Suaal gabarey naftada yaa sidan yeli karo .( Dhirigalin)

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 16 вер 2024

КОМЕНТАРІ • 168

  • @iqrocalicabdicalicabdi2910
    @iqrocalicabdicalicabdi2910 Рік тому +18

    Habo xamdi marka an muqalkeda dawanyo waxan jeclahy ano gurigyga hagajisty ubadkayga hagajiyey intan kob shaha o lin leh so qaato guriga mesha ugu quruxda bdn faristo inan dhagysto wayo hadalkeduba wa xigmad sidii faleembadi ayu igu soconaya guleyso hbo mcn❤❤❤🎉

  • @mandeeqahmed9225
    @mandeeqahmed9225 Рік тому +11

    Queen of Somali women ❤️

  • @cibaadocabdikulane2443
    @cibaadocabdikulane2443 Рік тому +1

    Walaal ilaahey adoo kale hanoo badiyo ❤👍👌💪🥰

  • @arwamustaphaabdirahmaan9371
    @arwamustaphaabdirahmaan9371 Рік тому +1

    Illahaya ha laga baaqo dumaro waaaa in aad is caaawisana xita hadiii aaan aaad caawin karina u ducee Illahaya gabadha dhibta haysto ha ka dulqado 😢 xamda adiguna thanks huno 🌹

  • @ubaxayaan4811
    @ubaxayaan4811 Рік тому +6

    Alla gabadha maskiintaa caawiya, raadiya, dar ilaahay ugu kaalmeeya, deeply bay u ooyaysaa subxaanallah😢

  • @nuseymachenal5893
    @nuseymachenal5893 Рік тому +4

    Wlhi ilmada ayaa iga socoto waay Aaan u,argnaa gabar somaliyeet ama hooyo somaliyeet ooo marwalbo ladhibaateynaayo Hadana waxa nadhibaateynaayo eytahy kaaa udhaxnay ama ilmaha aan u haayno waay markii nala furo u oynaa uwaalanaa meeshoo ninka asika ookalo nolol qurux,badan yaanoodiiiday inaa nafteena kafikirno oo ninoo dhan iska indho,tirno yacni hadaa tago aan kasooqaadno qofaa jirinbo wlhi waaa ciil iyo niyad jab in marwalbo ey gabdhaheena somaliyeet saas dhan ayaga isku bahdilaan yaarabi ilaahow xa,iijabin nin somaliyeet iyo qofwalbaba 😢😢😢😢

  • @-farhia
    @-farhia Рік тому +3

    Wajiga xanun ka muqada Allaha ku cafiyo midakle indha indha kulo quruxda indhaha bay so saran Wana sune ❤❤

  • @FarhiyakhalifSheikh-zt7pw
    @FarhiyakhalifSheikh-zt7pw Рік тому +1

    Mashalah

  • @ayaandegan82
    @ayaandegan82 Рік тому +1

    Hamda happy good day❤

  • @missdeka
    @missdeka Рік тому +2

    Alla gabdhaas Allaaah weyne ha caawiyo caruur iyo wax kale waxaaba ka weyn ayadaa nafteedaa xanuusaneyso Allaah dajiyo😢😢
    Gabdhoo gabdha somaaliyedow waxaa arkeeno wacdi hanoo noqdo guurka kahor diintina Barta Rabigiina xiriir dhaba la yeesha oo gacmaha u taagta wanaag ka barya oo wanaag ka rajeeya, second naftiina barta jeclaada u roonaada midaas anaani xitaa ku noqo naftaada cidna haka hormarin cidna ha u jabin cidna ha u liidin adoo si walbo u wanaagsanaaday aakhiro yaan laguu istaajin maxaa naftaada u ihaaneysay ayadoo Allaah weyne ku sharfe, aqoonta ku dadaala diini iyo maadi nin iyo sider usoo jiitaa sidee u ilaaliyo intaa baran lehedrn wax labada daarood ini anfacaayo barto...

