MASLAXO NINKII QABAY IYO CATOSH TARE IS DIGALAY

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 19 січ 2025

КОМЕНТАРІ • 96

  • @AbdirashidElmi-v8g
    @AbdirashidElmi-v8g 18 годин тому +3

    Catosh wu khaldan yahay batatanba inu si,asha maslaxo ka cudurdartey aheyd maadama ay kala dhamaden nin kalena u qabo ma aheyn inu dhex maqurto wada jogistodi hore sabab kasto gurkodu ha ku surtogalo waxay aheyd inu dhaho walashey privateki an ku wada jognay ma ka hadlayo ma jecleyn iyo shahwadan ku wardiyeysanayey wa khalad wa qursi wana wax ka xanajin karo ninka hadda qabo dhibato lama aburto ma ka jawabayo maslaxo iyo afarihi gurkena intas inu ku ekaado aya ugu filneyd

  • @abdallasonkor4769
    @abdallasonkor4769 День тому +10

    Catoosh su'aal baa la weydiiyey si wanagsan buu U hadlay Marka wiilkaan ceyrka ah ee is waalayo Edeb yeelo.

    • @Cadnanyare36
      @Cadnanyare36  День тому +1

      Maskinkas catosh ah markasto sidaa lo dulma

    • @BisharoNor-tq7fu
      @BisharoNor-tq7fu День тому

      Wiilka ceyr yu ku wasin nacaladayahay

    • @LoukmanLuis
      @LoukmanLuis День тому

      maskin maaha wa cadow us adigu na u masersan yahay

    • @BisharoNor-tq7fu
      @BisharoNor-tq7fu День тому

      @@Cadnanyare36I wish one day ina arko nag aa qabtid oo nin qabi jire inu ka shakeyo xaskaga ayado ah dulmi waxu yahay markas ayad arki lahed ano dumara ka damqade nin nima shegane wa bilash uff

  • @HkcVgd
    @HkcVgd День тому

    intan iska furaa weliba darbo ugu daraa hoyo qof ii matali karo malahan hoyo mcn numbar one waye ❤❤❤ nin muxu iishegaa hoyadey mcn cidna Kuma dorsanayo❤❤

  • @Sacdiyacaadey
    @Sacdiyacaadey День тому +6

    Waalhi catosh maxbo qald ah ma sheegin miskina iska daaya

    • @Cadnanyare36
      @Cadnanyare36  День тому

      Walhio wax qalad ah u shegay malaha waa la iska maga

    • @Aymo72
      @Aymo72 День тому

      ​@Cadnanyare36 Haa xamr waxaan qabiil eheen majiro sababta uu ugu hanjabaayo daduu isku ogyahy catoosh asagaa soo can bixiyay markey aduunka kalafahantu ey ninka inkirtay

    • @Cadnanyare36
      @Cadnanyare36  День тому

      @@Aymo72 biliadamka ayaba nocas ah runti abal weyn ayuu u galay maslaxo mana oga oo markasto way ceysa

    • @KhadarAbdi-w1o
      @KhadarAbdi-w1o День тому

      Qabil dartii lo dulmi haya

    • @saynabdaye7382
      @saynabdaye7382 День тому

      Iyada inay I jecleed aa waaba catoosh jah

  • @ifrahyusuf1117
    @ifrahyusuf1117 23 години тому +1

    Wan anrka aniga lhalad markii lawaydiiayay inuu kagabsadayahayd hada waba laiskudiraya uba arkaya cataosh mudhoho albabkas nagaxir ama mudhoho wan isjiclayn lakin calafa dhamad sowkii jiclan jiray

  • @mohamadomar4591
    @mohamadomar4591 День тому +3

    Ninkaan maslaxo qabo wuu waalan yahay Kodkii catoosh galay ayuu galay markas ayuu afka taagaa

  • @Sacdiyacaadey
    @Sacdiyacaadey День тому +4

    Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw

  • @HabiiboMohamed-z7i
    @HabiiboMohamed-z7i День тому +1

    Hello!!! No One Loves Your Wife 😂😂😂 so gooooo

  • @samiyajama4943
    @samiyajama4943 День тому +1

    Nin waad heli karta ama gabadh wad heli karta lakin hooyo mcn iyo aabo ma heli kartid😊😊😊❤❤❤❤❤

