Розмір відео: 1280 X 720853 X 480640 X 360
Показувати елементи керування програвачем
Автоматичне відтворення
Автоповтор
Queen MMS waan ogaa mar walba inay tahay qof legend ah oo dadkii walaa ee reer Minneapolis MN iyo Columbus Ohio ay wareeriyeen hada wada ogaateen inay qof qaaliya tahay Masha Allaah cafis waydiista maamada intii khalad ka gashayeey 🦾 keep it up Queen MMS boom hadana booom
she has a clean heart wallahi ,Luv u Queen MMS, may Allah swt reward you for all your good deeds.
Dayrkii Reer xildiid Miyaaa Ee wiilo
Ladhashay
Masha alahh mamaluuna
Maasha allaah waa qof abaal leh wllhi mama malyuun😘😘😍😍
Maama malyuun waa gob abaalkuu u galay ayay u gudaysaa masha allaaah ❤️🙏
Mnsha Allah wall waligay maan arag qof kaa qalbi wacan oo kaa wanagsan malyuun we love you ♥️♥️ ilaahay haku xafido
Masha Allah mms qaali baa tahay mamo walaahi waa ilmeeyay qof abaal guda baa tahay mmo cafimaad iyo cimri dheer allaha ku siiyo love you ❤❤❤🤲🤲🤲
Maansha Allah, sidaad uga faxisay Allah hakaaga farxiyo Aamiin Aamiin Aamiin 🤲🏽🤲🏽🤲🏽 qaar mayiin haystaan intaa garanayn ama quudhay, Allah misaanka xasanaadka hakuugu daro ifkana hakugu xijaabo Aamiin Aamiin ❤❤❤
Mom malyun you’re so kind may allah swt mercy you his blessing ❤️😍😍😍😍❤️❤️❤️
Asc. Malyuun cali rabbi haku jeclado aamin 🤲🏾🇸🇴♥️
Masha allah guleyso qofka aan dadka odhan mahadsanid alle ma dhaho qof abaal guda baad tahay
M.a maamo qof qalbi wngsn aa tahy Allah ku xifdiyo 🥰😘
Well done MMS, you are great humanitarian.
M.a hoyo qlbi wngsn ayd tahay wlhi wn ilmeyey allha ku xfido mamo
MM waa qof qalbi fiican ilahay ajar iyo xasanad allaha ka siiyo
Masha allah geesiad abaal qofki gala lo guda mama malyun geesiyad garab weyday from duriyada isaaaq ee aad caydo caay cidi kama xigto isaaq🔥🌏🎈🥰
asc maasha allaah guuleyso maamo malyuun allaha ku xifdiyo masaakiin urooney masala wanaagsaney masiir fiicaney maskax fireeshey maqaawiir somaliyedey muraayadii dumarkaay macdan aan lahelikariney maslaxo wacaney maamuus wanaagey malaayiin somaliba kujecel mayeeranada udadashay adna mowle kuu gargaar aduun iyo aaqiro insha allaah yaarabbi🤲🤲🤲🤲🤲😥❤💖💞💙🥰💜❤❤❤💞💞💞💞💞💖💖💙💙
He looks humble and kind man.
Allah maamo allah kuxafdo Walhi qofwangsan OO wanaag aaad isku bartaaan lama ilaawikaro malyuun alah kaafarxiyo hbo Saad ugafarxisay adeerkaaan
Habaryar mabruuk. Ilaahaa kaa farxiyey .ee farxadaadi farxadeeni waaye. Alhamdulillah ilaahey mahadiise. 🌹🌹🌹🌹🤲🤲🤲🤲🤲
Mansha allah malyuun ale ha ku barekeeyo qof fcn oo abaal leh baa tahay guuleyso xaqaaga ale ha ku siiyo
Mansh'Allah Habaryar mcn 🤗🤗🤗🤗 You make me cry.
