Suratu Albaqra walahi wadawo Nabiga (scw)anagu dar darmay waxu yirahday suratu Albaqra wabarako qofkii aqrisada ama guri gisa ku darta shedan ka wuka cara rayaa ilaahay ha no fududeyo xifdiga qur aanka amiin yarabi 🤲❤️
Asc sheq cabdicaziz xafidahu laah alaha ku siyadiyo cafimad ka wllhi wa xanun kalii u kula daremi karo qofka uu kudhacay.wallw uukala daranyahy kalana culusyhy alaha ka badbadiyo kan qabin anagana alaha naga dulqaado aamiin ya alaah
اسلام عليكم ورحمة الله وبركاته اخي الكريم ماشاء لله تبارك الله جزاك الله خير الجزاء يارب يارب العالمين اللهم صل وسلم على نبينا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين صل الله عليه وسلم الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر بارك الله فيك أخي الكريم
Gabadhu sifiican idinla talisay ee taladeeda qaata walalayaal aan qaadano oon allaah bari no in uu inaga qabto wixii dhiib inoo keenaaya, allaaah ha ina caafiyo aduun iyo aakhiraba
Alle haku caafiyo wllo adiga iyo caruurtaadaba. Wllo xanuunka Autism ku waa xanuun jira oo caruurta siiba hadalku ku adkaado markaa shaqo kuma laha sixir iyo xanuun ruuxiya toona Insha Allah therapyo loo sameeyo ayaa jira caruurta oo hadalka lagu baro ee gee walaal hadaad joogto wadama western ka
Walaashey Allaha kuu caafiyo caruurta waxaan kugula talinaya suuratu falaq inbadan akhri tahliilna ugu tuf oo cabsii sadaqana inta ubixisid Allah ku bari in Rabi kuugu caafiyo
Maxan sameya ana sida lay haya ano maalin fidhanaya aya aya timihi ii olaleen oo igubteen maalintasa cfmd igu danbeysay hada dhimato badan aya daremaya iso duceya ana waa dadalaya
اسال الله العظيم رب العرش العظيم أن يشفيك شفاء اللهم امين امين امين يارب العالمين الله يشفيها شفاء جميع المريضين امرصنا والمرض المسلمين والمسلمات أمييين امين امين يارب العالمين
Gabdhan runteda weeye sixirku waa wax daciifa lkn marka lagu gu imtaxaano wax ka xanuun badan Ma jiro xitaa hadi aad istidhaahdo Sharax ma sharixi kartid
@@salahibrahim5417 asc wllo gabadhu waxa ay ku way diisy sirta ad kaga bogsaty waxad na tiri wxn ogaday qofka an ahy side wll ku mana fahmin e nosheg wll
@@khatramohamed9916 sirda iyo sidaan ku bogsaday way kala duwan yihin anika qofba ii sheekay in aan qabo sixir waxuna ii siyay dawo si saliida laysmariyo
سورةالبقره salaada subax bacdigeda سورة الفاتحة 7jeer سورة الإخلاص 7jeer سورة الفلق 7jeer سورة الناس 7jeer أذكار الصباح والمساء أذكار النوم اللهم صل على محمد وعلى آله محمد كما صليت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم إنك حميد مجيد وبارك على محمد وعلى آله محمد كما باركت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم إنك حميد مجيد Alxam dulilah 10year ayaan xanuunka sixirka ihaystay alxam dulilah waxaan kaga bogsaday intaa inaa lasimay oo alle swt igaga qaday xanunkii qofki ubahan adiga is cilaaj marna ha addin melaha cilaajka
Suratu Albaqra walahi wadawo Nabiga (scw)anagu dar darmay waxu yirahday suratu Albaqra wabarako qofkii aqrisada ama guri gisa ku darta shedan ka wuka cara rayaa ilaahay ha no fududeyo xifdiga qur aanka amiin yarabi 🤲❤️
Masha Allah
Waxey ila tahay ineey ku jirto gabadhani qisasi aldikir
Reer qisasu aldikri is muujiya
Abaayo sharafeey qisas digri xagee uga soo biira? JazaakaAllahu khyran
@@zamuuaden8991 telegramka abayo
@@zamuuaden8991 qli facebookaga iiso qor
❤❤❤qisas aldikir
Wlhi bilahi tolahi waa runteet 😢 ilahey haynaga caafiyo sheikh iso duceey
Asc sheq cabdicaziz xafidahu laah alaha ku siyadiyo cafimad ka wllhi wa xanun kalii u kula daremi karo qofka uu kudhacay.wallw uukala daranyahy kalana culusyhy alaha ka badbadiyo kan qabin anagana alaha naga dulqaado aamiin ya alaah
Talo walalnimo waligaa haka tagin adkaarta subixi iyo galabti quraankana wehel kadhigo waliba suratul baqra markasta akriso allah swt aya kaga filan wax walba markaad talo saaratid 🤗
Suratul baqra wan aqristaa lkn adkaarta waan kudhibanahay waan katagtagaa subaxdi haan aqristo gala ti ma aqriyo 😢 Alle haifududeeyo
Cabsi shoog shaki xanun ayu leyahay jirka ku huri Allahayow naga qabo yaa Rabi
Allah kuguma so celiyo walaashey mcn allah haku aqbalo ducadaada aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin
ilaahay hakacafiyo abayo iyo in tii muslin ah yaarab 🤲
Mashallah wa gabadh ehelu ciibado ah oo fariid ah ilahay Haku xifdiyo kugumana so celiyo amin ya rab
Jzkllh khyr wll
Qisadas mid la mid
Ayn haya wll
Ee xage kaala
Soo xariira , gabadhasi
Allaha caafiyo iyo
Muslimiinta dhammn
Inta xanuunsan.
