SAAMIYA SIDAN MA FILEENIN & AMISH OO SI XUN LOO GALAY || BIG GAME GABDHAHA || XASUUQ & DAGAAL 😂

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 29 вер 2024
  • BIG GAME GABDHAHA QOFKII 15 KU HORMARI RABO KAJAR WAALEYS XASUUQAY DAGAAL 😂

КОМЕНТАРІ • 250

  • @Shaakiroow
    @Shaakiroow 8 днів тому +94

    Hesaha waxa kamacan quranka maigu racsantahy adi wll❤😢?

    • @RumanMuhumed-nd6jg
      @RumanMuhumed-nd6jg 8 днів тому

      Quran iyo hes maxaa isku mel keney wlloh

    • @Shaakiroow
      @Shaakiroow 8 днів тому

      @@RumanMuhumed-nd6jg wll dadka qar kod waxa kaqaldan magaranayo sidas ayey sameyan?

    • @MaawoAliadan
      @MaawoAliadan 7 днів тому

      👍👍👍🎉🎉❤❤❤❤💋💋💋🫀🫀 1:19 1:21

    • @adenshidane6562
      @adenshidane6562 7 днів тому

      Makugu raacsani ❤

    • @Shaakiroow
      @Shaakiroow 5 днів тому

      @@adenshidane6562 maxa dhacay wll?

  • @sodoibrahim8904
    @sodoibrahim8904 8 днів тому +2

    Samiya qurux gull❤

  • @Nasteexoabdiugaasnasteexoabdiu
    @Nasteexoabdiugaasnasteexoabdiu 8 днів тому +1

    Wow🎉

  • @Siham-g2v
    @Siham-g2v 8 днів тому

    Hee saxafow hapenka tartanka galayan amira maxa oga rebtan gabdhaha in adag so xul plze kalsoni kuqabna amira iyo team kedaba

  • @LaylaCabdiraxman
    @LaylaCabdiraxman 8 днів тому +64

    Samiyadeen iyadan la rabey guusha wayna guleystey she daverce more and more❤

  • @hafsaothman4798
    @hafsaothman4798 8 днів тому +44

    Wlhi gabartasi run bay sheegty wiilasha laacibkay so ciyaarsiyan gabdhahana sxptinimo ay eegaan sidas ba looga badiyaa 😂

  • @muna_____somali
    @muna_____somali 8 днів тому +53

    Samia Ahmed wee uqalantaa guusha🎉❤

  • @fiidowmrk
    @fiidowmrk 8 днів тому +48

    Walalyal an ku wada salino nabigena maxamed scw scw scw scw scw scw scw ❤️ please ❤

  • @IstarlinAbdikadir-yt1ze
    @IstarlinAbdikadir-yt1ze 8 днів тому +23

    Hathalka ugbad wa sax wlhi ayagoo amish oo lacib ah so sari karan bay saxibtinimo iskusosaran ......tetha kale marwalba qofka sohoreyo baa ladilaa sii u usan ciyarin dawacna qofkaa sidexad ee safka kujiro baa logeystaa sifaa ay gawarta kusoxegto ugu dameystirto........nd Mandeq iyo nafisa ciyartaa makuficnoo halagasaro😂 inta iguracsan like😊

  • @nimcoibrahim4910
    @nimcoibrahim4910 8 днів тому +26

    Maandeeq iyo nafiisa haku darina marka wiilasha lala ciyaarayo amiira koko saamya sihaam sundus amiish intaas ugu laacibsan hablaha

  • @Juuri.mohamed-221
    @Juuri.mohamed-221 8 днів тому +33

    Adno wxa u xiisny gamekii dhakac dhakc 😂sundus io amiro io samio io adi io ceyda io salax no ken sxpey

  • @Ruuniyeymaxamed
    @Ruuniyeymaxamed 8 днів тому +28

    Amiiro cawa sxbteed sihaam lajirte amiiradeyda maseerkeda jecliya labadooda wekajartay😂😂😂

  • @khadiijaabdqadir
    @khadiijaabdqadir 8 днів тому +21

    Adnoy dil ama dhaawac mar dambe hano samayn abayoy wllhi waan ciishoday markasta laga badiyo hablaha😢