Manshaalaah ilaahay ha kuga xafido habo
Abaayo Aduunka Garashaa Lagu Kala Hor Maray iyo Qalbi Wanaagsan Misaanka Xasanaadka Allaha Kuu Saaro Ducada Waa La Xadaaye ♥ Guuleeyso
Maashaa’allah you have a good heart May Allah bless you queen mms
masha allah ilahay khar hakugu bedelo amiin yarabi
Walal albab kasta oo ka xiiran Allah ha kuu furo murugadana farxad ha kuku badaalo amiin subscribe iisar💟💕💞💚💛
Ascwwb mama qof qalbi wanagsan ayaa tahay oo hadan naxariis badan alle haku xifdiyo barakallahu fiikum
Abaal nin gudaa waa yar yar yahay somali maama malyuun❤❣dioman waaye halaga faidaystoBal eeg siday ula marxabatoy dadkedii hore
Mashallah you have Gold heart may Allah bless you 🥰🥰🥰🥰
Mama wadadka istaga dhibaayo allaha ku sharfe marka kale la fadhiiso waa xanunsanyahy
Aff macaan gacan mcnbaa dhanta hadu garanwayaay adigu isxiilqaam OÖ U dhiis guuriga .waa ajaar iyo khyr ku soconya
Mms qof wacan bada tahay walhi 👑👑👑
Mashaa Allah abayo wax fiican ayaad samaynaysaa guulayso
Masha allah ilahay haka xafido malyuun❣️❣️❣️
Wax nool baa ku nooleeya maasha allaah ❤❤❤
Wllhi mms ninkas wxa ka maqlay 2017 ayay sheegijirtay isaga iyo xaali kkkk
Alle odaygaan waan aqaan miskiin buu ahaanjiray waan aqaan ina bari odayood weeye
Maasha allaah waad qalbi wanaagsantahay. Dadka dibadaha ka tago dadka lacagta haaysto ayeey daneeyaan. Runtii waan la qiirooday kheeyr allaha ku siiyo
Ilahaay haaku jeeclado anagana sido kale wanu kujeecelhay sida masakinta ugu gargarayso Alle hakugu gargaro adun iyo akhiraba
Mansha Allah malyun cali Allah swt ha kaa ajar siiyo
Manshallah mulyuuneey ale janadiisa haku geeyo aduunkan waxa kudhiba kuma tuso…aad iyo aad yaan ku jeclelaahay 😍😍😍😍😍😍😍
Mom Malyuuney ilaahay ha xifdiyo Man shaa Allah tabaraka raxmaan
Masha allaah mama malyun jazaakallaah kheyr my habaryar.
Maasha allaah maamo malyuun debigaaga alle hadhaafo illaahay hakuabaal Mariyo adeerna waanin kariima👍⚘ sharafbadan allaahu akbar
Mansha allah mama malyun
Malyuun waa qof qalbi wanaagsan🥰
Masha.Allaah your heart's so clean
Mashalah mamo walahi wan kula ooyay aniga qof oynayo ma arkikaro wan la oyna😭😭😭😭😭
Illaahay haku xifdiyo hbo haku noqon maraykan
Waa waayeel allh danuubtiis ha dhaafo nin wangsan buu u egyahy
Manshallah 😍 mms ilahay ha ku gargaro dadka cawiso alah ku caawiyo kuna gargaro
Maamo malyuun waa qof qalbi wangsan allaha kudhooro 💖
Fariid maamo malyuun 😊❤😘msha Allah
Ajar Allah ha kaa siiyo masaakiinta aad caawineeyso aniguna waa Kula ooyey
Mansha allh mam malyuun we always love you, ❤️ ❤️ ❤️
Masha allah eedo ilahaye haa ku dayoh maad sarhaye tagtid video nogaa soo duub
Masha alah mama malyun waxa thy qof qalbi wngsn awal leh masha alah
Mashaallah mamo ajir Allaha kasiyo
MashAllah malyun keep going
Mansha Allah Malyuun Cali kheyr baad ka heli asxaankaas ku doco
Legend mama malyun love 💕💕💕💕💕💕💕💕
Illhay hakaa abaal mariyo malyuunay dadka masakiinta AD caawinaysid illahay janno hakuugu bedelo
Masha Allah wa odaay imaan kiisa qaaba oo xushood badaan
Masha allah malyuun allah hakucaawiyo
Magaaladaas ayaan ku dhashay malyuuney magaaladaas TVga
Mama malyuun adeer ilkaha ugali oo dhaqtar geeh alaha barakeeyio aamin
Mashallah ilaahay haku xafido qof wanaagsan baa tahay
Masha Allah mama Alle haku xiftiyo
Mamo malyuun kor dahab ilove you hooyo waan ooyay wanaagaaga markaan arko❤😭
Ilhy cafimd ku si kulahaa hhh qosol walh mamo malyuuun miya xanunsan
Roses are Red, Violets are Blue, Queen Malyun has beautifully broken my heart in Million Parts!
