Woow Amazing song and beautiful words of great honesty and respect that leads to success of life of great courage full of goals to be achieved ❤❤❤ Allah hakudowroo Mubarak n ur family Aameen Ya Rabbi
Waaaw, Erayada heeestu waa waxkale 👍👌. Laakiin heesta markii laga tago codka halaasiga ah ee Mubarak, waxa dhadhan uyeelaya Laxanka aan caadiga ahayn ee Al ustaad Xanfar. Hees walba o ay dadku xiisaynayaan ama cajabisa waxa ugu horeeya ee ka dhiga heesta mid la wada jeclaado wa Laxanka. Ustaad, Fanaan iyo Mualif Xanfar 🙏👏👌👌💯💯💯💯
Hestan waqtigan ku jira ayey ka hadleysa 1 sano ka hor ayan kala harnay markan ka samray an nolal kale sameystay ayu i so labtay isaga o ileh wan ku xisay qiyas kuma kobi karo inta ku qabo adiga qadarin ban ku haya hee qalbiga iga sar aniga🥺
Inkastoo durdur iyo dabaal galo doofaar waligii ma daahiro midgaan gabooye shaqadaadi ma yahisid ee kabo ayaa iga goye maad iitoli umaad qalmay farxiyo e
Heesaha waxaa Ka MacAan Qur.aanka Aleh yaa igu raacsan like
Ha walaahi
Haa walahi oo bilaahi
Woow
Amazing song and beautiful words of great honesty and respect that leads to success of life of great courage full of goals to be achieved ❤❤❤
Allah hakudowroo Mubarak n ur family
Aameen Ya Rabbi
...❤️.💯..... Hayay 🔝......
Qof Baa furihiisa qaatoo 🧕🔑
Wadnaha quful Baa kuxiranee ❤️🔐
Farxada ruuxbaa kuqoranee 👰
Qudhadhayda hadaad jeclaydna 💆
Kaquuso walaal jacaylkoo 🥳🤦♀️
Qayrkaa ubadoono ruuxkale 💗👨⚖️👨👩👧👦
----------------------E N D---------------------------
..... Waa another level heestaan
.......keep going mubarak October...
Waaaw, Erayada heeestu waa waxkale 👍👌.
Laakiin heesta markii laga tago codka halaasiga ah ee Mubarak, waxa dhadhan uyeelaya Laxanka aan caadiga ahayn ee Al ustaad Xanfar.
Hees walba o ay dadku xiisaynayaan ama cajabisa waxa ugu horeeya ee ka dhiga heesta mid la wada jeclaado wa Laxanka.
Ustaad, Fanaan iyo Mualif Xanfar 🙏👏👌👌💯💯💯💯
"Qiyaas Kuma Koobi Karo
Intaan Kuu Qabo Tix Galin
Qadarin Baan Kuu Haayaa
Qalbiga Iga Saar Aniga"
🔻🔻🔻🔻👇
Qofbaa furihiisa qaato
Wadnaha quful baa ku xidhan
Farxadda ruux baa ku qoranee
Qudhayda haddaad jeclaydna
Ka quuso walaaal jacaylkoo
Qayrkaa uba doono ruux kale
Waaw esh calaa hees mubaraak
waa boqorka heesaha sanadkan
Abti heesta ereyada waa juusto waana wax 😇😇😇😇kale
Markad dhashi cumar dhule tahy wa sidan❤🎉
MashaALLAH illahay cod buu kugu hibiyay fanankena casriga ah
MuBaarak octobeer ohh Desolé mais dumar badane
Mubaarak aktobar fanan waa dhaafey ee magac halo bixiyo🎉
Wow m.a mubaarak october fanaan cod qurxoon ilhy siiyey
Masha Allah Walalki Mubarak Horey u Soco
Jah wiil aan jeclaaday oo saanrabay jcylka iilaqaybsanwaayey dareenka iihayana igujeesjeesijiray ayaan rajaynayaaa maalin anoo qofkale gacanta haysta inaan heestaa uqaado
Ma adaa katagay mise
Hhhhh
Ha ficiltamin wll si ad u gulaysato wayo amuska wax badan bu faido u yhy oo qofka amusan samirbu wax ku dila
Hees iyo badh🔥❤️
Waaaw❤❤
Horay usoco wll wax badan wa so samir mubaarak
Hurmarkaga qofkii naceb ha dhinto pro
Hhhh
Ma rabno is 😅😅😅🤣
Waaw lagen waa hees iska dheyli taran
Heesahiisa waa wada jeclahay
Wx kle 🔥
💯 nice song 🎵 👌 👏 👍 ♥️ 🎶
" qalbigu maba qeybsamoo
Dareen kuna waa mid qudha
Qofku rabay wuu helayee
Miyuuu qaada qof kalee"
Taas baa run ah!