  • @BasraAden-h7k
    @BasraAden-h7k 8 днів тому +20

    Saan mxa ugu ciyaari waysen mrka wiilasha akhwaan🙄🥰

  • @NadiyaQurux
    @NadiyaQurux 8 днів тому +40

    Sidan u faraxay markay samia guulaysatay❤ team samia Ahmed one like

  • @Sahara-fc2bz
    @Sahara-fc2bz 8 днів тому +17

    Ma samiya qurux wee u qalantaa Guusha Team samiya one like 🎉❤❤👍

  • @ayanliban4468
    @ayanliban4468 8 днів тому +14

    Sundus kibir ayay ku donanaysa amiish baleega siday u hurufayso sundus dhugdhugo in la garacay kusoo baxaysa

    • @MayisaAbdi
      @MayisaAbdi 8 днів тому +4

      waa asaxaab is fahmeyi oo aan kala xanaaqeyin

    • @Uqtimuslimah
      @Uqtimuslimah 8 днів тому +2

      Taas waa islaan qarjaaf ah sidi qumayoyinki bey u dhaqanta😅😅

    • @OzmaanKing-x2j
      @OzmaanKing-x2j 8 днів тому

      Ey,ey dhashaa tahe gdbha,shelada oga,fuq😂😂😂

    • @siriin357
      @siriin357 8 днів тому +1

      Hadey ha rufto indhaha yada leh😂

  • @Ubaxcabdirxmaan
    @Ubaxcabdirxmaan 8 днів тому +15

    Wlhi ugbaad runtay usheegtay gabdhaha ayaga shaxda mar walba iska haleeyo

  • @laylamuxudiinroble2705
    @laylamuxudiinroble2705 8 днів тому +16

    Cawa amiradenaa maxaa kudhacey waba iska amusanthy qosolkedi meshaa qurxinaye❤😢

    • @israabdiahmed1736
      @israabdiahmed1736 7 днів тому +1

      Sundus markee is ag jogan by labadodaba said u faraxsanyihin 😂❤

  • @raxmamahad2092
    @raxmamahad2092 8 днів тому +3

    Habeenkii sundus cidna kamay hadlaynine waa maxay dadkan commentiga waa dad xanuunsan

  • @Sumyo-l7y
    @Sumyo-l7y 8 днів тому +12

    inta so argtay amiro io caydo jacel isku sheganyo adno aqwan arooska so boobsii 😂😂😂

  • @NaasirMaxamed-qh4qr
    @NaasirMaxamed-qh4qr 8 днів тому +24

    Intii fidiyowga amiiro iyo ceud soo fiirsatay one like 👍

  • @AxlaamHasan
    @AxlaamHasan 8 днів тому +18

    Amira Deena illhey farxadeeda hawsiyadiyo🤲🫶

  • @naimaarif745
    @naimaarif745 8 днів тому +8

    Cawa amira miskiinta mxy la tahe Sundus aa gabadh kale la farxaydo miyaa sababta😃😃

  • @Qalanjoqali21
    @Qalanjoqali21 8 днів тому +10

    Adna ciyarti dil ama dhawac no so celi waxa kaso dhigta gabdho oo kala kox ah sida wiilasha iyo gabdhaha camal isago horjesanayen inta igu racsan like 👍

  • @Mamtez-w6b
    @Mamtez-w6b 8 днів тому +7

    Amish sorry 😢wlhi sixun ugaleen teda kle nagtan sundus laleyhy amish ka xunthy sidee ula dhaqmeyso firiya😢halmar uhadalny uf gawadha wee dawa dhugaty

    • @HudayfiAbdi-it2ed
      @HudayfiAbdi-it2ed 8 днів тому +2

      Waad khaldan Tanya sundus af kalabax Amish iyada cuqdad meesha lajoogta sundus kumagaranayso😒😏😎

    • @FaadumoXasan-w3x
      @FaadumoXasan-w3x 8 днів тому +1

      Amiish ayadaa cuqdad kabuuxdo ee sundus afka kala bax

    • @Mamtez-w6b
      @Mamtez-w6b 8 днів тому

      @@HudayfiAbdi-it2ed nyaaa maxaa kutusay uqdudeeda ma qalbigeda kidhax jirtaa

    • @Mamtez-w6b
      @Mamtez-w6b 8 днів тому

      @@FaadumoXasan-w3x buuqa igadaa nyaa waxan arkay baa shegayaye

  • @anisodahir7015
    @anisodahir7015 8 днів тому +17

    Samia ❤qurux wey u qalantaaaa❤️

  • @XawaMoha
    @XawaMoha 8 днів тому +7

    Been mahan ugbaad hadalkey dhahday gbdhaha saxibtinimada le iskusoosaaraam 😂

  • @taraAli-bd6ng
    @taraAli-bd6ng 8 днів тому +7

    gys sundus iyo Amiiro caawa islama hadlayan see cml 😢

  • @bilanbabdulahi8442
    @bilanbabdulahi8442 8 днів тому +7

    Saxaaf wuu idiin hoos galiyey gabdhow, wiilasha habeen ki way idinka adag yihiin hadal wayn waaye😅😅😅😅😅😅