  • @muslimlivinglife9341
    @muslimlivinglife9341 Рік тому +4

    Maanshaa Allaah ❤❤❤

  • @fardowsamaxamed4594
    @fardowsamaxamed4594 Рік тому +1

    Waa runta wll dumarku iyaga xaasidiin isku ah naftoda inta ka fikirta waa yar tahay hore u soco wllshy wax badan baad noo faaidaysaa

  • @sacdiyoxaaji1271
    @sacdiyoxaaji1271 Рік тому

    Libaaxadey da waan ku wataa wlh ❤❤❤❤

  • @nimcoyasin740
    @nimcoyasin740 Рік тому +1

    Hamday qaali sawdigan sidiii kaamila camal nooo canaantay yeelkeedii qaali waan ku wataa naga bagaad runta ugu sheegtay😂❤

  • @JamiiloAbdi-g5l
    @JamiiloAbdi-g5l Рік тому +2

    Xamdiyey abayo dadka dhan adi cml mey noqdan masha allah❤

  • @SalmaXasan-fo7oi
    @SalmaXasan-fo7oi Рік тому +2

    Walhi wakuraxsata hadlkaga xppti hadlkaga waxnka qadah dhiri galin ilhay ha noka dhawroh❤❤naga hanah ilahay camal hasiyo😂

  • @AsiyoGeedi-ww2ml
    @AsiyoGeedi-ww2ml Рік тому +1

    Bye xamdiyy inta xun hwjawabin anagaa ku aminsan oo aad energy noo tahay.
    Tenkle anigu markaan ku dawdo baba wax naftauda ku dhaqaqa .

  • @Abyahussein01
    @Abyahussein01 Рік тому +1

    Una sheeg inaad cilmigeeda leedahay,home doctor 🎉🎉 bilaash looguma lamaanin channel ka xamda❤❤❤keed doing queen ka soco xamdaay

  • @Dekomohamed58
    @Dekomohamed58 Рік тому +1

    Amiin amiin

  • @hodanladan4248
    @hodanladan4248 Рік тому +1

    Hamade dheman ha ujojin qali waanku ogahay ee❤❤❤

  • @maankadagan
    @maankadagan Рік тому

    Supper woman say mash allah
    Allah ku desto caqliga salimka ah

  • @hodoali5714
    @hodoali5714 Рік тому

    😢😢😢😢😢😢allow uu gargaaro Walaahi waa murugo oo caafimaad taam ah Alle ha siiyo adiga jazak allhu khayr wlo qali

  • @zamirasadri8824
    @zamirasadri8824 Рік тому

    Naa naagaha soomaliyeed waaa istusiin iswada xaasidaya ala madhigu naa qaaali hakumashquulin noocbaas weeye hormar dhal caafimad qurux waxay ku ogolyihiin malaha waa urtooyin😮

  • @Dekomohamed58
    @Dekomohamed58 Рік тому +1

    Abyo gabadhah somaliyad liibin isku ma ogoola ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Dekomohamed58
    @Dekomohamed58 Рік тому +1

    Walhi waa runta ilahayow naag ha no jabiin ❤❤❤❤❤❤

  • @quruxdiihablaha1234
    @quruxdiihablaha1234 Рік тому

    Subxanalaah miskiinta nin xun baa kuso beegmay halkuu caawin lahaa buu ka dhaqajiyey ilaahoow aabe wngsan igusoo beeg aan awlaad baariya wada dhalno aniga iyo dhamaan habalaha soomaaliyeed

  • @hoodoxasan3277
    @hoodoxasan3277 Рік тому +3

    Xamdi qurux boqorada dumarka tahay guuleyso abaayo❤❤❤

  • @ismahanabdi71
    @ismahanabdi71 Рік тому +2

    Axxxx😢😢😢😢😢😢 ala qalbiga ixanuunay haniyey abayo illahey ayan ku baryeyna Africa ayan jogna dadki wanagsana maxa kudhacay ala gabadha maskinta ah illahow ugargar

  • @queennajmiina2961
    @queennajmiina2961 Рік тому

    Tii iga weyneyd Allaha ku sharfo nolosha markaa ku bartay ayan kartideyda lasoo baxay Thankz mcney ii nolow

  • @zunaariglamofficial4456
    @zunaariglamofficial4456 Рік тому +1

    Barnaamijkasga ima dhaafo xbbti waxana ahay gbr an weli gursan wana qata talooyinkaaga thank you ❤

