“Ururka Kaah waa boqor sameeye, doorashada na…”Gud Maxamuud Xaashi

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 21 сер 2024
  • #SAABTV #WARARKA_SAABTV #WARBIXIN_SAABTV
    Waxaanu Diirada Saarnaa Dhacdooyinka Saameynaya Nolosha Bulshada Iyo In aanu Gaadhnoo In Ka Badan 1Milyan Oo Qoys Oo Ku Kala Nool Adduunka Oo Dhan, Aragtidayadu Waa Mid Ay Ku Kalsoon Yihiin Dadka Ku Xidhan Saab Tv Ee Kunool Daafaha Dunida, Saab Tv Wuxuu Kuu Soo Gudbinayaa Warar, Wareysiyo Iyo Faallooyin Ku Saabsan Arrimaha Caalamka, Afrika Iyo Soomaalida.
    Find us on Facebook: / saabtv
    Follow us on Twitter : / tvsaab
    Follow us on Tiktok: / saabtv
    Check our website : www.saabtv.com

КОМЕНТАРІ • 43

  • @husseinhaji9746
    @husseinhaji9746 Місяць тому +6

    Waa doorashadii oo Duhur Cad lagu sii kala baxay waxan lee yahy galin hore ba bye bye Kulmiye

  • @user-oz4pq3ei4z
    @user-oz4pq3ei4z Місяць тому +2

    isbahaysi guulaysta allah ha ka dhigo aamiin

  • @AyaansiciidShire
    @AyaansiciidShire Місяць тому

    Masha Allah. Hogaamiyayaal siyaasadeed oo dadkooda..iyo dalkooda......ku hagaya ..xaqiiqada..dhabta ah ...hogaamiyayaal karti iyo hufnaan leh ...dalkana badbaadinaya rajiimka ....gafanoobay...ee afartaba qaadka noqday..

  • @saadhussein5466
    @saadhussein5466 Місяць тому +2

    Maxamud xashi waa jiheeyaha siyaasada soomaaliland Codkar aqoon diimeed iyo mid maadiba iskudarsadey

  • @AyaansiciidShire
    @AyaansiciidShire Місяць тому

    Insha alaahu ..waxa inoo balana taageerayaasha kaah iyo wadani.....oo xisbiyo ....ah....iyo ..kqlkan Kalkaska xiga mundane hogaamiye maxamuud xaashi oo madaxweyne ...noqondoona ... .ilaahayow ...igaadhsii maalmahaa...maxamuud xaashi ......codkka....ayaa inaga kaxaynaya shaydaanka.muse..iyo qudhmiyihiisa

  • @abdirahmanlibaan5850
    @abdirahmanlibaan5850 Місяць тому +2

    Viva isbaheeysiga isbadal doonka ah

  • @aboubakaryousuf3543
    @aboubakaryousuf3543 Місяць тому +1

    siyaasi xeel,dheer oo taladiisa lagu guulaysto

  • @AyaansiciidShire
    @AyaansiciidShire Місяць тому

    Insha allahu. .. waa guul...LA hubo .......cadceed. sacabo.ma qariyaan..........

  • @AyaansiciidShire
    @AyaansiciidShire Місяць тому

    Isbaahaysiga isbadaldoonka ahi...ha guulaystaan ...oo ha waaraan ...ilaahayow caqliga ...iyo cilmigaba u siyaadi.......oo ilaahayow rajiimka hororka..noqday dadka iyo dalka ka badbaadi........ha guulaysto ....isbada doonku ha guulaysto isvaahaysiga kaah.iyo wadani

  • @CumarMooge-f7q
    @CumarMooge-f7q Місяць тому

    masha allh guul somalaand ragii ukiciray mantokale

  • @inanabiadam8766
    @inanabiadam8766 Місяць тому +2

    ❤❤❤❤

  • @alinuromer5876
    @alinuromer5876 Місяць тому

    ❤ Madaxweynaha Lixaad ee Somaliland Eng.Faysal Cali Waraabe 2025-2030 Insha Allah ❤

  • @user-rn8jc6nx5h
    @user-rn8jc6nx5h Місяць тому +2

    Guulaysa

  • @user-yt5zz2lv6j
    @user-yt5zz2lv6j Місяць тому

    masha allah
    guuleysta

  • @user-iu5sx9iy7i
    @user-iu5sx9iy7i Місяць тому +2

    Isbaahysi guulaysta

  • @MohamedAhmed-bd4ug
    @MohamedAhmed-bd4ug Місяць тому

    Guushu waa xagiina insha Allah.

  • @fathisoobe7745
    @fathisoobe7745 Місяць тому +1

    Hayaay oo ma boqor abdirisaaq khaliif kale markaa.

  • @AyaansiciidShire
    @AyaansiciidShire Місяць тому

    Sibjirta heego ee daaquudada ah walaahi haday xishoonwayaan walaahi way nag baqan doonaan .......gacana waynu ku codaynaynaa gacana ...waa ku dagaalamaynaa ...allahu akbar ....ka fujiya dadka iyo dalka rajiimka gafanoobay ...