    • @aishamawlid
      @aishamawlid 8 днів тому +1

      Aar adigaa seed waxyeeshay

  • @caishamaxamed9765
    @caishamaxamed9765 8 днів тому +10

    Kooko amiiro io sundus ayaanle ku fiicneyd😂😂

  • @KOKOBULLE-it5e
    @KOKOBULLE-it5e 8 днів тому +9

    Qof la xuso oo la xasuusto waxaa ugu wanaagsan Rasuulkeenisharafta badanaa Scw❤️🥰🫵

  • @xaawoluul265
    @xaawoluul265 8 днів тому +27

    Amiish jar badanaa uff qofka waalaga dhacaa😂😂

  • @KOKOBULLE-it5e
    @KOKOBULLE-it5e 8 днів тому +52

    TEAM KOKO ONE LIKE ☝️❤

    • @IfraaxMaxamed-h3d
      @IfraaxMaxamed-h3d 8 днів тому

      🎉🎉🎉🎉🎉

    • @lavieestbelle-neutre3431
      @lavieestbelle-neutre3431 8 днів тому +3

      ❤❤❤

    • @SadiaBillow
      @SadiaBillow 8 днів тому +2

      Koko ❤❤❤

    • @goodcisman1702
      @goodcisman1702 8 днів тому +2

      MASHA ALLAH you are Saw beautiful girl why did you want to go to somalia Asad is alone he is good to you and Arman he you don't live please don't live him I beg you 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

    • @SaynabAbiib-z7y
      @SaynabAbiib-z7y 6 днів тому +1

      ❤❤❤❤❤❤

  • @HamdiJama-n4o
    @HamdiJama-n4o 7 днів тому +2

    Maandeeq please cayaartan iska dhaaf please baryo ayey iga taagantahay oo cayaartan gooni usoo baro xitaa inyar oo yax yaxa kumagalo muyaa please cayaarta caaga iska dhaaf 😤😤😤😤🤭🤭👏👏👏👏👏👏👊🏿👊🏿👊🏿👊🏿👊🏿👊🏿👊🏿👊🏿👋👋👋👋👋👋👋

  • @RukiaHussein514
    @RukiaHussein514 8 днів тому +4

    Gabdhaha laacibnima looga ma badiyo lkn aqli ayaa looga badiyaa bc gemkii ugu dambey alpha markey dilaayeen hadey peza dili lahaayeen wey guuleysa lahaayeen bc asagaa soo horey oo markaas ciyaaraayay

  • @najmacaraale5057
    @najmacaraale5057 8 днів тому +2

    Hbnkii sundus lagu kacsanaa Cid wxba kma dhaheyn cwa dad commentiga waa dad xnuusan

  • @asiaabdi7777
    @asiaabdi7777 8 днів тому +8

    Amiish is not easy 9 laga jaray 😂😂😂

  • @lavieestbelle-neutre3431
    @lavieestbelle-neutre3431 8 днів тому +8

    ❤❤❤اللَّهُمَّ صَلِّ عَلَى مُحَمَّدٍ وَعَلَى آلِ مُحمَّد، كَمَا صَلَّيْتَ عَلَى إِبْرَاهِيمَ وَعَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ، إِنَّكَ حَميدٌ مَجِيدٌ، اللَّهُمَّ بَارِكْ عَلَى مُحمَّدٌ وَعَلَى آلِ مُحَمَّدٍ، كَمَا بَارَكْتَ عَلَى إبْرَاهِيمَ وَعَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ، إِنَّكَ حَمِيدٌ مَجِيدٌ❤❤❤❤

  • @XasancalimXasancalim-j2p
    @XasancalimXasancalim-j2p 8 днів тому +6

    Wiilasha iskama celin kartiin ee idinka dhexdina ciyaarah😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

