Qisada Naagtii NINKEEDA Gabar DISABLE ah u guurisay Ka dhacday Uk 🇬🇧

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 26 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 216

  • @muxuboahmed225
    @muxuboahmed225 3 роки тому +14

    Qiisadan intaa hore waa naxsana lkin inti dambe ayan aad ugu farxay markey caarurti hoyadod utagen masha Allah

    • @ahmedhayan8921
      @ahmedhayan8921 3 роки тому +3

      Doqon maaha laakiin waa dulmi.Illaahayna waa arkaa

  • @fardowsahassen1992
    @fardowsahassen1992 3 роки тому +10

    Dumarka Somalia intay niin ku mashqul sanyihiin ayeey dulmi ka galayaan qoof dumar ah oo kale Subxanallah

  • @manaalmuse3247
    @manaalmuse3247 3 роки тому +8

    Anigu qisadaan waxaan kafahmay sadex daan inuu ilmahaan isu dumayay waayo iyadu ilmo madhali karto tan yar cafimaad maheysato ninku na naag deyn maayo gabadha weyn waxay aheed inay isku heysto waxa dhan maadaama ay kuligood hoos imanayeen qof kula tartamayayna maheysan qiyaano bey latimid maanta ilmuhu way wada heysan lahaayeen ilaahay waxuu dad u sameynayay gabadha xanuun San waa qiso cibra ah Allah ha xifdiyo dadkaas dhamaan tood

  • @Waano23
    @Waano23 3 роки тому +13

    Walaasheey Gacmaha ilaa xusulada muuqdaan qarso waa cawro+ isha banii aadankuna waa qattar is ilaali huuno.

  • @fatumanur2227
    @fatumanur2227 3 роки тому +9

    Walaal qarso cududahaaga quruxda badan Allah haku xafido

  • @dhamaystiran8342
    @dhamaystiran8342 2 роки тому +2

    hadaad hiriryaale jooogto asaaad hawd hala ku raaacdo anuunbaa hooyadaa ah😥mama love u

  • @ifraxmaxamud4086
    @ifraxmaxamud4086 3 роки тому +2

    Xasbiyulaahu wanicmalwakiil qasaaro ma qabto gabadha xanuunsan ubad baay dheshay waa lakala faaiiday laakiin ilmo wixii dhalay baay u joogan tan ubadka aay korineyso iyadeey u koroyan waay u noqondoonaan insh.allah

  • @amalhope-h2m
    @amalhope-h2m 2 роки тому +2

    SubhaanAllah. Qalbi adaka

  • @mimik2959
    @mimik2959 3 роки тому +5

    Hooyo iyo ilmaheeda qofkii kala fogeeya naxariis ma leh 💔💔

  • @nurhawa646
    @nurhawa646 3 роки тому +2

    Ilaahey ayaa umadiisa kala xisaabinaayo qayaanoole ma faa iido

  • @cigaalyare8114
    @cigaalyare8114 3 роки тому +5

    Eedo wa qiso cajiiba wlhi oo cibro qaadasho leh mustaqbalka waxa dhici doona xisaabta kumey darsan oo kamey fekerin ,,,God Ha qodin hadad qodidna ha dheerayn ku dhici doonta allah Og..

  • @abukarhassan1157
    @abukarhassan1157 3 роки тому +4

    Wax walbo waqtigeedda ayeey leeddahay aduunka waa waqti yar waqtigaas yar ayaa u baahan in aad ku simeey kartaa waxa ugu fiican aduun iyo aaqiro tankale raga somalida waxeey u baahanyihiin iimaan safiyo oo ah dhinaca gabdhaha somaliyeed weey la dhasheen weeyna dhaleey ee allaha tusiyo jidka toosan

  • @naimawarsamewardere7218
    @naimawarsamewardere7218 3 роки тому +2

    Waa qisa cajiiba waligey ma maqal, lakiin gurigii ay dhistay ma aheen iney buburiso hadana, ilmihii ay ku dhibtootay korintoodii uma aysan abaal gudin waxana yeelay hooyadood uqubada ay ka gashay, hadii ay fiirin laheed aqiradeeda way ku inti faaci lahee aduun iyo aqiraba ajarbay heshay hadana way is dhaafisay. Illahayow dulmi baan kaa magangalnay anaga intii Islama.

