DEGDEG SHEEKH CISMAAN XIDIG NINKII CAAYEY LASOO QABTAY,ARIN MUCJISO AH KUDHACDAY,XOG

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 18 вер 2024
  • DEGDEG SHEEKH CISMAAN XIDIG NINKII CAAYEY LASOO QABTAY,ARIN MUCJISO AH KUDHACDAY,XOG

КОМЕНТАРІ • 36

  • @axmadeyhilowle4186
    @axmadeyhilowle4186 Місяць тому +5

    Sheekh Cusmaan Xidig Allaha U Naxareestee Waxuu Ahaa Sheekh Caalim Ah Culuma Badan Ayaa Wax Ka Baratay

  • @MahdiAliAbshirMahdiAliAb-wd3mn
    @MahdiAliAbshirMahdiAliAb-wd3mn Місяць тому +2

    Mashallah nin culus oo masuul sare cabtan caduun maxmuud cabdi guuleyso ina adeer sharafoow waxaatahay cumar suni cumar sugane cumar naato cumar cadaw jebiye camar masaakiin caawiye cumar daalimiin ciile cumar caawiye cumar rigli cumar heegan cumar qaran guuleysta tolkeey aan kufaano sheekheenana ilaahay ha unaxariisto oo jannatul firdawsil aclaa haku cazumo aamiin 🤲🍇☂️

  • @nasteexoismaancali2879
    @nasteexoismaancali2879 Місяць тому

    Mashaa allah

  • @Xasbunalahwanimcawakiilan
    @Xasbunalahwanimcawakiilan Місяць тому

    Kuwan belaayaba noogahoreen qawarijtaa barakabeelooyinka dadka masjidka ku dila caruurta iyo marasta qasha waa kuwa umadda soomaaliyeed maanta dhigey meeshaan xun allaha burburiyo kuwaan daaliiminta balaayo allaha kuridee allaha unaxariisto sheekh cisman xidig ❤😂

  • @nasteexoismaancali2879
    @nasteexoismaancali2879 Місяць тому

    Allahaha hanaxariisto shl cusmaan xidig

  • @abdirahmanhirsi784
    @abdirahmanhirsi784 Місяць тому +2

    Ilaahay hakubarakeeyo waa runtaa

  • @cabdiwali289
    @cabdiwali289 Місяць тому

    Horay usoco wiilka yar ee Ahlu Sunna waljameeca

  • @yasminjama2703
    @yasminjama2703 Місяць тому +2

    Welkom 🤗 Darwiish

  • @abdidiirye2332
    @abdidiirye2332 Місяць тому

    Waa in lasoo Qabto wadaad-xumaha maagay marxuumkii caalimka ahaa OO DHIMASHADIISA AAY QALBIYADA UMMADA SOOMAALIYEED Alle ha u raxmadee.

  • @Ikismn123
    @Ikismn123 Місяць тому

    Ilaahay ha unaxariisto sheekha ninka wahaabiga ah imaan maleh tuugo weeye

  • @cabdullahicolowceynte2886
    @cabdullahicolowceynte2886 Місяць тому

    ibrahiim ciyoow waa gaal waan in ladilo

  • @CaliCabdiAdan-s1k
    @CaliCabdiAdan-s1k Місяць тому

    Wellcame daarawiish

  • @bby6
    @bby6 Місяць тому

    Kuwa caaynaya sh osman xidig wa khawarijta Somali halakaysay maanta wa in ninkas lasooqabta si deg deg ah

  • @CaliCabdiAdan-s1k
    @CaliCabdiAdan-s1k Місяць тому

    Maanta taageere nin runtii hadalkiisa waa hadal saxaa

  • @ShSahalAxmed-no3zy
    @ShSahalAxmed-no3zy Місяць тому

    Dadka af soomaaliga ku hadla dhibaa heysta see ka noo kale ayaa afkoodii ku hadlaya

  • @RewKey-p5p
    @RewKey-p5p Місяць тому

    Willoow Diinta qabii laad kii la caan jiray maaha ee Afkaaga xiro

  • @user-de6lm4wn9c
    @user-de6lm4wn9c Місяць тому

    Wahaabi Iyo Khawaarij Waxee Ka Maseereen Sida Janaazada Ee Timid 2 Million Oo Qof Weli Kama Dhicin Soomaaliya Qof Janaazadiisa Intaas Qof Kasoo Qeyb Gashay.

