MALIN TAYDA CADIGA IYO GURI GAYGII HORE AYAA ALABTII KASO RARTAY UGO DAMBEN😭🤲

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 28 вер 2024

КОМЕНТАРІ • 502

  • @LaylaCayuni-yg7be
    @LaylaCayuni-yg7be 4 години тому +409

    Dalashadayda waye lakin like dan ma heyti 😢😢😢

    • @seynabmaxamed9613
      @seynabmaxamed9613 4 години тому +1

      Dhalasho wacan abayo🎉❤

    • @مريم-علي
      @مريم-علي 4 години тому +1

      Happy birthday abyo🎉❤

    • @AnisaDaudOmar
      @AnisaDaudOmar 4 години тому +2

      Dhalasho wacan🎉❤

    • @nimcosaciid5380
      @nimcosaciid5380 4 години тому +2

      HBD xbbti illaaahey cimri dheer iyo cibaado suuban illaah hakusiiyo mcney cafimd kuqaado iyo farxad inta noloshaada kadhimn i.a HBD

    • @Fardowsodalmar2020
      @Fardowsodalmar2020 3 години тому +3

      Byo anku kusary inta inta inkabdan

  • @ugaascade8414
    @ugaascade8414 3 години тому +130

    Maskiinta view ubadiya say lacag oga hesho vidoe waxa kale Uma awoodnee alle hakasaaro huno

  • @farxiyabarkhad6345
    @farxiyabarkhad6345 4 години тому +190

    Wlhi waan sugayay sundus video geda inta ila sugayay only one like 😂

  • @Kiki_afcad-m7c
    @Kiki_afcad-m7c 4 години тому +162

    Inta sundus lamurugootay oo ilmada ceshan weysay 😢 ya ila mid ah😢

  • @NajaxCabdi-tf3rp
    @NajaxCabdi-tf3rp 4 години тому +61

    Ilaahayoow sundus anyaale qalbigèeda qabooji yaa rabi 😢😢

  • @HodanMohamed-ks6fh
    @HodanMohamed-ks6fh 4 години тому +117

    Wlh xalay Waan ooyey sunduseyy xalay kaligaa maad ooyin dad baad leedahy wlh kujecel oo ka kow ahy ilaahy qof uu jecel yhy uun imtixaamaa Wxba maaha wxs intaad faraxdaa ka badan samir qlb anaguna garabkaaga nahy mar waliba😢😢❤

    • @maxamedaxmed5690
      @maxamedaxmed5690 3 години тому +3

      Wakaxumahay abaayo sundus waka xumaha walaalo qaliy allh kagasoqado😂abaayo macn wankaxumahau sorry😂 walaa cayow ku sah loh😂

    • @lavieestbelle-neutre3431
      @lavieestbelle-neutre3431 43 хвилини тому

      Right👍🤞 Wallah🤞😘

  • @NuuriyocaliXuseen
    @NuuriyocaliXuseen 4 години тому +44

    Sundusteyda marka dumark la talinsay waxd dhahdy ha oyinan oyinteyd yan la arkin xppt sad ujeceshhy ina dumarka oyinatad la arka xppt anagan oyintad way dhibsa xppt ilahay talo saro wax walp had usamirteyda wad heylsa i.n qalbiga qeyra usheeg xppt habeen kasta farxda ku sexan jirnay lkn xalay ila manta farxda dhan majira sa ufarxsanow xppt

  • @فلسن
    @فلسن 3 години тому +44

    Baayo sundus waan ku dareemi karnaa lkn never give up sister 😭😭 I am proud of you 💎🫶🏽

  • @khadraomar2731
    @khadraomar2731 3 години тому +29

    2k oo comment oo ku jecel ban ka mid nahay oo farxdad jecel sundusey❤😊😂

  • @BisharoCqaadir
    @BisharoCqaadir 3 години тому +26

    Family saxaaf iyo family amiira king ceyda abdifatax mandeeq w Mahdsnthiin idinka nagu matala inaad la qaybsataan murugada walshena sundus alle ha idin sharfo❤❤❤❤

