Mansha Allah. I think your calling is TEACHING. Waa hibo Allahey ku siiyey in unmadda wax u iftiimiso Allaha Ajir ha kaa siiyo. Your listening is joy. Keep up the good work bro.
Asc wll abdirizak waa ku salaamey salaan kadib hdii aa qoraalkyga aragto waxaa kugula talin lahaa inaa youtube soo dhigto video-yadada si aa adna wax uga faa ido anagana u faa idno. Lkn fb faa ido bdn ka heli meysid saa is leeyahy waana ku salaamaa
Asc walalkey marka kowaad wad ku mahadsan thy hadalka wngzan oo cilmiga iyo dhera galinta ku jirto sxp bulshada somaliyed ku bahan hadalkaga iyo wax garad nimadaada pls si uu hadalkaga u gaaro bulshada somaliyed sameyso tiktok muqaladada aa tiktok la so dhigaa boqolaal kun dawato intas oo dhalinyarana caqliga ee ka korar sadan ajir ka hele wana mahadsan tahay walalkey mcn ❤️
Abderazak Mohamed Ali walal Abdirizak Dhoore waxaa ahay Qof adiga Pagekaaga ku xeran aadna kula socda waliba waxaa ii Tahay Qofka aan ku dayado Marka Arin Privite family ayaa i heyata Side kula soo Xiriiri karaa Walal Hadii aad Fariin Teyda Aragto isoo jwb insha allah ?
Kulli waxaso dhan waxa ugu horreeya in wax laysku dayo haddaba isku dayigu wa furaha waxbarashada e ha ka cabsanin waxad rabtid inad barato e isku day adiga gunta gaari done e....
This is valuable wlhi, Somali dad wanaagsan oo youtube ku jira way leeyihiin, tusaalaha koowaad waa ninkan Walal/walashay.
Sax Allaha noo badiyo asigna aa share gare
Niyow wxaa tahay hanti qaran oo bulshadada ayaa aad kgu baahan wxaa naga maqan qof noocaan eh dhalinyarada sida fudud wx u fahansiiya
Glad to see you here in UA-cam and thanks for your fruitful lectures.
Wlhi time keyga meel aan kaga faidesto oo dhab ah hadaan helay thanks ustaad🙏
Kkkkkkkk
@@hafsa6620mxad la qusashay😅
Mansha Allah. I think your calling is TEACHING. Waa hibo Allahey ku siiyey in unmadda wax u iftiimiso Allaha Ajir ha kaa siiyo. Your listening is joy. Keep up the good work bro.
Hordhaca hore ee hadalka number ka 4aad Ruuntaad Ii sheegtay xaqiiqdi wadna ku mahadsantahay .
Mahadsanid ustaad
Cashar aanan weligeey Macalimiinta Formal Education dhigo aanan ka Maqlin
Mahadsanid
Asc wll abdirizak waa ku salaamey salaan kadib hdii aa qoraalkyga aragto waxaa kugula talin lahaa inaa youtube soo dhigto video-yadada si aa adna wax uga faa ido anagana u faa idno. Lkn fb faa ido bdn ka heli meysid saa is leeyahy waana ku salaamaa
M.a mahadsanid ustad
Suitable person + suitable jop
What a man🎉
شكرا
Methodology is the first stage of learning, and it occurs for education can proceed
Thank you teacher really waan kugu xeranahay
Waa mahadsanthy❤ Abdirizaaq mohmed Ali
Asc walalkey marka kowaad wad ku mahadsan thy hadalka wngzan oo cilmiga iyo dhera galinta ku jirto sxp bulshada somaliyed ku bahan hadalkaga iyo wax garad nimadaada pls si uu hadalkaga u gaaro bulshada somaliyed sameyso tiktok muqaladada aa tiktok la so dhigaa boqolaal kun dawato intas oo dhalinyarana caqliga ee ka korar sadan ajir ka hele wana mahadsan tahay walalkey mcn ❤️
Asc sxb waxaan rabaa in aat iga caawido in aan qoro buuk plz
Thanks ustaad
Masha Allah noo soo badi muuqaalo kuwan oo kale ah
Asc ustaad Cabdirisaaq maxaa kugu dhacey waan ku waayney bee
Mahadsanid
Mashalh Cabdirisaq
English iyo carabi baan rabaa inaan barto xagee ka bartaa wll?
Mshaa alhaa inte radinayey YouTubkg lkn wa hely alxm❤❤❤❤
Pro waxaan kaa codsana in aad koofida soo xirato mahadsanid muqaaladaada aad baan ugu xiranahay wll
Why
Koofiyad la,aan ayuu ku qurux badan yahay 100%
Bro technology-ga kasoo hadal. Mahadsanid.
waa Barnamij wax ku ool ah
Masha allah wll Abdirisak aad baan ugu faraxsanahay inaa UA-cam kugu aragno
Haa waa runtaa Abti
M.a usted nosobadi❤ 🙏
Mansha Allah
Casharan la sharixin lama fahmo lkn ustaad
M.a wallkey nooso badi waxyaa bahan oo kale😊❤
Muuqaal noo soo duub
2 yr Ago Kadib Ksoo cishtay
Mch Allh wll
25/5/2024
Asc fdln aniga Facebook ma isticmaalo ee fdln video halkan yuotube soo gel mahadsanid
Wow classic mashaAllah
Wan ka qaday salanta cabderazak mohamed cali
Buuni buuxa ayaa tahay sxb, weli ma arag qof aan wax uga fahmay sida aan kaaga fahmay...
Bare: Cabdisalaam
Channels aan wax badan ayaan raadiyeyy maanta ayaan helay Alxm
Xaqiq
Thanks for 4ever❤
Abderazak Mohamed Ali walal Abdirizak Dhoore waxaa ahay Qof adiga Pagekaaga ku xeran aadna kula socda waliba waxaa ii Tahay Qofka aan ku dayado Marka Arin Privite family ayaa i heyata Side kula soo Xiriiri karaa Walal Hadii aad Fariin Teyda Aragto isoo jwb insha allah ?
Masha Allah
mash allh
Thank u alot
Waa mahadsan tahay
❤❤❤❤
ustad
Maashaa allah
Allaha kaa abaal mariyo wll
ilhy hku brkyo 💕❤
Walaalo english baan baran waaye sideban ubarta thnks
Dheegesi badaan samey iyo buugaag yar yar inaa aqrisid ama jornaalada english ka ku qoran yihiin aqri!!
طوب
Kulli waxaso dhan waxa ugu horreeya in wax laysku dayo haddaba isku dayigu wa furaha waxbarashada e ha ka cabsanin waxad rabtid inad barato e isku day adiga gunta gaari done e....
❤
aad baan kaga mhdcelinaa
Walaahay wll waa Runta Haddii aanad wx sobaratay Qof barri Karin mataqaanid
I need your contact broo
Mahadsanid ustaad