suleekho i know abayo aniga ma idin kala jecli lakin reer baciidyahan they re my fav one Wana ii simantihin aniga dhulbahante mar ka an ka soo baxo reer ka an 10 ayeeyo an ku leeyahay waa MJ ii noolada ilma adeeraday
Ninkaas reer xaamid ee abtiyaashiis wabeeneeye sheegtay waa iid Xasan naagadoon 10 bari kadib baa isla meheradaas lagu dilay. Allaha u naxariisto aamiin.
Mama Malyun video gan aad buu nooanfacay waayo maqayada aad joogto waxa lahaa walaalkay iga wayn, balse waa ladilay September 17, 2021. 10 bari kadib markaad sooduubtay video gan. Allaha u naxariisto walaalkay usoduceeya.
Is it Culture appropriation if i wanna be reer Bii'dhiyiaan? (even though i am Cumar Maxmood?) I am jealous of these guys getting attention from Mama Malyun 😍🤣💖
Wiilka wuu ku Baryay in aad wax siiso bay ahayd waxa uu kugu yiri waxaa gogol noo ah jawaanka bariiska laga shubo Malyun waa la rogtay Codsigiisii wiilka ku teh nin ciidaas haysta gogol muxuu uga baahan yahay hhhhhhhhhhhhhhhhhhhh
Asc dadka oranaya wiilka wax siiya in ay wax haysato maa ka warqabtan mida kale hadii ay idin soo bandhigtay dadkina maa taakulaysan waxaa la hadlayaa dadka xolah leh waad ka dhimanaysaane wax sadaqeesta wabillahi towfiiq
Reer baciidyahan waa rer ka an ugu jeclahay majeerten frm dhulbahante
Hana kala jeclaan we are one.
suleekho i know abayo aniga ma idin kala jecli lakin reer baciidyahan they re my fav one Wana ii simantihin aniga dhulbahante mar ka an ka soo baxo reer ka an 10 ayeeyo an ku leeyahay waa MJ ii noolada ilma adeeraday
Than you bro
@@mahmudabdulle750 I'm too Dhulbanhte, Ilove rer bihidiahan, and oll mijerten 👍❤❤
@@mahmudabdulle750 Majeerteen Iyo Harti Labaddaba Hakalaqaadin Walal. Thank you.
Masha Allah mayuun queen asal dhalad jacal dadked waadankad alle haku siiyad faraxad damasha kujoto waadanagag ❤❤❤👍
Imaanka ayaa qanjaha jooga raga rer miyiga ah, Rabigay ha idin barakeyo dhamaantii
Mom malyun waan iska jeclhy mom allh haku xafido🥰
Al ku jeclya waan qirdey my Tolkey inso badi More videos for my wiilshena ❤️❤️❤️❤️
Nin reer Abti gii kuabtirsadey waa in rageed aad baan kusalamey Ina eedo or habaryar
Mom malyun iidaa wiilka habaryarta an u ahay ❤️😍👍
Ninkaas reer xaamid ee abtiyaashiis wabeeneeye sheegtay waa iid Xasan naagadoon 10 bari kadib baa isla meheradaas lagu dilay. Allaha u naxariisto aamiin.
@@naagadoon2011 inna lillahi wa inna ilayhi raji'un Illahay ha unahariisto 😭😭😭😭😭😭
Dheh Maansha Allaah Tabaarakallaah☝️
Reer wacays waa reer ayeeyahay.maansha Allah
Mashaallah Queen mms keep going
Mom ilahay ha ku xafiido ILove you
❤️♥️💛💗💚🤎💘💗🌺💋💋💋💋💘
Kan reer xaamud ma ina buuqaa baaa
Oo hooyadii wabeeneeyaha ah waa walaalaheeey m.a
Guuull Maansha Allaah Tabaarakalaah☝️
I wish I was there with them
Love my country ❤️❤️❤️❤️
Funny
Mama Malyun video gan aad buu nooanfacay waayo maqayada aad joogto waxa lahaa walaalkay iga wayn, balse waa ladilay September 17, 2021. 10 bari kadib markaad sooduubtay video gan. Allaha u naxariisto walaalkay usoduceeya.
Allaha unaxa riisto
Woow war libaaxadii Cali ibraahim maaneed, mirafadle iyo ganbarey imow
Aamin Aamin allaha barakeeyyo
Reer Ayeeydey ❤️😘
Masha allah 🙏🏽🙏🏽🙏🏽🙏🏽💚💚💚💚
Mama malyun waad dalxiisto waad dalmarto wad dadbarato. Waad damasheysay mn sha allaaaaa pin sn love ❤️ 💯💯❤️🇸🇱
Aaaamiii Yaaa Rabi
MMS Dumarland Queen 🌺🌺💐💐💐💐💝💐💐🌺🍎💥💥💥👑👑👑💚💚💚💚💚
Mansha allah tol minadu waa qaali
Masha Allah
Mashalllah ku baashall dhulkaga
Is it Culture appropriation if i wanna be reer Bii'dhiyiaan? (even though i am Cumar Maxmood?) I am jealous of these guys getting attention from Mama Malyun 😍🤣💖
If you want to be Reer bicidyan you have to type in Somali..bom💥💥
Omar mohamud hadaa tahay bicidyahan waa aderada waana walalahaa inaadan aheyna kama dhigna
i want to be mj from xawaadle girl lol
@@sarahdumarland3672 I think that person was saying they luv mms and you turn them down
Tony, you don't need to be Cidiyo Madow when Ur Omar Mohamuud like me lol.