  • @UBAX-8
    @UBAX-8 3 години тому +25

    Guys Sundus hadi ina cawisin jecashihin kutuura 500k yaqay maxa ku heysatin😢

  • @FartuunCali-d3n
    @FartuunCali-d3n 4 години тому +19

    Sundus abaayo ilaahay qalbikaaka hakuu qaboojiyo abaayo mcn sidaa xalay umurikeesa need banumurikeesaneen xabibti 🎉🎉🎉😢😢😢😢😢🎉🎉🎉🎉❤❤❤😊😊😊😊🎉🎉🎉🎉🎉❤❤😊😊😊

  • @HanaMohamed-rr6hy
    @HanaMohamed-rr6hy 3 години тому +23

    Sundusey qalpi kaliga ma murugonysid anaga dhan wa kula murugonyna ilhypa qalpiga hku qabo jiro mcnto😢❤

  • @nasroxasan6827
    @nasroxasan6827 4 години тому +22

    Abayo iska Samir ilahey dadku jecel yhy wuu imtixana anine wlhi said kula murugode

  • @SaabirinXasan-g2f
    @SaabirinXasan-g2f 3 години тому +21

    Alxm wllhi qalbi ka walwaly wlshey mnta dadka jmcda dhan kusaray yutubkda I can’t wait for 500k l.a

  • @siraadbrown
    @siraadbrown 3 години тому +26

    Sundustena 500k dhakhaso u gaaree ha wal walin anga ku jogne🎉😊❤

  • @marriayaxye3402
    @marriayaxye3402 4 години тому +22

    Sundusteyna marna ha niyad yabin boqorad baaa thy mcnto❤

  • @mssqosol
    @mssqosol 3 години тому +16

    Asxaabeey sudus 500k maxan ugaarsiin la'ahay waa hooyo ilmo korsato maskiinta hadan lasii dhacay😢

  • @SurprisedCaveWaterfall-hu9ho
    @SurprisedCaveWaterfall-hu9ho 3 години тому +14

    Sundustayda cahaqa adi hada murugesantahy xate waxa isku darsatay qrux qosol.qalpi xapxap ilhey haika xafido xppti dadki na dhacayna ilhey wax dhipo hatuso wecelada😢❤🙄👍❤😂

  • @AasiaAhmed-h9j
    @AasiaAhmed-h9j 4 години тому +14

    Aba sundusye wlhi calosha aaiga hurise 😢illhi haka saaro dhibaatada kuhesato xabibtii❤صبر جميل

  • @FardusAxmedsaleban
    @FardusAxmedsaleban 4 години тому +16

    Sundus ilahay waxkhayrqaba haguugubadaleee xageeee ugurtay😢😭💕💋

  • @MunaMohamed-ew7of
    @MunaMohamed-ew7of 3 години тому +13

    Sundus valog noga zoo zame markad gurug adayzid wll han is jilicini nag karti le ba kugu oo gene qalbi jaceyl had waa ii sas ❤❤😢

  • @safamaxamuud-vu9cd
    @safamaxamuud-vu9cd 4 години тому +13

    Sundus mcneyy sorry ax illahay waxn kaga baryaaya in badal khyr qaba kusiyo is daji qalpiga ilaali insha allah khyr noqone😢

  • @Juuri.mohamed-221
    @Juuri.mohamed-221 4 години тому +11

    Mcnto we alwys be your side ha niyad jabin illhy wxu dhahy aduunmdyda kuwa samra wa jclhy Mrka xbbti caadi wye waxs don’t worry inta anka io amiira na hesto ha walwalin ❤❤😭love you

  • @ayaansalad1062
    @ayaansalad1062 4 години тому +14

    Abyo is adkee anagana wan kuso ducaynaynaa aduunkan waxan wax kabadan baa dhacaya lkn ad adeeg uga gudub insha allah 😢😢😢😢

  • @Fattidiamond
    @Fattidiamond 3 години тому +10

    Wlllhi. Sundusy. 1m baan kugaarsiin lahaa hadaan kaligy awoodo abaayo. Weligaa haniyd jabin. Ani waa kujeclahy. Insha allah wx khayr qaba illahy hakuu sahlo. Wx ksta aad weydo illahy meelkle buu kaasiinayaa❤ ok. Farxadeena wey noo dnabaysaa. Qalbiyey. Babayo farxaada wllhi waa jecalahy hamurigin mrkle illahy fatxaada hakuu siyaadiyo❤❤❤❤❤ macaan kusiiyey💋 halamr qosol. Fariintyda inad aragto rajynaa

