Maxamuud Xaashi Habarjeclo Oo Xanaaq Afka Furatay Siro Badan Banaanka Keentay

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 26 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 77

  • @JamalAli-pz6kn
    @JamalAli-pz6kn 54 хвилини тому +5

    VIVI HABARJECOOL POWER SSB GUUUL WAA KULMYLE..... VIVI KULMYE..... VIVI KULMYE❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @SomalilandSomaliland-t2o
    @SomalilandSomaliland-t2o 27 хвилин тому +2

    Adeer wax ba nama yeeli karan dheh mana .mataln Garxajis oo dhan narka wadani wa khiyanole that's all one ❤Somaliland ❤❤❤❤❤

  • @shabeel7467
    @shabeel7467 Годину тому +6

    KULMIYE OO DURBA DOORASHADII KU GUULAYSTAY
    Cabdiyow shalayto ka hor ayuu shakigu bilaabmay maantana waxa la soo afjaray in heshiiskii burburay oo taageerayaashii KAAH yidhaahdeen wayna khiyaameeyeen Wadani, markaa guushii Kulmiye waxa hubiyey maamul xumada Wadani, Borame codweyn ayey ku lumiyeen oo Hillac wuxuu u codaynayaa Kulmiye, Hargeisa reer Baligubadleh si toosa ayey iska wada casileen Wadani oo ay yidhaahdeen ururkeenii Horseed ayey dafireen oo diideen markaa Kulmiye oonu reer Hargeisa isku wadanh=ahay ayaanu madexweynaha ku dhisi Muse Bixi, Burco oo mucaaradadii shirkii Ceel Afweyn iyo burburka xilifaysiga Wadani iyo Kaah wax weyn u taray oo taageero badan u keenay Kulmiye.

  • @axmedayro9926
    @axmedayro9926 Годину тому +5

    Habarjaclo waxay lahayd kulmiye

  • @HassanSharif-k9d
    @HassanSharif-k9d Годину тому +3

    Muse abokorki doqonka aha aya la khiyamay habar jeclo maha😅

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280 50 хвилин тому +2

    MUWAADIN U CODEE QARANKA❤❤❤❤

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano 2 години тому +3

    Guuuuuuuul somaliland viiva somalilnd viiva viiva somaliland

  • @Shukri20267
    @Shukri20267 Годину тому

    Ina kaahin, iyo Ina-Xaahiba kaxayso.Wadani maanta cabsho uma baahna Shara ayaa u hadhay.❤ Xirsi ,Ina Xashi cirka gee.Adiguna Dhaarta iyo Oohinta jooji.waa Talo

  • @JamalAli-pz6kn
    @JamalAli-pz6kn 53 хвилини тому +1

    REEL WADDANI WAA HUMANTA GUDAHE YUSRA HARTI😂😂😂😂😂😂😂FUTO DHULBHANTE FALINSTIN KAIKAAL

  • @fatimahashim5596
    @fatimahashim5596 47 хвилин тому +1

    GARXAJIS ISMAQABTO CAQLI BUURANA MAHAYSTAAN SIYAASADANA WAXBA KAMAYAQAANAAN VIVA KULMIYE

  • @hodhomawel1812
    @hodhomawel1812 Годину тому +2

    Waadani garxajis maha ee maacaga noo daya wixii Allah nace xersi,maaxamud iyo beelaha kale aan Ayuub aheeyn ayaa iswata maa garxajis baa

    • @CabdiraxmanSuleiman
      @CabdiraxmanSuleiman Годину тому

      maaaha garxajis waaa huwan xirsi kow kayahay daaroodna wey u shaqaynayaan kkkkkk waar garxajis waa mudantii Duriyada Barakaysan kan hadlayaana waa fataal huwan ah

    • @CabdiraxmanSuleiman
      @CabdiraxmanSuleiman Годину тому

      anaa habar Awal ah manarabo ina xaashi waa tuuug iina gaban maaayo he is the enemy of Somaliland

    • @jamalskp7280
      @jamalskp7280 46 хвилин тому

      Waa runtaa abti

  • @AxmedMaxamud-zc4ei
    @AxmedMaxamud-zc4ei Годину тому +2

    Waarninyahow maalintii isbaysiga saxeexan ayaan idhi weger waxaa lakalla saxeexdey digo iyo dambas wakaa caawa rumoobey