Ilahayow naga badbaadi aamiin aamiin aamiin
Masha Allah. Allah hakaga dhigo danbidhafa. Adkarta subax iyo galabti aqriso. Illahi qof ka xigta malah.
Sheeq allaha ku barakeeyo walaashana allah kuma soo celiyo
سبحان الله وبحمده عدد خلقه ورضا نفسه وزنة عرشه ومداد كلماته.
Ilaahay haku caafiyo wll anagana ilaahay ha na caafiyo allaah na kuguma soo celiyo wll
alle swt ayaa mahad oodhan iskaleh alxam dulilah ilahay ayaa cafimad tama ku siyeey mash allah tabaraaka raxman
اسلام عليكم ورحمة الله وبركاته اخي الكريم ماشاء لله تبارك الله جزاك الله خير الجزاء يارب يارب العالمين اللهم صل وسلم على نبينا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين صل الله عليه وسلم الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر بارك الله فيك أخي الكريم
ALLAAH LAGAMA XIGO CID HA U MARIN TOOS ALLE ISKU XIR.
Waa xanuun walaalo ilaah ha ku caafiyo insha Allah xifdullah ❤️
allaha hakaasaraqaado wll. allaha hakaa xijaabo. balaayada. muslimiinta kle laxanuusan. allaha hakasara qaado..inagana haynaka hayo. allahuma aaaamiin.
ALLHU AKBAR Masha allh Waa Xaqiiq Salaada Oo La ilaaliya Waa Daawo
Ilaaahay kuguma soo celiyo 🤲
Illaahow naga badbaadi sixirka
Shiikh abdiraxmaanow qisoo aad bari hore nasoo wadag tahay ayaa imika barabulshada la warajiinayaa
Jisarada carabta wabiyo ayaa ka dilaacaya
Wlahi x youtuber ehelu khayr ayaad tahay
Gabadhu sifiican idinla talisay ee taladeeda qaata walalayaal aan qaadano oon allaah bari no in uu inaga qabto wixii dhiib inoo keenaaya, allaaah ha ina caafiyo aduun iyo aakhiraba
Mashaa allaah jasaakallaah khyr allaah haku xafido shekh
Amiin amiin ya sheekh xifdullah Thanks ❤️👍
Walal ilaahay cafimadka ha kuu siyaadiyo aamiin
Masha allaah
Anaawa ley hayaaa
Illaahoow nacaafi
aniga qu.aankee iiidiidan yihiiin
Allaah kuguma soo caliyo
وعليكم السلام شيخ عبد العزيز بارك الله فيكم 🥰
Alxamdulillah Waad ladan tahay iminka
Allah kuguma soo celiyo
Asc maaashaa allaah waagabadhdadaalbadan wllo allaah kugumaseeceliyo aamiin
aamiin shiikh adiguna sidoo kale
Alle kuguma soo celiyo walal
Illaahy kuguma soo celiyo intuu hayana allaha kacaafiyo Walaasheey
Ilahey kuguma soo celiyo apyo
Masha Allah masha allah
Ilaahaw na caaafi yaarabi
Allow nawafaji qeeyr ka
Masha Allah shekh Cabdul caziz 🥰
Allah kuguma soocelinyo aamiin anagana Allah hanga caafiyo
Alle Haka dulqaato dhaman allana Kuma sooceliyo wll
Asc Sheikh,
Waxaan ubaahnaa kitaabkii bro diintaada, xageen kaheli karaa?