  • @NasroIsbatore
    @NasroIsbatore 3 години тому +11

    Sundusey San kaga walwalayo kasugaye ano qado cunaya NIyada iga sodhacdey asxabteda Amey garab sin wayan ba isdhahey kaligeyd walwaleysa

  • @Beaquen
    @Beaquen 4 години тому +15

    Sundus niyad khar u sheeg malmihi wacnaa way so socdaan insha allah reer comment gabdha u duceeya oo niyad u dhisa manta ayeey ino nahnthy sundus❤😫

    • @siraadbrown
      @siraadbrown 3 години тому +1

      Allah waxay jeceshay oo dhan ha siiyo sundustena❤

  • @FarxiyoirshaadaxmedCali-qj4gv
    @FarxiyoirshaadaxmedCali-qj4gv 4 години тому +9

    Sundus ilaahey qalbiga hakuu qaboo jiyo wallhi waan la ooyay Sundus maskiin😢😢😢😢😢😢😢❤❤❤

  • @Xaawoluul-s2y
    @Xaawoluul-s2y 3 години тому +10

    Sundusey amiiro way ku jeceshahayee ilaasho wllhi❤❤❤

  • @zaamhodchannel
    @zaamhodchannel 4 години тому +7

    Sunduseey hpipti waxan Alle kaaga baryeynaa inu badal kheyr qaba kuugu badalo don't worry ♥ 😢🎉😊

  • @xamdideeq422
    @xamdideeq422 3 години тому +9

    Karti badan Faceed ka roon Filkeed ka mudan ina ayaanle ❤❤

  • @XaliimoIsmaaciil-rm4yf
    @XaliimoIsmaaciil-rm4yf 3 години тому +7

    Sorry sundus walaahi wan ilmeeye farxad ayaan ku rajeeneyaa walashey mcn ❤❤❤❤❤❤

  • @IzraAliibraahim
    @IzraAliibraahim 3 години тому +8

    Sundus ina kula kulmo ayan rajeenaya wllshay macan ilaahay wax ka kherka badan hakugu badalo❤

  • @Muniiiiitamaxamad
    @Muniiiiitamaxamad 3 години тому +7

    Sudsudeyyyy allh hku garab galo xppti wlhy wan Kula daremayaaa dhibkastoo aad marto😭😭😭💗💋

  • @BahjaBahjasharaf
    @BahjaBahjasharaf 3 години тому +6

    Wllhi waan kulah oyan zunduz srryo wan ka xumahya keep going❤😢😢 my sister

  • @bushraabdiwali
    @bushraabdiwali 3 години тому +7

    Dadboqorootoya ah baa heesataa sundus waxba kama halbayaan niyada kheyr uisheeg waxwalba waa hagaagayaan

  • @ibraahimabuukaribraahim-sb5ut
    @ibraahimabuukaribraahim-sb5ut 3 години тому +6

    Guys let's go 500k subscribe wan sameyn karna wllahi let's gooooo❤

  • @MssFaraxsan2024
    @MssFaraxsan2024 3 години тому +5

    Boqoradeena sundus funny isn't Easy yaqay Walashey Wax Maka halabayo hore u soco abyo Mcn Team sundus never give up ❤

  • @suhayboxasan753
    @suhayboxasan753 4 години тому +6

    Inta dwaty hda subcurise usaarilahayenn😭😭

  • @faizaahmed5
    @faizaahmed5 3 години тому +5

    Ilhaahayow sundus qalbigeeda qabooji yaa rapi 😢😢

  • @Amina-k4g3f
    @Amina-k4g3f 4 години тому +6

    Ala saan u sugayey❤ finally way so dhigtey wllshy mcn

  • @MuniroCali
    @MuniroCali 4 години тому +9

    Sundus ilove you sister❤

  • @falissiciid6651
    @falissiciid6651 3 години тому +5

    Sunduseey abye bardabe yaan kagu gaadin hada kugu dhacdaye waad naguulaysan horay usoco malxakad kastana waa laga gudbaa