  • @AyaanMahamedAli-xm9ke
    @AyaanMahamedAli-xm9ke Рік тому +1

    Hamday wlll hooyada maskintaa allha ugargaaaro naagahaan qeylinaayo saan lee kudhaaaf

  • @umaramadaanchannel3871
    @umaramadaanchannel3871 Рік тому +3

    Sax u sheg runta dumar ka qarkod way sku digdan Subxanallah

  • @maryanahmed4477
    @maryanahmed4477 Рік тому

    Wlh warunta hamdiyey dimatadha gabadha somali badhi ayaka usababah cz naftodha waqtig masiyan runti

  • @nimomohamed9914
    @nimomohamed9914 Рік тому +1

    Noloshydoo dhan baa badashy wllhi ❤

  • @sawdahassan9570
    @sawdahassan9570 Рік тому +5

    walhi xamdi ani gabdho badan oo ajnabi aan dwadaa oo kula fakar hamigaaga wxaa wayeh ina la tarnano gabdhaha aduunka marka geel indhakuul maxaas ka kasaaa😂

  • @anisacabdicali7398
    @anisacabdicali7398 Рік тому +1

    Masha allaah ❤

  • @sacdiyocumar1821
    @sacdiyocumar1821 Рік тому +2

    xamdiyey abyo is oo duceya adiga iyo asxaabtaada waxn ahay Hooyo xanuunsan

  • @ayanxarago1571
    @ayanxarago1571 Рік тому +1

    Alxmllh hada kudhageysto waxbadana iifaiideysay ❤

  • @samiiragurey6812
    @samiiragurey6812 Рік тому

    Illhy hacafiyo gabdha hani

  • @farhiyamohamed9823
    @farhiyamohamed9823 Рік тому

    Mashllah illahow ku barakee hamdi

  • @seadajama2772
    @seadajama2772 Рік тому

    ❤❤❤

  • @sacdiyanur9243
    @sacdiyanur9243 Рік тому +3

    Masha alaah hamda quruxey waankugu heeysta anıga abaayo wlhı

  • @nastehoali6695
    @nastehoali6695 Рік тому

    Abyo hamdi qurux wlhi been mhn gbdhan herkan ine garto nagaha somaliya kamasula😢

  • @ilhanalii3872
    @ilhanalii3872 Рік тому +3

    Ala xamdiyey naag nool lee kudayani karto naag nolasha aan hadaf kalahen lee kucayneysa👸🙏 gabadha manta dhibateysan aniga xita waan ladamqade🥺

  • @nastexokhalid9439
    @nastexokhalid9439 Рік тому +2

    Xamdi wlh waa ooye Manta marka arkay Hani waa gabdh xanunsan wana maskin Ilah ha caawiyo

  • @sahramaxamed8331
    @sahramaxamed8331 Рік тому +1

    Wlshay xamdi horo usoco guulayso gabadhaaas miskinta ilaahay haw gargaaro waaka naxay subxaanah

  • @nimcoomardirie4688
    @nimcoomardirie4688 Рік тому +1

    Masha allah ❤

  • @xafsaibraahim4091
    @xafsaibraahim4091 Рік тому

    Xamdi rabi haku dhawro qali wax badan ayan kaa faiday runtiii

  • @farhiyaabdiwali7298
    @farhiyaabdiwali7298 Рік тому

    Hadiyay garabkaanahaay guuule waa Alle kuwa kugariiifa guryahaay kaguurayaan garaado rabi kusee bay kuudidayaan❤

  • @fardowsamaxamed4594
    @fardowsamaxamed4594 Рік тому

    Alle ha caafiyo gabadhaa Alle murugada kaga qaado

  • @SawtuRaxma
    @SawtuRaxma Рік тому

    qali dumar alle ha ku xifdiyo adiga aya hormood no ah

  • @gaaridumar2284
    @gaaridumar2284 Рік тому +2

    Gabdho maxaa waye saan 4,500 dawatay 600 ku lee saartay like illhy kabaqa yqy 😢❤

  • @caasimadaofficial9781
    @caasimadaofficial9781 Рік тому

    jizakallah qeyr abaayo wlhi waa xanuun 😢 gabadha allah cawiyo allah wax cawiye waa argagah waa dawan wayay