    • @khadiijaabdqadir
      @khadiijaabdqadir 8 днів тому +1

      Gamekaas shax bay ciyaaran wiilasha wllhi lkn hablahayga may fahmin sorry😂😂😂

  • @SurprisedCaveWaterfall-hu9ho
    @SurprisedCaveWaterfall-hu9ho 8 днів тому +16

    Adno muqalkan cml sobadi gabdhaha bis part2 noken xppti tankz😂❤🎉😮

  • @AnasMohamed-gw6kb
    @AnasMohamed-gw6kb 8 днів тому +6

    🔐 these emoji means those people who belong to each other in relationship Qab-Qab❤

  • @AxlaanMaxamed-g6b
    @AxlaanMaxamed-g6b 8 днів тому +8

    ADANA QUEEN ADNA QUEEN ADNA QUEEN ADNA QUEEN ADNA QUEEN ADNA QUEEN ADNA QUEEN ADNA QUEEN ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @KhaalidJaamac-n6l
    @KhaalidJaamac-n6l 8 днів тому +20

    Wajiyadan quruxda badan ma umalaynayi inay is ka dhaafi saliga nabiga ❤scw ❤scw ❤scw ❤

    • @AhlanKamalmoktar
      @AhlanKamalmoktar 8 днів тому

      Hvjdbinl de la part des ❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @AhlanKamalmoktar
      @AhlanKamalmoktar 8 днів тому

      Wajiyadan❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @lavieestbelle-neutre3431
    @lavieestbelle-neutre3431 8 днів тому +5

    بِسْمِ ٱللَّٰهِ ٱلرَّحْمَٰنِ ٱلرَّحِيمِ❤️❤️❤️اٰمَنَ الرَّسُوۡلُ بِمَاۤ اُنۡزِلَ اِلَيۡهِ مِنۡ رَّبِّهٖ وَ الۡمُؤۡمِنُوۡنَ‌ؕ كُلٌّ اٰمَنَ بِاللّٰهِ وَمَلٰٓٮِٕكَتِهٖ وَكُتُبِهٖ وَرُسُلِهٖ ۚ لَا نُفَرِّقُ بَيۡنَ اَحَدٍ مِّنۡ رُّسُلِهٖ‌ ۚ وَقَالُوۡا سَمِعۡنَا وَاَطَعۡنَا‌ ۖغُفۡرَانَكَ رَبَّنَا وَاِلَيۡكَ الۡمَصِيۡرُ🤲🤲🤲لَا يُكَلِّفُ اللّٰهُ نَفۡسًا اِلَّا وُسۡعَهَا ‌ؕ لَهَا مَا كَسَبَتۡ وَعَلَيۡهَا مَا اكۡتَسَبَتۡ‌ؕ رَبَّنَا لَا تُؤَاخِذۡنَاۤ اِنۡ نَّسِيۡنَاۤ اَوۡ اَخۡطَاۡنَا ‌ۚ رَبَّنَا وَلَا تَحۡمِلۡ عَلَيۡنَاۤ اِصۡرًا كَمَا حَمَلۡتَهٗ عَلَى الَّذِيۡنَ مِنۡ قَبۡلِنَا ‌‌ۚرَبَّنَا وَلَا تُحَمِّلۡنَا مَا لَاطَاقَةَ لَنَا بِهٖ‌ ۚ وَاعۡفُ عَنَّا وَاغۡفِرۡ لَنَا وَارۡحَمۡنَا ۚ اَنۡتَ مَوۡلٰٮنَا فَانۡصُرۡنَا عَلَى الۡقَوۡمِ الۡكٰفِرِيۡنَ🤲🤲🤲🤲

  • @bahjasahalchannel1218
    @bahjasahalchannel1218 8 днів тому +6

    Sundus ❤amira❤

  • @hafsahajji1777
    @hafsahajji1777 8 днів тому +6

    Yeessss alla samia saa ugu farxay 🎉😂

  • @fiidowmrk
    @fiidowmrk 8 днів тому +5

    Tiimkega waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo dhamantin in ad igu wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta wiligin walalyal aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin 🇸🇴 ❤

  • @Cabdixakiimmuusecige17
    @Cabdixakiimmuusecige17 5 днів тому +1

    Hadalka ugbaad Waa run Wiilashu Midkooda laaciba Ayay soo celiyaan Habluhuna saaxiibadood Hadaan nahay daawadayaasha anaga sifiican u Fiirina xaga Khiyaanada Saxaafoow Lasoco hablaha waxbay isdaba Mariyaan Muuqaalada dib U eeg Dhamaan