  • @NadiiraMohamed-y4f
    @NadiiraMohamed-y4f 4 години тому +6

    Sundus anaga ducadeena kuLa socata hawaLwaLin ❤

  • @KOKOBULLE-it5e
    @KOKOBULLE-it5e 4 години тому +4

    Inta ila jcl sundus farxadeyda one love ❤

  • @ayaansalad1062
    @ayaansalad1062 3 години тому +4

    Sundusteenii farxadada waa teena ilahay waxas wax kafiican ban kurajaynaynaa hanaga murogon walahi xalay oohin 😢😢😢😢

  • @SadiaBillow
    @SadiaBillow 3 години тому +4

    Sunduy xabibty keep going Allh hakubarakeyo inshaallah you will succeed

  • @Samiiro123Ali
    @Samiiro123Ali 3 години тому +3

    Sundus noloshydiyey quruxdydiyey mcnto hore u soco waxn waa adune haysku maashquulin mcnto 😊

  • @MaryamCiid
    @MaryamCiid 4 години тому +4

    Sundus ayaanle sorry abyo muhiimadu maaha lacag ee waa niyad

  • @samraanAli8122
    @samraanAli8122 4 години тому +13

    Wx Qurux bdan baa la kulmaYsaa Sunduseyyy niYada khaYr usheeg mr wlpa ❤🥺

  • @mawliidzaxan
    @mawliidzaxan 3 години тому +3

    Sundus hno murugta kuma soo bxysid farxda ku qurux bdn thy farxsnow inta noloshada ka dhimn wllshy wxsna wxba mha illahy adoo madisa KuwA aw jecelyhy imtixama farxsanow wllshy mcn❤

  • @SafiyaCumar-lz5tv
    @SafiyaCumar-lz5tv 2 години тому +3

    Sundus walazhy waye 5boqol 1 day ku gadhsiya wan idin shegy😊😢❤🎉😂

  • @SahraMouktar
    @SahraMouktar 3 години тому +2

    Dhab male xppti waa ku bixi doonta
    صبر صبر أن لله يحب الصابرين ❤😢

  • @awoabdi3610
    @awoabdi3610 3 години тому +4

    Sundusteena maxaa farxado soo muuqmuuqda 👸❤️

  • @Fatushidleibrahim
    @Fatushidleibrahim 3 години тому +3

    Abaayo poqorad qalpi wanagsan ba tahey guleyso abaayo marwalba walahi xaley dhan wan kula oyayay so keep going sundusee poqoradeena anaga kula jirna qalpi❤❤😢

  • @maandeeq2121
    @maandeeq2121 3 години тому +3

    Niyad qeer usheeg sundus abaayo wax walibo waa qadar rabi marka kasta wax ku dhaco alxmdullahi dheha🤲

  • @rayaanahmed
    @rayaanahmed 2 години тому +2

    Ifka lagu yahay walal😭
    Wan idin baryaa walalayaal i caawiya 13k i gaadhsiiya please 🙏 😭 ina soo dawo fadlan

  • @canabcismaanhappy5328
    @canabcismaanhappy5328 4 години тому +3

    Wan dareeemaynaa sundus murugtaada xfladaa ina imnayso wan ogaa qof qalpi fcn thy ❤

  • @fowsiyodaahir4819
    @fowsiyodaahir4819 3 години тому +3

    Alxm sudus asaxaab qaaliya haystaa qof garab haysan haday tan ku dhici leeehed dhibaato aheen leeheed

  • @AragsanAli-kv4xc
    @AragsanAli-kv4xc 3 години тому +3

    Sundus anaga waxa thy jacaylkayga ha murgin plz 😢

  • @Queen-Zaaraa13.
    @Queen-Zaaraa13. 2 години тому +2

    Waad helee waad helee waliba Farxad weyn baa kuu soo socoto mcnteydii Put Sabarka badi Susuui😢😢😢

  • @Kiki_afcad-m7c
    @Kiki_afcad-m7c 4 години тому +3

    Only Team sundus and amira one like 😫😭

  • @SamsamAbdi-di6st
    @SamsamAbdi-di6st 3 години тому +3

    Abaayo hadaa faraxdo anaguna waa farxaynaaa waligaa ilintaaada cidla haku daadin 😢