  • @ilhammohamed1939
    @ilhammohamed1939 3 роки тому +2

    Xasbiya allah gabadha caruurta wax waalan ayeey noqonayaa mida kale diinta ma ogola qof waalan inuu la guursado.

  • @abdullahiazaam2898
    @abdullahiazaam2898 3 роки тому +3

    Waxaa decision kii ugu fiicanaa qaatay gabar xanuunsan walasheed runtii markii eey ku qanaday ineey u guuriso
    Gablan beey aheed maanta waa taa hooyo ah
    Alle weyn wax walba wuu arkaa
    Waana qafuuru raxiim

  • @Umbilal271
    @Umbilal271 2 роки тому +1

    Dulmiga Ilaahay ma ogola naagtaasi mid wanaagsan may ahayn oo caruurtii ay dhashay bay ka qaaday se Ilaahay kuwa la dulmiyo ayuu la jiraa. Waan ku farxay inay tan ka yaaceen oo hooyadood u tageen.

  • @abdullahiahmed7278
    @abdullahiahmed7278 2 роки тому +1

    asc caaliya gabadhasi waxay gashay dambiyo xun aduun iyo aakhriba isugu jira ee ilaahay ha u noqoto hadii la garanayo.

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 3 роки тому +2

    Ilaahay baa u hiiliyey. Munaafaq fii Naar. Sheydaamad.

  • @laylayusuf4248
    @laylayusuf4248 3 роки тому +1

    Quruxey wan ku salaamey. Aad ban uga helaa waxyaalaha dhac eed soo gudbisid.

  • @muxuboahmed225
    @muxuboahmed225 3 роки тому +3

    Caliya Shariif manta aya ku bartay waana kaa heeley Video yaasha aad sogaliso UA-cam ka walashey qalii

  • @samiroawil6277
    @samiroawil6277 4 місяці тому

    Mansha Alaah gabdhan waa gabdha han leha wan jecalahy gabdha hankle 🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @AbdirashidJamac-uq4ro
    @AbdirashidJamac-uq4ro 5 місяців тому

    Mansha alaa aad baan kaga Helland run sheeg baad tahey ana run sheeg baan hey xaasna malihi isha alA guuleyso

  • @ayanrashid9634
    @ayanrashid9634 3 роки тому

    Ma sha Allah tabaraka raxman qisooyin wanagsan ayd kaso waranta bulshadenu way u baahanyihin shekoyinkan from Norway

  • @qaaliyusra7541
    @qaaliyusra7541 2 роки тому

    Anoon ka helin xataa like ta waan kuu saaraa aan furaba liketa waan kudhuftaa waayo dadka aan ku xiranahay wax xun kama fisho

  • @somaliboy37
    @somaliboy37 3 роки тому +9

    Kaas doqon ayaa dhaama
    Wlhi Ilaahey ayaa Naftiisa ka xaaraantimeeyay Dulmiga Dhaxdeena inaan is dulmino wuu inooga digay. Maalinka qayaamo mugdiyo buu isku badalaa marka Naagtaas yaa og Nolosha eey ku jirto Amba marka eey dhimato ayada iyo ninka kala shaqeeyay qayaanada😭😭😭💔💔

    • @Caaliyasharif
      @Caaliyasharif  3 роки тому +2

      😪😪 Alla hana asturo waa dhab. weli wexey rabtay iney iyagoo waaweyn noloshooda hantiso laakiin wey ka diideen

    • @AliAhmed-oy2pb
      @AliAhmed-oy2pb 3 роки тому +1

      Aamiin

  • @Afnaan181
    @Afnaan181 2 роки тому +1

    Masha Allah walahi gadaal ayay ka fiicnatahy Allah waxba ka ma qarsoona caaliyah mcnto no soo badi shekoyinkaga waan jeclahay❤❤❤

