A DAY IN MY LIFE || HAL MAALIN OO NOLOSHEYDA KA MID AH || Nairobi Kenya 🇰🇪

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 17 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 93

  • @KOKOBULLE-it5e
    @KOKOBULLE-it5e 2 місяці тому +22

    Dunidan Ma soo Marin Ruux Ka Sharaf Badan Kana Run Badan Nabi Muxamed SCWﷺﷺ🫶🏻❤🫵

  • @MaryanQuruxsan
    @MaryanQuruxsan 2 місяці тому +12

    After 4days masoconee Hee Nasroyy😢
    Teda kle Hada Waa ku fahmi karnaa Maadaama aad dalxiss kujirtid Muuqaalada noo aruuri 2days usoo gali haday macquulthy Thanks Xppti Dhiiri gelintana waa Anaga dhankeena 1M IS HEREEEE🎉😮

  • @sahantoosan9083
    @sahantoosan9083 2 місяці тому +8

    Labadaada waalid Janada fardowsa Allaha ugu deeqo ❤

  • @Akwadani
    @Akwadani 2 місяці тому +3

    Lawadaada waalid janada fardowsa Allaha ugu deeqo iso booqo channel keyga ❤️❤️❤️❤️

  • @XaliimoMaxamed-ot4so
    @XaliimoMaxamed-ot4so 2 місяці тому +4

    Qurruxlayda wax la dawado muuqaaladadan u jecelhy alle hano kaa daayo nasroyyyy❤

  • @Cabdixakiimmuusecige17
    @Cabdixakiimmuusecige17 2 місяці тому +4

    IFAHMA OO IDAREEMA 1K❤❤❤
    Walaalaha Soomaaliyeed Allah Dartii Cimaamada igusoo Tuura Kii Hore Ayaa Layga Xidhaye

  • @falxadcisman6768
    @falxadcisman6768 2 місяці тому +1

    Masha allh abyo farxd igu nolda allh haidin barkeeyo nolshiina

  • @KOKOBULLE-it5e
    @KOKOBULLE-it5e 2 місяці тому +11

    Team nasro one like 👍 ❤

  • @rahoalidjibril
    @rahoalidjibril 2 місяці тому

    I loved your ring and bracelet, iam wondering where did you get it? Thanks

  • @MeymuunManka-mk2zy
    @MeymuunManka-mk2zy 2 місяці тому +2

    M a farxad kunoolw abaayo markaa muqdisho imaado inaa mar kula kulmaan raheynaa🥰🥰

  • @ayaansugow7826
    @ayaansugow7826 2 місяці тому

    MashaAllah beautiful family ALLAH HUMA BARIK ❤

  • @hcs9766
    @hcs9766 2 місяці тому

    tarxada saad u saratid wey i cajabisey soo geli
    in shaa allah mar dhow waad gareysa 1 milyan iyo in ka badan adiga iyo xaajigaaga ilahay ha nii xafido
    الله يحفطكم ويحميكم ان شاء الله

  • @ayanadammohamed395
    @ayanadammohamed395 2 місяці тому +1

    M.a waa uqalantaa ustaada nasra qalbiyadeenaa kuweyntehe

  • @luulaliguled8990
    @luulaliguled8990 2 місяці тому +3

    Masha allah guleyso abyo

  • @NuranMohammed
    @NuranMohammed 2 місяці тому

    Wow! Mashallah it's so beautiful Nasra ❤❤❤

  • @NuranMohammed
    @NuranMohammed 2 місяці тому

    U re my model in all things❤ itti fufi haaluma kanàan Nasra❤

  • @sadiaahmed6583
    @sadiaahmed6583 2 місяці тому +1

    Mansha Allah tabarakallah qali ilxun kuma argto ❤ilahay haku barakeyo

  • @FadumomaxamuudAxmed
    @FadumomaxamuudAxmed 2 місяці тому

    Carruutyda waxydheheen hoyo hady arkan qof waxladuba ama ninlasocda ho nasra abtidon bukamasyry kkkk macaga wayxfiden❤ wankujeclnhy allh haku xafido for garowe