Hambalyo Brother
Hambalyo hambalyo
Maa naga Deysaan Dhaga hadalka
Boqorka vodka mubaarik octoper❤😊
Oo maxaa farxiya u soo wadan waayaysay qoftan ayada ka shidane
Heesta waaaw 🥰🥰🥰
Ayy hodan wacays keep going inader my dear sister ❤️🫀
Legend keep going sxb sare
Naag tu steyl xumaa bisinkee bahashan ilkaa dheereerleh
Wll mxy kaa sameysay oo aad ku aflagadaynesa aburista alle waxba lama shego sister✌
WaaaaW waxas baa jacyl ah♡ ku Riid Farxiiya Fiisga
Hibada ebe cid kaqadi karto majirto . Wilkan cod iyo laxan ilah waa siye wale
Wallahi been Aha
BOQOR KA JACEYLKA MUBARAK OCTOBER
Gabi hore baa habeys ah
lajan horeyvusoco
Laayaan ku waa laxowsi badan yahay🙊🙈🤑
Waaw
Oomygut kadaa walal saaha oran💔💔
M.a
Lajan boqoroka sanadaka🤴🤴
Waaw boqorka sanadkan mubaraak
Ax san songs muqtar oktober 🎸 💚
Kkkkk tan jeelka waalidaa laga soodaayay malaa
Bismillah maxay tahay sidan
@@nabihailyass6495 🤔
Faexiya fiska aaway waa maxay gaadhigan kale❓️
Qalbiga iga saar aniga 🤦♀️😭😫❤️🔥💔🚶♀️
WllkY October❤👑
Hestan waqtigan ku jira ayey ka hadleysa 1 sano ka hor ayan kala harnay markan ka samray an nolal kale sameystay ayu i so labtay isaga o ileh wan ku xisay qiyas kuma kobi karo inta ku qabo adiga qadarin ban ku haya hee qalbiga iga sar aniga🥺
Waaaw
Allha ku barakeyo abayo amin ya rabi
Aaway legenow farxiya fiska
Farxiya fiska aawe
Gabdhan iney lajishoa aheyn waayo manuureeso🤣
Niyow heestu waa diyaarsan tahay Lkn bajaqdaan caloosha wayn inay kuu jijo kuma soo bixin😎 fiska ayaba laqatey oo way kuu qarxi lahayd
😂😂😂😂nin iga adag sxb qalbi inaad dawaceysid madareemeysid🧐
Heestu iima macaana Mar hadey farxiya laqadeyn amey ka agmuuqan
MUBARIK OCTOBER 🕊️🎤
Amazing voice
Maxay ahayd tani maxaa indhaha dushooda kasaaran? Aaway Farxiya quruxbadan?😢
Nice song❤😂
Waar heesta yaa sameeyey awal leggend
Qoftaan Afka buusan ma dhacde Mubarik waji qalooc🤣😁😁😁
Wll qabri baa lagugilin Rabi kabaq
Maradii baa masraxa gaga dhacday faarka maila haaysaan asxby
Qaftan lakim naga soobadal ruux qurux kale noo keen waa aragtideyda
GAbdhihi samroon sied miya loso dhacay
Hooy kkkkk kada Octoberow
Sxptey hodan hhhhh
Mubarik oktober miyaa iska dhextoosteen hhhhhh
Casri cusub hablaha re borama qalisanaa ❤
Hhhhhhhhhhhhhhhhh
Wa xanun markad hees lagugu tufayo anad fahmayn hadana ad ku ciyarayso
Munasar kkkkk
wllee qof baa lagudhaga had looyaa 🤣
AwwwwwwwwA
Free dhaga hdl 😂
Farxiya miyaa kala socoteen
Vj
Hawenka hanagu dirin qalbiga wuu qabsamikara xata 4 buu u qaybsamaa
Nice song laakin nagta magsore tid qabxumideda adugu Aad iska Timo ramolahtide😁😁😁😁🤣🤣🤣🤣👊
Gabadhu ma xaamilaa mise aniga muuday
Borsada md iga cunto😅😅
armeydey fiska waa maxay tankale may kala tageen iga daba geeya bal🧐
legend wan ku wataa liis ciil umah qabtid❤️❤️❤️🙏 🤣🤣🤣🤣
Ukdlcla
😰😰😰😰😰❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
Hodan inaader waa beenale 😢
Inkastoo durdur iyo dabaal galo doofaar waligii ma daahiro midgaan gabooye shaqadaadi ma yahisid ee kabo ayaa iga goye maad iitoli umaad qalmay farxiyo e
Subxanalaah wll Allah ku abuuray ka xishoo
Kkkkkkkkkk fiiri gabooyo iyo hawiye soo hal qof mawada dhalin oo maha gabooyo iyo iyo hawiyo oo hal aano mawada dhalin
Naclatulah kadhamow fananka
Naag midgaan ah oo is leh haku soo shaac saaro hhhhhhh 😂
Xabadn ilkah dheeeer le mayna ahyn tii rere booram🤣🤣🤣😂 ilkah xidho huuno maba qosli kartide
Steyl xumada kadaran ilkaha dher
All somalis girl are beautiful
sowta at uxidhanyiin😂