  • @Ayaanadenqasaye
    @Ayaanadenqasaye 3 години тому +2

    Abyo wn kusalamy markii hore slan kadib😢😢wn kula daremayaa xnunka kugu dhacay sory midkle abyo wx wlb wa qadar hdawa abyo aad cafimada qabta alaxm dheh abyo cafimadka lama ibsdaa lcgta abyo la helaa hda cafimad qabta alxm dheh aniga wlhi 2019.ilhda aya xnunsnhy wn kusamryaa abyo qolka kama baxaa 😢😢😢😢😢😢🙏🤲🤲🤲😭😭😭 alxm.dheh aniga wlhi dad ad wx dubanii oo ad magalka adi aniga qolkygaa kama baxa ina Saladaa banankaaa u adi moyee abyo 😢😢wn ku qancasnhyy alle wuu jclyhy xita dad igu nacay arky xnunka lkn alxm.alle ikny

  • @Qalanjoqali21
    @Qalanjoqali21 3 години тому +2

    Sundus we sugi la dahay 5ta boqol an kuturno maxa ugu dhagan tihiin maskinta guys let’s go Insha Allah Ilahay qalbiga ha u qabojiyo Aamin 🤲

  • @farihahussein8329
    @farihahussein8329 3 години тому +2

    Ku odhan meyno maxaa lacag ugu murugoon waayo waa mid dhididkaagii ahaa ayuu qof yari ayar iska qaatey lkn sidaa ayaan kaa rabnaa keep going xbbty we love yuh ❤❣️💯🥰

  • @SuheynaMohamutt
    @SuheynaMohamutt 4 години тому +2

    Sundusteni cawo dhan ku sauagayay wlhi alxm hada wax so dhigtayyy ano ku dawan haben ma sexan karo love bayoH😢❤

  • @queen___miski228
    @queen___miski228 3 години тому +2

    Sunduseey never give up dadalkada lawa jibaar xabiitii ❤❤❤❤

  • @user-vt4jv2gu4fNajaxfarxaan
    @user-vt4jv2gu4fNajaxfarxaan 3 години тому +2

    Sundus adi oynaayo ma ku arki kari wlkhi hppti adoo murug yar kuhayso maku fiirsan kari hore ka oynaaba markaan waxaan ku leyahay hppti Alle farxadaada haku siyaadiyo Alle niyada iyo qlpiga hakaaga reebo ii faraxsanow abidkaa hppti i love you ❤

  • @intisaamofficial3008
    @intisaamofficial3008 3 години тому +2

    Ani wan kule oyey runti weligey ma aheyn quf dheldhel ku oyo belse quruxey marka ad guriga aad so fiirineysid u dad badso

  • @NasroIsbatore
    @NasroIsbatore 3 години тому +3

    Amiiro ceyda cumer adno saxaf wax jiro maha kuwas asxab fican maha wayo qofku sxbka waxa la ogada markad dhibantahey buu garabkusiiya Horan umaqalney rer maleysiyo waxasadiin

    • @suhuurmacalin
      @suhuurmacalin 3 години тому +3

      Nayaa waxa ku hadashaa weysey iska aaamus

  • @XawoxasanMaxamed
    @XawoxasanMaxamed 4 години тому +2

    ilaahay farxada hakusiyaadiyo walaheey wakujacelahy macanto ❤

  • @ManhaQurux-vs1hi
    @ManhaQurux-vs1hi 3 години тому +2

    Sundus abaayo hore u soco walashee halagaarsiyo 500k ❤

  • @HamdiAbdinor-hy9nb
    @HamdiAbdinor-hy9nb 3 години тому +2

    Sundusey waa kula daremay xanuunka wlhi insha allh farxad ba ka danbeysa abyo

  • @HamdiKotin-i4v
    @HamdiKotin-i4v 4 години тому +3

    Gurigi maheshay anyo❤😊

  • @Beaquen
    @Beaquen 2 години тому +2

    Never did i ever think l'd cry over a Sundus Ayanle video😫😭😭

  • @MaymuunIsmaciil
    @MaymuunIsmaciil 3 години тому +4

    Subrice 500k😢🎉

  • @PrwaaqoM0hmEth
    @PrwaaqoM0hmEth 2 години тому +2

    Sunduz 500 Weekan aan gadhzinoH 💗😭

  • @Abdullahimahamed-t3f
    @Abdullahimahamed-t3f 4 години тому +4

    Sorry sundus😭....