  • @nimomohamed9914
    @nimomohamed9914 8 днів тому +2

    Habalaha Reer Somaliland waa dad dhiig leh anaga is siineyno dhahen😅😅😅

  • @sirtanoloshaiyocfmdka
    @sirtanoloshaiyocfmdka 8 днів тому +21

    Sundus xaasidnimaa ka buuxda acuudka amiish bey la xintamaysaa naa inanta yar iska daa dhaha wey kaa yartahee😂😂

    • @Nastexo_Maxamuud-r7z
      @Nastexo_Maxamuud-r7z 8 днів тому +6

      amiish maba sundus kayar waben aan lugo lahey

    • @Msssuuro-o2p
      @Msssuuro-o2p 8 днів тому

      Amiish waa gabar yar isku dugsi ban ehen​@@Nastexo_Maxamuud-r7z

    • @siriin357
      @siriin357 8 днів тому +5

      Zubxnallah ma amiish ba sundus ka yar adeer sundus 24 le jirta mid kle hawenki dhaweto marke ka jar jareysey madan arag teda kle nagaha dhan ka jary illhey sundus muxu ku tusey😂

    • @sirtanoloshaiyocfmdka
      @sirtanoloshaiyocfmdka 7 днів тому +2

      @@siriin357 nayaa sundus naag yar maha waa hoos u bax 29 sanay jirta dad yaqan ba ii sheegey 5 bey iska jartay teda kale nagaha social media kujira oo dhan wey is wada yareyan tan ugu fiican baa 5 iska jarta kuwa kalena kasi daran ma dadkan baad rumaysataa amiish iney ka yar thy wahoo jeda anigu midna la qabiil ma ihi lakiin indhahyga waxn ku arko wan shegaya 😀😀

  • @mustapheahmedhirad113
    @mustapheahmedhirad113 8 днів тому +2

    Ugbaad, Amish, Sundus, Malyuun, Ugbaad, Samia, Adna, Amira, Iyo Koko Intaas Bal Habeen Wiilasha Kula Ciyaara Oo Is Adkeeya, Hepla Ka Jar Haku Jirana Iyo Xifaaltan Dhexdiina Ahe

  • @HiboNuur-e2e
    @HiboNuur-e2e 8 днів тому +3

    Amiisha way u dhamatay maxaa qadaladn aad uga dari wah cadalad samey

  • @Saciidmedia1
    @Saciidmedia1 8 днів тому +4

    xeerka ragga 180
    qodobkiisa 4aad
    faqradiisa b
    rag waa kuwii love isu saara✌️😁

  • @khadijasaidahmed8632
    @khadijasaidahmed8632 8 днів тому +5

    This game with sundus iyo amiro 🎉🎉🎉❤ love you my girls ❤❤❤❤

  • @fartun9664
    @fartun9664 8 днів тому +4

    Samoa iney guulasato wan raby

  • @WadanooleAli
    @WadanooleAli 8 днів тому +5

    Guusha Samia waa farxadeena like saara

  • @SuhaybXakame666
    @SuhaybXakame666 8 днів тому +2

    TEAM SAXAAF IYO ADNA ONLY LIKE 🎉👍

  • @FartuunXasan-cf8zy
    @FartuunXasan-cf8zy 8 днів тому +4

    Mandeeq caaga kuma ficiino halaga saaro❤❤

  • @AishaAhmedOsman-kw3yy
    @AishaAhmedOsman-kw3yy 8 днів тому +2

    Game cadalad samee haddii kale iska daa 👎👎👎👎👎

  • @leylomaxamed1429
    @leylomaxamed1429 8 днів тому +4

    Qof cuqdadloow ah ma guuleystoo sorry Amiish😂😂

    • @Uqtimuslimah
      @Uqtimuslimah 8 днів тому +3

      Cuqdada was 9jeer bey kaliged ka jareen moye kuwan mar hore ka imaan lahed😂😂😂

    • @leylomaxamed1429
      @leylomaxamed1429 8 днів тому +2

      @@Uqtimuslimah wlley mxa iceyne marka iny cuqdad la dhiman rabto iyda shegtye weyna uqalanta in lagu wada goobto dhaqbada 😅🤣

    • @Mamtez-w6b
      @Mamtez-w6b 8 днів тому +2

      ​@@leylomaxamed1429kafagow sholada amiish shubahyh 🤨

    • @Uqtimuslimah
      @Uqtimuslimah 8 днів тому +2

      @@leylomaxamed1429 adiga dhoqba maxa u caayne gabadha midna ogow naag adag le lagu goobta😜😂😂

