War heedhe dadka comments ka baaquliga lagu tuugsado sii wada dhigtay maxay ahaayeen war waa maxay waxanoo tuugsi ah 😂😂qaaaq qiiiq wa ku bayrya like ii saar quranka baro isoo raac dee naga xishooda suuxe
@@xaajimaquste booto ma ahee asagu ma hal wiil buu ka awood badanyahay sababta aan u idhi taas ayaa kuu cadeyneys inuu ahayn nin raga waayo ragu iyagaa xifaal tama ee dumar kuma meereystaan adigu ha u hadlin dayuuskaas asaga waxan hubaa in hal wiil oo isaga ka yari jajabin lahaa laga roonahaas wajiga cun
Wallaahi gawrtaas ma aqaan lkn wa gawar ad u wanagsn Ee Alle SWT ha ku dhaafto lawo ragacood ha tukato Alle ha ku dacweeso Qofkii talo Alle saarto wax ma waayo. insha Allaah
Advice to all somalis from this.... NEVER EVER leave private or rated photos or videos on your phone even if it’s your wife or husband. Also if you are in a hotel wandankii or anywhere check for Cameras 📷.. in this case the person who did this is guilty and needs to be shot on sight.
Uuf waxaan foosha xun maxeey oo gursatay, safiyo walashiis u r beautiful talented, please nin mature ah future ka guurso. Waxaan waba ciyalsuuq muuqisa ba inuu mafia yahaay ay kamuqata
WAAR KII XAARKA CUNSIINAAYEY. XAGUU JOOGAY TUSMO IYO WIILKABA WAXBA HA KU DAALIN. ILAAHAYBAA FASHILIYEY WAX ILAAHAY WATO YAA JOOJIN KARA DAD AAN IS QABIN OO SINAYSANAAYA MAXAAD KA HADAL HAYSAAA.
Qofkii kowaad oo daawada muqaalkan... tusmo iyada maxa ku dhajiyay ninka oo ay sas odhan daacad ugu tahay lamid un weye in 1 in ay isqabteen deedena ku xujeeyay in uu ka hayo muqaal sir ah 2 in uu sixray oo uu ka adeegto Tusmo waxa lenahay ninkas sharciga la tiigso Dumarow ninka ku qaba haka yeelin in uu muqaal kaduubo
Adiga laftaada iyo kuwa kula midla ah ee lacagta ka raadinaaya faafinta ceebta dadka ayaa qayb ka ah dhibaatada. Shiinow miyaad ila yaabaysaa adiga afkaaga ayaan ka maqlay wax kasta oo lagu sameeyay hadii lagu sameeyay inantaas. Diinteenu ma ogola in la faafiyo xumaanta dadka ee ilaahay ka cabso adeet gacaliye. Xushmad iyo Qadarin.
@@sanaa8367 waxan ka hadlayo weli ma adan fahmin laba qof o isku baratay mel lagu hesso labaduba heesayal yihiin gurigooda laga ayaba in anan wax kale laga dhegeysan iyo qawni iyo fuxshi xirirka nocaas ah maxa faido ah laga sugaya xiri xuman lagu dhiso fashil ayu ku dhamada ilen bilowgiisaba wuxu ku dhismay munkar iyo heeso
@@ilmaaabochannel7019 Fanaaniin sow kuwa dunida kawada jira Muslim iyo gaalaba wax naagtooda candhadeeda soo dubaya ma aragtay lol ceebtii nimanka somali dhex fadhiyaan waxba munkar ha ku qarin weligeed baa la heesi jiray waxaasna ma dhici jirine
SAFIYO WALAALKEED BAA DHIB LOOGU GEYSTAY TAN MANTA YADA KU DHACDAY WAA AY SIYAASAD SOOMAIYA MAXAAD UGU OOYSAY LAGU HAYSTAA SAFIYO CAQLIGU HA SHEQEEYO SOOMAAIYEEY
😭 Sorry hadaan nahay hablaha somaliyeed walaashen safiyo tusmo waanla qabnaa murugada lakiin insha allah way ka bixi