Hoyo qalbi dahab allah ku dhawro mamo Mashallah
Masha alha maamo malyuun keep going masha allh alxamdulilaah
Mashaallah mashaallah 💯💯💯💯👌
Mashaa alah malyun waa run sheeg 👑❤️❤️🔥🇸🇴👑👑👑
Asww, janno rabaw igu farxi .iyaaa dumaaar naaago tanbaan kaahay saabiriina waa lay yiraaah
Mashaa Allaah Tabaarakalaah 🇸🇴❤❤❤❤❤❤❤🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹
Deer waa nin caan ah oo rer wardheer
Mashaa allah waa nin iiban badan sida ka muuqata mama malyuun waa qof abaal leh
Maasha alah wanaag hadaa sameeysid waa kuu soo noqonaa
Machallah mms edoo 🥰🥰🥰😍
Masha allh mama xafido allh
MASHA ALLAH.
Masha alaah malyuun waa qof fiican qalbi fiican
Masha allah ❤️❤️❤️❤️
*💚بسم الله الرحم الرحيم**Waaa Malin Jummac**Uadeegso Qalinkaag 📝 fidinta Diinta iyo Islaaxa umada muslimiinta*✍🏿 ✅ 💖 *Rasuulka* ﷺ 💖 ﷺ*Naxariis iyo Nabadgalyo* *Eebe kor kiisa ha yeelee*💖 *Wuxuu yidhi* 💖*Ruuxii xifdiya Tobanka* *aaayadood ee hore ee* ✨¸ *Surat Al kahf* ✨ *Waxa Laga Dhawraa *(( Dajaal ))* *Waxa Wariyey* *Muslim* ✔ 💖 👉🏿 *Hadi rabi idmoAh ee aan* *BaDino SaligaNabiga*⚘ *C.S.W*⚘ *Ku Sallinta Nabiga* *C.S.W *Waxay ka mida tahy* 🌷🌴*Cibaadoynka kuwaa uugu Fadliga Badan**الله يرزق من ينشرها* *✋**( 💙لااله الا الله💙)**( 💙لااله الا الله💙)**( 💙لااله الا الله💙)**( ❤سبحان الله❤)* *( ❤سبحان الله❤)**( ❤سبحان الله❤)**( 💜استغفرالله💜)**( 💜استغفرالله💜)**( 💜استغفرالله💜)**( 💖الله اكبر💖)**( 💖الله اكبر💖)**( 💖الله اكبر💖)**( 💕الحمدالله💕)**( 💕الحمدالله💕)**( 💕الحمدالله💕)**( 💛سبحان الله وبحمده💛)**( 💛سبحان الله وبحمده💛)**( 💛سبحان الله وبحمده💛)**( 💚سبحان الله العظيم💚)**( 💚سبحان الله العظيم💚)**( 💚سبحان الله العظيم💚)**( 🌻ربي اغفرلي🌻)**( 🌻ربي اغفرلي🌻)**( 🌻ربي اغفرلي🌻)**( 🌹الهم صلي وسلم على سيدنا محمد🌹)**( 🌹الهم صلي وسلم على سيدنا محمد🌹)**( 🌹الهم صلي وسلم على سيدنا محمد🌹)*👉 *Wllfilh IXasuusi aan ku Xasusiisay Alllaa Drtis Baarakallaahu fiiikum* ✍🏿 ✅
Mashaa allh Mashaa allh Mashaa allh Mashaa allh Mashaa allh 👍 ♥ ❤
Aamiin allaha kuu aqbalo ducada
Magaalada oo dhan noosoo duub maamo waa ku jecelnahay walahi magaaladayda ilaa 15 sano ma arag mahadsanid
Daaroodka qurux badana m.a
Masha Allah
Malyuun waan ooyeey walahi aqoon uma lihi lkn qalbiga ii xanuunay xaqiiqdii
Mama malyun khayr baad shaqaysatay
Masha Allah mms qalbi wanag🥰🥰👑
Mama malyuun u are one & milyoon
*Maamo malyuun* hooyo Somaliyeed 🙏😍
Cabudwaq igu imow mam💎💉
Amin 🤲🤲
Olaada ugu duceey
Kawarhay inta aad nooshahay. Ma sha Allah
Meeshaan kunoolahay.exueme
Queen MMS waan ogaa mar walba inay tahay qof legend ah oo dadkii walaa ee reer Minneapolis MN iyo Columbus Ohio ay wareeriyeen hada wada ogaateen inay qof qaaliya tahay Masha Allaah cafis waydiista maamada intii khalad ka gashayeey 🦾 keep it up Queen MMS boom hadana booom
she has a clean heart wallahi ,Luv u Queen MMS, may Allah swt reward you for all your good deeds.
