Isbaheysiga Halista galinaya Itoobiya, ee looga dhawaaqay Asmara "5 Qodob oo ay tahay in aad ogaato"

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 9 жов 2024
  • Isbaheysiga Halista galinaya Itoobiya, ee looga dhawaaqay Asmara "5 Qodob oo ay tahay in aad ogaato"
    Wararkii U dambeeyey ee Caalamka & Falanqeyntooda Noogu Kaalay.

КОМЕНТАРІ • 102

  • @musaBISHAR
    @musaBISHAR 2 години тому +8

    mashallah guull somalia masar iyo eriterea

  • @mohamedhassan5617
    @mohamedhassan5617 Годину тому +5

    Madaxweyne HSM walee nin sahlan maaha. Guul iyo Gobonimo somalia 🇸🇴

  • @dheemandhuubo
    @dheemandhuubo 2 години тому +8

    Guul baan urajaynayaa wadankayga 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @SomaliMaxamed-w9g
    @SomaliMaxamed-w9g 3 години тому +7

    Somalia 🇸🇴 Egypt 🇪🇬 Eritrea 🇪🇷

  • @SiciidCaweddheere
    @SiciidCaweddheere 2 години тому +10

    Kusaliya nabigeena muxamad scw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @felisabdi3794
    @felisabdi3794 Годину тому +3

    Waa in doqonka itoobiya jooga ee riyada ku nool la tusaa dunida ineysan riyo ka shaqeyn ee cid xoog wax ku raadin kartana aysan jirin oo Gaza ayaa taas marqaati u ah, wuxuu ilaabey wixii ku dhacey 2007kii 100kun oo askari dhaawac ah iyo 50 kun oo geeri ah, maantana waaban ka sii horumarsan nahey shaley… marka isbaheysigu waa yureyn lkn Soomali keliya ayaa kugu filan , Inshaa Allaah

  • @dahirduale5650
    @dahirduale5650 3 години тому +8

    Cadowgeena soo jireenka ah ee Ethopia si aynu iskaga difaaco waa in Dalka la xoreeyo SNM iyo Alshabab meesha laga saaro. Diinteenii iyo Dalkeenii wuxuu ku jiraa Halis weyn Jamhada SNM ficil xun ayey ku kacday waa in meesha laga saaro

    • @sharmakeofficial4254
      @sharmakeofficial4254 2 години тому +1

      Caacc barooro 😂😂😂 deeee

    • @AbdiShakur-f1s
      @AbdiShakur-f1s Годину тому +1

      Wa sax waa in mamulka snm argagixiso loo aqoonsado

    • @ArashiidFaarax
      @ArashiidFaarax Годину тому

      Maanshaa alaah waa xaqiiq amxaarada waxa kaxun jabhada snm oo ah kansar cadow ahh aan garasho iyo diintoona lahayn

  • @hiirale2042
    @hiirale2042 Годину тому +2

    guul wacan somalia

  • @IBRAAHIM-z8w
    @IBRAAHIM-z8w Годину тому +1

    Guul soomaaliya way dhaqaaqday maamulada dawlada lugaha haysta hasiidaayaan umada midnimadeeda hakashaqeeyaan iyosidawlad xoogle loohelo ❤❤❤❤❤❤

    • @HusseinNAbdi
      @HusseinNAbdi Годину тому

      Madaxweynaha marka hore ha garto in uu ka shaqeeyo midnimada ummadda intuu ku mashquuli lahaa dasruur iyo kursi raadis. Isagaa wadadanka madaxweyne ka ah ummadda ha isukeeno.

  • @subeermohamed3051
    @subeermohamed3051 2 години тому +4

    Falan qayn wacan..
    Markaan isku soo dhacno hanbalyo sxb 😂😂😂

  • @AbdiqaniSalad-qo9cp
    @AbdiqaniSalad-qo9cp 3 години тому +10

    Walalayaloow dowladeena aan tageerno,maamul goboleed aan ka saarno meesha, Qabiil wax nama taraayo aan ka fikirno mustaqbalka dhalinteeda iyo ilmaheena aan dhali doono.aan u noolaalo sida Qatar 🇶🇦 iwm.

    • @Sumadeena
      @Sumadeena 3 години тому +3

      Hassan Sheikh isagaa qabiilka ku abuuray ummada soomaaliyeed.

