MARKHAATIGA NOOL MURUGO IYO MAYDAD

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 26 сер 2024
  • MARKHAATIGA NOOL JAWIGA AYAA DAQIIQAD GUDAHEED ISKU BADALAY WAXAANA INDHAHAYGA SAARAY WAXAANAN WALIGAY ILOOBI KARAYN.
    Join this channel to get access to perks:
    / @britsomalitv
    Financial education
    Brit somali TV
    MAKING MONEY
    FINANCE
    INVESTMENT
    financial education
    REAL ESTATE PROPERTY
    BUSINESS LAWYERS
    best home insurance
    providers dave ramsey
    homeowners insurance
    commercial building insurance
    best home insurance providers
    bitcoin
    make money online 2021
    stocks to buy
    bitcoin price prediction
    crypto world
    meet kevin
    best Bayer 2021
    best Bayer

КОМЕНТАРІ • 49

  • @BRITSOMALITV
    @BRITSOMALITV  2 роки тому +14

    FADLAN WAXAAN IDIN KA CODSANAYNAA INAA CHANNEL KA SUBSCRIBE GARAYSAAN SI AANU U GAARNO GOAL SHEENA MID KA MID AH NAGALA QAYB QAATA, FAR KALIYA FOOL MA DHAQDO.

  • @amalomar380
    @amalomar380 2 роки тому +4

    Alle ha u naxariisto inta shilkaa kaa ku dhintay
    My brother xassan zubeer Alle ha u naxariisto you alway be our heart.

  • @rashidawad5825
    @rashidawad5825 2 роки тому

    ALLAH HA U NAXARIISTO, SOMALIDU WAA AASI OG

  • @kingcobra482
    @kingcobra482 2 роки тому +4

    Okay my idea, wa dageestay wiilkan, first place, wamaxay sababta u qaaday boorsada dumarka? Second see buu u arkay qof wax baaranaya? Aniga shaki aya igalay” ma aqaano kolay waxi runa lkn qof argagaxsan seeduu udaremaya inu handi dad inuu ka fakaro? Aniga taas ayaan saaid isku weediyey?
    Ninkan shaki aya igalay boorso naag baan badbadiyey o qaatay meel dhiig kabuuxo o meed daadsanyahay shaki ba igalay?

    • @shankaroonmohamed8325
      @shankaroonmohamed8325 2 роки тому +1

      Anaa kulamid ah walaahay ninkaan waan kashakiyay meel argagax iyo masiibo kadhacday dadna naftooda kuwaayeen buu boorso kumashquulay isaga iyo midkakale uulahaa waxbuubaaranayay hadana wuxuuyiri meeshiiqaraxu kadhacay oo dadku kasoo ordayeenbaan ku orday maxay tahay sababta kukalifaysa inuu meel qarax kadhacay wuu ucararro farbaa halkaa kugodan balse ilaahaybaa xaqiiqdadhabta ah naga og

    • @kingcobra482
      @kingcobra482 2 роки тому +1

      @@shankaroonmohamed8325 haa walhi sister

  • @ishabare3307
    @ishabare3307 2 роки тому +2

    allaha unaxariisto intii kudhimatay waxay ahayd maalin aan qalbiyada dadka kagoayn inaad nasooxusuusiisidna waadku mahadsantahay siloogu duceeyo

  • @fahiimaxaaji5366
    @fahiimaxaaji5366 2 роки тому +1

    Inaa lilaah wa inaa ilaah raa jacuun ilaah ha u naxaristo Walaahi waa yaab it’s realiy sad

  • @mahamudjeylaniyare4064
    @mahamudjeylaniyare4064 2 роки тому +4

    Another one legend ❤ keep going ❤ BRIT SOMALI TV 📺 ♥ 🙏

  • @sodax6696
    @sodax6696 2 роки тому +1

    Ninkan aaaad ban uga shakiyey.
    Rabana xaqa u hiili, illahey wa u jeda waxwalba

  • @isco__228
    @isco__228 2 роки тому

    Abdihafiidow noo soo badi marqaatiga Nool

  • @batulasmail8261
    @batulasmail8261 2 роки тому +2

    Subxaanalaah Dad dhintey oo dhiigi Ka qubanayo Dadka baaranaayo Laguma tilmaami Karo dad ee waa Dugaag balse way kaliitaan waxaan ognahay Dugaagu markii mid Ka mid ah la dilo way argagaxaan.

