Dadka xukuumadda sidaa indho la"aanta MBC u taageera waxay la mid yihiin gabadhi la yidhi isaga ka toobaad keen sinaadu wax xaraan ku jawaabtay Ii dhaakhsada rag Ii sugayee
Duurow jifadaadu buurta markay gashaye maad ka hadashid markaas laguma arage Maanta macnahaa ??? Adeer qaranku marku hiil kaaga bahan yahay bu hadalkagu waxtara manta qabyalad ba ka hadlinayse ya ku dhageysanaya
Duurow lakiin isbdlaka yaa wadaa waa ciro oo Wakiilda hor joogey in ka badan 10 sanno Xirso oo inqalbey Sirayno oo siiyey sun waa sidan qabo In xashi oo cuney lacagtii Dawlda Kuwiat ugu diibtey in uuku dhiso Air orka Hargeisa oo heyd lacag aad u badan kolka isbadlaka waa wax fiican lkiin dad fiican keen malaa faysal aan tijaabino
ISBEDEL MA XUMA LAAKIIN DUUROOW DADKA KEENAYAA ISBEDELKA AAD SHEEGAYSAA MA WAXA KEENAYA KUWII AAN SOO ARAGNAY EE HANTIDA UMADA DHACAY , BAABUURTA KURKA KURKA KA GOOYEY EE INQILAABKA SAMEEYEY EE KU LUG LEH DHULKA MAQAN EE AAD SHEEGAYSO AYAGOO ADEEGSANAYA GUDDOOMIYIHII BAARLAMAANKA EE AWOODA SADDEXAAD EE DALKA KU FADHIYEY KANA SOO BAXAY XISBIGAA AAD MUSDANBEEDKA U TAHAY , MISE NINKII 12 SANO BAARLAMAANKA HOGAAMINAYEY EE AAKHIRKII FEEDHKA LA DHACAY KU XIGEENKIISII EE DOORASHADA AAD SHEEGAYSO IN LAGU BADIYEY COD AQLIBIYADA AQBALI WAAYEY EE JABHADO SAMAYSTAY KUNA LAAYEY CIIDANKII QARANKA DEGAANKA AAD KA SOO JEEDO EE WALIBA HOOSAASIYEY CIIDANKII QARANKA SOMALILAND OO HAYB QABIIL U ADEEGSADAY , ADIGUNA DUUROOW AAD HOOSAASIGA KU WADAYEY CAJIIB ? MA TAAS BAA MIDEYNA OO AAD NAGA DHAADHICINAYSAA ? ADEER DADKU CAQLI BAY LEEYIHIINE ISKA WADO MIDEEYNTA LABADA URUR EE HAGAR DAAMAYNTA SOMALILAND LA HOR TAAGAN CAQLIGAYAGA MA XADI KARTIDE.
Yaa keenay waxaas waxa u sababa reer cirro iyo ilaahay ka cabso kan wariyaha ah hala xidho muuse wuu guulaystay waanu sii haynayaa madaxtinimadda hagu waasho muuse huwan ha ii wadin duuraw wariye xaasid lama hayo laaluush
يادور انت رجل معقول معتدل ،ولكن تركت في ذكرياتك بالايام الماضيةنقطتين هامتين. احداهما: حق الرئيس الأسبق المحرر لارض الصومالاند الذي جمع الاعيان المراهقة في وقت وجيز من ارجاءارص ص.لاند وأعلن العالم بجمهوربة مستقلةمنفصلة عن باقي الصومال وان يعترف بعد.وقبل ايضا بتغيير السياسة في زمن عصيب مع تبقي مدته بشهور. ثانيهما: لم تذكر ماحققه الرئيس الحالي.
Weriye Luqmaan miyuu ka gabaday, mise wuu garan waayay. Kala qaybinta Ummaddu miyaanay ka bilaabmin, in Buur la isku Koro, in Mucaaridad Qabiilaysan Madaxweynaha lagu bilaabo ilaa maalintii uu xilka fuulay ? Mar hadduuse tolkii maanta raacay miyaanay kala qaybsanaantii uun sii xoojin. Waar Bahasha Naga baandheeya oo halkeeda ugu taga .
Aad iyo aad duur waa runtii oo qof ah masha allaah
Mr Duur wallee Nin culus ayuu ahaa wakhtigii uu ahaa wasiirka arimaha gudaha.
Arimo ka dhacay Awdal wakhti badan ayuu galiyay aakhirkiina si fiican ayuu u xaliyay.
Waaa Oday laftii
Wasiir Duur.