    • @Cadnanyare36
      @Cadnanyare36  День тому

      @@samiyajama4943 isku rayi nahay walhi Waalid lama helaya balse qof kale waa hele

    • @faizaabdulla3604
      @faizaabdulla3604 День тому

      Asc ninka maslaxo wa cabsi cabsi ninkan calosha gursan AFKA weyn wa qaldan yahay nagta qabo iney xayi iska celi jojole

  • @Mashroomer54
    @Mashroomer54 День тому +1

    xaaskayga hadeysan wax dhibaato ahoo aan ku furo ii geysan oo hooyadey si gar daro ah u tiraahdo xaaskaaga fur 😂 ama waa is dilayaa walaahay baanan u fureen✅ Qof kii is dilaya oo Naftiisa ku gar daroonaya isagey utaal baan oran lahaa✅🙏

  • @umriyaan9
    @umriyaan9 День тому +1

    Waqaldan yahay catosh gabadha markilawey diyey inomaka hadlayi dhaho ey ehed

  • @haniaden2700
    @haniaden2700 День тому +1

    Waxan maqli jiray damerki fardo la daqo faras ayuu is moda kalay catosh tabo

  • @haania2495
    @haania2495 День тому +2

    Catooshow gabar nin qabo in aad magaceeda qaadid ma ahan ninka weriyaha isku sheegaayo waad qaldan tahay in aad gabadhaas wax ka waydiisid ma ahayn orod school Aad soo baro shaqada weriyanimada

    • @Aymo72
      @Aymo72 День тому

      Wax xun mashe3gin koley

    • @Aymo72
      @Aymo72 День тому

      Dadaan ogahay aa qabiil uguhiilin doo o ninka hanjabaayo

  • @deqosheikhisaq
    @deqosheikhisaq День тому

    Ninka qabo hada maslaxo wuu qaldan yahay catoosh haduu dhihi lahaa Wali waan jeclahay xaqbuu u lahaa inuu xanaaqo lakin ma jecleen haduu dhahay ma aheyn inuu xanaaqo waan ceeb inuu sidaas nin raga oola hadlo waxan u sheepishly lahaa xishood

  • @AwesCabdulhi
    @AwesCabdulhi 21 годину тому +1

    Scw scw scw

  • @gullbarwaaqo9594
    @gullbarwaaqo9594 День тому

    Hadaanu jecleenmuxuu uguursadey soow jaceel ma aha waxa uu uguursadey ninwalba naagtiisa waxa uu u guursadaa waa jaceel marka danbe haba leys naco catoosh ayaa gardaran inuu yidhaahdo maaha marwadiisii hore majecleen waa ceeb gabdhaha soomaaliyeed yaan lagu xadgudbin ragoow gabdhaha ha la xaqdhooro waxaasi waa ceeb gabadh aan jaceel lagu guuranin ma jirto ragu ha xishoodaan subxanalaah

  • @AliyarrowIbrahim
    @AliyarrowIbrahim День тому +1

    Jawabta ayakuqaldanyahay

  • @abdiazizkuli8755
    @abdiazizkuli8755 День тому

    Wax qalad ah Ma arko wallahi sifican buu uxadley lakin wala bedelaya xadalka

  • @binticali2421
    @binticali2421 14 годин тому

    Wariyaha eed malahan siduu rabuu dhiiqada kuu galinaa
    Lkn cantoosh asagaa laga rabay inuu qaladka iska ilaaliyo wuuna qaldan yhy

  • @abdirashidali6946
    @abdirashidali6946 16 годин тому

    Catoosh ninkaan sharciga ku dacweey wuu kaa qaldanhahy

  • @adowabdi8625
    @adowabdi8625 День тому

    Waxqaldan umajedi

  • @nadifonuur8786
    @nadifonuur8786 15 годин тому

    Maya wax qalad ah ma arko.

  • @abdi-ezel-khan259
    @abdi-ezel-khan259 13 годин тому

    Waa runtiisa maxa xoog miya

  • @لولوالعلي-ز5ز
    @لولوالعلي-ز5ز День тому

    Laakiin wax qalad masheegin majecleen Qalad ma aha eedo catooosh haladagaaalin

  • @fowzia-hy6fc
    @fowzia-hy6fc День тому

    Yaahuu ninkaan joojoole la dhaho af bali muu ku caayey catoosh yare maandhow adba kama af yaride meel fariiso ninkaan naagta waa kaaga horeeyay asageyna ku soo caan baxdey !