  • @jamilaahmed6680
    @jamilaahmed6680 2 роки тому

    Ilaahay ha u naxariisto. Wa xanuun iyo murugo.ilaahay umadeena xaqa ha ku sugo.

  • @deeqoahmed7878
    @deeqoahmed7878 2 роки тому

    Alaaaah u naxariisto dhamantoda aamiin ya raaaaaaaaaaabi

  • @marwomandeq804
    @marwomandeq804 2 роки тому

    Inaalilaahi wainaaileyhi raajucuun ilaahay ha u naxriisto intii ku dhimatay walaahi waa musiib aan qalbigeena ka bixin yaarabii 🥲🥲🥲🥲🥲

  • @saidabdulkadir1564
    @saidabdulkadir1564 2 роки тому +1

    Aniga fikir ahantayda ninkan qaraxas waxbuu kaoga hdi usan kaogeyna hanti malinka mesha talay aya kumaqan dalkana kama carareen

  • @mohamedothmanabdullahi1227
    @mohamedothmanabdullahi1227 2 роки тому +2

    Ali bajaq reer buula xubeey asal ah,

  • @saadiacadey3960
    @saadiacadey3960 2 роки тому

    Wac o wangsan walalkey cabdihafid Masha Allh masha aalh 👍👍👍👍💖

  • @amsediting5768
    @amsediting5768 2 роки тому

    Allah u naxariisto

  • @abshirmohamed3527
    @abshirmohamed3527 2 роки тому

    Alaha haunaxaristo yarabi inti dhimatay

  • @balqeisahmeth1037
    @balqeisahmeth1037 2 роки тому

    Alah ha u naxariisto wan ooya markaan xasuusto qaraxa iyo kuwa la midka ahba ilahay haynaga hayo dhibka

  • @lulmohamed181
    @lulmohamed181 2 роки тому

    Allah ha u naxariisto in ku dhimatay

  • @farhiyahussein2121
    @farhiyahussein2121 2 роки тому

    Allah u naxariisto intii baxday Wana xasustaa armaxaa dad dhul u dhamaday

  • @abdullahiahmed581
    @abdullahiahmed581 2 роки тому +2

    War Ninkaan hadlaya ee clxafiid wareysanayo waan dhavaystay hadalkiisa baaba tuhun I geliyey meel dad ku dhinteen oo maydku yaalo maxaa looga ordayaa teedakale lacala hadiiba argagaxu geeyey meesha maxay tahay sababta uu u qaaday boorsada haweenka ee uu garabka u surtay Timir laf baa ku jidha anagoon CID afaarahooda waxba ka baran kana aqoon baa dareemayna in wax khaldanaayeen see buu u arkay teedakale Ninka uu leeyahay waxbuu baaranayey ileen maydad baa horyaala oo uu sheegayaaye??????
    Wadankeena ma dhawa wlaahi allow wax Nagala qabo hada waan usoo jeensanay qqadashada kitaabkaaga iyo amarkaaga iyo hagaajinta dhexdeena weliba anagoo cadaalad doona

  • @fartundahir4910
    @fartundahir4910 2 роки тому

    Ninkaan dhigii baasosaray baan umaleyne waraysi fiican ha laga qaado

  • @official7456
    @official7456 2 роки тому

    Illahay dhibta Haka Saaro wllheen🥺🥺

  • @batulasmail8261
    @batulasmail8261 2 роки тому

    Cabdixafiid Ka hadal Dhacdooyinka kuwa dhiigoodi qoyanyahay Kuwii geeysteyna taaganyihiin masuuliyiina sheeganaayo wilina diyaar u ah in ay dhiig kale daadiyaan.