  • @MaxamedAbdiaadam
    @MaxamedAbdiaadam Місяць тому +1

    TUUGTII QARANKA ISBAHAYSTAY EE JAANGOOYA WAXAYDAAN HAYNBA SHALAY DIB U EEG WAXAAD AHAYD TUUG QARAN

  • @user-mj6kq3eu2v
    @user-mj6kq3eu2v Місяць тому +1

    Asc reer somaliland reer abagadhaa iska caytama cayi wataa dalkii halkaa dhigtaye ma fakartaan siilayo ma xasuusentihiin intii duufaac ku kacay ma mucaarid buu eeda saaray wuu ka dabaashay ragaa caayaysanaa waa ku wuu markaa la shaqaynayey dadka shalay may dhalan waa madhantihiin waxa ku darsateen xaasisnimo waa arki doontaan maandeeq ragii maali yaqaan baa soo noqonaye ee dib u fadhiista oo isku xishooda cay dal laguma maamulee ilaa madaxwayne

  • @AyaansiciidShire
    @AyaansiciidShire Місяць тому

    Waa LA karbaashayaa kuwa siyaasiyiinta qaranka. Cayaaya walaahi ka hadhi mayno...oo ku days mayno

  • @xayndaabolol1301
    @xayndaabolol1301 Місяць тому

    walee waraabayashaasi wa wadani

  • @xuseenwarsame8357
    @xuseenwarsame8357 Місяць тому

    Sideed sahan unoqon kartaa adigoo mashruucii madaarka xaday oo ilaa imaka madawyahay
    Hadana mashruucii biyaha hargaysa
    Walina aanad nooga jawaabin
    Meeshaad lacagtaa kubixisay

  • @ahmedhassan4852
    @ahmedhassan4852 Місяць тому

    Moxamuud xaashi dhaweeye kolba nin ayuu madaxtoyada ku dhaweeya hankisu wa intaa

  • @user-ko6wc4cx1e
    @user-ko6wc4cx1e Місяць тому

    Xusbiga Kaah Wa Daba Dhilifka Wadani Walle

  • @MaxamedIsmacilibrahin
    @MaxamedIsmacilibrahin Місяць тому

    Tuug isbaheystey unban u arka

  • @MaxamedAbdiaadam
    @MaxamedAbdiaadam Місяць тому

    Filim doorasho hanaan siyaasi dan leh fahamnay Dhaawaca adigaa geystay Guul m weyne muuse

  • @xayndaabolol1301
    @xayndaabolol1301 Місяць тому

    tuugnimada iyo bahalnimada ayan xariif,siyasaded unaqaana was

  • @cumargeeddi8013
    @cumargeeddi8013 Місяць тому

    Jeegaan cusub iga dheg

  • @aminaahmed9352
    @aminaahmed9352 Місяць тому

    Ilahay umada reer soomaliland ha ka qabto cadawga oo dhan waar waa lagu soo duulay dadka ee wordo difaaca intii kulmiye ka so cadhotay ee hore anu u naqana uunbatihine ilahay ha laga baqo

    • @calicabditokiyo9692
      @calicabditokiyo9692 Місяць тому

      Kkkkkkk ma ayeeyadaa ayaa ku soo duushay kkkkk waa hadalka caamada ay usheegaan kuwa liita ee oromoada dabada u salaaxa

  • @faysalcali-k6i
    @faysalcali-k6i Місяць тому

    wa saax

  • @xasankhadar5145
    @xasankhadar5145 Місяць тому

    ILAYN TUUGU WAA TUUG

    • @user-sg5np8xe9h
      @user-sg5np8xe9h Місяць тому

      Heego baroor baa kadhamaatay macashuurtii baa go aysa? Ilaahay barya

  • @hirsifow2183
    @hirsifow2183 Місяць тому

    You cannot apply direct traslation of King Maker into Somali, because it wouldnt make any sense at all

    • @johnyou4036
      @johnyou4036 Місяць тому

      Alladoori afka waa yaqaan, waana ka' agnaan'. bal waayee aan kuugu dhigo sida tan
      '' waa madaxweyne sameeye'' lol

  • @jamaadnuura10
    @jamaadnuura10 Місяць тому

    Jokar booli qaran ooy ka baahday boqor ka tuugtaad samaysay oo adiga ah Boqorka booli qaran caleemo saara, boqor xumba wayne, boqor hawo iibshe

  • @SaakinSalebaan
    @SaakinSalebaan Місяць тому

    Alle kacabso awooddii ciidanka qaranka waxa dhabar jabiyay mucaaradka walaal

  • @user-cx1nk2im4m
    @user-cx1nk2im4m Місяць тому +1

    Nasiibdaro Maxamuud xaashi waa thuggii ummada dhaciy ee hawaddiina iibsaday ayaa dadka hore imanaaya xishood la’aantiisa. Please tell him, Somaliland is not on sale.

    • @intizarmohamed634
      @intizarmohamed634 Місяць тому

      😂😂😂😂 oo kuwa iminka haystaa ma wadada diinta ku dhaqma

  • @AyaansiciidShire
    @AyaansiciidShire Місяць тому

    Insha alaahu ..waxa inoo balana taageerayaasha kaah iyo wadani.....oo xisbiyo ....ah....iyo ..kqlkan Kalkaska xiga mundane hogaamiye maxamuud xaashi oo madaxweyne ...noqondoona ... .ilaahayow ...igaadhsii maalmahaa...maxamuud xaashi ......codkka....ayaa inaga kaxaynaya shaydaanka.muse..iyo qudhmiyihiisa

  • @AyaansiciidShire
    @AyaansiciidShire Місяць тому

    Insha alaahu ..waxa inoo balana taageerayaasha kaah iyo wadani.....oo xisbiyo ....ah....iyo ..kqlkan Kalkaska xiga mundane hogaamiye maxamuud xaashi oo madaxweyne ...noqondoona ... .ilaahayow ...igaadhsii maalmahaa...maxamuud xaashi ......codkka....ayaa inaga kaxaynaya shaydaanka.muse..iyo qudhmiyihiisa