Manshalh tolkeed ayeey lajoogta
Wiilka wuu ku Baryay in aad wax siiso bay ahayd waxa uu kugu yiri waxaa gogol noo ah jawaanka bariiska laga shubo Malyun waa la rogtay Codsigiisii wiilka ku teh nin ciidaas haysta gogol muxuu uga baahan yahay hhhhhhhhhhhhhhhhhhhh
De wll qofku markasta ma waxbu haya waxabanay hayne kada dee
mama malyuuney hadan ogahay inad dhulkaas oo dhan so maraysid wan ku raaci lahaa wlh wan u xiisay dhulkaygii
Masha allah aamiin 🤲🤲🤲❤️❤️❤️❤️❤️
Aamiiin AaaaAmiiiin Aaaaaamiiin
Masha allaah reeraha caawi ooceelal uqod
MMS wilkaas wax sii
🤣🤣 maxay siisaa
@@alisaladahmed424 lacag meelkala usocota 😡
Wa calaf
@@zamashh9414 . Naa bal kaalay huno, calafku 2deena ma isku keeni karaa.
MASHALLAH kuwin
Mms boqorada❤️
Asc dadka oranaya wiilka wax siiya in ay wax haysato maa ka warqabtan mida kale hadii ay idin soo bandhigtay dadkina maa taakulaysan waxaa la hadlayaa dadka xolah leh waad ka dhimanaysaane wax sadaqeesta wabillahi towfiiq
WALEE WAA BAQIILAd.. MAMO MALYUUN ..ANIGAA KANAXAY..NINKA DHAHAAYO WAX II DHIIB....TELFONKIISA ISII ..ANIGA U DIRAAYO ..ALLE DARTIIS. .DADKA WAA REEMII MAOGO IN AAD LACAG KASAMEENEYSO.....EE WAX BIXI ...DADKA WEY GAAJESAN YIHIIN.ILYEEY KUGU DHICIN...
Kkkkkkkkkkkk biciidyahayn cadi mhn😂
Kkkkkkķ
Waaw waa magaladan ku dhashay
Tuuulooyinkaa waxaa rageedu caan ku yahay cunida buuriga xitaa way isku dilaan mamu waxaan jeclaan lahaa inaad wacyi galin kasanayso arinkaa
MMS❤️❤️❤️
Alah barkah kulha marykan ilhay malga yaqan wa dadke xalasha ahah walalay ninka kula hadlaya igu dar malyun naso bar ragas bacid yahan landhara banan dagay iga dhah
naasahay isla dhacaysaa sidii Hal saaka laso maalay kuyeh 😆🤣😂
😁😁😁Reer tuulo qosol iyo xigmad ugu imow, walhi waa dad hadal nool.
Miyiga saan ugu xiisay
Alle meeshuu faqri weynaa
Sax waye illhay hano xifdiyo
💐💐💐🌺🌺🌺♥️♥️♥️♥️
❤❤❤🥰🥰🥰👏👏👏💪💪
One mint she loves them and the next minute caay kkkk
Ku jecliyaa malyuun macaan
❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️👈👈
Wiilkaas hadlaayoh waanba ka helay
😘😘😘😘😘😘😘❣❣🤩
Kafado alaabata lagu miisama waa la isticmaala africa ilaa hada maam malyuun
Meesha cidiyo madow baa isugu yimid gaalkacyo Brazil baa looga yaqaan
Mms igarkas inta aroostit America keen ceyow 🛻 ha wate
Masallah
Rer waceys maamo mms
Marakan ilahay lagama yaqan so ti la yiri
Nolol sax ah oo stress laheen
Hhhhh
Naakdheh
Lkk
Hhhhhhhhhhhhhhhhhhh maamo malyuun waa xaraabe walaahi waa iga qoslisiisay
Odaygan imaan lawaha ah gabadha ka kaxeeyo
Ilma koronto iyo reer cumar buudi ilma xaashi albaab cidi ma ka nooshay tolow hadaad biciid yahan tihiin
Qof wabeneye dhalay waa yaqaanah ganacsi 😀
Malyuun qabyalad ciriyaha ka gashay
Scale up
Hhhhh
Waanay ku garanayn way ku dili lahaayeene
Miiska caalamiga diyaarad mala soo saari karaa
Aad bey u calool wanasgsantey malyuun
Fish scale
Reerka sawtii necbayd
Biciidyahanka foolxumaa MMS dadka maqaarka ku dhegenyahay
dadkaaaas masakiinta dhaqanxumo habarin ayaga rafaad ku ilmo korsanaaye ha ugu darin alle kacabsi la aaan&,mashruucyada aad la wareegeyso oo adiga qudhaada inta meyratid baro diinta
😂 tolka waad ka waashay
Kkkkk
Kkkkk kkkk kkkk
cidiyo madow nacala idinku yaal
kkkkkkkkk
masha allah