    • @AbuukarMohamed-v4t
      @AbuukarMohamed-v4t 3 години тому

      ​xasan waa nin hawiye landere daarood xon langab somali eheyn ana ka aya dalka xog ku qab saneyn qof laa bariyo ma jirto adiga xasan wxa ku nacey saa waa hawiye marka adiga hada xil qawto mucarad aya ahay midas ogiw

    • @AbuukarMohamed-v4t
      @AbuukarMohamed-v4t 3 години тому

      Midas ogow darood asal kodo oromo amxaro yameyn sansibar tansayi waye dolka qofka leh aya u harayo dawan wey dacey saa

    • @Sumadeena
      @Sumadeena 3 години тому

      @@AbuukarMohamed-v4t
      Caac

    • @AbdilahiMohamed-zk9pd
      @AbdilahiMohamed-zk9pd 3 години тому

      Hawiye aya leh hada somaliya hhhhh itobiya guul

  • @abdirashidaseyr8711
    @abdirashidaseyr8711 3 години тому +6

    Masar dheh itoobiya baatiriye

    • @fahamdiintaada
      @fahamdiintaada 3 години тому

      😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊

  • @MaxamedYare-t8s
    @MaxamedYare-t8s 2 години тому +3

    ❤❤❤❤❤❤❤❤
    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @YusufXasan-z3d
    @YusufXasan-z3d 11 хвилин тому

    Wales.itppbiya..lagavabsay.guuul.itobiya...maxaytarikaraan..sowcabsima.aha❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤...soosoco.siraaday.wabiga.itoobiyaaleh

  • @ahmedmose5466
    @ahmedmose5466 29 хвилин тому

    Guul afartan dal

  • @WILDLIFEWONDERSTV-CH
    @WILDLIFEWONDERSTV-CH 3 години тому +5

    title naga sax gaylaan

  • @LacibAxmed
    @LacibAxmed 2 години тому +1

    Maalaah❤❤❤❤

  • @mohamednur6431
    @mohamednur6431 14 хвилин тому

    Nabee haddaa abiy ahmed ha hurdin ay hortiisa taallaa

  • @abdisamadnur8458
    @abdisamadnur8458 3 години тому +4

    Masar mise itobiya

  • @ahmedismaciel5465
    @ahmedismaciel5465 Годину тому

    SCW SCW SCW❤❤❤❤❤

  • @abdirahmankoronto2815
    @abdirahmankoronto2815 2 години тому +1

    Topnotch analysis and for the first time, the spirit of Somalinimo and Patriotism in you is seen in your reporting. Be proud for your country brother and use your journalistic prowess to speak good of your motherland unapologetically instead of bootlicking arch rivals like Shitopia. Spread the spirit of Somalinimo among your large audience. Ahmed Cawke is the darling of the Somali people courtesy of his patriotism to our country and used his golden voice to spread nationalism during our weakest moment of war.

    • @gureygeeljire2909
      @gureygeeljire2909 2 години тому +1

      ADIGU MAXAAD KA HADLAYSAA SANTA SOOMAALI KU DHEX JIRTA AYAAD TAHAY

  • @Ibrahimkatiite
    @Ibrahimkatiite 2 години тому +2

    👌

  • @munayousuf-ct4hl
    @munayousuf-ct4hl 3 години тому +1

    Ciidamo iskudhaf ah somali masaari iyo eleteriyaan ah waa in ay xagaa kasoogalaan itoopiya

  • @faycalabdillahi3832
    @faycalabdillahi3832 Годину тому

    ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @ahmedturdho3848
    @ahmedturdho3848 3 години тому +8

    Waa muuqaalki ugu saxnaa aa duubtay dhawaanahaan inti hore itoopiyaa afhayeen u aheyd

    • @Feysaljeey
      @Feysaljeey 2 години тому

      pro waligaa iska ilaali caqliyadada wax ey jecleysaneyso in laguu soo gudbiyo ka fiiri warbixinta matahy mid dhab ah wariyaha ethipoianka wxey midiaha ka sheegan soo gudbiya waana wax muhiim u ah shacabkeena si dhgarta ethipoanka loowada maqlo eriyada gafka ah ka ilaali qofka xogta ka sugeyso hduu garaadkaka sareeyo nabadeey

    • @mohamedkhalif3938
      @mohamedkhalif3938 Годину тому

      Waa sax , dhexdhexaad lagama noqon karo arimaha Somalia iyo ethopia adoo somali ah

  • @xiin1535
    @xiin1535 Годину тому +2

    Nato sameysta

  • @YasirYassin18
    @YasirYassin18 2 години тому +1

    Anaa ethiopia joogo oo ka warhaayo xldeeda somalia iska daaye jubalan baa ku filan maalin ay ka taag daranthy ma jirto maanta abey ahmed waa digaagad laqalay camal oo rafanayso

  • @gureygeeljire2909
    @gureygeeljire2909 2 години тому +4

    WAR AAN AHAYN GAYLAN IMA QANCIYO SXB ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Oromiya363
    @Oromiya363 Годину тому