  • @maariyaMuhmed-qo6jq
    @maariyaMuhmed-qo6jq 10 місяців тому

    uf illaahoow hanoo jebin naagaha soomaliyeed uf waa cadow iyo nacab mida kale waa xasidiin nimankuna waa doqomo

  • @dahabodahir5864
    @dahabodahir5864 3 роки тому +3

    HooyoDood bey ukorineysaa

  • @Tasniim1
    @Tasniim1 3 роки тому +6

    Iyadu waxay islahayd ninku yuusan kaa tegin ee gabadhaas haguursado haddii Eebe ubad kasiiyana adigu hayso iyadana hafuro. Laakiin Rabiga khaaliqa ah ayaa wax walba og. Gabadhaa xanuunsaneydna ninkaa usoo direy ilmahaana kasiiyey si ay beri ucaawiyaan
    Sidaa daraadeed khiyaamada iyo dulmigu mafiicna. Caaliya macaanto adinkana Allah ha idin nabadgeeyo meeshaad usocotaan.
    .

  • @fadumoomar7150
    @fadumoomar7150 9 місяців тому

    Maashalaah xaqii waa dilaacay ❤❤❤❤🎉🎉🎉

  • @ubahdahraan4494
    @ubahdahraan4494 3 роки тому +3

    Cuqubo lama shaqeysto cuqubey gashay qoftaas dumarka ah ee Alaha cafiyo.

  • @xaliimo3951
    @xaliimo3951 2 роки тому

    سبحان الله العظيم
    Ilaa haybaa dan kawatay meeshaas oo qof taan miskiintaa siinayay qofna ma oga meesha uu wax ka helayo

  • @quenraxma292
    @quenraxma292 3 роки тому +3

    Hadaad haawd hala kuraacdo ama herer waalee joogto iyagu hawshay qabaane anuun baa hoyadaa ah😭😭😭😭😭 ax wlhi qalbiga ixununay

    • @Caaliyasharif
      @Caaliyasharif  3 роки тому +2

      Waa kaas👍 thank you xbbti🙏🙏

  • @sharifanoor3367
    @sharifanoor3367 Рік тому

    وعليك افضل السلام
    بنت شريف

  • @lulali6059
    @lulali6059 3 роки тому +1

    Qayaano waayey sidaas! Doqon waayey kaas oo bina aadam nimada ma aaysan fiirinin, they used their mother oo xanuun san. Xaqa ayaa ugu hiiliyey lakin ninki iyo xaaski weeyned asxaan ma aysan u sameeynin gabadha miskiinta ah ee xanuunsaneyd oo xadkeeda ceshan karin ayey Allah ugu baqi waayen.

  • @UmmHamza_12
    @UmmHamza_12 3 роки тому +7

    Ma sha Allah, what goes round comes round. Happy ending

  • @maryankiin4441
    @maryankiin4441 3 роки тому +1

    Asc wall gacmahaaga asturo alha kubarakeeye

  • @kaltumguhad960
    @kaltumguhad960 3 роки тому +1

    Masha alah walahi ilma aqli badan bay ahaayeen

  • @cardafshow3080
    @cardafshow3080 3 роки тому

    Wll ilahay haku naxaristee gacmaha noqari ilahay haku sharfee marksta

  • @mohammedabdirrahmanrubblei9141

    Ilaahayna waa joogay halkaa

  • @miriamadan5193
    @miriamadan5193 3 роки тому +3

    Ma shaa Allah waa sheeko aad u taabanaysa. qof walba wuu ogyahay odhaahda oranaysa dhiiggu wuu ka sii dhumuc weyn yahay biyaha.

