Wangsane waa Allah walhayh ducadaas subxanalaah ducadan waa sidii u nebigu salalaahu calyhi wasalama inogu sheegay weye waa duco power leh markasto meel I xanuunto wan ku akhrista Allahna wa igu cafiya walilaahil xamdu
ASC sheekhoow Jazaakallaahu Kheyran plz iisoo jawaab wiil ayaa iga xanuunsan qof hadli karo oo duco ama Quraanba isku aqrini karo ma ahan mar hadaan aniga ku aqrinaayo masiin umbaan ugu dul aqriyaa korkiisa iyo meesha xanuuneyso mise waxbaa laga bedelaayaa qiraa ada marka qofkale aad ku aqrineyso
بسم الله بسم الله بسم الله أعوذ بعزة الله وقدرته من شر مااجد واحاذر أعوذ بعزة الله وقدرته من شر مااجد واحاذر أعوذ بعزة الله وقدرته من شر مااجد واحاذر أعوذ بعزة الله وقدرته من شر مااجد واحاذر أعوذ بعزة الله وقدرته من شر مااجد واحاذر أعوذ بعزة الله وقدرته من ،شر مااجد واحاذر أعوذ بعزة الله وقدرته من شر مااجد واحاذر
أعود بغزة الله وقدرته من شر ما اجد وأحادر
Saddex mar oo Bismilahi ayaa ka horeyso kadib waaye ducada oo 7 Jeer.
Mahadsanid wll
Ducada dhawr nooc Ayaan u arkay
@@amalhassanabdulkadir8009🤎🤎
بسم الله
بسم الله
بسم الله
أعوذ بعزة الله
وقدرته
من شر
مأجد وأحاذر🤲😍
Shukran walaalo screen shot ayaan ka qaatey qoraalkaaga. ❤️❤️❤️
JazakAllahu khayran wllo
اكشر
Abaayo somali ahaan igu soo qor
@@MariaFarah-bc9ps
SADDEX MAR WAXAA DHAHDAA ,,
BISMILAAHI
BISMILAAHI
BISMILAAHI
KADIB TODABA JEER DHEH ADIGOO MEESHA KU XANUUNEYSO GACANTAADA SAARAYO KU AQRI…. AACUDU BICIZATILAAHI MIN SHAR MAA AJID WAXAADIR LAAKIINSE XAADIRKA XARAFKA DAALKA HA UGU DHAWAAQIN SIDA D EE WAXAATHIR SOOMAALIGA KUMA JIRO XARAFKAAS
ذ
IYO XARUUF BADAN OO CARABIGA KUMA JIRO MARKA ISKA JIR MARKAA KU DHAWAAQEYSO WAA IN AAD SIDA QURAANKA CAMAL
ذ
UGU DHAWAAQ XARAFKA ZADANA
ز
ISAGANA ISKA ILAALI ACUUDU BICIZATILAAH MARKA AAD KU DHAWAAQEYSO SABABTOO AH MICNIHII AYAA BADAL MAAYO IN SHA ALLAAH.
Sheekh wax badana ka fa iday misanka xasanadka allaha ku saro jazakallah kheer❤❤❤
أللهم صل وسلم على نبينا محمد وعلى اله وصحبه وسلم تسليما كثيرا.❤
جزاك الله خير الجزاء اخي عبد العزيز.
Nabigane maxamed caleyhi salatu wasalam scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤
Wangsane waa Allah walhayh ducadaas subxanalaah ducadan waa sidii u nebigu salalaahu calyhi wasalama inogu sheegay weye waa duco power leh markasto meel I xanuunto wan ku akhrista Allahna wa igu cafiya walilaahil xamdu
ASC sheekhoow Jazaakallaahu Kheyran plz iisoo jawaab wiil ayaa iga xanuunsan qof hadli karo oo duco ama Quraanba isku aqrini karo ma ahan mar hadaan aniga ku aqrinaayo masiin umbaan ugu dul aqriyaa korkiisa iyo meesha xanuuneyso mise waxbaa laga bedelaayaa qiraa ada marka qofkale aad ku aqrineyso
Shuraan willo jisaakumu laahu qayr illaahay aduun iyo aaqiraba haku liibaano willo
بسم الله بسم الله بسم الله
أعوذ بعزة الله وقدرته من شر مااجد واحاذر
أعوذ بعزة الله وقدرته من شر مااجد واحاذر
أعوذ بعزة الله وقدرته من شر مااجد واحاذر
أعوذ بعزة الله وقدرته من شر مااجد واحاذر
أعوذ بعزة الله وقدرته من شر مااجد واحاذر
أعوذ بعزة الله وقدرته من ،شر مااجد واحاذر
أعوذ بعزة الله وقدرته من شر مااجد واحاذر
IFAHMA OO IDAREEMA 2K❤❤❤
Walaalaha Soomaaliyeed Allah Dartii Cimaamada igusoo Tuura Kii Hore Ayaa Layga Xidhaye❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Shiikh foosha ma u akhrisan kara xanunka ihaya shar ma aha waa hadyadi illhayban ku helaya ma akhrin kara marka
abaayo salliga nabiga aqri wili ba ibraahimiyada alx alle wa igu fufdudeeyay 1saac kayar ay iinoqotay
Ukhtii Gabadh akhawaatka kamid ah Mashaa Allaah Tabaarakallaah laa Quwatta illaa Billaah waxay tiri:- waxaa Ilaahay Subxaanahu Watacaalaa iisakhiray xilligii Foosha ducadda Kurbadda ayaan akhristay Ilaahay Subxaanahu Watacaalaa waa ii fududeeyay xattaa waxaa dhacday bey tiri in Umulisaddii ay itiraahdo computerka 🖥 waxuu sheegaya in fooshaadu ay aad ukulushahay marka aan kaa qaboojino oo Cirbadd Qaboobiso ah aan kugu durno waxay tiri:- waxaan kudhahay thanks aniga madareemayo wax xanuun iyo dhib ah xattaa paracetamol(qandho jabiye) ma liqin Rabbi nabad ayuu igu kala keenay ayey dhahday mashaa Allaah Tabaarakallaah laa Quwatta illaa Billaahil Caliyil Cadiim. Adkaarta waa tan:-
لا إله إلا الله العظيم الحليم، لا إله إلا الله رب العرش الكريم، لا إله إلا الله رب السماوات والأرض، ورب العرش العظيم.