Alla waa kii nacaska Ahaa ee ina nuur caraale ee abtigay dhalay
Mr aqoonyahan mahadsanid
Waa kii nacaska ahaa ee Abtigay dhalay ee ina nuur caraale duur kkkkkkkk
Muuse iyo mar labaad
Ilaahay ku cadaab.Soomsli land,maba qaadi karto
Alla ninkaa duur yaaaa hadalka uga badala cirro duur waaa nin hadalka hela
Ex Wasiir+++ Aftahan Libaax Duur, mxmed nuur caraale. Ragedii 👍
Manshallah Alow Somaliland Dhowar
Kulmiye guuuuuuul inshaa Allah
Cirro Allah SWT nooguma dhiibo
Huwan. Iyo kuwa la jiraaba down inshaa Allah
Amiin Aniin Amiin
Waxaan layaabay markay kuwii wadankan soomaray eedalkan lagu soo tijaabiyay yidhaahdaan waxaa loobahan yahay isbadal maciro, xirsigaab ,Mahamuud xaashi, Duur, ismaciil yare ,Cukuse, cabdikariin shabeel,Wasiir cadaani ,ina galaal,iyo kulmiyihii hore oodhan, ayaa waxnoosoowada waxay cunaanbay rabaan isbadal majiree ,waa halkii Abdilaahi darawal ee kaaxun ee ay necebyihiin waxdhaamaa majiro ee qasnadii qaranka qufulay ee xafiday ayaa u danana dalka iyo dadkaba ,dadka dalka dagaalka galiyayna waa la ogyahay oo waxba ma qarsoona waa ree wadani si loo ceebeeyo xukuumada jirta
Qasnada aad tidhi muuse wuuqafilay isagaa qafishay oo keligii uruursadan xoolaha kamadhardo waxaad kale ootidhi wadhaamaa ma jiro marka cirana la arko ayaa lasheegi waana rajaynayaa inaanay isu dhawaanin insha allaahu sida cabdi kariim axmed mooge uga fiicnaaday sooteeko ayay rajaynanaa
@@NuraQallib solteco wuxuu lacagta ku wareejinjiray Xirsi iyo ina xaashi oo lacagta dawlada house umu madaxbanaanayn ilaa Xukuumadii Daahir rayaale laakiin muuse Cabdikariin mooge isagaa maamula dhaqaalaha dowlada house oo muuse ma faro galin moogane waa nin shaqadiisa ka adag markaa waakaa mooge qufulay sida muuse
Isbadal kaas baa khayrku ku jira
Inshallah waji cusub dhiig cusub
Baynu u baahnahy
@@AbdishakurAli-i6x ma xirsi iyo maxamuud xaashi baa isbadala
@@SuadKab haa sababta oo ah muuse ma dalka ayuu leeyahay 7 sano ayuu xukunka hayay wax dalka ka dhac mooye waxba uma soo kordhine
Isbeddel doon=kulmiye hore oo la eryey
Aragtidii reerkooda ayuu ku hadalay ina nuur caraale aabe dile
Maxmed waa nin an ugu klsooney wadani oo dhan kuma kaslooni lakiin isga waanin qaran odeynimdaa wad Duurow wali isaaq dad baa u hadhey
Mr Duur qabyaalad baad u dhuratay maanta lkn hadi dalki badh la wayey Cirro hadu kursiga joogi laha dalkoo dhan ba la waayi lahaa taas rer Somaliland oo dhan ba qiraya inta qabyalada ugu xil qarinaysa moyee
Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi
Iyo team kiisu wa u daacad qarankan meel ILaahay loogu mahad naqo na way gaadhsiyeen lkn huwanta kuwa u gargarayaa canaan kaaga baahan wase nasiib daro wayn inad dowlada intaasoo jabhadood oo jifadaada ah lagu furay aad waliba canaan u jeediso lkn taasi waxay natusaysa shakhsiyadada runta ah nin qaran baad iska dhigi jirtay mantase banaanka ayad iskeentay
Ma ummada oo dhan baa huwanta taageerta markaa
Xisbiga wadani cadawga gudaha Somaliland cidi dooranmayso danta Somaliland waxa weeye oo kulmiye badalayaa waa faysal cali xisbiga ucid baa la dooranayaa insha allah
Reerka qof kama caafimaad qabo, waa min subxaanallah, ma inaanu faqash hoos tagno oo u fataalno ayaa isbedel ah?
Walahi dadka Iyo dalku waxay u baahan yihiin In Beenaalayaasha iyo juhaladda iyo inta dadka caaya laga qabto waana inta kulmiye ku bahowday ee
Ina Biixi
Ina Kaahin
Buuni
Xinif
Shaadh
Shahar
Cagawayne iyo inta beenta iyo xiqdiga umada la dhex wareegaysa kalana dilaysa wada jirkooda.