  • @safiyaadansafiyaadan5462
    @safiyaadansafiyaadan5462 Рік тому +1

    Waakusalaamy abyo walhi 5sano kahor ama 6sana kahor hadaan ku arkilahaa wax badan ayaan noloshayda kabadali lahaa run ahaantii kala korinta aad ayey ufiicantahy ilmaha iyo hooyadaba runti isku guur ayaan aheen mitka 7baat ayaan dhalma ahay waandalay cururta waan korsan la ahay alxamdulilaah ilaahay haiidaysto lkn mas'uuliyadoda maanan gudan

  • @SagalCabdirahman-db9mp
    @SagalCabdirahman-db9mp Рік тому

    Illahy ha ugargaro nin wji maleh

  • @fardusaxasan1573
    @fardusaxasan1573 Рік тому +1

    Oohinteeda wlhi markan arkay wan sii dawan waayay 😥dumarka iyo riyahaba tiifta ayay isku eryadaan baa la idhi

  • @samiamustaf579
    @samiamustaf579 Рік тому

    Xamdi quruxay kor uganaxa ee noosamay garuunb 5:45 aan ku sheekayso dadka.wax garagka aha dadka iskumid quruxay guul❤

  • @amiishaahmed9865
    @amiishaahmed9865 Рік тому

    Our Queen ❤❤❤

  • @amiraabdulahi7433
    @amiraabdulahi7433 Рік тому

    Ala xamdiyey maxa run shegtay aniga waxanba ku arka gabar alle ino sodiray qeyr alle haku siyo apio kuwa xun alle haka qabto apio gabadhan kahadalkeda badi si ad uhesho qof yaqano😢

  • @safyaabi4566
    @safyaabi4566 Рік тому +1

    ❤❤❤❤❤keep going ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @xafsaibraahim4091
    @xafsaibraahim4091 Рік тому

    Xamda inta xun inta wanagsan ayaa kabadan qali

  • @ifrahmusesheikhabdulahi7615

    Abayo xamdi wan ku cusubahay janalka wana ka helay videoyal bdan so fiirsaday mashallh ina live ku arko ra jeyna abayo norway kula jogaa

  • @Amiraahmed825
    @Amiraahmed825 Рік тому +1

    Ya rabi Xanun badan😭

  • @ummuisra6721
    @ummuisra6721 Рік тому

    Kuwo reerkooda ah baa caayaya oo nin iyo naagba leh

  • @safiyaadansafiyaadan5462
    @safiyaadansafiyaadan5462 Рік тому

    Gabadhaan aakahadlaysisna wlhi waxaan moodaa inaa midi layla dhacaayo ilaahay dhibaatada hakasaaro haday xanunsantahyna allaha caafiyo

  • @hodanali2250
    @hodanali2250 Рік тому

    Ilaaah haugargaaro maskiinta Alaahuma Amiiin

  • @nasteexoabdi2314
    @nasteexoabdi2314 Рік тому

    Alxm illhay bini adam inoma jabiyo kartida io dad nimada calosha hoyaday kala so baxay

