Asc abaayo allaha kagaga dhigo guri qeer badan talo ku sinaa haduu ilaahey caruur kusiiyo gurigan kaguur guri hoose soo raadso abaayo islaka ilaali wiiftada laga shegayo balakonka iska ilaali hafarisan yee wiifto kugu soo galin sida qoralda ka arkaaye waxa looga guuraa xabad wiifto sida ka arkaye gabar tiri waa ka guuraa xabad wiifto nadhibtay abaayo allaha ku xafido adiga iyo sowjkada From USA 🇺🇸
Mash allah Abayo aniga wan ku taga all Ciwanada wan kala socda wan ku raway Mar ayan abosto X.weyn ku imaade oo wajiga halesna daawo isiise ficnade hadane qebta talex ku imaade hada gobol in aan ade face iga halaway hadane abayo mad jokta aan ku imaade Iso jwb please
@@micrajelyas3748 Cuntada so jikada loogu ma tala galin ma qol fadhi aa cunto logu tala galay adunka qadada jikade dhigtaan somalia lee jahilnimadas ugu imow 😂 mida kle martida wa edeb yelata meshi wax lagu siyana eku cuntaaa waliga dadka layskama dhaadhiciyo 👌🏽 qado fadhi dhex taalo ma qurxana fadhigeeba kaa bahdileee
Vedio sidaan usugo lee ❤❤❤
يا سلام
hakudhex dhihin musqusha dhexdeeda abyo
Ilhy gurigii aad ku raagto hakaaga dhigo waa jimco ilhy ducadeena hakuu aqbalo amiin
Apartment tour noosameey video iyo qiimahooda information buuxa rabnaaa nuuraaaay 😂❤❤
Walhi guri shidan baa dagta nasteexo qurux ilahay haku barakeeyo masha allah wanka hela siba jikada walhi somaliya gurya yaal ❤anaga guri an dagnay 2015 ba daganaha wali Kenya hada sandka cusub kaguri rabna wanugu yarada😂😂😂kasheke
Daah ku xir nastexa guri kheyrkiisa wata allah hakaga dhigo guroo masahlanee
Mansha Allah abayo farxad ku nolow farid yarbad tahy wan ku tagera❤ from hargysa
❤️❤️❤️❤️❤️
Mashalah gurigan waa ka hely runtii ilhy hku brakeeyo
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته ❤
Wow jikadaba ka hele see uwentahay msha allah gurigan madiino muu ku yaaalaa meeqa cml waye
masha allah ilahy haka dhigo guri aa ku dagtid qali saaid u qurux badan yahy waasacna waaye allahumma barik
M.a guuri fcn kuhu dhacay markaan wlhi jiikovween iyo qolol waaween ayuu leyhy nice kii aad kunagaado Allah kaaga dhiigo abayo❤❤❤
Ilaahey haku barakeeeyo abyo
Gurigaan saan uween abaayo intuu ku yaalaa midkoo aa hada aa daganahay wllhi cariiri
بيت المال والعيال
Caafimaad iyo nabad ku daga idamka Allah ❤️
Hppti Masha’Allah guri quruxbadan aya haysta! Lkn daaha ku xir saiirta madaxeda waa ku qurux!!!!! 🥰🥰🥰🥰🥰
Abaayo markaa dagto home tour nooga soosamee
Hada awoodo one day 💯 ku xiri laheet ❤ lkn sidaaan u soco ❤️❤️❤️insha allah io ka badan ku gari doonta
😌xppti meesha dhexe oo qolka jiifka miiska yaala miiyarad ku dhagso qurux kuso baxa ❤
Machallah tabaraklah wlhi farid ba tahy
Guriga meeqa ku dagnthy abaayo intese ku yaala wu qurx badnyhy msh llh
Haa abyo meshu illahey ku qadarey ku nolane taas been mhn illahey swt guri qer bdn hakaga dhigo
Dah muhiim wye sister isk xir
Msha allah wa guri aad u qurux bdn
Asc abaayo allaha kagaga dhigo guri qeer badan talo ku sinaa haduu ilaahey caruur kusiiyo gurigan kaguur guri hoose soo raadso abaayo islaka ilaali wiiftada laga shegayo balakonka iska ilaali hafarisan yee wiifto kugu soo galin sida qoralda ka arkaaye waxa looga guuraa xabad wiifto sida ka arkaye gabar tiri waa ka guuraa xabad wiifto nadhibtay abaayo allaha ku xafido adiga iyo sowjkada
From USA 🇺🇸
Alla abaa gurigaan intee ka heshee 😢😢😢
saa usugaaye videowgan 😂❤msha allah nasteexo abyo guriga kiradiis meqo wye manoshegi kartaa
M.a ilahy haku raajiyo guri lagu ma raago guri aad leedahy ka fican
Mashaallah alle hakuu barakeeyo gurigaaga cusub
Daahyadu waa quruxda guriga hno si aradan buu noqdaa gurigu
House tour sugeena oo shidan sugeena ❤
Masha allh gurigi hore Kan kaqurxon
Mash allah Abayo aniga wan ku taga all Ciwanada wan kala socda wan ku raway Mar ayan abosto X.weyn ku imaade oo wajiga halesna daawo isiise ficnade hadane qebta talex ku imaade hada gobol in aan ade face iga halaway hadane abayo mad jokta aan ku imaade Iso jwb please
Waw qurux waye runti m.a
M.a wakahele intu kuyala ciriri baan ku jiraye😢😢
M.a abyo ilaahy haku barakeeyo gurigan cusub wax dhib ahna ilaahy kuma tuso
Daah Aya ku qurux Badan jiifka iyo fadhigaba xppti
Abayo daaqada qolka jiifka daah ku xir sidasa wanagsan o astur ah
M.a ilahy guri khayr qba hakaaga dhigo saan Le vidoe nogusoo dhig hdda waa guurte allx nooso dhig daily 😊
Kaa kutagtid allah kaga dhigo xappt❤
Mzha Allah guriganka quruxan kii hore ❤
Maashaa allaah tabaarallaah allaahumma baarik
Nastexo,abayo sariirta jiifka dhinac darbi ku aadi , dhinaca daaqada si aad daah ugu xiratid marmarna u istaagtid firaaqo ka dhig.
