YURUB GEENYO FT AHMED ZAKI DHOOF OFFICIAL MUSIC 2023

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 10 лис 2022

КОМЕНТАРІ • 55

  • @calibaari8304
    @calibaari8304 Рік тому +3

    Yurub iyo axmed saki heskan dhambal jacyl ah wooow dhoof iyo hayga tagin dhulkale

  • @nabihailyass6495
    @nabihailyass6495 Рік тому +3

    Mashallah 🎉🎉yurub genyo laguma cuno laguma cawryo

  • @cismanabdi2416
    @cismanabdi2416 Рік тому +3

    Sowtu Raxma Yurub Mahamed Abdi Geenyo Cod Macaan Waan Ku Wataa Fanaanada Qarnga Bedelki Khadra Daahir Cige Khadra Dhool Alle Yaa Raxma Raaximiin 🤲🤲

  • @jamilanuuh3243
    @jamilanuuh3243 Рік тому +5

    Yurub cod macaana iyo axmad saki oo Ka dhicin nolaada abid

  • @abdallasaid1232
    @abdallasaid1232 Рік тому +1

    2 fanaan oo aan kala dhicin

  • @foosibraahimhassan8635
    @foosibraahimhassan8635 Рік тому +3

    Yurubey Heestan imisey maqneed yaa Salaam ❤❤

  • @zainabahmed4198
    @zainabahmed4198 Рік тому +1

    Ahmed zaki iyo geenyada makala dhacdaan laylehe ways celisaan

  • @mariyaqalanjo1731
    @mariyaqalanjo1731 Рік тому +3

    Mansha alah soowtu raxama dar alan ku jecelahay

  • @abwaanyuusufcabdiraxmaanji1893

    dhamida dunidoo idil
    haday dhaqaaq joogsiga
    dhinac joogsi diidaan
    qalbigu dhankaagu jira
    adigan kugu dhololaa
    dhabtii kuu jeclehoo..!
    By; Abwaan Yuusuf Cabdiraxmaan Jibriil ((Abwaan Jibriil Yare))
    Wabilaahi Watawfiiq

  • @AyaanAEiltireh
    @AyaanAEiltireh 3 місяці тому +1

    ❤❤❤❤ARILOVE YOU JE T'AIME habibi habibi toi ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤AR

  • @guletshani3622
    @guletshani3622 4 місяці тому

    Hees iyo badh 🎉

  • @abdifataxlabamadax7134
    @abdifataxlabamadax7134 Рік тому +2

    Ma sha allah

  • @salahsaid1494
    @salahsaid1494 Рік тому +9

    Maashaa Allaah fanaanada codka looga hadhay

  • @ayansalline185
    @ayansalline185 Рік тому +2

    Machaalah wawwww😍😍😍😍

  • @nuradiinsaedmohamed8554
    @nuradiinsaedmohamed8554 Рік тому +1

    Yurub geenyo iyo axmed saki waa laba fanan oo aankla dhicin

  • @nimcoahmed7658
    @nimcoahmed7658 Рік тому +4

    Waaw sawtu raxma yurub maxamed cabdi😍😍

  • @JamiilaJiimi-xq3pv
    @JamiilaJiimi-xq3pv Місяць тому

    Woooow hees shidan nooooolaaada❤❤❤❤❤

  • @abdifataxlabamadax7134
    @abdifataxlabamadax7134 Рік тому +2

    Dir sure

  • @walaaljecelchannel7315
    @walaaljecelchannel7315 5 місяців тому

    Walaal jacel channel

  • @zaka5173
    @zaka5173 Рік тому +4

    Sowtu Raxma ilove you ♥️ Taagero Qaas Ayan ku ahay Masha Allah xabiibti boqorada soomaaliya Fanaanada kaliya aan ku soo xasuusto Marxuun Maclin Mujaahid Maxamed Mooge Liibaab Alle yaraxmo wllhi fanaa Qaran ayaa tahay Sowtu Raxma Cizi iyo Sharaf ku nolow inata aad noshahay Nolasha kuma xumeyso yurubey waxaa tahay midaan Qabiil aqoon Dadku kuu siman yahay ❤️❤️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️

  • @AbdelFatah-ws2py
    @AbdelFatah-ws2py Рік тому +1

    Soomaalind ❤

  • @maryanali2606
    @maryanali2606 Рік тому +4

    Heestaan Ilaa 2019 Baan Sugayaye Ma Hadday Soo Baxday Mise Anaa Ka Soo Daahay?

