NİGHT ROUTINE🥺JADWALKEYGA HABENKI IYO WAXAAN QABTO🙏🏼💕

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 15 вер 2024

КОМЕНТАРІ • 55

  • @FaraxMahamed-rh8jp
    @FaraxMahamed-rh8jp 17 днів тому +8

    Routinkagu imaba dhaafo quruxey ❤😂

    • @UsroAbaas
      @UsroAbaas 16 днів тому

      Sidokale xapiiti ❤

  • @duniyakordahab
    @duniyakordahab 14 днів тому +1

    Kusali xabiibkena Mohamed scw scw scw scw

  • @ifraaxjamac6772
    @ifraaxjamac6772 15 днів тому +1

    Haniyeey wadankaa waxa kuugu danbaysay wakhtigii lays caawin jiray hada wixii waa halaabay gabdh kastaa iyadaa ubadkeeda haysat ilaa mid shaqaalo caawiyo mooyee hadana adiga waxaa kaa xun kuwo aan wadanka u dhalan ubadkooda la cunsuriyayanayo alx dheh hadalkana kaftan kuu idhi xbbti waan dareemi karaa iskadaa wadan kalee soomaaliya magaalo kale hadaad kala dagantihiin waalidkaa ayaad tabaysaa waaab adigoo midabkii soomaaliyeed bishii mar arkaya alle hakula koriyo awlaada waanku jecelahay wlhi qalbi

  • @nimcodaahir6554
    @nimcodaahir6554 11 днів тому

    Masha Allah hini cadeey reer midline asal fasal

  • @FarhiaKabayare
    @FarhiaKabayare 8 днів тому

    Maasha allah abaayo alle haku barakeeyo teeda kale qof walbo wadankiisa joogin qurbo ayuu joogo dadkaan qaar qurbo wexee 7 yaqaanaa yurub iyo america❤❤❤❤

  • @idmanluula4513
    @idmanluula4513 17 днів тому +2

    Mashaallsh tabarakaallah manoogu soocelin kartaa jiiskii

  • @farxiyfilsan6116
    @farxiyfilsan6116 15 днів тому +1

    Haniyey manta anoo routine kaaga daawanaya ayaan gam ay duhurki waxan ku riyonayey anoo ku jooga😂oo aad bur noocyo badan dubaysid adiyo mujahid baa qol ku jiray marksan ku dhahay naa hani Turkish ga shaqo Malaga helaa kwrn xbt waaxasi wa jcyl🎉❤

  • @safiyaadammohamed8691
    @safiyaadammohamed8691 14 днів тому

    Maasha allaah Haney naagnool igadheh

  • @Xantiikudhaaftay
    @Xantiikudhaaftay 17 днів тому +2

    Wuu ii soo dhacay Markaa daawo is dhahay daawo ayaan waayay waxaan is dhahay indhahaaga ayay ahayeen wlhi

  • @saharaosman172
    @saharaosman172 16 днів тому

    Masha Allah Hoyo wanaagsan daaqaan iyo diin leh wan kutagyera keep going.

  • @HalumIbrahim
    @HalumIbrahim 17 днів тому +2

    Wcs wll haniyye ❤❤❤

  • @magafeabtigiis1852
    @magafeabtigiis1852 15 днів тому

    Ascm abaayo ilahay Swt haidin barakeeyo ❤🎉

  • @abaneymahamuud9615
    @abaneymahamuud9615 17 днів тому +2

    Asc Salallahu Caleyhi Wasalam Mashallh

  • @SiciidoAxmed-d4s
    @SiciidoAxmed-d4s 16 днів тому

    Masha allh wllshey

  • @latifamussa4979
    @latifamussa4979 17 днів тому +1

    ماشاء الله امين حليتي جميع

  • @barlinyusuf8803
    @barlinyusuf8803 16 днів тому

    Cadi waye abayo buqoda waranna ilmaha noday hano qeyliyane masha alah

  • @jamilaabdulkadir9255
    @jamilaabdulkadir9255 17 днів тому

    Maasha'Alaah Alaha kuu siyaadiyo Abaayo

  • @UsroAbaas
    @UsroAbaas 16 днів тому

    Xapiiti muhiim oonoyahayee schoolka kasohadala❤

  • @safiyadirsche3782
    @safiyadirsche3782 16 днів тому

    MaanshaAllah ❤❤❤👏👏🇸🇴🇹🇷🇸🇴🇹🇷🌹🌹🌹

  • @somali_shorts-m
    @somali_shorts-m 16 днів тому

    Mansha allah abaayo mcn ❤

  • @farhiyoabdi1604
    @farhiyoabdi1604 13 днів тому

    Masha Allah 💯✅😍😍😁😁inshaa Allah Ameen yarabi 🤲🏼 🤲🤲

  • @nadifonuur8786
    @nadifonuur8786 12 днів тому

    Aamiin Aamiin.