  • @ShifaaAlii
    @ShifaaAlii 2 місяці тому

    Nasro eedo isniino igusalaam ❤

  • @NaftiiCidladda
    @NaftiiCidladda 2 місяці тому +1

    Qofkii ugu horeyeyy inaa hayy malaigadaremaa nasrayy😂❤

  • @munataltaliini4762
    @munataltaliini4762 2 місяці тому +1

    Nasro team UA-cam hada nahy wanaga cajisanthy 😢 babi meshan 1 m agarne 🎉

  • @LailaMohamed-o3h
    @LailaMohamed-o3h 2 місяці тому +1

    What a wonderful place girafe centre

  • @SamaraQueen-s5e
    @SamaraQueen-s5e 2 місяці тому

    Come son 1m in sh Allah ❤❤

  • @HodanAxmed-b1e
    @HodanAxmed-b1e 2 місяці тому +1

    Wow xeywankan wan jeclahay❤

  • @hcs9766
    @hcs9766 2 місяці тому

    mashaa allah ilahay ha ku xafido

  • @dahaboosman1228
    @dahaboosman1228 2 місяці тому

    Manshaallah beautiful family ❤❤

  • @ifraaxayaanle736
    @ifraaxayaanle736 Місяць тому

    Mashaa allaah ❤

  • @xalimomaxamed5168
    @xalimomaxamed5168 2 місяці тому

    Team amiira io nasra one like💖

  • @hamdanoor3535
    @hamdanoor3535 2 місяці тому

    Waaba nagu daahay 1M ee maad naga boobsiisaan walalayaalow

  • @FahiimaAlixaad
    @FahiimaAlixaad 2 місяці тому

    Maaaanshaallh my dear

  • @shamafamily123
    @shamafamily123 2 місяці тому +2

    Asc asxabta nasra iso beqda waxan ahay yutubar cusub walayalow 😢😢😢😢

  • @HawaOsman-x6w
    @HawaOsman-x6w 2 місяці тому +1

    Maskiin waxaan is dhahay ameey caloosha xanuuntaa waxaas oo cunto ah

  • @abdilxayeabdisalan-in1ds
    @abdilxayeabdisalan-in1ds 2 місяці тому +1

    Sida taraxada usaratay now soo duub

  • @yacintalan3970
    @yacintalan3970 2 місяці тому +1

    Machallah abayo

  • @KaruuroJaamac
    @KaruuroJaamac 2 місяці тому

    masha allah❤❤

  • @ladanmuhumed1367
    @ladanmuhumed1367 2 місяці тому

    Nice vlog ❤❤❤❤❤❤❤

  • @ZahraHassan-xm2dh
    @ZahraHassan-xm2dh 2 місяці тому +1

    Nasro😂😂😂geesi war carabdheeraa😂😂😂

  • @KeynaanMohamud-qy8tp
    @KeynaanMohamud-qy8tp 2 місяці тому

    Wcs 🙏 abaa yadiis naka daba gee wixii cusub calam kaa jacel

  • @asmafarax7311
    @asmafarax7311 2 місяці тому

    Wllo Nasray Maad Af Soomali iskaga Hadashid Amah English Dadka Hada Jiraa Dhibkaasay Leyihiin

  • @AaminocaliCismaan
    @AaminocaliCismaan 2 місяці тому

    Nasro xbbti ayaa mahaan tik tok ayaa naga jeclaaatay asagaa muuqaalo badan so dhigtaa maxaa waye waxii tik tok inta ma yaalaan why😢😢

  • @HawaOsman-x6w
    @HawaOsman-x6w 2 місяці тому

    Hayeey Nasra!