  • @abdallasonkor4769
    @abdallasonkor4769 День тому

    Waryaa Edeb yeelo Ninkaan Ka leexo hadaad Ka leexan weysid waa lagu Tooganayaa qasaas

  • @shukriHusseinHussein-h6h
    @shukriHusseinHussein-h6h 14 годин тому

    Adiga maxaakagalay yaakuusoodacwody qandha ferawen maslaxa makacabsatay maxaa

  • @saharamohamed3949
    @saharamohamed3949 День тому

    Maslaxo hortisa laqabey maha isuwala uff

  • @لولوالعلي-ز5ز
    @لولوالعلي-ز5ز День тому

    Eedo iska dhaaf catooosh miskiin waaye maslaxo wiilkee jece shahay waakan qabo maxaa udilee wah maslaxo iyo joojoole maala dhahaa waa isku sooo baxay saaan is ka dhaaf wixiii hadlo

  • @xubimaxamuud8153
    @xubimaxamuud8153 День тому

    Qalad mu shegin catosh

  • @SadiqSadiq-l9r
    @SadiqSadiq-l9r День тому

    Waa sax catoosh yare

  • @HiboAwil-c8j
    @HiboAwil-c8j День тому

    Maya nacabta bilah waxba caay muu dhihin

  • @KhadijaAbdikariim
    @KhadijaAbdikariim День тому +3

    Seebuu usaxanyahay inu naag marwa kahadlo😢war edeb yeelo

    • @Cadnanyare36
      @Cadnanyare36  День тому

      Yacni gabadhas waxba kama shegin oo la dulmi haya lee

    • @KhadijaAbdikariim
      @KhadijaAbdikariim День тому

      @@Cadnanyare36 adigu islan AA qabti ninki kahadlo maxa samayn lahayd wixi nin raga samyn lahaa buu sameyay wax dhiba uma arko anigu

    • @Cadnanyare36
      @Cadnanyare36  День тому

      @ jojole xaskisa inuu ceshta ahed moho heee

  • @cabdiraxmaanmuqtaar6483
    @cabdiraxmaanmuqtaar6483 День тому

    Nio catosh wa ani cml Halmar jecel iso mar kaas le xasustaa uma maleyna ina nag kle jeclan dono😂

  • @HafsoAbdullhi-v9b
    @HafsoAbdullhi-v9b День тому

    Cadka meeshu ka jilcanyahay ka gooso miyaa

  • @rahmahussein9981
    @rahmahussein9981 День тому

    Labadaba way khaldanyihin ka gabadha qabo iyo kay kala tagenbo sababtu ku khaldan yahay waxay tahay meqo sano kahor bay kala tagen maxa kenaya gabadh laqabo inu kahadlo magaceda ugu yar maxa kaga maqan ila ilmo uma hayse inu su u jogo sualo laga waydiyo meqa mar wa khalad kan qabane wuxu ku khaldan yahe inu caytamo maho wu iskaga amusi laha illahay kabaqa kuwa comantiyada qora dadka illahay lama dulmiyo cayda jojiya

  • @cibaadocumar9770
    @cibaadocumar9770 День тому

    Rufiyaan yow tag

  • @cibaadocumar9770
    @cibaadocumar9770 День тому

    Gabadhan hada nin kale ayaa qaba muxuu ka rabaa balaayada afka weynleh

  • @samiyajama4943
    @samiyajama4943 День тому

    May man arag su,aal ayuu waydiyay wanu uga jawaabay😊

  • @KaltunMuseAli
    @KaltunMuseAli День тому

    Hooyada was garac afbalarane qararbakuhayo

  • @muntazissa6837
    @muntazissa6837 День тому

    wadba noo shidee maxad kaga so celin ma afkale ku hadalya waanu fahmaynaaye catoosh been buu shegay khasab baa loogafuray ma jecelayna wa been wa nin cadhaysan gabdhiisi laga furtay ninkan u dharanayana wa khaladan yahay hada haduu odhan lahaa weli wa jecelahay maxa dhici laha haduuba yidhi ma jecelayn muu shukriyo isaka amuuso inkasto qof aad kala dhamaateen soo qadkiisa looga wanagsana catoosh hadna dee wax lagu dilona ma smayn gabdha ma waxuu odhan laha wa jecelahay muxu kaxanqay ninkan kale walidii aduunka weye nin aadxaskiisa guuurstay isaga ahayn inuu hadalkas yidhahdo ma ahayn kan hada qaba inu hadalkas yidhahdo

