Waraysi Gen Mohamed Abshir Muse Sanadkii 2002kii SOMTV Minnesota

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 13 вер 2024

КОМЕНТАРІ • 39

  • @elpayrofmataan7855
    @elpayrofmataan7855 Рік тому +2

    Alle ha naxariisto G.m parsident sheekh Mohamed abshir haaman🤲

  • @CawoiyoAyaan
    @CawoiyoAyaan 7 місяців тому +3

    Aun jeneraal Mohamed Abshir great man ❤

  • @FOOTY.Adil7
    @FOOTY.Adil7 Рік тому +2

    This was my grandad😢😢

  • @user-de6lm4wn9c
    @user-de6lm4wn9c Рік тому +3

    Allaha U Naxariisto Aamiin Yaarabi

  • @haldoor820
    @haldoor820 3 роки тому +2

    Wareysiga o dhamees tiran mala heli karaa janaraalka Allah hau naxariisto

  • @nonamemaryjane5831
    @nonamemaryjane5831 3 роки тому +4

    Allaha u naxriisto Maj. Gen. Maxamad Abshir uu ka waynaa qabyaalad. Nin aad u qiimo badan ayuu ahaa. Nin Illaahay ka baqqa ayuu ahaa. Nin qaranimo Soomaaliyeed naf iyo maal u huray buu ahaa. Nin Soomaali qaran ah ayuu ahaa.

  • @naajaxahmed1934
    @naajaxahmed1934 6 років тому +4

    Ilahay ha unaxariisto maxamed abshir haamaan

  • @Abshaw6
    @Abshaw6 4 місяці тому

    Allh swc janadi haku arsaaqo

  • @fargetofargeto5494
    @fargetofargeto5494 6 років тому +6

    Allah u naxariisto. Great man. Rip

  • @gedefletv6049
    @gedefletv6049 2 роки тому +2

    Jen maxamed abshir illaahay haw naxariisto

  • @anisafarah8156
    @anisafarah8156 6 років тому +5

    Ilaahay ha u naxariisto adeerkay

    • @ugaasraage4178
      @ugaasraage4178 4 роки тому +3

      Anisa walaal alla ha unaxariisto adeerkaa

  • @alibuku9951
    @alibuku9951 6 місяців тому

    Wa waraysigii iigu xiiso badna my life

  • @jalbisgeelqaad984
    @jalbisgeelqaad984 2 роки тому +1

    Allaw u naxariiso marxuumka

  • @macaloowify
    @macaloowify 4 роки тому +2

    Waan xasuustaa golf course ka safaarada mareykanka. Ilmo carruur ah ayaan ahaa waxaana aad ulayaabay dhulka tirada badan ee safaaradu kufadhiday. Waxaan moodayey ragii hore inaysan nolol aad ugaduwan mida shicibka inaysan kunooleyn. Sikastaba hanoqotee ragii hore balaayaa dhaxashey

  • @jalbisgeelqaad984
    @jalbisgeelqaad984 2 роки тому +2

    Allaa yarxamu

  • @cllahikhalifxirsibulxan
    @cllahikhalifxirsibulxan 6 років тому +1

    ilahy naxaristo waxn kala raba wariye mascad waa nin wayn

  • @fatimaabdirizak2117
    @fatimaabdirizak2117 7 місяців тому

    Ilaahow u naxariiso

  • @abdiwelialibaarta2833
    @abdiwelialibaarta2833 6 років тому +2

    Allaha u naxariisto

  • @khaliifxirsi6668
    @khaliifxirsi6668 5 років тому +2

    Saaka waa jimco taariikhdu waa 7/3/2019 aan ilahy u barino marxuumka meeshu waa bologna dalku waa talyaaniga saacadu waa 5:58

    • @naimahajiuwu7142
      @naimahajiuwu7142 2 роки тому

      Anaa reer bologna ahaa weligeyna kuma maqal malahanmarkaan kasoo tegey ayu yimid

  • @maxamedabshir2462
    @maxamedabshir2462 4 місяці тому

    Maxamed abshir dhoore indhacade❤❤❤❤❤😂😂😂

  • @libanahned7306
    @libanahned7306 3 роки тому +1

    Maasha alaah mascadde duqoobi meysid 18 sanno kahor ayaad sidaan aheed welina sidaadi ayaa tahay ilaah ayaa kaaweyn raalina ahoow

  • @tayosom2025
    @tayosom2025 6 років тому +1

    allow koo naxariiso

  • @cismanabokor2201
    @cismanabokor2201 3 роки тому

    Duqudi 💜

  • @HardTalk1
    @HardTalk1 3 роки тому +1

    Horta ninkii Shiine xaguu ka dhacay, waraysi qiimo leh ayuu qaaday.

  • @farhanshuuriye5060
    @farhanshuuriye5060 7 місяців тому

    Faqashtii waawaynayd.

  • @januarySl2024
    @januarySl2024 7 місяців тому

    Madaxdii ugu saraysey Ciidamadii Somali Republic ee Daruud iyo xulifadoodii oo ay u horeeyaan Cali Samatar iyo Muxamed Abshir in ay qaxooti America ku dhamaadaan maxay daliil u tahay?

    • @Onceuponatime-f7h
      @Onceuponatime-f7h 7 місяців тому

      Ishaaqiahlubait
      Horta cid aad tahay is garan maysid. Sheikh Isxaaq iyo Usaaq shuqul iskuma leh. Dadka Isaaq isugu yeedha in 2024 cid at yihiin la garan maayo. Aakhiro ha seegin, ifkii waa ku dulman tahay.
      Hadaan isku dayo in aan jawaab ka siiyo suaasha sare ku qoran waxay ila tahay:
      و قوله تعالى:
      إِنَّ اللَّهَ عِندَهُ عِلْمُ السَّاعَةِ وَيُنَزِّلُ الْغَيْثَ وَيَعْلَمُ مَا فِي الْأَرْحَامِ ۖ وَمَا تَدْرِي نَفْسٌ مَّاذَا تَكْسِبُ غَدًا ۖ وَمَا تَدْرِي نَفْسٌ بِأَيِّ أَرْضٍ تَمُوتُ ۚ إِنَّ اللَّهَ عَلِيمٌ خَبِيرٌ (34)
      Ayaaddu wax badan ayey ka hadashay lakiin hadalkaaga waxa u jawaabay in Allah quraankisa kariimka ah inoo sheegay:
      Inan nafta adoomaha eebbe ku jirta goorta iyo meesha kaga baxayso addoona ogeyn. In Allah yahay midka u cilmi iyo garowsho badan meesha qof naftisu ku baxayso. Dadku kala gobaysan Marxuum Mohammed Ibrahim H. Egal South Africa ayuu ku geeryooday. Hadaanu Daarood nahay waxan leenahay Allah ha u naxaristo marxumkas isaga iyo halyey Mohammed Siad Barreba.

  • @mahamedfaysal5308
    @mahamedfaysal5308 Рік тому

    Qaybihi kle meye