  • @KayseMaxamed-cs1ju
    @KayseMaxamed-cs1ju 2 хвилини тому

    Baga baga hambalyo hambalyo hambalyo hambalyo hambalyo hambalyo

  • @مسلمهفاطمه-ل4جي
    @مسلمهفاطمه-ل4جي 2 години тому

    I am your sister from Yemen, and by Allah I only spoke out of hunger and distress. My mother, my brothers, and I lessons and tears. We are in a situation that only God knows about. God is sufficient for us, and He is the best disposer of affairs for those who broughtOh people, we are your sisters, by God 😭😭😭 We do not even find a loaf of bread inside the house that would satisfy you, oh nation of Muhammad. People are brothers. Oh God, make your righteous servants subservient to us. Oh God, make your righteous servants subservient to us. My appeal to every Muslim, oh Lord, if he sees this message, may He prolong his life, make him happy, and cover him. May God reward him. God is sufficient for me, and He is the best disposer of affairs. There is no power or strength except with God. Oh people, oh nation of Muhammad, oh people of goodness, oh people of mercy. We are your sisters and your children. By God, we do not even find a loaf of bread inside the house that would satisfy you. Oh nation of Muhammad, I only spoke out of extreme hunger and distress. My mother, sisters, and I are displaced from our homes because of the war. We are in a state that no one knows about except God. God is sufficient for us, and He is the best disposer of affairs, against those who brought us to this state 💔💔 By God Almighty, I only wrote this appeal out of extreme poverty and poverty, oh people. I beg you by God Almighty, Lord of the Mighty Throne, that I do not have food at home. By God, my brothers and sisters have been sitting around for two days. Without food, by God our situation is very difficult, we are 6 people in the house and my father passed away and there is no one to support us and we live in a rented house and we cannot pay the rest of the rent. I am not lying to you nor deceiving you nor cheating you. I am a Yemeni girl displaced because of the war between me and my family over a rent dispute and the owner of the house. By God, my brother comes every day and humiliates us and talks about us and wants us to go out to the street because we are unable to pay him the rent. The neighbors saw us crying and talked to the neighbors again and gave us a deadline until the end of the week and we swore to God to let us out of the street now we are in arrears of 60 thousand Yemeni riyals for 3 months rent may God have mercy on us our country is suffering because of this war and we do not find our daily sustenance and we live my mother and sisters our father passed away may God have mercy on him and we do not have anyone in the world to come to us in these harsh circumstances my little sisters went out to the street and saw the neighbors eating and stood at their door giving them even a piece of bread and by God in whose hand is the heavens and the earth they closed the door and kicked them out and they came back crying dying of hunger no one has mercy on them and now the holiday has come back to me if no one of us helps us with a kilo of flour by God we will die of hunger brother I seek refuge in God and then in you and I want your help for the sake of God I ask you by God you love goodness and help me even if it is about the rent of the house send me a WhatsApp message on this number 00967717126434 and ask for my card name and send it and do not delay may God compensate you with all good My little sisters, look at their situation and help us and save us before they throw us out into the street and humiliate us or my family and I die of hunger. We ask you by God, if you are able to help us, do not delay on us, and may God reward you with good.'~~_«%•&»_~~_~&:»'////;&&;&;&;;&🎉😢😢😢😢;&;&&&//&...,!~~~♡♡♡~~~♡~♡~•~•~•~•~♡~♡~♡~;l.i.i.i.i.i.l.|-........،.،.،...،،،،،،،🎉😮❤

  • @kawsaribrahim5517
    @kawsaribrahim5517 31 хвилина тому

    Asc Abdi Somalilander this guy he isn’t normal waakii nacayay hadan ahey habar Awal iyo muuse biixi so that’s between habar jaclo iyo Garxajis ama ha isku codayan ama hakalacoday nama khusaso guul Somaliland guul ciidanka qaranka guul muuse biixi Abdi guul kulmiye❤

  • @Halgame334
    @Halgame334 Годину тому +2

    HJ KULMIYE IYAGAA LEH HEEGAN DHISANA HAYSATA MAXAY HJ U MEERAYSANN

  • @YaasinMaxamud
    @YaasinMaxamud Годину тому +1

    Wadani runtuu kuu sheegey adeer waba kuu ma qarin ee hadalka badan iska daa kaah cod looma hayo

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano 2 години тому +3

    Waa huwantaa xaarmaajo faqasha xaarmajo huwantaa xaarmajo

    • @QoobjalowQoobjalow
      @QoobjalowQoobjalow Хвилина тому

      Taadan xanuun sanaysaa farmaajo ayay kaaga dhegtay kuma yaqaan farmaajo ee iska aamus

