MUQALKA RAG BADAN JIFKA U DIDAY. DHALIL BADANA KENAY. MAXAD KALA SOCOTA .

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 22 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 131

  • @umuahlam8870
    @umuahlam8870 Рік тому +3

    quruxey caqliga kugudugan nagahadhan hadukujirilaha naagdhan nin maxumeye allahaku xifdiyo macato

  • @SafiyaMohamed-op3gq
    @SafiyaMohamed-op3gq Рік тому +1

    Muqaladada muqalkan ogu jeclhy kuceshceshto markasta waaye m.a ajar iyo xasanaad allah kasiiyo mcntoh ❤️❤️🌎

  • @khadiijayuusuf6311
    @khadiijayuusuf6311 Рік тому

    She is active and rollmodell to our somalian lady ❤thank u for you best advice

  • @umrimuseh6797
    @umrimuseh6797 Рік тому +3

    Masha Allah wllshy xamdi waa qofka kaliya ee noloshayida badashay wlhi xata markaan diqad daremo waa qofka kaliyeen hadaladeeda Ku dhirado xbbti waan Ku jeclahay illahay ha Ku xifdiyo ❤

  • @ugaaso6948
    @ugaaso6948 Рік тому +3

    Xamdi warsame abaayo waad mahadsantahay tusaale wanaagsan oo aan ku daydo ayaa tahay❤ talooyin badana waan kaa faaiiday. Abaayo hal codsi ayaan wataa waxaad nooga faaiidaysaa haddaa awoodid waxyaabo dabiici ah oo timaha inay dheeraadaan ama baxaan iga caawin kara xabiibti ❤u Allaha ku xafido❤❤

  • @HamdaHussein-e5q
    @HamdaHussein-e5q Рік тому +12

    Walahay waad maclinimo dhaaftay wllo ilaahay haku barakeeyo جزاك الله خيرا وأحسن جزاء ❤

  • @ayaanmahomed8981
    @ayaanmahomed8981 Рік тому +32

    Hamdi wllo. Inshaa Allha 12 qof oo falmiga Ah baan subscribe kaga sarayaa Ana Waan kugu xidhanahy one yr keep going mcnto boqorada ❤❤❤❤❤

    • @yuuuuga1
      @yuuuuga1  Рік тому

      Waaaw Mahad sanid queen 🥰😍😍😍

  • @basromahamed9517
    @basromahamed9517 Рік тому +1

    Jasakalaah qeyr quruxey

  • @Ruks415
    @Ruks415 Рік тому

    Thank you quruxbathan

  • @DDegan-px5wc
    @DDegan-px5wc Рік тому +1

    Masha Allah hore u soco sist, ragii somaliyeed dumar ki ba lagu diray. Waxba uma ogolaaaa, jealousy wa imtaxaan. Gabdho is tageera isu hiiliya, is dhiira geliya.
    Fadlan isoo booqda UA-cam ku cusbahay.

  • @samaaraabdirahman9448
    @samaaraabdirahman9448 Рік тому

    Xamdaay caqli badan wall walahay waxaad ka hadashaa wax xaqiiqo rabbi haku xifdiyo I wish Inaan sxb LA noqon lahaa qof sidaadaas u caqli badan

  • @aslibaaraxmad-122
    @aslibaaraxmad-122 Рік тому

    So soo samey queen wlhi wax badan ayaa lagaa kororsanaa si wanagsan wax nigu sheegty full respect ilhy ha ku dhowro abyo

  • @Deeqaibrahim62
    @Deeqaibrahim62 5 місяців тому

    Waa muqalka an ugu jeclahay markasto an arkana waan dawad ❤

  • @Asmamaxamed6453
    @Asmamaxamed6453 Рік тому +1

    Masha allh xanaday Rabi haku xafido wlhi dhir gaLiyey ayaad I tahy ❤

  • @deeqadagan2113
    @deeqadagan2113 Місяць тому

    M.a abyo hamdiyee mhdsnd 💯👏👌

  • @queenfoos8265
    @queenfoos8265 Рік тому +2

    Qurux,shacni,cod-karnimo,aftahanimo allow ii kaa daa ❤❤

  • @mariamtaoulanehmariam3250
    @mariamtaoulanehmariam3250 Рік тому

    hamda runta ayan kugu dortay youtuber numero 1 kayga ayat itahay sister horey uusoco