  • @fowsiyabashir5833
    @fowsiyabashir5833 3 роки тому +3

    Horta gabdha xanuunsan waxaa iiga daran wlshed waayo wlshed soo ma taqaan sxbteed qinadeeda mida kale markey soo cayrisey oo caruurta kala hareyso mey tiraahdo caruurteda soo sii aniga masuul ka oo u korinaaye taasi iyada xanuun saneed midaan kalena xaqdaradii baa soo dabartay 🙏

    • @Caaliyasharif
      @Caaliyasharif  3 роки тому +1

      Waa Runtaa xbbti😍

    • @qaaliyusra7541
      @qaaliyusra7541 2 роки тому

      @@Caaliyasharif abaayo iga raali noqo waxaan ku dhihi lahaa gacmahaaga quruxda badan qarso oo astur shaararkaan gacmo gaabkaa funaanad gacmo dheer ka hoos xiro waayo marna waa cawro oo allaah subxaana watacaalaa kama raali aha cawradeena inay muuqato marna waa halis intaas oo kun ayaa daawanaysa inlagu cawryo marka iska astur qaladna ha ii fahmin waayo meelkale oon gaar kuugu sheego malaha

  • @fartunibrahim4133
    @fartunibrahim4133 2 роки тому

    waan ku qiiroodey wlh insha allah caruurteed dhaqaleeyn doono ilaahey u soo diri doono insha allah

  • @muniiraahmed1119
    @muniiraahmed1119 3 роки тому +3

    Cuqubadii baa kasoo baxdey. Gabadha xanuunsana diinkii loo tashtey bay. Noqotey Allah baa u hiiliyey.

  • @tulip9764
    @tulip9764 3 роки тому +3

    They took advantage of the disabled lady.poor women.

  • @annaahmed2564
    @annaahmed2564 3 роки тому +3

    Waa qiso cajaaib ah xabiibtii horey baa loo yiri god qiyaano ha qodin ku dhici doontaa lama ogre. Thanks for sharing qaaliyeey keep it up good work.

  • @sharifanoor3367
    @sharifanoor3367 Рік тому +1

    Ninka doqon waaba ka daran
    Yahay waaba (Dhaadhaan)

  • @zuzubrithish1920
    @zuzubrithish1920 2 роки тому +1

    Habo wan jeclahay shekooyiinkagaa 😏😍

  • @nabadoonka6649
    @nabadoonka6649 2 роки тому +1

    Ninku waa doqon caaliyoy sabbtoo ah inuu kayeelo maahyn furiinka🤨

  • @iqramoallim
    @iqramoallim 3 роки тому +3

    Mararka qaar waxa ad uheysatid inay yhiin musba kugu habsatay ayaa ah nasiib uu allah ku qadaray hda gabadhas inu nin sideda uso donan laheen aya laga yaba lkn hda mid amar kale ku shaqeynaya alle uso diray ilmaheeda wa lo koriyey iyada ayeyna anfaceen

  • @sharifanoor3367
    @sharifanoor3367 3 місяці тому

    E dhaq E dhaahire qofkii E dhaley Ma Mooge

  • @fartunibrahim4133
    @fartunibrahim4133 2 роки тому

    sheekadaan weey iga yaabisey meeqo mar wax soo qoraay alx ilaahey baa u hiilshey anag waxaan dhanaa i dhal i dhaq ninkii i dhalay ma moogi ilaahey xaqdaro ma ogolo

  • @MubYus
    @MubYus 5 місяців тому

    Sheeko waalan, ii sheeeg.

  • @sulekhanuur3035
    @sulekhanuur3035 3 роки тому +3

    Walhi wan oyey hoyo wa qaali nin bini aadam ayey hoyo iyo ilmahedi ukala fogaysay

  • @Xoriyo_xarago23
    @Xoriyo_xarago23 3 роки тому

    Dulmi wayn baay gashay walhy subaxanallah

  • @HassanMohamed-jm4lx
    @HassanMohamed-jm4lx 2 роки тому

    Walaashed maxey ilmaha uheysan weyday ?
    Walshedaa doqon eheyd

  • @MubYus
    @MubYus 5 місяців тому

    Sheeko waalan ha ka sheekayn.