  • @MadadIsmail-hq3gi
    @MadadIsmail-hq3gi Рік тому +1

    Hamdi dheemaneey horey usoco karti badan

  • @ayaandegan82
    @ayaandegan82 Рік тому

    Horta qofka qofkale cayey muxuu kafa,isayaa

  • @amiishaahmed9865
    @amiishaahmed9865 Рік тому +1

    Inta aan dantooda aqoonbaa ugu buuq badanba.😂

  • @najmashariif
    @najmashariif Рік тому +2

    xamdaay isdaji maanta yakaa xanajiyay inader😊😂

  • @asmamohamed-wm4wu
    @asmamohamed-wm4wu Рік тому +1

    Xamda gabarey jeclahay the bayoy nolow intey nolol jiroto

  • @caaishacuudmahamed2751
    @caaishacuudmahamed2751 Рік тому

    Nin somali waxan iyo wax ka xun ayaa laga arkaa walhi aniga waxan guursaday wiil aan waxbo heysan oo runti aan nolol adag isla so marnay maanta waa taajir aniga madaxa iiga taagan walhi maalinkasto iga oysiiyo ilmo yar yar aya hrystaa oo 2 otizamka ayey qabaan cimrigayga wan dhaafay walhi fikir sacadan aan qoralka qoraayo ciil ayan la oynayaa waxan ahay gabar kulul oo dhiifoon oo aan waligeed bahdil iyo dulmi cidna ka qaadanin balse manta anigoo ujeedo in ay dulminaayo layga gardaranyahay oo aan raaali noqo la ii quurin ayan isla aamusaa cunto ukariyaa naagnimo layga soo doontaa hadan xanuunsado waa lay dhibaa lcg aan isku daaweeyo layma siiyo illaa aan marka dambe xanaaqo oo uu is dhaho armay cida kaaga dacwoodaa markas ayu aad idhahaa dhaqtarka waayo hadan dhaho wan xanuunsanahay daawana wuu iidiiday magaciisa ayuu ilaashanayaa madana uuyahay nin lcg leh dadka ayuu iska ilaaliyaa 11sano ayan reerleeyhay waana guurkeyga koowaad rajo nimo iyo dil ayan kuso koray eedo aabo qabo aya iso korisay gumeysi iyo dil qeylo anigoo ka cararaayo ayan guursaday markas ayan sanadkii ugu horeeyeyba waxan la kulmay dil cay qeylo bahdil aniga dhan wan wareeray urna bishi ugu horeysay ayanba yeeshay wiil xanuunsan o otiizam ah ayan dhalay hadane gabar isla xanuunkaas qabta igu xigsatay alxm waxan isdhahay hada furiin dalbato oo caruurtaan laguugu dayaco ma gurigii ayaad kulaabanaysaa cidku heynayso malahn mana ka shaqeysan kartit oo waa ilmo xanuunsan oo xanaanadaada ubaahan iska samir kdb 3kale oo cafimad qabta ayan dhalay alxm dhibki waa igu siibatay canugi ugu dambeyey aya laygu qalay alxm waxay ii aheed qeyr waayo ilmaha ayaa iikala koray oo awal kla korinta wuu iidiidi jiray balse hada anigaabo diiday oo dhahay waan qalanahay 3sano dhalinma rabo hada waa 2jir gabadhayda hadan go.aasaday in aan iska furo iiso duceeya walhi cuntadiisa quruxda ilmahisa iyo aniga iyo waxkasto oo uu xaq uu yahay wan ilaaliyaa balse nasiibkeyga xun oo ilaahay baa ii qadaray mid iga oysiiyo marki la iqalay ayan haben muranay kdb wuu ituuray anigoo agtaagan oo murmayno markas ayan sal jugle udhacay nimanka qaar waa xaasidiin walhi ninka fiicnna waa nasiib ilahay yaana bixiya

    • @zajittahassaan8938
      @zajittahassaan8938 Рік тому

      Abaaayo ilaahay hakuu gargaaro duceyso adkaarta badi habeenkii saqda dhexe kac tuko alle u oy I.n waad kabixi walaasshay

  • @najahahmed6763
    @najahahmed6763 Рік тому

    M.allh quruxey ❤

  • @MadadIsmail-hq3gi
    @MadadIsmail-hq3gi Рік тому +1

    ♥️

  • @MaariyaQaasim
    @MaariyaQaasim Рік тому

    Macaaney Allaha ku daayo abaayo intaa nabartaa nooga filan

  • @nadiramohamoud4428
    @nadiramohamoud4428 Рік тому +1

    Ha usoo jawabin hamdi not everyone deserve your respond

  • @haala552
    @haala552 Рік тому

    Aniga maba daawannkaro maskiintaan alle ha ugargaaro

  • @saadosagal8223
    @saadosagal8223 Рік тому

    Wa kugu dalayan xamdiyeey aniga hargaysan kunolaha hadan helikaro darta wa uso dhoofi laha lkn waxa rajaynaya ina maalin uun kuso hor fadhiisto

