ROBERTO OO DHAAR KU MARAY INU XABSIGA UU TAXAABI DOONO NINKII QOF O HANJABO

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 28 сер 2024

КОМЕНТАРІ • 28

  • @nuurmohamed5195
    @nuurmohamed5195 2 місяці тому +4

    Mida kale qorshe fiican ayaad wadaa ku soco hajoojin koley hanjabaad badan waad la kulmeysaa kuwa dadka ku handada tiktokga iyo youtub yada iyo Facebook yada xabsiga guwantanaamo u wada taxaab wlhi waa ku salaama
    Asc

  • @nuunkaaar1290
    @nuunkaaar1290 2 місяці тому +3

    Ilaahey haku dhooro robertto geel fiigay gadoon ma leh 🎉ku soco kuwaan ku joogso joogso

  • @husenabdimohamed8943
    @husenabdimohamed8943 2 місяці тому +3

    Abaaba rubeerto mahadsant ku waan naga qabo oo xerxer kuligoot xataa ku dar madaxda sheeganaa

  • @user-uk4yx6wt8t
    @user-uk4yx6wt8t 2 місяці тому +3

    ALLAah yacizak Roberto

  • @nuurmohamed5195
    @nuurmohamed5195 2 місяці тому +2

    Maashaa Allaah Roberto ilaaheey ha ku xafido maxaa yeeley adigaa ka soomaali yeeysan kuwa dhahaaya somali ayaa nahay ku qaraabta . Adigaa ka wadaniyeysan oo soomaali dhab ah . Oo dhiig soomaali leh oo ah dadkii xamar lahaa ee lagu yiqiin . Wax walbo waa laydin geystey waa sabarteen.. weli idinkaa ka nolol iyo ka iimaan fiican labagoodle yaashaan ciqliga beeleen .

  • @user-uk4yx6wt8t
    @user-uk4yx6wt8t 2 місяці тому +3

    Hayeey Asxaabta ROBERTO wa idiin digay

  • @AliAhmed-oy2pb
    @AliAhmed-oy2pb Місяць тому +3

    Good job Roberto

  • @yasinali-gz5cq
    @yasinali-gz5cq Місяць тому +2

    Muwalad is muwalad ❤️❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @munahussein9687
    @munahussein9687 Місяць тому +2

    Salan sare 🎉🎉🎉🎉🎉🎉mr Roberto

  • @muhammadAli-ui3hz
    @muhammadAli-ui3hz Місяць тому +1

    Keep going bro buufi cayayaanka

  • @nuunkaaar1290
    @nuunkaaar1290 2 місяці тому +1

    Muwaadin baa tahay baaba robertto

  • @AZus6pd
    @AZus6pd Місяць тому

    Well said brother. DARISKII XALAASHA.

  • @bakarkulow6312
    @bakarkulow6312 Місяць тому +1

    Keep going brother

  • @AliAhmed-oy2pb
    @AliAhmed-oy2pb Місяць тому +1

    Keep going bro

  • @QatarQuick-uw7yy
    @QatarQuick-uw7yy Місяць тому +2

    YURUB IYO NAWAAXIGEEDA.. HAYEEEEY DOOOLIGA😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @nuunkaaar1290
    @nuunkaaar1290 2 місяці тому +1

    Robertto daahir calasow mxaa loo dhalay

  • @ahmedosman701
    @ahmedosman701 2 місяці тому +1

    daahir allasow.usheeg..Hadii.aad run sheegeyso.😂😂😂😂😂😂😂🎉

  • @User_19567
    @User_19567 Місяць тому +1

    Game is over now

  • @abdurahmanali4374
    @abdurahmanali4374 Місяць тому +2

    Daahir Calasow isagoo handadaayo Cabdixaafid ayuu video ku jiro sosial media-ha UA-cam-ka. Daahir Calasow ka bilaaw ee soo qabo. 😂😂

  • @akiila15
    @akiila15 Місяць тому

    Good

  • @ubahahmed1740
    @ubahahmed1740 Місяць тому

    👏👏👏👏🙏🙏💯💯💯👏🙏🙏🏆🏆👌👌👌ROBERTO👌👌👌👌

  • @zahrahashi2964
    @zahrahashi2964 Місяць тому +1

    Dhaartaas waa dhaar fuleynimo ku jirto wax dhar militeri qaba weligiis ma so fariisan mediyaha mana handadin qofna laakin qofkaad u jeedo wan ognahee toos maad u abaartid ma ka baqe subxaanallaah tano kale balaxofteen ayaa la yidhah

  • @hawafarah2410
    @hawafarah2410 Місяць тому

    Sidaan maa kuu dambeysey ninkii riyoodey sow maaha kan caqli majiro

  • @sucdisiad3316
    @sucdisiad3316 Місяць тому +1

    Adiga un yaan xabsi lagu dhigin magac gaal oo la qaato wax kaa dhigi maayee caga dhigo cawaan yahoow

  • @user-ck8vv6bd6q
    @user-ck8vv6bd6q Місяць тому +1

    jaajus walugu yaqiin muwalad markii dibada lajoogo ee mashaqadiini aabilawday

    • @AZus6pd
      @AZus6pd Місяць тому

      Have some respect. He is right no
      One should threat anyone.

  • @yasinali-gz5cq
    @yasinali-gz5cq Місяць тому +1

    Muwalad is muwalad ❤️❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴

    • @AZus6pd
      @AZus6pd Місяць тому

      This brother is known he is not muwalad if you want support the threat and injustice too bad.