  • @bamiiman8891
    @bamiiman8891 Місяць тому

    Immaanla aanti oo qof ah😢😢😢😢

  • @sacdiyagobeey7516
    @sacdiyagobeey7516 3 роки тому

    Sharif Cadeey soo dhowoow Walaashay Qaali ah

  • @Xoriyo_xarago23
    @Xoriyo_xarago23 3 роки тому

    Waa qiso cajiba lakin diib baay kaa xumaty subxanallah Ilahy maysan kaa baqayan

  • @Xoriyo_xarago23
    @Xoriyo_xarago23 3 роки тому +2

    Naa maa mashin aay kiraysatay baa 😂😂😂

  • @anabmohamed8725
    @anabmohamed8725 2 роки тому

    asc caaliya shariif waad iga qoslisiisay naag mucjiso ah bay ahyd masayr awgeed caqli bay keentay

  • @sahrasaid140
    @sahrasaid140 3 роки тому +2

    Wks. Abaayo macaanto

  • @MubYus
    @MubYus 5 місяців тому

    RUN.

  • @sacdiyagobeey7516
    @sacdiyagobeey7516 3 роки тому +1

    Naag Cajiib ah bay ahayd, caruuurta se siwacan bay u korisay

  • @abubakarawil3086
    @abubakarawil3086 3 роки тому

    Maansha Aaliya barre salaan gobeed inder qali

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 3 роки тому

    Inaa lillah wa Inaa ileyhu raajicuun

  • @sacdiyagobeey7516
    @sacdiyagobeey7516 3 роки тому +1

    Waa Naag Cajiib ah

  • @xasancabdiraxman7123
    @xasancabdiraxman7123 Рік тому +1

    Cududaha qari adoo raali iga ah

  • @yussufarog5175
    @yussufarog5175 3 роки тому +3

    Ur optimistic person keep aims the sky.

  • @MuuseahmedYusuf
    @MuuseahmedYusuf 6 місяців тому

    Ascww
    Maclin English ka dhigi jiray ayaa ardeygiisi weeydiiyay sural ah macnaha window macalinkii ayaa ku jawaabay SHUBAAKO LEE MO OHOO. HADDA HADDI CAALIYO SHARIIF GACMAHEEDA LA ARKO GAROOBLEE MO OHOO.

  • @sacdiyomursal156
    @sacdiyomursal156 3 роки тому

    wcl sis

  • @fartunibrahim4133
    @fartunibrahim4133 2 роки тому

    aniga gabadhas ila ma xumo gabadhii walnedn ilmey ka reebtey maskaxdedan weey caafisey ayadan caruur heshay ha is la korsadaan laakin waa in daacad ku dhaqdo kadaley ka xumatey

  • @suadabdi5
    @suadabdi5 2 роки тому +1

    Qof xanuunsan caruur xanuunsan ayay dhalaysaa

  • @annaahmed2564
    @annaahmed2564 3 роки тому

    Caliya ,somalida maah maamaahdi waxay dhahiin nimaan ku dhalin Kuma dhalin hada kotkii aay qotay ayada ku dhacday. Thanks for sharing qaaliyeey.

  • @xasanjamac5171
    @xasanjamac5171 3 роки тому

    isaga ayaa mentel
    ahaa weliba
    xawyaan ah lamaorankaro
    Waa masuul

    • @Caaliyasharif
      @Caaliyasharif  3 роки тому

      🤣🤣🤣🤣 Naagtiisa warkeeda ayuu yeelay

  • @AaminaSaid-k4r
    @AaminaSaid-k4r 10 місяців тому

    Guud❤❤❤

  • @mohamedaliosman1634
    @mohamedaliosman1634 3 роки тому +1

    Naag naxariis daran ayey aheed iyo nin aan go,aan laheen oo lootaliyey

  • @khadramahdi4116
    @khadramahdi4116 2 роки тому

    Reerka gabadha dhalay ayaa xaq uleh ilmaha sheeko caruur waaye

  • @ibadofarah9914
    @ibadofarah9914 3 роки тому

    Mansha Allaah 🦋🦋🦋

  • @farahcasowe6346
    @farahcasowe6346 Рік тому

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @sadioyusuf6691
    @sadioyusuf6691 3 роки тому +2