Sadaqana aad bey ufiican tahay waayo Ilaahay Subxaanahu Watacaalaa waxuu dhahay:-
"فَأَمَّا مَنْ أَعْطَىٰ وَاتَّقَىٰ (5) وَصَدَّقَ بِالْحُسْنَىٰ (6) فَسَنُيَسِّرُهُ لِلْيُسْرَىٰ"
"Qofkii wax bixiya oo yacni Sadaqeysta oo Ilaahay Subxaanahu Watacaalaa kabaqa Rumeeyana tii Wanaagsaneyd waxaynu ufududeyneyna tii fududeyd adu khayrka in shaa Allaah"
Marka Sadaqadda waa Mucjizo, wax walbo oo Kurbo ah aad dareento Fool ha ahaato. Qur'aanka Kariimka ood xifdiso oo culays aad kadareento, ilmihii oo kumaqli waaya, waalid ama walaal ama zawj/zawjah, Xanuun. Adu nooc walbo imtixaan ah oo aad dareento hadaad Sadaqo labaxdo in shaa Allaah. Isbedel baad arki.
Jazaakalaahu kheyr sheekh Rabi hanaga dhigo kuwii maqla oo ku camalfala allahuma aamiin
JazakAllahu khayran sheikh Abdulaziiz
Maasha,allah tabaarakallah sheikh ❤❤
M.a jazaakallahu kheyr yaa shiikh 🥰
Jazak Alllahu kheeyr ❤️
Asc Sheikh rabi kheyr haku siiyo waxaan kaa codsaneyna anagoo dhor dumar ah inaad tajwiidka qur anka nabarto ama qof garanayo adiga cml lagu xirto waxan kahelne sida quruxbadan ad usharxado rabi haku xifdiye nasoo jawab
Sallahu caleyhi wasalim sallahu caleyhi wasalim sallahu
Asc dhamaan iisooduceeya in allaah caafiyo allaah dartiis
جزاك الله خير
Wll alle haku xafido abdi aziz
Mashallah jasaakumullah qeer shiiq ❤🎉 swc swc swc swc swc ❤🎉
Jizaa kallaahu khayra sheikh
جزاك الله خيرا
asc walaal khayr badan alle ha ku sii yo❤❤❤🫶🫶🫶😍😍😍
Sallahu calayhi wasallam ❤️🥰🧡
ماشاء الله تبارك الله أحسن الخالقين 🎉❤
Macha Allah ☝️
🤲🤲🤲
Salalahu Caleyhi Wasalam
الله أكبر
Mashaa Allah alxamdulilaah jazakalaa kheer
Salalaahu calahiwasalam salalaahu calahiwasalam salalaahu calahiwasalam salalaahu calahiwasalam salalaahu calahiwasalam salalaahu calahiwasalam salalaahu calahiwasalam salalaahu calahiwasalam salalaahu calahiwasalam salalaahu
Jasaka Allah kheyr
JZK QEYR WAQAYRU AXSANA JAZAA'UL JANATUL FARDOWSAL ACLAA
صلي الله عليه وسلم ❤❤
Jazaakalaaha qeer
Waan kaaqaadnay shekhulkariim
Aamiin ya Allah
ما شاء الله تبارك الرحمن
Xarfxarf uu maacaneee
Jasa'ak laahu khayra wll, su'aal wll sideeban qofxanuun sanaya ugu duceynkaraa, macnaha wan hartay markan xanuunsanyo anigu inaan sidaa isugu daweynkaro lakinse wll qofkale markan doonayo inaan ugu duceeyo halkaan waxka bedelaa tolow fadlan iisoo jawaab wll, mahadasanid
عليه الصلاة والسلام
Alahuma amiin shekhuna wajasakallah khayran lkn marka qofkale lagu akhrinayana masasuba looakhrinaya
Masha'allah
Jazakallah ❤😮
RASULU LAAHI MUXAMED SCW
jazakallah ❤
Scw
اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا محمد وعلى اله وصحبه اجمعين
What about nought son?
Scw scw scw jazaka Allah kheyr
اللهم صل وسلم وبارك علي سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد وعلى اله واصحابه اجمعين
Salahau calayhi wasalam
Shiikhow no soqor Ducada
Amiin yarabi
Hadi qofka qalbigan u xanunsanyahayna micnihi hadu cabsanayo
Aamiin Yaa Rabbi 🤲
Jasakalah
❤❤❤❤❤❤❤❤
Scw scw scw
Scw scw❤ scw scw❤scw scw❤❤scw scw scw
Csw csw csw❤❤❤
❤❤
Scwcscw saw scw
صلي الله عليه وسلم❤❤
❤❤