Dayrkii Reer xildiid Miyaaa Ee wiilo
Ladhashay
Masha alahh mamaluuna
Masha alahh mamaluuna
Maasha allaah waa qof abaal leh wllhi mama malyuun😘😘😍😍
Maama malyuun waa gob abaalkuu u galay ayay u gudaysaa masha allaaah ❤️🙏
Mnsha Allah wall waligay maan arag qof kaa qalbi wacan oo kaa wanagsan malyuun we love you ♥️♥️ ilaahay haku xafido
Masha Allah mms qaali baa tahay mamo walaahi waa ilmeeyay qof abaal guda baa tahay mmo cafimaad iyo cimri dheer allaha ku siiyo love you ❤❤❤🤲🤲🤲
Maansha Allah, sidaad uga faxisay Allah hakaaga farxiyo Aamiin Aamiin Aamiin 🤲🏽🤲🏽🤲🏽 qaar mayiin haystaan intaa garanayn ama quudhay, Allah misaanka xasanaadka hakuugu daro ifkana hakugu xijaabo Aamiin Aamiin ❤❤❤
Mom malyun you’re so kind may allah swt mercy you his blessing ❤️😍😍😍😍❤️❤️❤️
Asc. Malyuun cali rabbi haku jeclado aamin 🤲🏾🇸🇴♥️
Masha allah guleyso qofka aan dadka odhan mahadsanid alle ma dhaho qof abaal guda baad tahay
M.a maamo qof qalbi wngsn aa tahy Allah ku xifdiyo 🥰😘
Well done MMS, you are great humanitarian.
M.a hoyo qlbi wngsn ayd tahay wlhi wn ilmeyey allha ku xfido mamo
MM waa qof qalbi fiican ilahay ajar iyo xasanad allaha ka siiyo
Masha allah geesiad abaal qofki gala lo guda mama malyun geesiyad garab weyday from duriyada isaaaq ee aad caydo caay cidi kama xigto isaaq🔥🌏🎈🥰
asc maasha allaah guuleyso maamo malyuun allaha ku xifdiyo masaakiin urooney masala wanaagsaney masiir fiicaney maskax fireeshey maqaawiir somaliyedey muraayadii dumarkaay macdan aan lahelikariney maslaxo wacaney maamuus wanaagey malaayiin somaliba kujecel mayeeranada udadashay adna mowle kuu gargaar aduun iyo aaqiro insha allaah yaarabbi🤲🤲🤲🤲🤲😥❤💖💞💙🥰💜❤❤❤💞💞💞💞💞💖💖💙💙
He looks humble and kind man.
Allah maamo allah kuxafdo Walhi qofwangsan OO wanaag aaad isku bartaaan lama ilaawikaro malyuun alah kaafarxiyo hbo Saad ugafarxisay adeerkaaan
Habaryar mabruuk. Ilaahaa kaa farxiyey .ee farxadaadi farxadeeni waaye. Alhamdulillah ilaahey mahadiise. 🌹🌹🌹🌹🤲🤲🤲🤲🤲
Mansha allah malyuun ale ha ku barekeeyo qof fcn oo abaal leh baa tahay guuleyso xaqaaga ale ha ku siiyo
Mansh'Allah Habaryar mcn 🤗🤗🤗🤗 You make me cry.