    Godhaqodin hadaa qodidna hadheeren ku dhici doonta ma ogide

  • @dhemanduceysan3255
    @dhemanduceysan3255 3 роки тому +3

    ASC HABO QAALI MAASHA ALLAAH ALLAHA KU XAFIDO

  • @khadraahmed8186
    @khadraahmed8186 2 роки тому

    isago helikara caruur hoyo cafimad qabta dhashy buyelay wadoqon

  • @kamalkhaldoun5949
    @kamalkhaldoun5949 3 роки тому

    M.A.WAA SHEEKO QIIMO LEH

  • @dhoolhaaji2534
    @dhoolhaaji2534 3 роки тому

    Naagtu dhaqan xumaa balo kula tagtay dheh horteeday ka helaysaa ilaahay aduunka kugu ciqaab aakhiro intaan la gaarinba

  • @ruqiiyacawiil9116
    @ruqiiyacawiil9116 Рік тому

    Dulmi ayay ka galayn gabadhaas miskiinta ah cuquuba ku dhaqday

  • @abdirihinyare1064
    @abdirihinyare1064 3 роки тому +3

    Raga dumarkooda durufaha kaga taga
    Waa arin ila Qaldan waxa loobahanyay inaad ilaashato xaskaga naagtuna wa SidoKaled dumarkuna raga hafasaxan markaydaal ama cilad kuso baxdo

  • @bam623
    @bam623 2 роки тому

    Fidno oo idil waa dumarka. Ninka gabadha iyo islaanta la dhashey and dhalaan ma ka helaan wiilkooda gabadha uu qabo.

  • @sharifanoor3367
    @sharifanoor3367 Рік тому

    اهلا وسهلا ومرحبًا بكي

  • @somalistar8261
    @somalistar8261 3 роки тому +2

    Wa laa sheed baa qaldanayd

  • @sacdiyomursal156
    @sacdiyomursal156 3 роки тому

    masha Allah 🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰😍😍😍😍😍

  • @ismahanabdilahi1447
    @ismahanabdilahi1447 3 роки тому +1

    Neef buu ahaa kaasi nin muu ahayn

  • @MubYus
    @MubYus 5 місяців тому

    Naaag waalan ninka wasayaa, nin miyir qaba ma aha..

  • @sharifanoor3367
    @sharifanoor3367 Рік тому

    E dhaq E dhaahire
    Qofka E dhaley ma mooge

  • @nimosuleiman
    @nimosuleiman 3 роки тому

    Gabadha yar ee xanunsan walashed baa khaldanayd caqli xumaa sideè ugu amintay gabadhan kale ee ninku qabay mahmah Somaliyed ba tidhaahda (tafaandhalindhiigmaqabto)=kuma qabanayo qof adan dhalin dulmina way shaqaysatay

    • @Caaliyasharif
      @Caaliyasharif  3 роки тому

      Aniga fikirkaas ayaan kula qabaa👍 inkastoo caruurtaas ay dhexdooda ka qornaayeen Allaah ha asturo ceebaheena

    • @nimosuleiman
      @nimosuleiman 3 роки тому

      @@Caaliyasharif warun walshay horta waa faido oo alwaad ba allah siiyey lkn iyadu tedi ay wadatay uma hagaagin dacadi ma hungowdo shukran xbbt qisooyin wanagsan bad nala wadagta

  • @cardafshow3080
    @cardafshow3080 3 роки тому

    Wale caliyo waa fani

  • @leylaahmed8967
    @leylaahmed8967 3 роки тому +1

    2 is qabay wa daalimiin xaqi kaso baxay bal hadeyba guur ogolatay mey isaga udeyso ama ilmaha iyo hoyadood isla heysato

  • @habibagarad9394
    @habibagarad9394 3 роки тому

    Good stuff but please cover ur hair n hands

  • @deeqahassan1030
    @deeqahassan1030 3 роки тому +1

    Bal meey u deeso ha iska qabee taasoo uga wanaag saneed ajarkii hore iyo mid dambeba isku heli laheed iyo abaal marin iyo amaanba

    • @Caaliyasharif
      @Caaliyasharif  3 роки тому +1

      🤣🤣🤣🤣 waa masiibo ma iyadaa ogol in lala qabo