  • @abdikhadardheeg3343
    @abdikhadardheeg3343 Годину тому

    Waa xayawaan adaba shegay

  • @abdullahimohamed8746
    @abdullahimohamed8746 2 години тому +1

    😂😂😂😂 kani inuu washo ayu wax yar ujiraa…. Dad badan ayu Muse Biixi qalbada jabiyay…. Adeer wuu soo noqonaya Muse Biixi insha Allah…. Codkiisuna wuxu yaala Bari iyo Galbeed iyo inta u dhaxeysa

  • @MaaslaxMaxamed31
    @MaaslaxMaxamed31 Годину тому

    Marka horeba waycadayd ee dadba maanta fahmay anmarkiihore shaxda fahansanayn

  • @Abz_146
    @Abz_146 Годину тому

    Caaaaaaaaaaaaaaaac caaaaaaaaaaac ma cidba awelba ku rabtay habarjeclo waligedba habaryonis dabadhilif umay noqon iminkana u noqonmayno ee iskada

  • @CabdiraxmanSuleiman
    @CabdiraxmanSuleiman Годину тому

    huwan waa huwan isaaqna uma dhuumanayaandee

  • @slandprince7210
    @slandprince7210 Годину тому

    Kanu waa munaafaqii cadow dabadhilif ka ahaa waxan oo kalena ha soo dhigin inaadeer.

  • @SaciidSaid33
    @SaciidSaid33 2 години тому +1

    Waa lakala shakiyey

  • @danabguuled5491
    @danabguuled5491 2 години тому

    Waa Kan calooshiisa u shaqaystihi XIIDMO DHABAQSADE, gurxantaye maxaad tari? Qaylisaye maxaad qaban?
    Guushii Rag baa Sida, Is mirji, candho daarood XIIDMO DHABAQSADE yaahuu yaahuu yaahuu

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 Годину тому

    KAAH WAA LAGU AWAR KACSDEY IYO SALDIINTII HABER JECLO EE SHARCI DARADA DALKA KA SAMEEYEE EE TAAGEEREY JABHADII BURTA FUUSHEY

  • @abdullahabi3362
    @abdullahabi3362 Годину тому

    Maanta yaa ka dhegaysanaya garaadka nacaska ee hadlaya kaah cirro cod hasiiyo habarjeclo cod uma hayso maxamuud xaashi

  • @dayibdaahir5638
    @dayibdaahir5638 Годину тому +1

    Sheekhow sheekadu waa digo dambas ha wareeri

  • @maxamedrashiidaxmed5783
    @maxamedrashiidaxmed5783 Годину тому

    Waad-fashlintay-garaad-cidlaad-socotaa

  • @shabeel7467
    @shabeel7467 Годину тому

    Ciro ayaa u horeeyey oo Oodweyne kaga dhawaaqay labada codba siiya Wadani markaa beeshiisu ma Shiinaha shuucigaa tartanka isagaa ku jira, Faisal ayaa jooga, Cabdillahi Dahab oo nin qaaliya ayaa jooga, Buubaa ayaa jooga, muxuu tari karaa Kaah waxba markii horeba mashruuc faashi ah ayuu ahaa.

  • @admtzd9683
    @admtzd9683 Годину тому

    War garaad bahala higlo maxaad ugu xiiqaysa Kash ha soo baxo, war inay xaashi bari baa kufilan

  • @saleebanali2905
    @saleebanali2905 Годину тому

    CALAACALWEYNE GARXAJIS WADANI AYUU SOO SAARAYAA EE CIIL U DHIMO

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280 45 хвилин тому

    CABDOW NINKAN GARAADKA SHEEGTA WAA HUWAN BASAAS AH HA INOO SOO DEYN

  • @amnoali8348
    @amnoali8348 Годину тому

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @maxamedrashiidaxmed5783
    @maxamedrashiidaxmed5783 Годину тому

    Waa-lagaa-dul-guuray-wax-danbe-ma-hadhi

  • @saleebanali2905
    @saleebanali2905 Годину тому

    WARKADAA BEENTA UMMADA XAASHI WAA KU DAAYEY

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280 51 хвилина тому

    NIKAAS HABAR JECLO AYUU SHEEGTAA WUXUU DOONANA WUU KU HADLAA

  • @abdirahman-b9l
    @abdirahman-b9l Годину тому

    Kolayba waa lasiinayaa inaxaashiye Maxaa la qaylinaysaan

  • @Xasancabdilaahi-u9m
    @Xasancabdilaahi-u9m Годину тому

    URURKA kaah maxaa uhadhay Mar haduu Ciro ku dhaqaaqay Xisbiga wadani u codeeyaa kkkkk

  • @Shukri20267
    @Shukri20267 Годину тому

    Xishood,ma qajilaysid Indhahaaga ayaa biyihu ka dhamaadeene.muuse ku was ee wax u tar.