  • @najmaarashid8998
    @najmaarashid8998 8 днів тому +4

    Adna caawa see dareemoysaa farxad farxad nooh anaga dhan xata wanlafaraxdanhy team qabqab adi kaliga walashod matihi anaga dhana lawalalo ah😊❤

  • @farhiafagadhe1273
    @farhiafagadhe1273 8 днів тому +2

    Gamekan wiilasha ku soo sameey Hagar daamada😂😂

  • @Sundussheikhuna
    @Sundussheikhuna 8 днів тому +2

    Next time wilasha adnadena👸👸👸💫😩

  • @mulki926
    @mulki926 8 днів тому +5

    ayy game aan uxiisay❤😊

  • @FarxiyoAhmedIslow
    @FarxiyoAhmedIslow 8 днів тому +2

    Marka aad qof dilaysaan waa adag yahay ha udilina kan ugu xun kasaara maxa yelay waxay ku qasbanaanayan in ay kuwo kale soo cishtaan markaas wuu ka dhamaanaya soonolaynta markaas waa kabadi kartiin waxay markaa adika idiinka dhamaato waxa arkey 2 Mar ama 1mar u dhimanthy caqli uisticmaala

  • @queenqadriina8080
    @queenqadriina8080 8 днів тому +4

    Cawa amiish ka shidantahy 😂

  • @faadumomohamed-kx5bb
    @faadumomohamed-kx5bb 8 днів тому +7

    Samia markey guleysaty 5mar ban kuso ceshty qeybtas😂😂😂 mida kale waa sax gabdhaha zxp ahan bey isku so xulanayen gemekii hore

  • @muhiimgurey402
    @muhiimgurey402 8 днів тому +4

    Ayyyy Samiya waad u qalantaa guusha 🎉❤

  • @SasmiyoMaxamedFaarax-ju3zp
    @SasmiyoMaxamedFaarax-ju3zp 8 днів тому +1

    Gabdhan amish naceyb kama ahan lkn Qofka ciyarta uhoreyo si aysan ubadinin marwala lakajara dee😊

  • @NALEEYCali-ve8ty
    @NALEEYCali-ve8ty 8 днів тому +5

    Scw scw scw scw scw scw❤❤❤❤

    • @HANAJAMAC-k2t
      @HANAJAMAC-k2t 8 днів тому +2

      𝙎𝙘𝙬 𝙨𝙘𝙬 𝙨𝙘𝙬 𝙨𝙘𝙬❤

  • @SimranAbdiNor
    @SimranAbdiNor 8 днів тому +2

    Wilasha marka la dhelaysan san ma uciyartan

  • @Raxmocabdifataax
    @Raxmocabdifataax 8 днів тому +10

    intalarabtay saamiya guusha ugutanbeeen wayguulaysatay❤

  • @HamdiJama-n4o
    @HamdiJama-n4o 7 днів тому

    Sundus munaafaqnimada meesha kadaa aad kuwado waxaa kaa muuqata xantii laidin kuxaman jiray cida jooji sunta meesha caadi u dheel 😤😤😤😤😤😤😤😤😤👊🏿👊🏿👊🏿👊🏿👊🏿👊🏿👊🏿👊🏿👊🏿👊🏿👊🏿👊🏿👊🏿👊🏿👊🏿👊🏿👊🏿👊🏿👊🏿👊🏿👊🏿👊🏿👊🏿👊🏿👊🏿👊🏿

  • @FartuunCabdi-p9n
    @FartuunCabdi-p9n 8 днів тому +2

    Adnoy dil ama dhawac rabnaa intina hada mandeq kasar koko kusodar❤

  • @alaale919
    @alaale919 8 днів тому +1

    Amish waa gabar dagan really team 27 yaa ila wata gabadha farta taag

  • @qadanmaxamed5615
    @qadanmaxamed5615 8 днів тому +1

    Hambalyo saamiya waa shaqaysatay wllhi llkin amiish baa guusha ku xaq layade dhulkay dhigeen amiish miskiin 😂😂😂😂

  • @IntisaarMaxamed-nj4zo
    @IntisaarMaxamed-nj4zo 6 днів тому

    Team Sundus Team samiya team koko team amiro team cayda team saki soomaali team salax jj team adna team maclimo team alfa team kiki team deqoow jini team asad team abeera team cimran team cumer team cadnaan team armhna team ladan team 27❤