Manshaalaah ilaahay ha kuga xafido habo
Abaayo Aduunka Garashaa Lagu Kala Hor Maray iyo Qalbi Wanaagsan Misaanka Xasanaadka Allaha Kuu Saaro Ducada Waa La Xadaaye ♥ Guuleeyso
Maashaa’allah you have a good heart May Allah bless you queen mms
masha allah ilahay khar hakugu bedelo amiin yarabi
Walal albab kasta oo ka xiiran Allah ha kuu furo murugadana farxad ha kuku badaalo amiin subscribe iisar💟💕💞💚💛
Ascwwb mama qof qalbi wanagsan ayaa tahay oo hadan naxariis badan alle haku xifdiyo barakallahu fiikum
Abaal nin gudaa waa yar yar yahay somali maama malyuun❤❣dioman waaye halaga faidaysto
Bal eeg siday ula marxabatoy dadkedii hore
Mashallah you have Gold heart may Allah bless you 🥰🥰🥰🥰
Mama wadadka istaga dhibaayo allaha ku sharfe marka kale la fadhiiso waa xanunsanyahy
Aff macaan gacan mcnbaa dhanta hadu garanwayaay adigu isxiilqaam OÖ U dhiis guuriga .waa ajaar iyo khyr ku soconya
Mms qof wacan bada tahay walhi 👑👑👑
Mashaa Allah abayo wax fiican ayaad samaynaysaa guulayso
Masha allah ilahay haka xafido malyuun❣️❣️❣️
Wax nool baa ku nooleeya maasha allaah ❤❤❤
Wllhi mms ninkas wxa ka maqlay 2017 ayay sheegijirtay isaga iyo xaali kkkk
Alle odaygaan waan aqaan miskiin buu ahaanjiray waan aqaan ina bari odayood weeye
Maasha allaah waad qalbi wanaagsantahay. Dadka dibadaha ka tago dadka lacagta haaysto ayeey daneeyaan. Runtii waan la qiirooday kheeyr allaha ku siiyo
Ilahaay haaku jeeclado anagana sido kale wanu kujeecelhay sida masakinta ugu gargarayso Alle hakugu gargaro adun iyo akhiraba
Mansha Allah malyun cali Allah swt ha kaa ajar siiyo
Manshallah mulyuuneey ale janadiisa haku geeyo aduunkan waxa kudhiba kuma tuso…aad iyo aad yaan ku jeclelaahay 😍😍😍😍😍😍😍
Mom Malyuuney ilaahay ha xifdiyo
Man shaa Allah tabaraka raxmaan
Masha allaah mama malyun jazaakallaah kheyr my habaryar.
Maasha allaah maamo malyuun debigaaga alle hadhaafo illaahay hakuabaal Mariyo adeerna waanin kariima👍⚘ sharafbadan allaahu akbar
Mansha allah mama malyun
Malyuun waa qof qalbi wanaagsan🥰
Masha.Allaah your heart's so clean
Mashalah mamo walahi wan kula ooyay aniga qof oynayo ma arkikaro wan la oyna😭😭😭😭😭
Illaahay haku xifdiyo hbo haku noqon maraykan
Waa waayeel allh danuubtiis ha dhaafo nin wangsan buu u egyahy
Manshallah 😍 mms ilahay ha ku gargaro dadka cawiso alah ku caawiyo kuna gargaro
Maamo malyuun waa qof qalbi wangsan allaha kudhooro 💖
Fariid maamo malyuun 😊❤😘msha Allah
Ajar Allah ha kaa siiyo masaakiinta aad caawineeyso aniguna waa Kula ooyey
Mansha allh mam malyuun we always love you, ❤️ ❤️ ❤️
Masha allah eedo ilahaye haa ku dayoh maad sarhaye tagtid video nogaa soo duub
Masha alah mama malyun waxa thy qof qalbi wngsn awal leh masha alah
Mashaallah mamo ajir Allaha kasiyo
MashAllah malyun keep going
Mansha Allah Malyuun Cali kheyr baad ka heli asxaankaas ku doco
Legend mama malyun love 💕💕💕💕💕💕💕💕
Illhay hakaa abaal mariyo malyuunay dadka masakiinta AD caawinaysid illahay janno hakuugu bedelo
Masha Allah wa odaay imaan kiisa qaaba oo xushood badaan
Masha allah malyuun allah hakucaawiyo
Magaaladaas ayaan ku dhashay malyuuney magaaladaas TVga
Mama malyuun adeer ilkaha ugali oo dhaqtar geeh alaha barakeeyio aamin
Mashallah ilaahay haku xafido qof wanaagsan baa tahay
Masha Allah mama Alle haku xiftiyo
Mamo malyuun kor dahab ilove you hooyo waan ooyay wanaagaaga markaan arko❤😭
Ilhy cafimd ku si kulahaa hhh qosol walh mamo malyuuun miya xanunsan
Roses are Red, Violets are Blue, Queen Malyun has beautifully broken my heart in Million Parts!