  • @samiiraxiirey4198
    @samiiraxiirey4198 2 роки тому

    Allaahumaa aamiin 😭😭😭

  • @leea3531
    @leea3531 2 роки тому

    The drip is serious 🧐 😂

  • @fadumaofficialschannel661
    @fadumaofficialschannel661 2 роки тому +1

    Ani hada raigayga kadiibto maxa dadki hotel ka kasjaqanayay wax ugaarin hadaa wax ka ogaam

  • @raxaweynroyalty4804
    @raxaweynroyalty4804 2 роки тому

    Timir lafaa ku jirto.

  • @abwaanomar4883
    @abwaanomar4883 2 роки тому

    Marqaati nool muxuu sheegayaa
    Marba maxka madi hadeey meeday ?

  • @Aliyahnoor
    @Aliyahnoor 2 роки тому +1

    Waxay ahayd December 3rd 2009 not September brother

  • @shacnishariif4521
    @shacnishariif4521 2 роки тому

    BOOSAASO MA ILOWDAY KUWAAS AFDUUB BAABA HELAY EE KUWA DENI XASUUQAY U DUCAY AROOY KUWAAS AYAA MUNAY DUCO UMADEENA ALLAHEENA HAKA QABTO DAALIMIINTA AMIIN YRYA

  • @sodax6696
    @sodax6696 2 роки тому

    Wariyaha sidu u yaban yahay ! Nin dhiig daded so cabey oo ku hor fadhiyo. Lacagti dhiga maxey kutartay ? Cuqubo weyn

  • @maxamuudxaaji4627
    @maxamuudxaaji4627 2 роки тому

    Dadkeyga waa uqaas dhibatada gar ahaan reer mugdhisho hadhaf loo laynaayo illaa hadda ma fahmin wixii nagula haaysto noo sheega cadhaw kuuma dheero waa calooshada cawo ii malin eey cunoow rabtaa 91 siyaad fikikiisa ayaa kasoo horjeesanay 94 mareekanka aan kasoo horjeesanay taasi isweeydis malaha cadhow badhan ayaa leenahay marka in aan isdhiibno ama aan dhamaano waan garan la nahay marqaatiga noolow waxaad naga dheh hadaad awoodid waan daalnay waxa aan wadno waa isdoqon diidis dhulka ayaa madhaxa ka ceshaneynaa

    • @hamsahassan5788
      @hamsahassan5788 2 роки тому

      Asc @Maxamud walaal 91 kii sifo qabiil bay ahayd miyaad ku fzaiideen mise waad ku qasaarteen.? Mideeda kale Alshabaaab guryahaad ku haysataan. Intaad reer muqdishoow qabiil ku jirtaan ama aad taageereysaan. Tan Alshabaaab uma jeedeysaan. Nafta illaahey baa gooya hadaad guri walba ooy galaan aad sheegtaan. Wallaahi nabad tii ugu fiicnayd baad ku noolaaneysaan. Waa saas intuu qabiil nala wayn yahay qaran noqon mayno.

    • @fartundahir4910
      @fartundahir4910 2 роки тому

      Cuqubadii siyaad baa idinku dhacday nabadna cirku intuuu idiinjiro bay idiinjirtaah runta hadii laydiin sheego maxaa yeelay dhiig Muslim Iyo maal Muslim baad gashen 91 marka alle tobad waydiista

  • @AA-ze7zk
    @AA-ze7zk 2 роки тому

    WAA NASIIB DARO IN MID UU DHISAYO DALKA MIDNA DHACAYO
    DUMINAYO DALKA 😏 WAANKA XUMAHAY QALADKAAS SHICIBKA LEH WAXLA SIIYANA MA JIRTO

  • @warsameahmed9871
    @warsameahmed9871 2 роки тому +2

    Waa wixii laga dhexley wahaabiyada. Markaad ogaatid dhibku meeshuu kaaga yimid ayaa xalka raadisaa.

  • @Somali-One
    @Somali-One 2 роки тому +1

    *Farmajo Rabi ha inoo daayo. Ciidankii dalka Soomaaliya waa dhisayaa. Inkasta uu Rooble wasiir tuug ah uu amniga u dhiibtey*

  • @ibtisamvideos946
    @ibtisamvideos946 2 роки тому

    Allha unaxariisto dhamaan intii ku nafweyday