  • @luulaliabdullahi1492
    @luulaliabdullahi1492 День тому

    🙏🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏻❤️❤️❤️❤️👍👍👍👍👍

  • @abdimusaali2363
    @abdimusaali2363 День тому

    nin yahow iswaalka yareey adaa garoon catoosh ku dheeli jiray la wareegtee, tariiqdana waa ka sheekeen sxb

    • @Cadnanyare36
      @Cadnanyare36  День тому

      Hhhh

    • @canabiinadia
      @canabiinadia День тому +3

      Naag waa la guursadaa waana lagala tagaa waxaa qalad ah qof aad kala tagteen ina ka hadasho hadalkadana waa qalad walal

  • @zamzamxuseen961
    @zamzamxuseen961 День тому

    Maslaxo dhaylo

  • @SamasamaAli-y7t
    @SamasamaAli-y7t День тому

    NIN GAROOB GUURSADAY IN UU KULULADO MA AHAN CATOOSH HANBADIISA AYAA HEYSATAA ISDAJI DOQON YAHOW CATOOSH QOF MA CAAYIN

    • @SihaamMohamed-i1k
      @SihaamMohamed-i1k День тому

      Gabar walashada ah oo qadar alle marty baad hambo kushegty alle nabsi yusan kaga dhigin dacaseey😏

  • @hibaqabdi3049
    @hibaqabdi3049 День тому

    Mayaa

  • @OtaSheere
    @OtaSheere День тому

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @MaxamedLafjabshe
    @MaxamedLafjabshe День тому

    Wasaxantahay waxqaladmaarki

  • @fardowsomuqtaar5206
    @fardowsomuqtaar5206 День тому

    yaa af yar marka anaga yaab aragnay

  • @IbrahimIssack-rh3tm
    @IbrahimIssack-rh3tm 20 годин тому

    Xalad majiro

  • @zamzamxuseen961
    @zamzamxuseen961 День тому

    😂😂😂😂😂

  • @cabdiburcaawi2799
    @cabdiburcaawi2799 День тому

    Catoosa.makvakadana

  • @KhadarAbdi-w1o
    @KhadarAbdi-w1o День тому

    Catosh wax qaldan

  • @cibaadocumar9770
    @cibaadocumar9770 День тому

    Wuu u gafay

  • @IstahilIsta-d9y
    @IstahilIsta-d9y День тому

    Haaa

  • @RahaaAbdullahi
    @RahaaAbdullahi День тому

    Gaf kumu hadlin catosh

  • @AliyarrowIbrahim
    @AliyarrowIbrahim День тому

    Tvdas waa shaqa la an

  • @AliyarrowIbrahim
    @AliyarrowIbrahim День тому

    Mxa radineysan somiliyey

  • @SsSs-xl6ex
    @SsSs-xl6ex День тому

    Catfish joog

  • @AliyarrowIbrahim
    @AliyarrowIbrahim День тому

    Wariyow ilah kacabso

  • @canabiinadia
    @canabiinadia День тому

    Hooyada way qaldan tahay waa is dilaa maxaa la dhahaa reer dhaqmayo dumineee waa musiiibo

  • @keeffarah6779
    @keeffarah6779 День тому

    Kkkkkkkkkkkkkk

  • @mascuudfeysal8327
    @mascuudfeysal8327 День тому

    Catoosh waa lajin

  • @faayo19
    @faayo19 День тому

    Catosh maskin waaye malin walba wala dulmiyaa

  • @mascuudfeysal8327
    @mascuudfeysal8327 День тому

    Kkkkkkkk kkkkkkkk

  • @abdiazizkuli8755
    @abdiazizkuli8755 День тому

    Wax qalad ah Ma arko wallahi sifican buu uxadley lakin wala bedelaya xadalka

  • @HabiiboMohamed-z7i
    @HabiiboMohamed-z7i День тому

    Hello!!! No One Loves Your Wife 😂😂😂 so gooooo

  • @CabdiMahad-yr7by
    @CabdiMahad-yr7by 18 годин тому

    😂😂😂😂😂