Mahadsanid.
MAASHA ALLAAH alaha inta buktana alaha ka qado.
Asc walaalo xanunka anu buu ihaaya mudo 12 plz sheeq gabadha igu xariri
Alle haku siyaadiyo cafimaadka
Wlhi waa calaamadaha garto waa runtaa ilaahow noo sakhir
Cabdi cases oogle walal waan ku salmey walal aniga waxan ahey hooyo dhashey lix caruura walal waxan soo marey xanun farabadan culeys badan alxamdulilah hada wan fiicsnahey aad iyo aad Lakin wsxa iga xanunsan laba carura will iyo gabadh hadal la,an waaye siiba gabadha ayaa aad udaran dhakhtarada waxay igu dhaheen waxa haya outisam Lakin waxaan daeremaya iney wax kale hayaan sixir walal maxad igula talineysa
Alle haku caafiyo wllo adiga iyo caruurtaadaba. Wllo xanuunka Autism ku waa xanuun jira oo caruurta siiba hadalku ku adkaado markaa shaqo kuma laha sixir iyo xanuun ruuxiya toona Insha Allah therapyo loo sameeyo ayaa jira caruurta oo hadalka lagu baro ee gee walaal hadaad joogto wadama western ka
Walaashey Allaha kuu caafiyo caruurta waxaan kugula talinaya suuratu falaq inbadan akhri tahliilna ugu tuf oo cabsii sadaqana inta ubixisid Allah ku bari in Rabi kuugu caafiyo
@@zamuuaden8991 xabibty waxaan jooga muqdidho Western ma joogo muqdisho malahan meel ilmaha hadalka lagu baro
@@ayaanmohamad6015 wa dhaxal adiga ka yimi wana imtixan Allah xabotasowdo iyo saytun salideda mari kuwan bas e rusheye ha u tagin
@@hodanc6255 xabibty dhaxal oo sidee walalo
Quranka Allah wa dawo ilkn shekhow inta badhan sixir maahan waxan wa stres inta badhan dibka qurbaha iyo hoyodhu Markey dasho ilmaha kuyaryaryhn ayu kudaca marka inta badhan danka wanagsan wax hala ego
Waa runted ana laxanunsan sixirka.
Illahay kuguma soo celiyo abyo mcn
Ax Abayo mcn Allha kuguma soceliiyo
Illhey guku ma so qelsho inta ku xanuunsan allha caafiyo
Ilahy kuguma so celiyo wll
Asc magacaygu waa fardowsa kunol kenya nairobi canunkaas ayaa ihaya ee maxa igula talinlahayd qaabkee ayan iso cilaja sheikh abdiaziz fadlan hadad jawab ihayso iso sii mell aan kala sohadlo mahadsanid
Ilaahay kugu masoo celiyo ukhtii
Sixiroolayal meshay jogan Rabii naar hago dhigo cadaab aduun iyo mid akhiro Allah swt silic Allah habado
Maxan sameya ana sida lay haya ano maalin fidhanaya aya aya timihi ii olaleen oo igubteen maalintasa cfmd igu danbeysay hada dhimato badan aya daremaya iso duceya ana waa dadalaya
Ala hakucaafiyo
Walhi aniga waxs ihayan xaanag anan garaneen iyo cukes walib markow odageeyga safarka kayiimado waxn isdhaha mow iska baxo asigane waxow dhaha gurigan inaa jogo majeclu qolka isku soo xiraa ulagow naga dulqaadbhadow sixir yaha
Khayr buu kuu ahaa xanuunkaasi
Was shekh
Wcs sheikh
الحمدالله على السلامه
Masha allah wcs
Ali kumo so cilyo wallo amiin amiina amiin insho alha
Jazakalahu khayr
WCS WR WB WALAAL ILLAAHEEY HAKU HAAFIIDO
Waa cajaibta uu qur anka leeyahay in si caadi ah lagu tuso xanunkaga waxa uu yahay
Masha Allh
Mnsha allah
Ilahy kuguma so celiyo abayo
اسال الله العظيم رب العرش العظيم أن يشفيك شفاء اللهم امين امين امين يارب العالمين الله يشفيها شفاء جميع المريضين امرصنا والمرض المسلمين والمسلمات أمييين امين امين يارب العالمين
Subxaanallah 😢 ☝️
Sheekh waxan rabaa inan su aalku waydiiyo ee halkee kugu soo daraa mihiim ayay iitahay
Mid waa laqabaa gabadha hadii lagu sixray shifo ha isku aadin adigu is cilaaji