Dadka xukuumadda sidaa indho la"aanta MBC u taageera waxay la mid yihiin gabadhi la yidhi isaga ka toobaad keen sinaadu wax xaraan
ku jawaabtay Ii dhaakhsada rag Ii sugayee
WAXAAD TAHAY HADHAAGII FAQASH EE U XUUBSIIBTEY HUWANTA OO HADALKAAGU WUXUU CADDEEYEY HAYBTAADA IYO ABTIRSIINTAADA OO WAA LAGU GARTEY.
@@ahmedgailehRunti ceeba ma leh dadkunba naaxa'yee,---HJeclo Maxed Abokor Adan Madoobe Reer Dahiir dhalay baan ahay ..
@@AliDheeg
KKK !!!!!!!
WAXAAD SHEEGATAY MEEL QAALIYA LABADA DOCOODBA/LABADA DHINACBA HAYEESHE HADALKAAGU WUXUU U DHACAYA SIDA HAYB (QOLO) MACRUUFA AH OO LA ISLA YAQAAN OO DURRIYADDA DHEXDEEDA LAGU YAQAAN HUNGURI IYO DAMAC DHEERAADA !!!!!!!!!!!
HALKA AAD SHEEGATAY WANAAG IYO CIZI BAA LOOGA HAYA DAGAAN AAN KA SOOJEEDO.
MARKAAD SHEEGATAY AADAN MADOOBE IYO REER DAHIR WAAD I JOOJISAY!!!!
Talo waayeel. ., Talo odaytinomo . Talo -- lexejeclo . Saaxibal-- caqli . Talo -- caafimaad qabta . Ugu dambayn . (( Jasaa''aka allaahu khayr ))
Duur waa raga Somaliland haya hayeyna markuu joogay haday Somaliland nasiib leeyihiin ninkan oo miidhan ayaa madax u noqonlahaa
Duurow jifadaadu buurta markay gashaye maad ka hadashid markaas laguma arage
Maanta macnahaa ???
Adeer qaranku marku hiil kaaga bahan yahay bu hadalkagu waxtara manta qabyalad ba ka hadlinayse ya ku dhageysanaya
Duurow lakiin isbdlaka yaa wadaa waa ciro oo Wakiilda hor joogey in ka badan 10 sanno Xirso oo inqalbey Sirayno oo siiyey sun waa sidan qabo In xashi oo cuney lacagtii Dawlda Kuwiat ugu diibtey in uuku dhiso Air orka Hargeisa oo heyd lacag aad u badan kolka isbadlaka waa wax fiican lkiin dad fiican keen malaa faysal aan tijaabino
بسم الله الرحمن الرحيم السلام عليكم ورحمة الله وبركاته وبعد
Orta in runta laysku sheego ayey ubaahantahay ninkan hadlayaa miyaanu kii ahayn……..Muse yaa lugaha hayey ee ilaa maalintii la doortay Muse Ciroole Odey dhaqameed Siyaasiyiin hunguri doon ah….Suaasha ubaahan inaynu isweydiinaa waxay tahay Yaa buuraha fuulay yaa Tolaayey yidhi Yaa waa markaygii yidhi….
Waa wax laga xishoodo haddii aan laga hadli waayey Buura fuulkii….Somaliland isku soo dhawaan mayso haddii aan laga hadlin Buuro Fuulka
Waa Khayran katiiran
Buuro fuul haku meeraysan ee ciudanki muuse ka soo cararay iyo dalkii uu kala jary ka hadl dameernimada isakadaayoo
@@abdilahiyusufyusuf3395 Dalka waxa kala jiray kuwii Buuraha Fuulay…..Ee ku farxay…..
@@AAbdi-q1o dalka waxa jala jaray muuse orormo cunsuri iyo dirkiisa annaguna inta soo hadhay somaliya ayaan ku darynaa dhawaan inshaa allahu ee wax yar suga oromooy
DUUR WIXII LA MOODI JIREY IYO WAXA UU NOQDAY MARKII WAZIIRKA GUDAHA LOO MAGCAABAY KALA FOGAA!!!!!