  • @asiyaAbdirahman-e4u
    @asiyaAbdirahman-e4u 8 днів тому +2

    MaanDeeq IGA Aamuziya uun maraanta 😂😂

  • @hazbevibing3066
    @hazbevibing3066 7 днів тому +1

    ❤❤❤❤❤❤❤👍👍🎊🎊🎊🎊

  • @taraAli-bd6ng
    @taraAli-bd6ng 8 днів тому +1

    sundus iyo Amiiro caawa maxa ku dhacay 😢

  • @meymunaali9403
    @meymunaali9403 8 днів тому +1

    Gabdhaha marka ey wilasha la tartamayan maxa hela wayape waka sidas uciyarane

  • @FartuunCali-d3n
    @FartuunCali-d3n 8 днів тому +2

    Adna deena qurux dabadan caawacayow baasookilisad abaayo mcn iinolaada idinka dhan masha allah 🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉😊😊😊❤❤

  • @RuweydaSaadaq
    @RuweydaSaadaq 6 днів тому

    Istaaqfurlaah sundus dhaartu ciyaama ahan you😢😢😢 ❤

  • @FartuunXasan-cf8zy
    @FartuunXasan-cf8zy 8 днів тому +2

    Mandeeq caaga kuma fiino halaga saaro❤❤❤

  • @maahirkee3656
    @maahirkee3656 8 днів тому +1

    Amiish waa lagu goobtay

  • @Msssuuro-o2p
    @Msssuuro-o2p 8 днів тому +1

    Amiish habro ciisho🎉🎉

  • @AlenaFiil77
    @AlenaFiil77 8 днів тому +1

    Horta reer comments ayaan ka yaabay hal qof hadal soo dhahayo kuligood wey daba raacayaan war fikirkaaga un ka hadal ish🤨

  • @Faizayyyyyyy
    @Faizayyyyyyy 8 днів тому +1

    Horta wiilasha meey iska celiyaaan
    Gabdhaha wa idin wadana wa Ina markle lisku balamiyaa

  • @Caaishacabdi-b1l
    @Caaishacabdi-b1l 6 днів тому

    Ciyaarta xigta nooga soo dhig qofkii ugu hor mara oo bilaa hagar daamaa

  • @LadanSiciid-oi1ml
    @LadanSiciid-oi1ml 8 днів тому

    Waxan ma rabnee naa MAAD gara iska celisaa dumar laan waad ceebeesayn e

  • @HamdiJama-n4o
    @HamdiJama-n4o 7 днів тому

    Amish sorry sister waxaad tahay gabar karti leh

  • @Uqtimuslimah
    @Uqtimuslimah 8 днів тому +12

    Kuwan amiish ba qalbada jibisay amiish isn't easy birta nool lkn saxaaf qofki ba 3jeer kabadan wax jaroya maxay tahay ciyarta qaska ka ilali

    • @Msssuuro-o2p
      @Msssuuro-o2p 8 днів тому +1

      Sundus waye waxas dhan samia ku dhehesay Amiish ka jar😢

    • @HudayfiAbdi-it2ed
      @HudayfiAbdi-it2ed 8 днів тому

      Us nayaa sundus ikhtiyaarka Leh wamaxay sundus inidamadhidhay😏😏😏😎

  • @intisaamofficial3008
    @intisaamofficial3008 8 днів тому +2

    Gabdhaha oo kaliye lee tartansii

  • @Fatush-v6
    @Fatush-v6 8 днів тому +1

    Samko hambaliyo hambaliyo walashey farhadadi wan jeclhy

  • @AbdiKader-qv8nz
    @AbdiKader-qv8nz 6 днів тому

    Videokaa saxaaf aya mcanaynaaya 😂

  • @HiboMaxamed-ru9zl
    @HiboMaxamed-ru9zl 8 днів тому +1

    Tam samiya axmad❤❤ like😊😊

  • @XamdiCiise-r7i
    @XamdiCiise-r7i 8 днів тому +1

    Wiilasha mxa San ugu Gali wysaan hunoyaal 😅

  • @MohamedSiyad-v6m
    @MohamedSiyad-v6m 8 днів тому

    Siham walaqayanayy wlhi

  • @adenshidane6562
    @adenshidane6562 7 днів тому

    Qosol ma igu harsna