War heedhe dadka comments ka baaquliga lagu tuugsado sii wada dhigtay maxay ahaayeen war waa maxay waxanoo tuugsi ah 😂😂qaaaq qiiiq wa ku bayrya like ii saar quranka baro isoo raac dee naga xishooda suuxe
Kkkkkkk
Hhhhh tuugsigii quran online baa kusoo birey
kkkkkkkkk waa layaabay
Haa wlhi sxb ani xitaa waan soo dhaafiyay 10 kaa horaysay adi. Tuugsi lee 😟🥴🙄🤦🏾♂️😂😂
Kkkkkkkkk 😂
Ramadan coming soon
Plz like ii saar hada cfmd qabto say alx
Alxm
SAFIYO TUSMO ALWAYS WE RESPECT YOU INTELLIGENT BEAUTIFUL GOD BLESS YOU GO HEAD
Naagaha soomaaliyeed oon ka mid ahay cibro qaadasho oogu sugan wixii safiya tusmo ku dhacay😭
Masiibadu markay nagu dhacdo wa inan dhahna. innaa Iillahi wa innaa Ileyhi raaji cun
Qaaluu kasaar
@@nin-geed-saaran ayada qaluu wayku jirtaa maxad uga saraysa
@@asiyabare995 Abaayo qaluu waxa laka wada wee dheheen ilayhay Swt Wuxuu kuu tilmamaye Dadka sabarka haysta oo markee musiibad qabsataa dhaho inna lillah wa inna ilayhi Rajiu’n Marka inna ilayhi wa inna ilayhi rajiun lee la dhaha markee musiibad kuu qabsata qaluu Ma laa dhaho 🥰
@@naasirjaama603 "qaaluu"/waxey dheheen
Qaala/waxow yiri/yidhi
Intaas fahan
@@naasirjaama603 adigoo saan jaahil u ah miyaad shiicii raafidi ah noqotay? Hanuunka allaa leh SWT
Safiyo tusmo raali ahoow huuno murugada kuhaysato alle haka qaado
Amiin
Meshan hada u imatay ina comments aqriso like dheh 😂
Ilahay hoyooyinka soomaliyeed sharka haka hayo qalbiyadoodana ha qaboojiyo Amiin Yaa Rabi 🤲🤲🤲
ameen ameen ameen wala
shiine culay waa ninka kaliya youtube runta ka sheego waan aaminsanahy fadlan like iisara
Nuucaas miyaaa tahay?
Guurku Sharaf buu ahaaa wuuna ahaan donaaa waligeed wana mid alle Go amiyey
Lkin somalidu waa dad dhaqan xun in Ka bid ah nimankiiibaaa ugu wlne 😢💯
walaahay safiya dhib kuma dhicin si xalaal ah ayay u guursatay lakiin waxa helay Inan gumeed jaanis helay raganimo dhimatay ceeb walaahy waa yaab qof sariirtii uu ku seexanayay ka suuq kaga sheekaynayo ama sawiro kaga qaadayo qof kale la wadaagaya ax ax ax ax imanka alah haka qaado dhagax halagu dilo wwa ciida Gale intii I raacsan farta soo taag✌
qof xuun qabiil maha
Wallahi saqajaan baa helay inkaari ku dhacday.
Qabiil aaaaa!?
Adeer qof xun qabiil malahan ee qabiil afka kala bax
Haday arinkaasi run tahay ninkaasi asagaa isceebeeyey oo maradiisii banaanka dhigy
Safiya tusmo waa hooyo soomaliyeed ceebna maleh xaqeeda allaha usoo saaro😭😭😭😭😭😭😭😭
Nabi Maxamed scw ayaa yir Dayuus jana magalo
Dayuus kana waa kii ehel kiisa xumaan la doona
Allah nagama dhigo Dayuus kan oo kale🤲🤲
Safiya wixii fadeexadeeyay Alle hasoo qabto Calamo Alle haku rido aamiin yaarabi Subxaanallah 😭😭😭😭😭😭😭😭😭🙏🙏
Masha allah shine culey ilaahey haku barakeeyo
Shiine culay noolaaw weligaa.allah ku xafdiyo.wanaagga iyo xikmadda aad ugudbineysid ummadda somaliyeed.aad baan ujeclahy habka aad ufaafisid arrinkastaba.noolow ilaah haku xafdiyo iyo caruurtada.