    Xassan shek dhamaska somali iska kiciyya. Uhurdayee xassan

  • @AbdiShakur-f1s
    @AbdiShakur-f1s Годину тому

    Wa in golaha shacabka ay maamulka gooni goosadka u aqoonsadaan falaago halis ku ah wadajirka iyo amniga qaranka oo ah argagixiso

  • @subeermohamed3051
    @subeermohamed3051 3 години тому +1

    Somalia oo ugu taag daran birta itoobiyana saaran tahay ayaa faaido qabta iyadaana isbahaysingaan soo aruursatay 🇸🇴🇸🇴🇸🇴

    • @AbdiShakur-f1s
      @AbdiShakur-f1s Годину тому

      Somaliya ma taag darna ee cadowgeeda ayaa taagdaran

  • @arahmaanmaanka5845
    @arahmaanmaanka5845 Годину тому +1

    Waa in arga gixisada ethopia iyo kuwa tagersan laga sifeya gobalka geska africa wana in somalia oo dhan kaga sara xabshida iyo dhaman waxa tagersan oromada

  • @geeleisse4406
    @geeleisse4406 29 хвилин тому

    saxafada somalida waa noocan ❗ithiopiya aad waxa ween ka dhigeesid maad ka waranto xaqiiqdeda iyo inee adisababa un uu kataliyo oromka waalan❓

  • @MaxamedYare-t8s
    @MaxamedYare-t8s 2 години тому +1

    Itobiya waa in la so af jara
    Waa dal nin 😂waalalan madax looga dgay😂 side ka yuguuda oo kale 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @cabdulahiciiro
    @cabdulahiciiro 57 хвилин тому

    Africa madax iyo majo Midna malle Dhamantod waa shinbirow heesa

  • @AxmedKuraade
    @AxmedKuraade 3 години тому +1

    Cimirigeena ma waxaanu dhamayseynaa balaa jira gaashan buurso baa jira dal hebel baa cadow ah kumanan dhalin yaro ayaa sanad walba hooyouinka ku waayeen

  • @Abdihalayay-yc6fq
    @Abdihalayay-yc6fq Годину тому

    Walle abye ahmed wuxu noqday islanti safarka la colowuday.

  • @DekahassanAlihassanAli
    @DekahassanAlihassanAli 2 години тому +1

    Somalie manoqon gob cadawgu isku arko

  • @abdifatahhassan5561
    @abdifatahhassan5561 3 години тому +1

    Labada dal ee masar iyo erteria waxbaa u dhisan dawlado adag lakin xasan maxa u diyarsan halka uu dalkisii burburiyey cidan maleh waxan tagan yahy maqam hawiye iyo abgal halka uu raaci laha ilahy umada ha dhaafiyo xasan

  • @daahirmaxamed7056
    @daahirmaxamed7056 Годину тому

    Hogaamiyaha Gobalada waqooyi dheh

  • @shan-maalsomali8533
    @shan-maalsomali8533 2 години тому +1

    Ethiopia waxba kama qaadi karaan waayo waligood taariikh ahaan lagama adkaan balse waa aynu fiirin sida xaalku noqdo

    • @AbdiShakur-f1s
      @AbdiShakur-f1s Годину тому

      Oromo etoopiya marar badan ayaan ka adkaanay taariiqda soo baar

  • @sacadfaarax5620
    @sacadfaarax5620 3 години тому +1

    Halkaa aad dhahday gudaheeda xabad ka socota maaha wax Ethiopia kali ku ah wadank kasta oo afrika ah khilaaf xabad ayaa ka dhex socota waxna ugu daran soomaaliya ama dhaxal talyaani oo aad ka hadlaysay hada dhaw waxa dhex taagan.

    • @AbdiShakur-f1s
      @AbdiShakur-f1s Годину тому

      Somaliland sow tii dagaalka ugu xun ka dhacay 😂😂

  • @ahmedmose5466
    @ahmedmose5466 29 хвилин тому

    🇸🇴🇱🇷🇪🇷🇹🇷🇾🇪

  • @AbdiqaniAbdirsaq
    @AbdiqaniAbdirsaq 2 години тому +1

    Midnimo

  • @sharmakeofficial4254
    @sharmakeofficial4254 2 години тому +1

    Somalilnd. Ethiopia. Guul 😂😂😂.