  • @HawaOsman-x6w
    @HawaOsman-x6w 2 місяці тому

    Ice cream aa korka laga saaray hoosna chocolate cake oo kulul

  • @caaishoxirsi4900
    @caaishoxirsi4900 2 місяці тому +2

    Nasray comen son 1m😢

  • @AaminocaliCismaan
    @AaminocaliCismaan 2 місяці тому

    Nasro xbbti ayaa mahaan tik tok aa naga jeclaatay waxii tik tok ku soo arkay xagaan ma yaalaan maxaa waye qaliyeeey😢😢

  • @kafinhojr5583
    @kafinhojr5583 2 місяці тому

    Dunida__ waa daciif
    Dadkuna ~~ waa wariif😅
    Adnase=====😮

  • @Sacdush1234
    @Sacdush1234 2 місяці тому

    Abayo meel aan kaala soo xariiro ayan rabaa codsigayga iitix geli

  • @samirahassan2023
    @samirahassan2023 2 місяці тому

    Aniga xataa waan tagay meeshaas mambasa geriga waan siiyay gacantuu iga leefay 😂😂😂😂funny waye

  • @NajaxIsmacil
    @NajaxIsmacil 2 місяці тому

    Masha allah m

  • @HawaOsman-x6w
    @HawaOsman-x6w 2 місяці тому

    Yeah I buy $23 plus tip

  • @farhiyaabdullahi6681
    @farhiyaabdullahi6681 2 місяці тому +1

    Waa waalatey nolosha ku cusub qofkan sidey u fiicnet ayey mar kaliya waxey ku qafiiftey UA-cam iyo social media intasa waa dad iska dhadhicin iyo halagu amaano awaaye ilmihi a walidka iyo walalah uga soo taktey nin an ku rabin oo cuqdada nafsi haayo a umada ka dhadhacsine naa iska amuus qofyahow aqliga eberka leh maxaa naga quseyo noloshada

    • @Fadumacabdiladif
      @Fadumacabdiladif 2 місяці тому +1

      Naaa dadka nabad gali adaaa bilaaa qanaaco ahe caruurta lamaad dhalin aduye teeda kle ninkeedu inuu rabin yaakuu shegy🙄

    • @afnaanmohamed9765
      @afnaanmohamed9765 2 місяці тому

      Wlshey adiga hadaysan ku anfacayn maxaad ufiirsanee tankale manta dhan qof inaad cayso maxaad ka faaiidee ilaahay umadiisa waa lanabad galiyaa ninkeeda ayaduu qabaa ama isoo caay ama iga qaado koley talo walalnimo ayaan ku siiyey

    • @ASRAAbdi-px4ni
      @ASRAAbdi-px4ni 2 місяці тому

      😂cadipa lagaga daremaya kuleelka wllhi bilahay

    • @afnaanmohamed9765
      @afnaanmohamed9765 2 місяці тому

      @@ASRAAbdi-px4ni anigaa abayo

    • @NasroNasro-c9j
      @NasroNasro-c9j 2 місяці тому

      😂😂😂😂 qaybta masyrka abaayo tartiib waxan waa laga dhacaa hadan haysan oo adna is adkyn karin😂😂

  • @farhiyaabdullahi6681
    @farhiyaabdullahi6681 2 місяці тому +1

    Waa heer baadiyo weynatey intey ilmaheda waqti la qadan laheed ayey ku leedahay waxa soo boqonaye meel xaywaan lagu xananeyo na iska amuus dadka ku daawanayo ilmo ma u maleysa horta meeshan 2009 an ku dalxiisi jirey aniga iyo ilmaheyga adigan hada ayey kugu cusubtahay waa is ceebeysey 😂