Thanks thanks 👍👍👍
Liyuu police ku arag baa la isku habaari jirey hahah walee wuu gacan galay kaasu haduu liyuu police loo direy
iyadaa maskiina sidee loo rikaateyn karaa 2sano ayadoo dadkedii dhax joogta jileeca naagahan nacay wlhi labo wiil oo walaaladaya intaan udiro ayaan odhan lahaa fartuu qaadaba jabiya waayo sharafteyda ayaa ka weyn naftiisa hadeyba dhacdo
booto cml 2bada wiil ee wax jabinaya ma dadkey ka awood badan yihiin
@quruxda qoyska 6 ok hadan ku fahmay wa runta ninkasto xun wa in la dila👍
sax waxaan waa been kolay iyada laftirkeed dambiga way kula jirta
@@xaajimaquste booto ma ahee asagu ma hal wiil buu ka awood badanyahay sababta aan u idhi taas ayaa kuu cadeyneys inuu ahayn nin raga waayo ragu iyagaa xifaal tama ee dumar kuma meereystaan adigu ha u hadlin dayuuskaas asaga waxan hubaa in hal wiil oo isaga ka yari jajabin lahaa laga roonahaas wajiga cun
@@Basra-said976 Na Naga amus habar fadhida wax walba la fudud shits
Wallaahi gawrtaas ma aqaan lkn wa gawar ad u wanagsn Ee Alle SWT ha ku dhaafto lawo ragacood ha tukato Alle ha ku dacweeso Qofkii talo Alle saarto wax ma waayo. insha Allaah
Advice to all somalis from this.... NEVER EVER leave private or rated photos or videos on your phone even if it’s your wife or husband. Also if you are in a hotel wandankii or anywhere check for Cameras 📷.. in this case the person who did this is guilty and needs to be shot on sight.
MAMA SAFIYO WE LOVE YOU ALWAYS SOMALI IS ONE NATION VIVA SOMALIWEN
Ninkan WA xayawan gabadha ha laga qabto Fadlan
Wlasheen safiyo tusmo ceeb ma leh👸quen always quen👸❤
Ninkaan sulwaalka holof holofka wato allaha soo qabto haduu asiga yahay
Aad iyo aad walshey hadu asga yayhy wyy wareysi bixiy wn shkiyy
anakaa tolkii ahoo soo qabanayna waa ballan.... waa arrin ceeb ah mana aha wax la qaadan karo
Keena dayuuska
@@iphone-kz2ws waxba keeni mayno anaga hayna cabdi ciise😁🤣😁👊🏿
Waleecaad haka bdhaamo gabdhaha ninkii dhiba waligaa iyo allahaa ha aaminin gabaree nin xitaa haduu 30 sanao ku qabo
Uuf waxaan foosha xun maxeey oo gursatay, safiyo walashiis u r beautiful talented, please nin mature ah future ka guurso. Waxaan waba ciyalsuuq muuqisa ba inuu mafia yahaay ay kamuqata
Dhagax halagu dilo yahuud weeyee😭☺️☺️☺️
👌👌👌👍
Waxaan soo xasuustay
Ayahuud maad tahay
😂😂😂😂😂😂😂😂
Safiya tusmo always will be respect
Ax ax ax War waxaas Nin mahan ee shiinow Nin haku tilmamin plz
caan nimo waxa kaliya aan u noqon waaye waa waxaan o gali allow raga Somalia so hadey
Shiinow dumarkana lahadal hays ilaaliyan Allah Safia How booga dhayo Ameen Ameen yaa rabi
Supxanalhaa halaxiiro inkaar hakudhacdaa waxaan diinlhaayn o dhaqaan Somali lahaayn
Qur'aankii Illahay bay ganacsi ka dhigteen Wahaabiyada iimanka Alle haka qaado
Waa runtaa will waa qawm lunsan
Masha Allah sax
Shinaw fadexada kadaa wiilka waxba kama oga hargaysa ayuu nala joogaa
safiya tusmo waa Ceebkasaliim🥰🥰
ILaahow NIN DOQON AH WAX HANOOGU DARIN NIN DOQONA BEY SAFIYO UGACAN GASHAY ILAAHEY QALBIGA HAUQABOOJIYO SAFIYO TUSMO AMIIN
Mashalaah shiine sifiican uhadashay xafidallaah
Inta shiine culay ku qooslo sido o idhaado saafiyo tuusmo Waa safiya tuusmo 😂😂😂😂😂
🤣🤣🤣🤣🤣 xaraabo weeye shiine
Saaafiyo🤣
Imisa ayey ku siiyay safia
We love Tusmo Qiimo padan
Video-ga safiya tusmo ninka keliye ila wkhtigan arag se maqlayah.🤩
Ninkaas ha qabto sharcigana hala hor keeno gabadhaasna ilmeheedi halo cesho soomalina gabadhas waad u hiiliseen haka daalina insha allh
Illahayaw hoyadaa somaliyed dhibka ka dulqaad ameeeeeen 😭😭😭😭😭😭
iimaanka ilaahay haka qaado xaaramiga waar safiya fanaan xaaraami ah.ayaa ilaahay u geeyay
InshaAllah.. Safiya wll kheyr fara badan .. waa ka inta more love come to you way
Ayada maceebaysna isagaa ceebaysan nacalad haku dhacdee
Wiilkan hareeraha xiiran siday isgu halaysay waaba gabdh weyne alle haku boogo dhayo wax xunba kugu dhace
Madaxweeyne cagjar ayaa ka danqaday waxuuna amaray in lasoo qabto. Weliba abaal marin uu siinayo qofkii soo sheega sidii lagu soo qaban laha. Haddi uu jig jig joogo amaba addis uu aaday wa laso qabanayaa inshaallaah.