  • @nashaadmaxamad2491
    @nashaadmaxamad2491 Рік тому +1

    mahdsanid abaayo

  • @nasroluckyofficial1929
    @nasroluckyofficial1929 Рік тому +6

    Wllhi wa xldan ku sugna lkn alxm hada intan adi ku daawady mash allah wn Is badaly😂 thanks wlshy mcn❤

    • @yuuuuga1
      @yuuuuga1  Рік тому

      Maa Ila wadagi karta xalkas qaali. 004740617832 HalkaS igala soo hadal

  • @kafiyabile2186
    @kafiyabile2186 Рік тому +3

    Mash Allah abaayo jisakalah waxan ka faidna wax badan isha Allah part 2

  • @umulkhayryuusuf461
    @umulkhayryuusuf461 Рік тому +1

    Xamda qaali dumar aad ayaan kuugu xiisay safar ayaan kumaqnaa ayaamahan❤❤ waan jeclahay xabbti😊😊

  • @khadijocumar2267
    @khadijocumar2267 Рік тому

    Masha allah❤qaali😊

  • @hodoali5714
    @hodoali5714 Рік тому

    Mansh allah tabarak raxman mahadsanid wlo qali

  • @hodanbaashe5690
    @hodanbaashe5690 Рік тому +1

    Alxmdulilaah rabil caalamiin maanta ta kaliyeen ka ciil baxaya waa caruurta kala korsan gabadheydu waa 5 jir wiilkeyguna waa 2 bil wlhi waan nafisay Alxmdulilaah wadankiina wn joogaaa

  • @ikranibrahim7686
    @ikranibrahim7686 Рік тому +1

    Thank abyo ❤

  • @fadum0hussien282
    @fadum0hussien282 10 місяців тому

    True sis❤

  • @fardousaabdi1938
    @fardousaabdi1938 Рік тому

    Masha Allah

  • @roodamohamed4570
    @roodamohamed4570 Рік тому

    Mansha allah wllo allah ha ku xafido dhiirigelin fican weeyaan

  • @zajittahassaan8938
    @zajittahassaan8938 Рік тому

    M.n qaaliyeyy Alle haku barakeeyo

  • @ayanomar3962
    @ayanomar3962 Рік тому

    Masha Allah aqligaga Allah kuu daayo macaanto keep going

  • @salmajaamac9034
    @salmajaamac9034 Рік тому

    Mahadsanid

  • @amiramohamoud824
    @amiramohamoud824 Рік тому

    ManshaAllah abayo well said👏👏👏👏👏Allah ha ku xifdiyo

  • @user-mh9el7xc1h
    @user-mh9el7xc1h Рік тому

    Good points! Well done sister.

  • @shakirahhassan2525
    @shakirahhassan2525 Рік тому

    Iijawab

  • @ayanothman4963
    @ayanothman4963 Рік тому

    Masha'Allaah wllshey. Jazaakallaahu Khayran ❤

  • @sacdiyocabdi1973
    @sacdiyocabdi1973 Рік тому

    Msha Allah xbbti alle ha Ku barakeeyo ❤❤❤

  • @sahraisaaq5854
    @sahraisaaq5854 Рік тому

    ❤Mashallah tabarakallah ❤❤❤

  • @hamdaarab4205
    @hamdaarab4205 6 місяців тому

    masha allha wll

  • @hodomohamoud4269
    @hodomohamoud4269 Рік тому

    Mashalah qaybta labaad sis x

  • @afnaaneddabsan
    @afnaaneddabsan Рік тому

    masha allh hamdi qof dagan oo caqli leh keep going

  • @kaafiyonuur57
    @kaafiyonuur57 Рік тому +1

    caqli ga allha kusaidiyo masha allh

  • @omfatmaaqeeli5240
    @omfatmaaqeeli5240 Рік тому

    Masha allah 👌
    🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹

  • @raxmasaeed994
    @raxmasaeed994 Рік тому +1

    Manshalah tabarakalah ilahay hakubarakeyo iyo dhmn family gaga ilahay ilxun kumatuso hory usoco