Hoyo qalbi dahab allah ku dhawro mamo Mashallah
Masha alha maamo malyuun keep going masha allh alxamdulilaah
Mashaallah mashaallah 💯💯💯💯👌
Mashaa alah malyun waa run sheeg 👑❤️❤️🔥🇸🇴👑👑👑
Asww, janno rabaw igu farxi .iyaaa dumaaar naaago tanbaan kaahay saabiriina waa lay yiraaah
Mashaa Allaah Tabaarakalaah 🇸🇴❤❤❤❤❤❤❤🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹
Deer waa nin caan ah oo rer wardheer
Mashaa allah waa nin iiban badan sida ka muuqata mama malyuun waa qof abaal leh
Maasha alah wanaag hadaa sameeysid waa kuu soo noqonaa
Machallah mms edoo 🥰🥰🥰😍
Masha allh mama xafido allh
MASHA ALLAH.
Masha alaah malyuun waa qof fiican qalbi fiican
Masha allah ❤️❤️❤️❤️
*💚بسم الله الرحم الرحيم*
*Waaa Malin Jummac*
*Uadeegso Qalinkaag 📝 fidinta Diinta iyo Islaaxa umada muslimiinta*✍🏿 ✅
💖 *Rasuulka* ﷺ 💖 ﷺ
*Naxariis iyo Nabadgalyo*
*Eebe kor kiisa ha yeelee*
💖 *Wuxuu yidhi* 💖
*Ruuxii xifdiya Tobanka* *aaayadood ee hore ee* ✨¸ *Surat Al kahf* ✨
*Waxa Laga Dhawraa *(( Dajaal ))* *Waxa Wariyey* *Muslim* ✔ 💖
👉🏿 *Hadi rabi idmo
Ah ee aan* *BaDino SaligaNabiga*⚘ *C.S.W*⚘ *Ku Sallinta Nabiga* *C.S.W *Waxay ka mida tahy* 🌷🌴
*Cibaadoynka kuwaa uugu Fadliga Badan*
*الله يرزق من ينشرها* *✋*
*( 💙لااله الا الله💙)*
*( 💙لااله الا الله💙)*
*( 💙لااله الا الله💙)*
*( ❤سبحان الله❤)*
*( ❤سبحان الله❤)*
*( ❤سبحان الله❤)*
*( 💜استغفرالله💜)*
*( 💜استغفرالله💜)*
*( 💜استغفرالله💜)*
*( 💖الله اكبر💖)*
*( 💖الله اكبر💖)*
*( 💖الله اكبر💖)*
*( 💕الحمدالله💕)*
*( 💕الحمدالله💕)*
*( 💕الحمدالله💕)*
*( 💛سبحان الله وبحمده💛)*
*( 💛سبحان الله وبحمده💛)*
*( 💛سبحان الله وبحمده💛)*
*( 💚سبحان الله العظيم💚)*
*( 💚سبحان الله العظيم💚)*
*( 💚سبحان الله العظيم💚)*
*( 🌻ربي اغفرلي🌻)*
*( 🌻ربي اغفرلي🌻)*
*( 🌻ربي اغفرلي🌻)*
*( 🌹الهم صلي وسلم على سيدنا محمد🌹)*
*( 🌹الهم صلي وسلم على سيدنا محمد🌹)*
*( 🌹الهم صلي وسلم على سيدنا محمد🌹)*
👉 *Wllfilh IXasuusi aan ku Xasusiisay Alllaa Drtis Baarakallaahu fiiikum* ✍🏿 ✅