  • @CabdiAxmed.cabdi.3355
    @CabdiAxmed.cabdi.3355 Годину тому

    Baga.baga.waasidaa

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280 52 хвилини тому

    INA XAASHII LACAG BUU QAATAY KAAHNA PRANK AYUU AHAA

  • @Halgame334
    @Halgame334 Годину тому

    HJ NIN AY HADH UJIIDAYSAA MA JIRTO

  • @ahmedabdi5593
    @ahmedabdi5593 Годину тому

    Maxamud xashi is a corrupted person please do not choose him

  • @saleebanali2905
    @saleebanali2905 Годину тому

    BADHAACIYE WAR WAX ISKA CELI ADAA GARXAJIS DUNTA KU XIDHAY OO TOLKAA DHABARKA KA JEBIYEYE

  • @SaharJama
    @SaharJama 2 години тому +1

    Ma laysfahme

  • @Halgame334
    @Halgame334 Годину тому

    KULMIYE MEEEL LOO DHAAFO HJ .H AWAL ARAB ADEER MANAQAAANN..

  • @basragalinle4069
    @basragalinle4069 Годину тому

    Nacasyow reeraha afka ka dhig jirjiroleh toban wakilad tahay akhas

  • @jamuuriyadasomalilandhanoo4591
    @jamuuriyadasomalilandhanoo4591 Годину тому

    DIGO IYO DANBASBAY KALA IIBSADEEN ADEER

  • @Shukri20267
    @Shukri20267 Годину тому

    Weligay wax ka Shasta badan ma atag.

  • @iftin2024
    @iftin2024 Годину тому

    Waar ninka garaad waa nin waalan oo dadka isku dira isbahaysuguna wuu guulaystay mar hore, si kastaba ha ahaateen waxaanu ku midaysanahay in aanu biixi ridno.

  • @Shukri20267
    @Shukri20267 Годину тому

    a deer Xirsi ayaanu qaadanay ee Xaahi merl la tag, Wadani dharma ayaa u hadhay. adiga baahan.

  • @Degaliah
    @Degaliah 3 хвилини тому

    Way Kala shakiyeen😂😂

  • @duuliyexaruuri3316
    @duuliyexaruuri3316 Годину тому

    Waar miyaanad ilaahay ka baqayn dadka maad a soo tirisay 250kun ma waad ku riyootay

  • @saleebanali2905
    @saleebanali2905 Годину тому

    KADAAB BEENAALE LAANGAAB IN AAD LOOGE TAHAY

  • @ikraammahmoud790
    @ikraammahmoud790 Годину тому

    Ilahay idamki kilmiyaa so bixi

  • @MohamuudNour-lm8qe
    @MohamuudNour-lm8qe 58 хвилин тому

    Fiitapax futadaseentale intakale dalaalimotahay intakale dapooldharitahay

  • @Gobsame
    @Gobsame Годину тому

    Waar habar jeclo yaan laydin khiyamayn kaah na codkiina siiya niman kaana ogaada inaa nay cod idin siinayn xisbi giinu waa kulmiye xaasil weeye kulmiye

  • @hassannur8022
    @hassannur8022 Годину тому

    Is bahaysigu waa fulaynimo

  • @Shukri20267
    @Shukri20267 Годину тому

    Dhaar badanaa beenaale, Garxejis adiga u baahan beenaalow,reer miyi afmiishaar ismoodey.

  • @RodaAli-mg1en
    @RodaAli-mg1en Годину тому

    Nacas munaafaq ah

  • @CabdiraxmanSuleiman
    @CabdiraxmanSuleiman Годину тому

    mahaday tawaawaca talo kugu cadaatood take baal cad aad tahay

  • @nuurajama-jm7gy
    @nuurajama-jm7gy Годину тому

    Beenaalayaal

  • @nuurajama-jm7gy
    @nuurajama-jm7gy Годину тому

    Beenaale

  • @abdullahduale8922
    @abdullahduale8922 Годину тому

    Cabdiyow enan fiican ayaad tahay laskin maxaad adeer sakhraankan noogu furtay maaha mid la dhegaysan karo waa dubjir waxa lagu kiraystaa $20 hadaan maanta siiyo adiga ayuu ku caayaya

  • @Shukri20267
    @Shukri20267 Годину тому

    Dhaar badanaa beenaale, Garxejis adiga u baahan beenaalow,reer miyi afmiishaar ismoodey.