ISBEDEL MA XUMA LAAKIIN DUUROOW DADKA KEENAYAA ISBEDELKA AAD SHEEGAYSAA MA WAXA KEENAYA KUWII AAN SOO ARAGNAY EE HANTIDA UMADA DHACAY , BAABUURTA KURKA KURKA KA GOOYEY EE INQILAABKA SAMEEYEY EE KU LUG LEH DHULKA MAQAN EE AAD SHEEGAYSO AYAGOO ADEEGSANAYA GUDDOOMIYIHII BAARLAMAANKA EE AWOODA SADDEXAAD EE DALKA KU FADHIYEY KANA SOO BAXAY XISBIGAA AAD MUSDANBEEDKA U TAHAY , MISE NINKII 12 SANO BAARLAMAANKA HOGAAMINAYEY EE AAKHIRKII FEEDHKA LA DHACAY KU XIGEENKIISII EE DOORASHADA AAD SHEEGAYSO IN LAGU BADIYEY COD AQLIBIYADA AQBALI WAAYEY EE JABHADO SAMAYSTAY KUNA LAAYEY CIIDANKII QARANKA DEGAANKA AAD KA SOO JEEDO EE WALIBA HOOSAASIYEY CIIDANKII QARANKA SOMALILAND OO HAYB QABIIL U ADEEGSADAY , ADIGUNA DUUROOW AAD HOOSAASIGA KU WADAYEY CAJIIB ? MA TAAS BAA MIDEYNA OO AAD NAGA DHAADHICINAYSAA ? ADEER DADKU CAQLI BAY LEEYIHIINE ISKA WADO MIDEEYNTA LABADA URUR EE HAGAR DAAMAYNTA SOMALILAND LA HOR TAAGAN CAQLIGAYAGA MA XADI KARTIDE.
Waa mid kamida dadka dalka daacada u ah.
Yaa keenay waxaas waxa u sababa reer cirro iyo ilaahay ka cabso kan wariyaha ah hala xidho muuse wuu guulaystay waanu sii haynayaa madaxtinimadda hagu waasho muuse huwan ha ii wadin duuraw wariye xaasid lama hayo laaluush
Kani waa munaafaq waa ragii lugta hayay cirro doorashadii hore ee muuse u guulwadayn jiray
يادور انت رجل معقول معتدل ،ولكن تركت في ذكرياتك بالايام الماضيةنقطتين هامتين.
احداهما: حق الرئيس الأسبق المحرر لارض الصومالاند الذي جمع الاعيان المراهقة في وقت وجيز من ارجاءارص ص.لاند وأعلن العالم بجمهوربة مستقلةمنفصلة عن باقي الصومال وان يعترف بعد.وقبل ايضا بتغيير السياسة في زمن عصيب مع تبقي مدته بشهور.
ثانيهما: لم تذكر ماحققه الرئيس الحالي.
Laakiin wixii bedeli lahaa wali lama hayo
Adigaa ka muula iyoina dWdar tii aad rideen baa dalka lagu waayey reer buura fuul ciidankii aad layseen aad dhexgasheen duur ma caruur baa u sheekaynaysaa waxwalba waadog tahay laakiin runta sheegi maysid oo waxaa ku jiidatay qabyaalafa car dheh wadani baa ka masuula huwan ilaa huwan frmo saraar caynaba
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂Look who's talking😂😂😂😂😂Look who's talking😂Look who's talking
Weriye Luqmaan miyuu ka gabaday, mise wuu garan waayay. Kala qaybinta Ummaddu miyaanay ka bilaabmin, in Buur la isku Koro, in Mucaaridad Qabiilaysan Madaxweynaha lagu bilaabo ilaa maalintii uu xilka fuulay ? Mar hadduuse tolkii maanta raacay miyaanay kala qaybsanaantii uun sii xoojin. Waar Bahasha Naga baandheeya oo halkeeda ugu taga .
Wadani iyo Ciro sowkuwii lahaa Laascaanood ha ka soo baxaan. Dalka yaa Qaybiyay?? Wadani muxuu ku darsaday Qaranimada???? Dhawaca Wadani Gaystay waa mid laysu dhiibi doono.
Gunta dooran mayno
Waar ma nimanka yidhi anaga isaaq noo dawladayn maayo ee may odhan xukuumada muuse doonimayno hadaba dhulbahante utag waydii nacas
Duur waa raga qudha ee caqligii ku hadhay reer Somaliland
Muuse waa xoolo hana dhaafo
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂stop drama man and 😂😂😂😂😂😂stop
Capable waa waayo arag taladiisa laqaadan waayay
Muuse biixi iyo ina Kaahin dalka halaga qabto wali umadii intii yareyd ee hadhay bay isu dirayaan
Niyow muu doorashada iskaga hadho damiir xuma
Dalkii oo qayb mucaarad qabsaday ciidanka qaranka oo badhkii qabaail u xidhan yihiin tolow muxuu dadka la soo hor istaagaya
Waxay ahayd inuu muuse doorashada iskaga hadho sidii Biden ka mareykanka