    • @ASRAAbdi-px4ni
      @ASRAAbdi-px4ni 2 місяці тому

      Naa adi maxa weye ma seerka ku haya shaqyso pppe oo dalxiis Baroorlama rape😂

    • @Lakimohamed197
      @Lakimohamed197 2 місяці тому +3

      dumar dumar ka masyraayo mxy kaa halysy moloshan yady qaaas u tahy

    • @ilhaanyariisey6168
      @ilhaanyariisey6168 2 місяці тому

      Nyaa joji maserka

  • @FadumomaxamuudAxmed
    @FadumomaxamuudAxmed 2 місяці тому

    Asc xbbti wankusalmy 😂 csi walhy wankutaa

    • @Hurdaaye24
      @Hurdaaye24 2 місяці тому

      ciyaaraha ayaan ka hadlaa ii camir xitaa hadaadan ciyaaraha xiiseynin iskaga key camir sabiskaraaybta ha iga baqiilin😂

  • @naciimomaxamuud3754
    @naciimomaxamuud3754 2 місяці тому

    Masha allaah

  • @fathiamoussa6125
    @fathiamoussa6125 2 місяці тому

    Mashallah ❤❤❤

  • @hcs9766
    @hcs9766 2 місяці тому

    nasrooy away saxibtaa muniita gadudey

    • @Hurdaaye24
      @Hurdaaye24 2 місяці тому

      Wll ciyaaraha ayaan ka hadlaa ii camir xitaa hadaadan ciyaaraha xiiseynin iskaga key camir sabiskaraaybta ha iga baqiilin😂

  • @salmaabdullahi3127
    @salmaabdullahi3127 2 місяці тому

    Nairobi wanjoga hotel kaas ma arkeen plz name it

  • @nimco_mohamed8220
    @nimco_mohamed8220 2 місяці тому

    Wllhi nasroyy hada ly niyda kugu hayey

  • @farhiyaabdullahi6681
    @farhiyaabdullahi6681 2 місяці тому

    Iyo meesha u socota maxa naga quseyo

  • @RahmaQaran
    @RahmaQaran 2 місяці тому

    Asaxabey 1m maxa ku haysatiin gabadha walashen nasra waa lala dardarmay amiira waxey dhahday babi marka nasrana way qadaty dardaranki idinkana kalintiina kaso baxa oo 1m ku tuura

  • @fatxiyasiciidfatxiyasiciid5757
    @fatxiyasiciidfatxiyasiciid5757 2 місяці тому

    Masha Allaah ❤❤

  • @CaashoCumar-n6w
    @CaashoCumar-n6w 2 місяці тому

    ❤❤❤❤❤❤

  • @abdizamzam
    @abdizamzam 2 місяці тому

    Nasraaay

  • @AdanDhubow
    @AdanDhubow 2 місяці тому

    Nasrow nasab baa tahoo

  • @direybuur9311
    @direybuur9311 2 місяці тому

    وااااااااااااو

  • @faadumonuur3389
    @faadumonuur3389 Місяць тому

    m.a

  • @IkranAhmed-pe8jh
    @IkranAhmed-pe8jh 2 місяці тому

    M.a

  • @ruweidayusuf
    @ruweidayusuf 2 місяці тому

    Nasro San mxa wye youtubka wx manoso gelinesid miyaa reer snup wx wlbo udirtaa waa oghy 😡😂 dalxiska dhn snup ugu tala gashy miya angna subxwlbo wxa ka sugeni col la ahy nasro😫😭😂😂

  • @Bakar-2
    @Bakar-2 2 місяці тому

    Welcome mambas😀😃

  • @SheikhKhaliif
    @SheikhKhaliif 2 місяці тому

    Maasha allaah❤

  • @AaminocaliCismaan
    @AaminocaliCismaan 2 місяці тому

    Nasro xbbti ayaa mahaan tik tok ayaa naga jeclaaatay asagaa muuqaalo badan so dhigtaa maxaa waye waxii tik tok inta ma yaalaan why😢😢

  • @AsmaAadan-x8e
    @AsmaAadan-x8e 2 місяці тому

    ❤❤❤❤

  • @AaminocaliCismaan
    @AaminocaliCismaan 2 місяці тому

    Nasro xbbti ayaa mahaan tik tok ayaa naga jeclaaatay asagaa muuqaalo badan so dhigtaa maxaa waye waxii tik tok inta ma yaalaan why😢😢