  • @ummuisra6721
    @ummuisra6721 Рік тому

    Waan ka naxay runtii

  • @fardusaxasan1573
    @fardusaxasan1573 Рік тому

    Wlhi waa runtaa xamdaay naftayda hadeed first ah wlhi sheeko way isku dhamaatey

  • @Hadiys2222-pq5fc
    @Hadiys2222-pq5fc Рік тому

    WankujeclahaY WalazhaY ❤

  • @ilyanahmedmalin3698
    @ilyanahmedmalin3698 Рік тому

    M.a you have good talent sister

  • @nasrocaziz6703
    @nasrocaziz6703 Рік тому +1

    Nagaha ayaga cadaw isku ah abayo adna alaha ku siyadiyo noloshada inta dhib ku jirtana alaha ka bixiyo

  • @ilhaamxasan9469
    @ilhaamxasan9469 Рік тому +8

    Subxanallah dadka caanka ah waxey ku waasheenqof aa garanaaya cinwaanka noo soo badashay markaasa comment noola soo qoray yaab ani😂😂
    Haduu qof kale yahay oo fikirkiisa ka hadlay maxaa ka ogtahay
    Dulqaadka waa muhiim qof walba waa inuu fikirkiisa ka hadlaa comment vedio loogu jawaabaayo walgey ma arag 🥺 qof poblic aa tahay dulqaad yeelo walal🙄❤❤❤

    • @yuuuuga1
      @yuuuuga1  Рік тому +2

      Kkk waxan hubin maba shego abyo aniga

    • @قناةالقرءان-س3د
      @قناةالقرءان-س3د Рік тому

      Quruxey #Illaahay o xaliim dulqaad badan ahba wu caroodaa , bini aadam daciif ah mxd ka filay , waliba #hooyowalac ah

    • @dumarkaabachannel161
      @dumarkaabachannel161 Рік тому

      Haday caan tahy ma inad caydaa marka qofka

    • @marwaqalanjo4902
      @marwaqalanjo4902 Рік тому

      Qof ku diri galiye o waxa idin shegi maxad la guuban ma kuwa abayusan bada tahi dumarka somalida waa yaab

  • @quennihaa-md2pt
    @quennihaa-md2pt Рік тому

    Apayo walahi waku jeclahay ❤wax badan ka bartay dumar bila

  • @amiirocaliwarsame4411
    @amiirocaliwarsame4411 Рік тому +1

    Walashey wakusalamay❤

  • @hindaahmed1952
    @hindaahmed1952 Рік тому

    Abayo wlhi wan kanaxay adigan waan ku taageera haw bixin inta caqliga Aan lahayn

  • @qaaliyusra7541
    @qaaliyusra7541 Рік тому

    Gabdha waa lamadiideeyay quraan ayay ubaahantahay

  • @safaluul7338
    @safaluul7338 Рік тому +2

    Wll ninkedi halala hadlo hadu maqlayo abaayo qurbaha cadawa joogo somali iyo cadaan leh

  • @cadeycabdule9129
    @cadeycabdule9129 Рік тому +2

    Asc walashay, gabdhahan marba magac ku sobadalanayo, Stress yey kugu radin ,abayo, hore usoco❤

  • @tamimasharif
    @tamimasharif Рік тому

    Xabibti Allah hakulibaano

  • @Cudoon230
    @Cudoon230 Рік тому

    Abaayo xamdıye anı maa ıhaysataa caawo 😂😂😂 wubayso shalayso waan jeclahy runtaada

  • @Dekomohamed58
    @Dekomohamed58 Рік тому

    Wlhi qof in waqati u hayani ❤

  • @sowdomaxamed8478
    @sowdomaxamed8478 Рік тому

    Qaxaas haujojin qali❤❤❤

  • @AyaanIbraahim-cw9mc
    @AyaanIbraahim-cw9mc Рік тому

    Hamdiyey wll lambarkaaga whtsabka iso qor

  • @salmajaamac9034
    @salmajaamac9034 Рік тому

    Waa dhownahnay

  • @cadeycabdule9129
    @cadeycabdule9129 Рік тому

    Abayo suaaal kuwaydiyey walshen alha caafiyo inshalah Familie qeyr alaha dhaxdhigo alahuma aamiin yaarabi, madaxa maxa laga galshay, bisinka

  • @Maryan_idil
    @Maryan_idil Рік тому

    Allah swt ha u gargaaro

  • @GodeyGacalo-nl3un
    @GodeyGacalo-nl3un Рік тому +1

    Love you dumsi qali waa sax😍😍😍