad ayuu mudanyahay

  • @CinjoYare
    @CinjoYare 4 дні тому +1

    Wariyahan iyo taageerayaashiisa wexey dhiira gelinayaan ugu yaraan 2000 asgari oo raaskambooni joogay oo reer ahaan ugu badnaay reer jubaland ok kabasii daran hadii leesku dhameyn lahaay ugu yaraan 3000 oo reer jubaland ah ayey dili lahaayeen marka caqliga daaroodka waa sidaas wuuna iloobay in ciidanka Somalia 🇸🇴 2021 lagu jebiyay balad xaawo oo xataa ciidan Kenya ey soo galeen balad xaawo marka xaarka haleeska duwo reer maangaabow raaskambooni idinkaa isku dhameeyay

  • @fordoosabdalla9819
    @fordoosabdalla9819 4 дні тому

    💯💯💯💯👍👍👍

  • @gaarsimedia1995
    @gaarsimedia1995 4 дні тому

    Sxb waa lagu fahmay ee banaanka iskeen

  • @Maxamed-p9e
    @Maxamed-p9e 4 дні тому

    Kaaf iyo kaladheeri

  • @kiinnuur6605
    @kiinnuur6605 4 дні тому

    waaar naga tag xaalku waa dameer iyo labadiisii daan xasan gurguurte iyo fiqi manaafaq iyo farmaajo midna khayr ma wadin farmaajo ba sowkii xabashi u dhiibay nin somaaliya malaa farmaajo baa kuyara xiga sidaabaad farmaajo u yara amaantay😮😮😮

  • @Haarkujoog114
    @Haarkujoog114 3 дні тому

    Xassan wuxuu rabaa inuu kala diro soomaalidan lasoo yabyabayay

  • @maxameddeeq-k6b
    @maxameddeeq-k6b 4 дні тому

    War farmaajaha aad sheegeyso bulahawo wuxuu kula dagaalayey qabiil la yiraah REE AXMED 😅😅😅

  • @abdikarinibrahim7257
    @abdikarinibrahim7257 4 дні тому

    Asc xaashi anigu waxaan u arkaa inuu Ahmed madoobe yahay haleyey qaran oo ku jooga jubaland tolkii iyo geesinimaddiisa xageed joogteen markuu xoraystay Ahmed kismaayo

  • @Youmumshouse
    @Youmumshouse 4 дні тому

    Hawiye odoyashina dalka haka badbadiyaan gurgurte waad qabsan kartaan hadalkina kama weyna qabsada odaygan dalkina gatay ilmaha isku laayay badii amxarka sinaaya

  • @cabdiqadirmaxamuud-j4p
    @cabdiqadirmaxamuud-j4p 4 дні тому

    hadan isbardhigo labadaa arimood xasan sheekh waxa loo doortay inuu dadka soomaliyeed isku hayo waxan aminsahay inan la is bardhigi karin nin qaran in qabiil aminsan sababtu waxaa weyan hadad rabto inad hormariso dadka aad maamulayso iskama horkeenaysid hadad yahay nin amin san qabiil iyo yaa tu,Ala yeey dadka uunbad rogi ee waxba tarimaysid wax uun hadii ay dadka ka xishoonayan dadka haka hor waregan nimankan NGO yada ah ee dalkii xaalufiyay

  • @cabdomohd7282
    @cabdomohd7282 4 дні тому

    Siday. Ahayd ayaad. Udhigtay. Waa laba. Aan lays barbardhigikarin. Tii. Mw. Farmaajo. Iyo tan xasan sheekh. Ee. Xiidma fadhka ahi xaashiyow. Crashii mohd yaasiin. Go. Todheer burco

  • @AxmedmaxamedNuur-x8h
    @AxmedmaxamedNuur-x8h 4 дні тому

    Ninka xasan shiikh iyo farmaajoo is barbar dhigaa waa nin aan cadaalad falin hadaynu xasan ka badbaadno oo lagu soo gaaro dalka oo aan laqabsan nasiib baynu leenahay eebow naga badbaadi aamiin aamiin