  • @CsalanCilmi
    @CsalanCilmi 4 години тому +2

    Miidba soo qortay ana ugu horeya yess❤😂😂

  • @intisaarmohamedcabdiintiza1671
    @intisaarmohamedcabdiintiza1671 3 години тому +1

    Plz plz team sundus 500k rbaaa plz sida oo uu faraxdo plz let gooooo team sundus view ubadiyaa say lacag oga hesho plz 😢😢😢

  • @Qu681
    @Qu681 52 хвилини тому +1

    M.a walhi wanku farxay markan arkay ado faraxsan waxan ku rajenaya farxad warto abyo mcn ilahey haku garab galo guleyso queen sundus ❤❤❤❤❤

  • @WiiloHussein-vg8vh
    @WiiloHussein-vg8vh 54 хвилини тому +1

    Wllshy SUNDUS CADEY SAMIR WAX WALBA WA HELEYSA HORE USOCO INSHA ALLAH QEYR ❤😘👍

  • @Drsmariaindhobildhi
    @Drsmariaindhobildhi 4 години тому +1

    Abaayo mcn sidaanoojeceshahay kadaran anaga kuujecel keep going sister waxwaliba waasamaynkartaa

  • @KOKOBULLE-it5e
    @KOKOBULLE-it5e 4 години тому +2

    TEAM KIKI ONE LIKE ❤🫶🏻🎉

  • @somaliangwal5169
    @somaliangwal5169 3 години тому +1

    We love you mommy ❤❤❤❤strong woman adi qof aan ahayn masheegan karo ❤❤❤🎉 we love you

  • @najmaomar8493
    @najmaomar8493 2 години тому +1

    Sundusteyda caashaqa hala gaarsiiyo 500k dhoqsada guys maskiibta wala dhacay ilahey u doo sahlo lcgteeda ka dhuntey

  • @CanabIisse
    @CanabIisse 3 години тому +1

    Sorry sunaduus wlhi wan kaxumahayy 😢😢😢😢😢 waxad helidonta waxa kaqer badna dadka wanaga san ayuu ilhay inaqawa 😢😢

  • @badramohamed5410
    @badramohamed5410 3 години тому +1

    Masha allah sundus wlhi wan kula dareemay xanuunka xppti intaana shar kugu soo socotay ilahay hakaga xijaabo abyo Guuleyso malmaha wacnay way soo socdaan 🎉🎉🎉🎉🎉🎉 ❤ kaas mid ka qurux badan heli doontaaa

  • @naimaabdulkadir2581
    @naimaabdulkadir2581 3 години тому +1

    Saas ayaan karabna xabiibti faraxsanaw inta noshaha mcntoy we love u sis ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @asiyoAbdulahi-w9s
    @asiyoAbdulahi-w9s 3 години тому +1

    Qurux bdnteydii sundusey samir abaayo I.a wax bdn oo barako leh ku rajeynaa 😢❤

  • @minhahassan10
    @minhahassan10 3 години тому +1

    Sundus never give up habeena badan farxadeena wee Ka talise markaan waa markeeda waa inaa farxadeeda katalinaa 500k AA ciyoow galino plz guys walaahi 1m haduu gacan tayda ku jiri lahaa mar horaan kaga farxin lahaa😢❤

  • @SlmoJma
    @SlmoJma 4 години тому +2

    Tame sundus ismujiya yaqey❤

  • @mohamed__kader505
    @mohamed__kader505 21 хвилина тому +1

    Wixii dhacay way dhaceene wixii dambe uun is ilaali imikana qadarta ku samir wl

  • @NastaMadowe
    @NastaMadowe 3 години тому +2

    Sundus m.a karti badan no hos waligaa❤❤❤❤❤

  • @laylocumarxusen9045
    @laylocumarxusen9045 2 години тому +1

    sundus guul wcn guuleyso mar walba aniga wakusoo duceyna mar walba qalbiga kugu haaya😭🤲

  • @siriin357
    @siriin357 3 години тому +1

    Sundus Abyo illhey wax kher qabo hakugu badalo😢❤

  • @MaaidoMuuse11
    @MaaidoMuuse11 4 години тому +2

    Gabar adag ina,ayaanle walashey

  • @SundusHassan-bv1yj
    @SundusHassan-bv1yj 3 години тому +1

    wallsy sundusey hppti wax wlpa oo wngzn ilahy ha kuu sahlo aad kuula murugoonay ❤😢