  • @zucadfarah7716
    @zucadfarah7716 Рік тому +2

    Boqoradi codka hadashay amazing voice yurub geenyo

  • @ifrahahmet
    @ifrahahmet 6 місяців тому

    Yurub geenyo sowto rahma

  • @axmadcabdilaahi2804
    @axmadcabdilaahi2804 Рік тому +1

    Mustafe doolar

  • @yusufdiriye2031
    @yusufdiriye2031 Рік тому +1

    Waxan tagero u ahay yurub geenyo asxan sow ee ilahay cafimad cimri dher ilahay hanoosiiyo

  • @AbdelFatah-ws2py
    @AbdelFatah-ws2py 11 місяців тому

    Dir ❤

  • @aadanyareaadanyare1254
    @aadanyareaadanyare1254 11 місяців тому

    ❤❤❤❤❤ Kama tein

  • @fahadkasocdalka2672
    @fahadkasocdalka2672 Рік тому +3

    Sawtu Raxma Waxbaa Ka Dhacay Wale

  • @suleqajacfar2957
    @suleqajacfar2957 Рік тому +2

    ❤❤❤

  • @yusufjama8819
    @yusufjama8819 Рік тому +1

    Asc axmed iyo yurub waan idin salaamayaa marka hore mar labaad nice song ❤nice music 🎵 thanks axmed iyo yurub best yusuf jama UK Birmingham

  • @sundussh.huseen
    @sundussh.huseen Рік тому +1

    Bd💓💓💖💖💕💞💛💛🧡💘

  • @khadracadey218
    @khadracadey218 Рік тому +3

    Lit 🔥

  • @RahmaMahamuud-gr8ye
    @RahmaMahamuud-gr8ye Місяць тому

    Hestan wlhy, xasus ayey igu ledahay waxan dhagaysan jiray wagan jacaylkaga is baranay😢

  • @Burco.
    @Burco. Рік тому +4

    Waan sugaayay chanalka Yurub Geenyo Gacmo Furan Kusoo Dhawaaw Qurux

  • @AbdelFatah-ws2py
    @AbdelFatah-ws2py Рік тому +1

    Suere s

  • @mubarakfarahkedie6128
    @mubarakfarahkedie6128 10 місяців тому

    😂😂😂😂😂❤❤❤❤❤❤❤ somalilander love❤❤❤

  • @fatoumamohamed3101
    @fatoumamohamed3101 Рік тому

    😊B jh vioi😊😊😊😊😊

  • @mukhtarmohamedcolhayecilmi4365

    Qurux Qalbi qalbi wanagsani isma Qariiiso 💞💞💞💞💞💞🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹 hablahiiiii geela iyo Ak 47 lag bixin jirayaay aaaad tahay Queen 💪💪💪💪💪💪🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹

  • @fatoumamohamed3101
    @fatoumamohamed3101 Рік тому

    😊B jh vioi😊😊😊😊

  • @cabdirahmancisman
    @cabdirahmancisman Рік тому

    Axmed

  • @AbdelFatah-ws2py
    @AbdelFatah-ws2py 10 місяців тому

    Dir somaliland ❤

  • @naciimaibraahim4404
    @naciimaibraahim4404 Рік тому +1

    Love guys ahmed zaki and yurub

  • @hibaaqdaahir9996
    @hibaaqdaahir9996 Рік тому +1

    Dhadantahee maxa laga wada

  • @axmedsayidaaxmedcade-zz6ks
    @axmedsayidaaxmedcade-zz6ks Рік тому

    Add comments

  • @fatoumamohamed3101
    @fatoumamohamed3101 Рік тому

    😊B jh vioi😊😊😊😊

  • @deeqocaydaruus7624
    @deeqocaydaruus7624 Рік тому +1

    Jah codkeeda😘