  • @SalimsalahSalim-en8qr
    @SalimsalahSalim-en8qr Місяць тому

    Macnaheeda sheikoow waxaad aragtay kuwaad sooraacday ineysan waxba iskuheyn aad wada badiyeysneydeen ,waadba fiicantahay hadiiba aad kabadbaaday kanasoo leexatay kuwa baadilka aad iskusooraacdeen oo aqoon diin ayagoonlaheyn sheikheena iney ladoodaan doonaayay waa maha ale hadaad axmadiyah tahay waan kusoodhaweynaayaa

  • @Cadejanaal-cx8yi
    @Cadejanaal-cx8yi Місяць тому

    War ha li xira masajidkaas waayo ila laga arko shiiqa disaay masajidkas sababta waxay tahay aad iyo aad ayaay dadka u dulmaan wax cadaalad ah meshaas ka ma jirto

  • @abubakarhusseinahmed5330
    @abubakarhusseinahmed5330 Місяць тому

    Horta hadanbaabin Allah kabaq

  • @mohamedjamle7898
    @mohamedjamle7898 Місяць тому

    Ninkan waa khawaarij wuxuu soo qoray hadda ka hor waxaan ku riyooday anigoo isku qarxonayo gaalkacyo qofkaa waa in dadka lag a qabo Ibrahim ciyow waxaa adeer u ah xasan Daahir oo waa la yaqaan meel xun baa u danveyso

  • @Gla277
    @Gla277 Місяць тому

    wiilkaan waa yibir

  • @AbukarFarah-m2e
    @AbukarFarah-m2e Місяць тому

    War sagaal maahayn eetoban bay ahaayeen ee wax iska sax

  • @mustafcusmaan5296
    @mustafcusmaan5296 Місяць тому

    beeenlaw dhaqdhaqad badan mujrim ah yaa niga gaaleysiin badan mushrikiiney qabuuraha caabuda

  • @mzeearafa4092
    @mzeearafa4092 Місяць тому

    Waa kuwii yiri nambiga Cadaal samee

  • @mohamudsharif1288
    @mohamudsharif1288 Місяць тому

    Cali najiisoow khaain ayaa tahay

  • @hhabdi4981
    @hhabdi4981 Місяць тому

    War wiilyarbaad tahay ilaahay kabaq waxaad kuhadlayso waaragaa qorayaa tawxiidkana baro malaaigta ilaahay maxaa hadal lagaa qoray ilaahay kabaq

  • @Abdikadir1984
    @Abdikadir1984 Місяць тому

    Waxba ka qaldan wiilkan yar

  • @Xaajiwarfaa
    @Xaajiwarfaa Місяць тому

    Adeer shaydaan baatihee adiguu jaahil ah sedee ufad wootaa shiikhaasi wuxuu ahaa suufi qabuura caabudka u janjeera

  • @NeyruusMaxamedyusuf
    @NeyruusMaxamedyusuf Місяць тому

    Hawartaa la cey riyay

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs Місяць тому

    wixi dadka shirki iyo bidco kulimiiya runta wa loo sheegaya oo dadka wa laqa qabanaya ee qof bini aadama lagu raaligelin maayo dembi iyo macaasi

    • @Cabbdi973
      @Cabbdi973 Місяць тому

      Qofki qof muslima ah gaal ku sheego asagaa diinta ka baxay .
      Intay goor goor tahay diinta u soo laabta.

  • @abdihamidkulow5551
    @abdihamidkulow5551 18 днів тому

    benbad shegtey benlow ba tahay

  • @khaliifsalaama88
    @khaliifsalaama88 Місяць тому

    Asaga ma aha ee wxaa ka dhex hadlaya ninka masaajidka dhisay ee is kaleh

  • @Xalane-i7w
    @Xalane-i7w Місяць тому

    Wiil yar baad tahay ee wax baro horta