Mansh allaah
Walal Allah kaa ka xeeyo
Gabdhan runteda weeye sixirku waa wax daciifa lkn marka lagu gu imtaxaano wax ka xanuun badan
Ma jiro xitaa hadi aad istidhaahdo
Sharax ma sharixi kartid
28 sano ayan la nola sixirka 2019 ayan ka bogsaday sir Wayn baan yeelay
Asc walaal ilahay hakuusiyaadiyo caafimaadka aamiin yaa Allah
Walaal aniguna 18 ayaan la xanuunsan sanahay xanuunkaas ee sirta weyn iisheeg waa inataas oo rabbi igu cafiyayee shukran
@@rahmaaalisalad594 wax ka la maha ee waxan ogaday qof kaan ahay lakin magacayka xususta ku hay waa salah ibrahim
@@salahibrahim5417 alleh haku cafiyo wll
@@salahibrahim5417 asc wllo gabadhu waxa ay ku way diisy sirta ad kaga bogsaty waxad na tiri wxn ogaday qofka an ahy side wll ku mana fahmin e nosheg wll
@@khatramohamed9916 sirda iyo sidaan ku bogsaday way kala duwan yihin anika qofba ii sheekay in aan qabo sixir waxuna ii siyay dawo si saliida laysmariyo
su.aal aya qaba sh. xage kala so xariira lamabarkga mise social media iso qor
Ilahay hanaga qabto shayadiinta iyo sharkoda
Ilahay kuguma sooceliyo🤲🏽🤲🏽🤲🏽
Sheikh ani sas ahy lkn mrba mel lygaga dhegaa dhimashda ka bqaa welwel io xanaq bdn io kaar io sas hopenkii wa qylinaa lkn wn wysaystaa mrksta adkrta wxa ku tuftaa biyaha
Alaha kacaafi laki hadadka baqeso dhimashada waa sixirka dhimashada ayaa calamadahas lehe isku dadaal qur anka
Abayo Allah kucafiyo abayo intabadhan sixir maaha nolashadha hos ueg waxba coz gareynaya hadu jiro wax kudibayo jamacad mukujirta , umul matahay , xamilo, matahay, qurbaha majogta ilmaha iskunug makuyryryhn , waxas ba dadka kudaca ilkn wa kaga bogsadha ogow wad kabigson donta marka fahamto waxa coz gareynayo
Abaayo alaahey kuguma soo celiyo adiga iyo intii muslim ah oo dhan
سورةالبقره salaada subax bacdigeda
سورة الفاتحة 7jeer
سورة الإخلاص 7jeer
سورة الفلق 7jeer
سورة الناس 7jeer
أذكار الصباح والمساء
أذكار النوم
اللهم صل على محمد وعلى آله محمد كما صليت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم إنك حميد مجيد وبارك على محمد وعلى آله محمد كما باركت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم إنك حميد مجيد
Alxam dulilah 10year ayaan xanuunka sixirka ihaystay alxam dulilah waxaan kaga bogsaday intaa inaa lasimay oo alle swt igaga qaday xanunkii qofki ubahan adiga is cilaaj marna ha addin melaha cilaajka
Wllo suradaha afsomali ku sheeg
@@umumaida4539 baqra faatixa qul huwale qul acuudu burabil falaq birabinaas
@@sheekoJ790 mahadsanid
Haduu qofku shito anu aqoonin maku dawabaya qofku suaasha jawabteda wan jeclaanlaha
Masha Allah sheikh abdicasiis
😭😭😭😭😭😭😭
Asc xanunkan anu i soo maray kulalay badan biyaha berkada ayaa laygu dhuri jirey
Wcs abyo see isagah difacday nh 😭😭 biyah isku shubah mlinkastoh
@@dhameysdumar9172 abayo adi se lagu haya
@@umumaida4539 kuleylkaas qabah abyo wax yar hda socdanh wadnoh garaac
@@dhameysdumar9172 abayo ani xita sasan ahan jiray lkn hada alxm sidi hore mahi lkn wili ma boogsan marki hore wadno xanun huuf hada alxm
@@umumaida4539 abyo mxa sameysay nh
Waxa jira sheey la ka xidho sixirka waa sababta u quraanku u xusay souleman ma galobin
Asc
Waxaa moodaa iney ani iga hadleyso,
Suradu sad salah ibrahim al mahdi
Our beloved sheikh ♥️♥️💯
Sheeko walan war dadka ka dhaf buufiska
1qof subscribe isaara ma waaye 😢😢
Masha allah
Masha Allah