  • @cayshacuud2437
    @cayshacuud2437 Рік тому

    M.a hppti waa qodob muhiim ah waad ku mahad san tahay.

  • @faadumoapdiqaadir137
    @faadumoapdiqaadir137 Рік тому

    Qalbigaygu wuu gubanayay wakhti inaan siyo ayaan kubadiyay markaan kudhagaystay wlhi dhiirigalin dareemay waayo waxaan ogaaday qofwalba meeshu ku istaago loistaaga

  • @afgooyebishe2236
    @afgooyebishe2236 Рік тому

    Waa ku wataaa

  • @umumucad5325
    @umumucad5325 Рік тому

    Mashalah xoog xoog kuu jecelahay macaanto alle hku xifdiyo ❤❤❤

  • @quruxdiihablaha1234
    @quruxdiihablaha1234 Рік тому

    Hadaa rabtiin haba oran xamda noso badi anoo umacaan sanaya buu iga dhamaaaday waa talooyin aanan ilaawi doonin hadii alle iiqoro inaan guursado waan qaadan doonaa insha alah

  • @maryamcilmidoon3688
    @maryamcilmidoon3688 Рік тому

    Msha Allah abaayo

  • @CaaliyaAli
    @CaaliyaAli Рік тому

    Mnasha allh tabarakalaH wllshy muqaalkagn tiktok ayaan kzoo arky wllhi xaald aankujiry ayaa saaid iiga fududaaty mrkaan daawady comentiyada ma Galo lkn wllhi mhd celintaada xaq ayaad uyeelaty aad bad umhtzanty wllzhy❤❤

  • @Amuuna40
    @Amuuna40 Рік тому +3

    Jah kugu faana mcnteyda alla yabarak ❤

  • @najmadahir9034
    @najmadahir9034 Рік тому

    Asc abaayo shukran xabti noso badi abayo taloyinka wa codsi mcnto

  • @shabcannuur219
    @shabcannuur219 Рік тому

    masha Allah horay usoco hamda kor ha loo qaado 1m bay uqalnta

  • @farhiyaabdullahi6681
    @farhiyaabdullahi6681 6 місяців тому

    Intey waxaa baran laheed e meeshan gar naqsi iyo muran la soo fadhida yaa waxaa ku weytistey horta balaayo war badana

  • @dahaboosman1228
    @dahaboosman1228 Рік тому +1

    Manshaallah 😍quruxey 😊

  • @shukrishiikh6788
    @shukrishiikh6788 Рік тому +1

    abyo muqalka wan ubahanahay inaa dib ufiirsado link so gali😊

  • @aishaahmed958
    @aishaahmed958 Рік тому

    Shukrn maamo 🔐❤Part two mcn nooga soo samee

  • @dekaanab
    @dekaanab 11 місяців тому

    walahi gabadhan maalinkasta wan dhagaystaa

  • @attakontitan2244
    @attakontitan2244 Рік тому

    Maash allaah waa sax boqol kiiba boqol

  • @AyaanAbdi-c8h
    @AyaanAbdi-c8h Рік тому +1

    Wll inad ila talisan raba halken kala so xidhiidha number

  • @lecker-m7m
    @lecker-m7m 5 місяців тому

    Wllo Waan ku xiisa

  • @ladanmuhumed1367
    @ladanmuhumed1367 Рік тому

    Aniga Newzealand aya joogaa lkn Habeenkii ayaa shaqeeyaa ..Madaama aan Waxbarasho tago ..Shaqana tago.....