Ascww abayo nice aprt so where is located and how much rent is so nice have nice live
Mashallah tabalakallah rahman zaid ayuu uguquruxbadan yahaye Mashallah ❤❤❤❤❤🎉 ilahaye hakubarekeyo abayo macaan ❤❤❤
Abaayo dagmadee waaye jigadaa kahela
wlhy qofkii ugu horeyay isku dabecad nahay thy daalka ma seexdo iyo markaa meel cusub tago😊
Mashllah xbbti wan sugaayey wllhi guri qurux badan waaye ❤
Sa u sugaye le vedio gan❤❤
Intuu kuyaala abaayoy
Ar labadoo qol ii sii qabo ilaa sanadka cusub😂 qurux iyo bar, allahuma mubaarik abaayo nabad iyo caafimaad ku qab.❤
Abayo xfdee waye ani xita wa ka hele wlhi
Kirada how much waaye abaayo
Mid leedahay ilhy ha kaga kaso kadib lee k guur
Guri qurux badan ba dagtay m.a❤
Abyo mhdsanid san ku sugaye lee
Gurigana qurxoona mansha allah
Wcs masha allah guri qrux bdn wye illhy meshada hkgu nbad yelo sxip ❤
MashaAllah tawarakAllah beautiful house ❤❤❤❤ ilahey haa kuu barakeyo ❤❤❤
Masha allh Allh ku barakeyo ❤
Iso boqda ❤❤
Abyo mcn nastexo guriga meqa ayu aha lacgtisa wana rabay
Gurigi kugu haboona ba heshay mashallah ❤❤❤
Sariirta jiifka daaqada inaa ku aadiso maahyn dhanka kle kasoo jeedi daaqada in wax lagu aadiyo ma qruxbadno
Gurigaan intuu ku yalaaa abaaa 4qol mlga helaaa
Apyo guryhn xge ku yln
Gurigan wa kulel nuuraay see ku dagi rbtaa aby
Gurikan meqo waye abayo intee kuyalaa noka faa iidey dalka banankiisa ayaa jokaa plz inaa imato ayaa rabaa
Masha Allah ❤
Guriga waAsacaa Waa qurux Miidhan Anaa Huba😂😂😂😊
Asc abayo xaafadan hal Kee waaye Waan rabaa waa. Ka helay
Anba waa rabaa sido kale
Mashallah keep going sis
Isku dabeecada nahay Hadaa daale ma seexdo habeenkaaas ilaa waqti😢
Kan dharka lagu suro armaajada intee kasoo gaday abyo
M.a abyo
Kurasta qadada jikada dhig jikada wayne
Waaakula qabaaa sasana qurxan
Marti jikada miya cunto kusine
@@micrajelyas3748 Cuntada so jikada loogu ma tala galin ma qol fadhi aa cunto logu tala galay adunka qadada jikade dhigtaan somalia lee jahilnimadas ugu imow 😂 mida kle martida wa edeb yelata meshi wax lagu siyana eku cuntaaa waliga dadka layskama dhaadhiciyo 👌🏽 qado fadhi dhex taalo ma qurxana fadhigeeba kaa bahdileee
@@micrajelyas3748 yaa diday in jikada cutada lagu cuno jikada haday wayn tahay oo nadif tahay cunto ayada lagu tala galay walaalo
Masha Allha
hada guuri waasac dagtay❤😂
guri waa kii aakhire
kaad kunagaatan allaah idinkaga dhigo oo aad kuguri gadataan
I have been waiting forever😂
Walee Guri baa kugu dhacay m.a routine sida ajaanibta cml noogu soo duubhee 😂
Ana ugu horeyo manta❤
Kuwii dharka ka dadinaye maa ku dhibay abayo😂
Abyo armaajada dhaxda kuu taasho intee kasoo sameysate
Apartment iga wada jir miyaa dabaqa cusub ee wiishka leh darksa nehee😅
Abayo xafada aya kutalo iyo qiimaha guriga ii sheeg blz
MashAllah
xaafade wye sis
Xagee ayuu kuyala abyo gurigan
Masha allah
Abyo xagee degatahy godgodka maxaa ku nacday
Abaayo xafadee u guurtay
Sariirta madaxeeda darbiga ku aadi
Sarta dhan no soo dub iyo meeqo waaye qiimahooda iyo xafada na tus muqdisho cadey
❤❤
mashaa alah
Abaayo guri raadis kujiraa intee kuyaalaa Gurigaan pzl jawab
Qofka kowad🎉❤😂
MashaAllaah
m. a🎉❤❤
Waaba sugeynay ❤❤Snapchat maxaa kugu qoran