  • @ashaomar6719
    @ashaomar6719 17 днів тому

    Wallahi waa dhiban tihiin hadii aad dhar istireyneysin.😢 anaga dryer ka aan gelinaa waa laalabeynaa.

  • @Mawahib-ju5fm
    @Mawahib-ju5fm 16 днів тому +1

    Haniyey Ani suasheydii igamaso jawabin

  • @safiyaadammohamed8691
    @safiyaadammohamed8691 14 днів тому

    16:57 16:57

  • @Fatmachannel-kf8
    @Fatmachannel-kf8 15 днів тому +1

    مشاءالله ❤❤

  • @aidenhadd2520
    @aidenhadd2520 13 днів тому

    Masha allah

  • @Hala-mohaan
    @Hala-mohaan 17 днів тому +1

    Wcs abaayo ❤

  • @samiirohassan3459
    @samiirohassan3459 17 днів тому

    Aniga siraxo leh ayaa ku firsanaynaa Thanks xabibti 🎉

  • @HalimaHussein-lz3iq
    @HalimaHussein-lz3iq 16 днів тому

    Maansha alaah ❤❤

  • @hazbevibing3066
    @hazbevibing3066 16 днів тому +1

    Masha Allah ❤ ❤❤

  • @QamarAmir-l3m
    @QamarAmir-l3m 17 днів тому

    Mash Allah abayo macaan ❤❤🎉🎉

  • @SamiaMuuse-e8x
    @SamiaMuuse-e8x 16 днів тому

    Mashllah

  • @Fardowso725
    @Fardowso725 17 днів тому +2

    Wsc hani maxa kugu dhacay abayo sadax Mar aa routine so galise hadane waaka saarte waxa rajeynaa inaa iso jawabtid❤

    • @FartuunCabdi-p9n
      @FartuunCabdi-p9n 16 днів тому

      Weyba shegte cilada jirte ani xitaa waadawade isla markiina wey sarte

  • @ikranabdulahi2758
    @ikranabdulahi2758 17 днів тому

    masha allah abyo

  • @FadmaXaji
    @FadmaXaji 14 днів тому

    Hani abaayo bahasha saliida lagu fujiyo iisheeg

  • @sundusabdiomar3041
    @sundusabdiomar3041 17 днів тому

    Walashey inte kabaxday

  • @nstexomohmd248
    @nstexomohmd248 17 днів тому

    Maasha allaah

  • @dahaboosman1228
    @dahaboosman1228 17 днів тому

    Manshaallah 😍

  • @sahramahamud8789
    @sahramahamud8789 17 днів тому

    Mashaa allaah❤❤❤

  • @LadanHajjituuryare
    @LadanHajjituuryare 17 днів тому

    Masha alah❤❤

  • @SiciidMohamed-d7t
    @SiciidMohamed-d7t 15 днів тому

    Abyo tiktok ma lihid miy

  • @Amina-sahra
    @Amina-sahra 17 днів тому

    Hhh xalay asoo lix daqiiqo ah ayaan dawadee

  • @sakariyemaxamed-fe1kk
    @sakariyemaxamed-fe1kk 16 днів тому

    ❤❤2🎉🎉🎉

  • @warsan123
    @warsan123 17 днів тому

    Scw

  • @samiirohassan3459
    @samiirohassan3459 17 днів тому

    M.a

  • @kheder_hesen_ehmed
    @kheder_hesen_ehmed 16 днів тому

    3/3 marka aad la xididay turkida ee ay ku siiyeen
    dhalasho iyo degganaansho, ayaa aad ka tagtay
    tolkaaga soomaaliyeed oo waxa aad qaadatay
    tolnimada turkida, maahmaahdii soomaaliyeed
    ee ahayd inani waa reerka ay u dhaxdo ayaa aad
    na gu la dhaqmaysaa haddii aynu nahay tolkaaga
    soomaaliyeed?

  • @kheder_hesen_ehmed
    @kheder_hesen_ehmed 16 днів тому

    2/3 haddii aad iga aqbali-weydo codsigaygaas aan
    kuu soo xusay, waxa aan channel-kaagan som-turk
    family ka dhigi-doonaa unsubscribe, uncomment,
    unlike, unshare, undownload, unmention, nabadey

  • @YusufMaxamed-u1q
    @YusufMaxamed-u1q 16 днів тому

    Masha allah

  • @MaryamaAliOmar-i5e
    @MaryamaAliOmar-i5e 16 днів тому

    Masha allah ❤❤❤

  • @SalmaSiman-lz9wc
    @SalmaSiman-lz9wc 17 днів тому

    Masha Allah ❤

  • @ubahnuuralin3634
    @ubahnuuralin3634 17 днів тому

    Masha allah