  • @asma8470
    @asma8470 Рік тому +1

    Give me like if you want part 2 😊

  • @nasteexobulsho6712
    @nasteexobulsho6712 Рік тому +1

    Xamday kwrn nin aan Rabin in ilmo la kala koriyo raba sanadkasta la dhalo marka diidana dhahaya aakhiro ku haysta

    • @11naa44
      @11naa44 Рік тому

      Adna akhiro jidhkeyga iyo maskaxdeyda ku heysta dheh

    • @yasminmohamed2874
      @yasminmohamed2874 Рік тому

      Asga waxa u rabo wxa ka horeyso in alle ku qory ina sndksta dhasho alle talo saro allena weydiso in alle ku kla dhereyo ubadka ado dawo cunin inkna ki xaqisa 🥰🙈

  • @aniisohareed6958
    @aniisohareed6958 Рік тому +1

    Part 2 xamdi❤

  • @haniadanshire3740
    @haniadanshire3740 Рік тому

    hamda, hal mar maka soo hadli kartaa, Gabadhaha Ajnbiga guursaday ee 24/7 raga somaliyeed aflagadeeynaya ee obsessed-tiga ku noqday

  • @saadiahaji
    @saadiahaji Рік тому +5

    Hamdiyey abayo qof adiga rabo inukas kujahwareriyo kasohadhal narcissistic 😊

    • @saadiahaji
      @saadiahaji Рік тому

      @ruweydaabdirahman9833 misha walaiskuarkaay😅

  • @MiskiMowliid
    @MiskiMowliid Рік тому

    ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @-farhia
    @-farhia Рік тому

    Na hamdiyey kaso hadal Ninka ku jecel selagu garta wllo kaso hadal plz

  • @bisharissack6590
    @bisharissack6590 Рік тому

    Part 2 abyo please

  • @AyaanMahamedAli-xm9ke
    @AyaanMahamedAli-xm9ke Рік тому

    Allahuma baarik hppty❤❤❤❤🎉

  • @safaoog8689
    @safaoog8689 Рік тому

    Asc abayo what upp isoo dir adooo. Mahadsan ❤

  • @dhamays5603
    @dhamays5603 Рік тому +1

    Hamdiyeey wlhy aniga masayro jidhkaa u huro kulay baaa jidhka iga baxo aniga dhan waan olalaaa inkastuu uu iga ilaaliyo wax walba oo qalbigayga dhaawacayo hadane saasoy thy mar mar khalad wuu iska dhacaaa
    Mhdsanid abaayo wax badan baan kaa faa'iiday waxaan ahay hooyo 3 caruur dhashay gurigeedi hore ka soo dumay lkn hada guursatay inta badan wax yaabaha aad ka hadlay waan ku dhaqmaa wax badane waan kaa faa'iiday mhdsanid wllahey qli jazakalaah khayr

    • @Miski-kw9gq
      @Miski-kw9gq Рік тому +2

      Abayo isdaji adunkan adi kaliga aya yimi kaliga ayadna katageysa marka naftada jeclaw

  • @roodoahmed3579
    @roodoahmed3579 Рік тому

    mansha allh gulayso abyo

  • @AyaanAbdirashiid-ju9yi
    @AyaanAbdirashiid-ju9yi 5 місяців тому

    Muqalkan waa marki labad aan ku ceshanayo

  • @birimoboss747
    @birimoboss747 Рік тому

    Soobadi abaayo ❤❤

  • @saynabjama2038
    @saynabjama2038 Рік тому

    Wllo ilhay haku xiftiyo wlhy waan kujehay ilaahay dartii ❤❤❤❤ dhiirigalisadayda noloshay farxad iigu noolow

  • @Dagancabdi4063
    @Dagancabdi4063 Рік тому

    Waanadaada qalin dahab ah in lagu qoro uqalantii talo qalbiga katimid ayaad nasiisay shukran

