Kenya dhulkaga miyaa lamo joogikaro sharci lA aan 3 bil ka badan inad joogto lama ogola laaluush aya la bixiyaa hadba cus boneys visaha aya dhib ah mida kale meelaha qaarkod waa qabsi waala duqeeyaa askartu dadka weydilaa shabaab aya tihin bay dhahan wadan aan wadankaga eheen hadaa xoolaga geyso dadka wadanka iska leh aya kaa dhacayo
Very beautiful place
MASHA ALLAH
Ma fiicna ilmahaga in lageeyo boarding schools sabankaa ilmaygaaga haku aaminin meelna
Please told me the city’s name habo I want to move to Kenya but don’t know where to start
She in mombasa
@@fadumoali8301 thank you abaayo which area is the best in Mombasa
@@thinkwide1001tudor or nyali
Lamu bay joogtaa
@@fartunjama4040 thank you abaayo
Mashaallah waa guuleysaey somai yaa u bahan beerahas ❤❤❤❤❤❤❤❤
Asc mama canab telka isoodir waan xiiseynayaa meesha aad joogto
MOMBASA KA INTEE XAAFADAAN MACAANKA BADAN MASHAA ALLAH
Waa lamu Island, kenya❤
Mashallah Allah your Hero
Heeeeee Mama Somaali ❤Ma Leeysku Dhelaaa❤❤❤ Aragaada Noo Abshir🤲👏👏👏👏👏👏👏👏👏
Meesha sharci la'aan miyaa lagu noolan kara habaryar?
Maya laguma noolaan karo sharci la aan
Manshallaha 👍👍👍👍👍
Mashallaah Allaahu Akbar alxamdulillaahi rabicaallaamiin ❤️🇸🇴💕❤️🕋💎😭🤲❣️🌺🙏🇸🇴💕💐🇸🇴🕋💎😭❤️🤲🌺❣️
Masha allh Canab ExDumashi allh haku dawro From Gashamo barri
waa sax in ilmaha quranka inta uu yaryahay labaro
Asc warun tamamo iyo socod laanta
Gabartii abaayda ,me heshiiseen abaay da, heshiiya abaay ilaahay hanoo dabi dhaafe abaay😢
Salam Alikom, habo, long time alhamdulilah u are oki o was woeried when u really didn't show up for a while. Happy to see u again ❤❤❤❤❤❤
Habaryar mombasa maajogta Masham.Allah Africa nimcataala lkn madarensanin wlh
Masha ALLAAH👍👍👍👍👍👍👍👍👍
Wcs canab ileen waad maqneyd abaayo
Maansha alaah tabaarak
Meesha waa halkee noo soo sheeg dhul ma laga iibsan karaa
Masha allah xifdullah Thanks ya allah ❤️👍🌷❤️
Kenya wa meeshan ugujecelahay Africa waxay ledahay dad macaan oo lalanoolaankaro macayshaduna ama noloshododhan aadbay ufiicantahay
Mamooy wax culus miyaa wadaa adeeg
Maasha alaah soo noqosho wanaagsan
Waa sax habo waa runta xifdullah ❤️
السلام عليكم ورحمة الله وبركاته يا عنب اي بلد WAA MAGAALADA MEESHU WAN KU SALAMAYA
💚❤️💙🌹🌹🌹🌹🌹💋💯✅👍
What is name of the city
magalada Lamu waaye Dhul Raqiis waaye isheeg Dhul iib Raqiis Kuhaaya
@@abdullahifarahmohamed7736Anaa raba dhul raqiisa
MashaAllah jazakaAllah abayo ❤
Hello hoyo salan sare from Seattle Washington USA
Thanks habo welcome
Asc mama soomaali kumee wan kuweynee salaan sare
Hobo kenya
Weey waa ku salamay waa naxsanaa oo waxan lahaa slaanti mms xagay ka dhacday alxamdulilaah hadad nabad qabto waa kuu xiisnay
Mahadsanid habo
Maanshaalaah saxib ❤❤
Mama qali❤❤❤❤❤🎉😊
Xaqiiq bad ka hadashay abaayo illahow nagu xafid North America xalad baa lagu dhexjoga wallahi ubadkaba rabi ha nogu ilaliyo
Manshaallaah Manshaallaah ❤️❤️❤️❤️❤️🇸🇴🙏
Isma dhaman kuli wadamada galada Yurub Amerika wallhi Fikir istares ilmo aan waynaneynin ayaaa nadilay😢😢😢ale hasho markey halkas mareyso ya yax dhaho ayan maqli jiray markan sosoconay
Masha allah qurux badana
Wa kusalaamy sister
Thank you habo ❤❤❤
asc habo meel aan kaala sooxariiro ma ii sheegi kartaaa
❤❤❤❤
mahiimada waa ilmahaaga in uu kaa dhumin
Numberkaaga kenya ama whatsupka ma noosooqori kartaa
GOOD JOB
MASHA allh wasosocona rabi hanofudaydiyo
Meel qurux badan waaye waa halkee
Waxaad ku hadlayso iyo waxaad ka hadlayso midna ma fahmin, orod caruurtaadii aad youtube waxad ka dhex raadinayso ma ogine
Soo dhawoow
Maanshaa allah
Yes
Magaalada magaceeda
Noosheeg waa meel fiican
Good 💯 see U back
Kenya dhulkaga miyaa lamo joogikaro sharci lA aan 3 bil ka badan inad joogto lama ogola laaluush aya la bixiyaa hadba cus boneys visaha aya dhib ah mida kale meelaha qaarkod waa qabsi waala duqeeyaa askartu dadka weydilaa shabaab aya tihin bay dhahan wadan aan wadankaga eheen hadaa xoolaga geyso dadka wadanka iska leh aya kaa dhacayo
Thank for sharing good news but we still need name of the city
Malindi
Waa xagee uqtii
Lamu Magaalo Xeeb Jawi mcn
Where is that
wlhi waa run dharagtu dhibeey keentaaa
Maama somali
.
Magaceed magaaladaan walaal
Meesjan utago miya
Saasaan umaleeyaa waa Bambasa neyroobi waxa yaalo waa yaalaa kaba daran sidaan maqley daroogada iyo qamrada iyo qaniisyada aad ayey ugu badan yihiin iyo sixir
@@umnalka7740ANAGAA JOOGNA SANADKII TOBNAAD AYAA II SOCDA WAXAAD SHEEGEYSANA ILLAAHEY NAMA TUSIN ALXAMDULILAAH DIINTEEY NOO BARTEEN MAREYKAN AYAANA KA SOO GUUREY ALXAMDULILAAH
Dumashidaydii hore bintu tahliil alla ha barakeeyo adiga iyo duriyadaadaba/G36man
GRxajis allah barakeeyo
heee@@idilismail2034
Inder😂