  • @warsamemaxamed7624
    @warsamemaxamed7624 2 години тому +1

    somaaliya wayt ashanaysa

  • @Mursal1445
    @Mursal1445 2 години тому +1

    Waa war fiican adiga laftaada faa.iidaa kuugu jirta shacbiyadaada waayahan hoosbay usii socotay 😂

  • @MaxamuudFarax-f8g
    @MaxamuudFarax-f8g 2 години тому +1

    Soomaaliya taladeeda
    Waxaa go.aamiya
    Dalal shi sheeye

  • @Oromiya363
    @Oromiya363 Годину тому +1

    0000 zerooo ethiopian waxba kamaqadi karaan

  • @MadiDhulbahanteDEPTh-nx9ny
    @MadiDhulbahanteDEPTh-nx9ny Годину тому

    s

  • @Ahmed-wk2ct
    @Ahmed-wk2ct 3 години тому +1

    Halkayjogto xaladu markalafiirsho waxisbedela makenayso wayo aby awalba markalagareebo buxinta dhamka afka.okaliyu kahadlayay hadana mawqafkisi madaxcidkaceshi wahadlidona lakin isbahaysigu ciidan somaliyed magayndonan saylac saldhig maugasamaynkaran badana makailalinkaran saldhigas?hadanaydhicin tasi wakhiyali heshiisku

  • @FahmyAbdillahi
    @FahmyAbdillahi Годину тому

    Lama joogo xilligii dhiigga somalida lagu ilaalin jiray biyaha niilka.

  • @AbdirahmanAbdirahmanmoha-ll9ml
    @AbdirahmanAbdirahmanmoha-ll9ml 3 години тому +1

    Cabsicabsi kadhan ah etho😅

  • @aminoabikar1226
    @aminoabikar1226 3 години тому +1

    kanoxoo natal sometimes diid

  • @AbdiMohamed-e3m
    @AbdiMohamed-e3m Годину тому

    Itoobiya waa inaa bariga afrika laga qabto, hadii nabad iyo daganaansho larabo..

  • @MadiDhulbahanteDEPTh-nx9ny
    @MadiDhulbahanteDEPTh-nx9ny Годину тому +1

    hh

  • @GediCabdisamedhassan
    @GediCabdisamedhassan 3 години тому +3

    Waarun

  • @AamiinAbdi-my9br
    @AamiinAbdi-my9br 2 години тому +1

    Wallee gaylanow cidlaad ka heesaysaa.maanta tiri somaliya awood ciidan iyo mid diblumaasiyadeed haysata.markaad caadifad hadlaysid waxaad doonto waad isku sheekayn kartaa.balse xaqiiqdu way ku hor iman.

  • @cabdisiciid6504
    @cabdisiciid6504 Годину тому

    Waar nin tiisba daryeela
    Itoobiya waxay qabsatay qayb koonfurta somakiya sh
    Hadalkii somaliya ka soo baxay

  • @sacadfaarax5620
    @sacadfaarax5620 3 години тому +1

    Xaga diblomaasiyada Ethiopia geeska afrika cid ku gaadhaysaa ma jirto masar hore ayay ugu garaacday galkii biyo xidheenka wax aanu u hirgalay sidii ay rabeen dhaxal talyaanina way cuntay mar labaad ee iska harawso dadka faaraxoow

    • @sharmakeofficial4254
      @sharmakeofficial4254 2 години тому

      Lkn ethiopio hada. Abye ba. dhula la galay. Boski ethiopia geska bariga africa waxa. Qadatay hormud ka ah kenya. Lkn ethiopia wa dal la ilashado😂😂😂😂. Somali hada nhy qa insn. Ethiopia dumina.inago isnahaysi leh. Ee. Dhexdana yan. Isku mashqulin

  • @Oromiya363
    @Oromiya363 Годину тому

    Xassan shekh haduu wax Isla hayyo dagal haso qadoo

  • @DaahirMaxamad-w3r
    @DaahirMaxamad-w3r Годину тому

    War gurigan baas solama Gato 😅hadase warka naga qasane

  • @theparadigm8453
    @theparadigm8453 Годину тому

    All these conferences and co-operation are for convenience for these three fake amigos! Saaxibo gaabsi ku heshiiye!
    Aaway kii sariirta dhimashada saarnaa ee ina Cumar Geele? Ma Ethiopia xulufo la yahay?

  • @Oromiya363
    @Oromiya363 Годину тому

    War marabnoo warega marabnoo masar wakka dagal haso qadoo

  • @AbdilahiMohamed-zk9pd
    @AbdilahiMohamed-zk9pd 3 години тому +2

    Itoobiya guul insha alla

  • @prosl11
    @prosl11 2 години тому +1

    Huuhaa iska daa ethopia iyo somaliland ayaa kuu filaan cadow kaste

  • @ahmedcumar8335
    @ahmedcumar8335 2 години тому

    Xasan gurguurte waa fashilmay

  • @abukarmahamud
    @abukarmahamud Годину тому +1

    Guul Ethiopia hadee jabte 😂