  • @queenraqiyo4151
    @queenraqiyo4151 Рік тому

    Part two xappti ❤️

  • @Animeedits1348
    @Animeedits1348 Рік тому

    Xmdiyeey video kaan sokii ragu live ka kaso furayeen mahn shawar qaado dankiig useex sxb hurdad hayga qasin

  • @ayaanahmed906
    @ayaanahmed906 Рік тому

    Part tow❤

  • @hodanahmed1456
    @hodanahmed1456 Рік тому

    ❤❤❤

  • @dhamays5603
    @dhamays5603 Рік тому

    Part two waan ubaahanhy nosoo gali

  • @kaltuunaadan6425
    @kaltuunaadan6425 Рік тому

    Anoo muuqal adledahay adigu daawanaya ayuu kana iisoo dhacay sa waaba kuhaaday ku jacliyaa walaahi xbbt waxad kaso hadashaa hoyoyinka haysta caruurta badan sida 7 okale wan dadaala hadana wareer xaga rotinka macnaha ubadkiba midba ikhtiyarkisa raba midkastana xaqisa raba alle hayno daayo ubadka hana inala koriyo

  • @Raho339
    @Raho339 Рік тому

    ♥️♥️♥️

  • @khadracali334
    @khadracali334 Рік тому

    Noga so samee xbbti

  • @mariyacabdifitaxcumar243
    @mariyacabdifitaxcumar243 Рік тому

    Lkn mcny video mar horaa ahaaa😊😊
    Wxn sugaa qebta lawAat ee jilcileeca❤❤❤

  • @hamdaomar3285
    @hamdaomar3285 Рік тому +2

    Qli route noo soo dheg
    Gueiga adiga oo hagaajinaaya

  • @salmajaamac9034
    @salmajaamac9034 Рік тому

    Warun wllo

  • @NaxwoMaxamed-f3y
    @NaxwoMaxamed-f3y Рік тому

    Part2 nososamey abyo xamdi❤

  • @najma649
    @najma649 Рік тому

    waa sax in naag aan lagugu bahdilin

  • @fawzaimohammed6046
    @fawzaimohammed6046 Рік тому

    Saxiix ❤

  • @nagmamohamed5915
    @nagmamohamed5915 Рік тому

    Yaaa kaa daali kara hamdiyeeey waaban sugi kari laayahaye ❤

  • @amina2180
    @amina2180 Рік тому

    Manta wax xigmad leh malahan kuwi hore dib loso celiyay 😂

  • @kawterabdirahman6294
    @kawterabdirahman6294 Рік тому

    Part 2🖐

  • @munogaraad7711
    @munogaraad7711 Рік тому

    Noo soo samey lajecleeyey 2

  • @JamiloMaxamud
    @JamiloMaxamud Рік тому

    Abayo codka gab waye

  • @Hafsahubi
    @Hafsahubi Рік тому +1

    Naa xamdiyey 2022 markaan ku bartay baanba guurka jeclaaday hada inaan is tuuro baa ihaysa😂😂😂😂❤

    • @yuuuuga1
      @yuuuuga1  Рік тому

      Iga daay xalawada isoo garsi qalbi

    • @Hafsahubi
      @Hafsahubi Рік тому

      @@yuuuuga1 thank you qalbi wlhi dhiirigelin baan kaa helay💕🥰

    • @Hafsahubi
      @Hafsahubi Рік тому

      @@Amiin1208 intaadoo 5 lagu daray hhh

  • @samiyakhalif6171
    @samiyakhalif6171 Рік тому

    Cawada shaaxeyga waanba wataaa kwrn heee😂😂😂

  • @shakirahhassan2525
    @shakirahhassan2525 Рік тому

    Xamdi abayo waxa isku arkaa xanuun madax jogta mashquul joogto oo miskaxda hurdada dhib iskaga kenayo wlhi marmar waan oyaa sabab la aan caruurteyda waa dhibsana nolosha micno ilama ahan wlhi waa dhibanahay si kasto udhaho ukac oo is adkey hadana ma awoodo