Shiine iska daa cunsuriyada wa maxay dawlad deeganku waaryaa Waa Jamhuriyada Somaliland ❤️🤍💚
Sorrrry hooyo mcn safiyo tusmo 😩😭😭😭😭😭😭😭
waa run safiyo tusmo ceeb malaha nin gumeed ayaad xumeyey😭
yadu maxay ugu dirtay anigU hadaan qoodhahayga ku so dir0 dee waad faafinayza somaha 😂
Lkn soo iidi adoo weydineysay ee dhahday ninkeyga shaqo kuma laha🤯
yaa dhahay🥺
Waa loo hanjabaa la yiri
@@moenlighted7681 Ax xaqa alaha kasoo bixiyo
Keep going sxb shiine culay
Masha allah shiine culay allah ku barakeyo
Calaamo dag dag ah alle haku rido
aamiin
Ameeeen
War yusan u dhiibin CID kale kheir hele wadado ha lodhibo Iman leh bilay sii fafiyaan yaguna subxanallah
Anaa maanta ugu soo horeeya
Subxanallah 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
Ma jidho kkkkkk😀😀😀😀
MashaAllah very true walal qali 🥰
Allh nink safiyo tusmo saan u galey allh ku rid cudurka kansarka ku rid allh huma Amina yaarb Awoodaada. Tusi Ayaarbi allh amiin amiin
cudur xun waye qof muslim haku habarin xataa gala hadu yahay
WAAR KII XAARKA CUNSIINAAYEY. XAGUU JOOGAY TUSMO IYO WIILKABA WAXBA HA KU DAALIN. ILAAHAYBAA FASHILIYEY WAX ILAAHAY WATO YAA JOOJIN KARA DAD AAN IS QABIN OO SINAYSANAAYA MAXAAD KA HADAL HAYSAAA.
Qofkii kowaad oo daawada muqaalkan... tusmo iyada maxa ku dhajiyay ninka oo ay sas odhan daacad ugu tahay lamid un weye in
1 in ay isqabteen deedena ku xujeeyay in uu ka hayo muqaal sir ah
2 in uu sixray oo uu ka adeegto
Tusmo waxa lenahay ninkas sharciga la tiigso
Dumarow ninka ku qaba haka yeelin in uu muqaal kaduubo
siden iskaga ilaalin nin ila nool oon gogol wadagaya ilahyna ii xalaleeyey
Mashallah allaha oday somali keep going
INALILAH WA INA ILEYHI RAAJICUUN, XASBIYA ALLAH WA NICMA WA QIIL. LA XAWLA WALA QUWATI ILA BILAAH.
Aad iyo aad.. Safita Tusmo
Waanka xumahay ..❤
Shiine culay go forward
INTA KA XUN DHIBKA WALAASHEEN SAFIYO TUSMO LIKETA ISMUUJI🤦♂️🤦♂️
Xoolo
@@mubaariksheekh665 what is means xoolo🤔🤔
Musharixii Shilinku Reebay Mr Shiine Culey
Adiga laftaada iyo kuwa kula midla ah ee lacagta ka raadinaaya faafinta ceebta dadka ayaa qayb ka ah dhibaatada.
Shiinow miyaad ila yaabaysaa adiga afkaaga ayaan ka maqlay wax kasta oo lagu sameeyay hadii lagu sameeyay inantaas.
Diinteenu ma ogola in la faafiyo xumaanta dadka ee ilaahay ka cabso adeet gacaliye.
Xushmad iyo Qadarin.
Ilaahay ha uhiiliyo walaasheen safiyo
Shiine Oday somaliyeed waan kuwadana masuul
Oday somaliyeed waa kugu raacsanahy
Safiya Tusmo waan kula jirnaa mamo Alle cadaabka hageeyo hooyo soomaaliyeed ninkii ceebeeya Soomaali oodhan garabkaaga ka eeg Safiya
aamiin
waaa yuhuud xaaranka naxariis daranaaaa
safiyo walaahay wax denbiya ma laha qof raaliyo ah Inan gumeed jaanis helay nacala ku yaal anaba 20000$ siin lahaa haduu reerkiisa ka sheekaynayo safia ka kac gadhiga walaahay inaa wax ku soo gaadhine qof heesaya hadoonan ee qof cibaadaysanaya doono walal isagana ilaahy walaashi haka muu jiyo calaamo deg dega
Wall walasha waxba may samayne asaga habeer inkaar ha ku dhacdee
Walal walashi ha habaarine isaga Allah calaamo haka muujiyo.
war ninku waa inadeerkay ka dhac shiinow😂😂👍❤️
Ader dadki munkar isku barta howshoodo fashil ayey ku dhamata ilen wa xirir munkar ku bilowday
Adugna ma naagtada bad soo duubi niyow gaaldu xataa xaasaskooda ma soo duuban waxay munkarkaan naagta wuuba qabaye
@@sanaa8367 waxan ka hadlayo weli ma adan fahmin laba qof o isku baratay mel lagu hesso labaduba heesayal yihiin gurigooda laga ayaba in anan wax kale laga dhegeysan iyo qawni iyo fuxshi xirirka nocaas ah maxa faido ah laga sugaya xiri xuman lagu dhiso fashil ayu ku dhamada ilen bilowgiisaba wuxu ku dhismay munkar iyo heeso
@@ilmaaabochannel7019
Fanaaniin sow kuwa dunida kawada jira Muslim iyo gaalaba wax naagtooda candhadeeda soo dubaya ma aragtay lol ceebtii nimanka somali dhex fadhiyaan waxba munkar ha ku qarin weligeed baa la heesi jiray waxaasna ma dhici jirine
Ameen ameen cabdi ciise imanka Allah haqado irsaqa Allah hakaxiro cancer iyo corrona Allah haiskugu daro shedanka dinac yada xiiran
imaanka alle hakaa qaado adiga war wax hubso
(( انا لله وانا اليه راجعون))
Yaab
Manshaallah shiine culay
ilaahaw ninkaa balaayo ubixi indha nuuriisa ka qaado waa silciyay tusto silic ale kugu rid dheh
Amiiin kasi waa nacas nin ragi ismoday
Iimanka Alle ha ka aado
SAFIYO WALAALKEED BAA DHIB LOOGU GEYSTAY TAN MANTA YADA KU DHACDAY WAA AY SIYAASAD SOOMAIYA MAXAAD UGU OOYSAY LAGU HAYSTAA SAFIYO CAQLIGU HA SHEQEEYO SOOMAAIYEEY
Shiine culay wxd noqotay fadlan lacag ku shubo mxd ninka ku haystay cumaamadii way kaa dhacday oday qaran baan ku moodayee
Asc shiinoow waan kugartay ee waa ka ogayd baa lagu yiri bal is cádeey adaa waraysigii ugu horeeyey kaqaadaye warka keen ❤️
Wasidaa shiine wax ha cadeeyoh
sowkii ku soo diray ee ku yidhi sidaa u warayso oo weydii ninkaagu arrintan ma lug leeyahay
Ceeb ka saliin safiyo tusmo hooyo somaliyeed
😭😭😭😭❤️❤️❤️❤️❤️👑👑👑👍👍👍👍👍
Subaxanallaha walaalo jazakalaha
Axmed
Nin Naag daba dhigtay waa kan ugu laciifsan ragoo dhan ee cabdi ciisoow kaakar indhaha allaha kaaga rido
Shine brother♥️🤝
wlaahi waa arin aad looga xumaado walaashen safiya tusmo insh.allah tuugaas waan laheyaa dulli weeeye maxishoode ah😡😡😡
Iimanka Allaha ka qaadeee maxuu u ceebaynayaa marwadiisa nacalaa shaydaan ku yaaalee😭😭😭😭😭😭😭
Jazaakalaa khayr
First comment