FARXIYA FISKA HEES _ MUBARAK WAA _FARIID_SONG VIDEO MUSIC OFFICIAL 2023

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 8 вер 2024
  • FARXIYA FISKA FARIID
    ERAYADA OMAR SHAMIITO
    LAXANKA FARXIYA FISKA
    MUSIC M CAE CEED
    DIRECTED AND EDITED
    AXMED GT
    #Subscribe - #Share - #Comment
    #Mubarak October Official

КОМЕНТАРІ • 192

  • @Siciidbashaash
    @Siciidbashaash Рік тому +151

    Ma aqano qofka akhrin doono qoralkayga balse waxa ku shegaa ruxii ugu wanagsanaa Caalamka Wuxuu ahaa ruxii ugu naxariista badnaa abid nabi mohamed scw 🥰🥰kusali nabigeena mohamed scw 💚💛💚💛

    • @naseebgade8885
      @naseebgade8885 Рік тому

      🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌺🌺🌺🌺🌺🌺

    • @mmcwiilqarnmohamed2016
      @mmcwiilqarnmohamed2016 Рік тому +1

      𝐒𝐜𝐰 𝐬𝐜𝐰 𝐬𝐜𝐰 𝐬𝐜𝐰 𝐬𝐜𝐰

    • @Qalbiholcay22
      @Qalbiholcay22 Рік тому

      Sallalaahu calayhi wasalam

    • @yahyeboqol3300
      @yahyeboqol3300 Рік тому

      scw scw scw scw scw

    • @soulemanawalehmoustaphesou8341
      @soulemanawalehmoustaphesou8341 Рік тому

      SCW ❤️ SCW ❤️ SCW ❤️ SCW ❤️ SCW ❤️ SCW ❤️ SCW ❤️ SCW ❤️ SCW ❤️ SCW ❤️ SCW ❤️ SCW ❤️ SCW ❤️ SCW ❤️ SCW ❤️ SCW ❤️ SCW ❤️ SCW ❤️

  • @Siciiddhiif14
    @Siciiddhiif14 Рік тому +25

    Still lama masoo bixin qof codkeega u dhigma farxiya ahmed cadaawe❤✊.

  • @shankarooninamaxamed7339
    @shankarooninamaxamed7339 Рік тому +15

    Dadka kaa fiyoobeen lama ficiltamo uma furo afkoo farxadayda lamatiro
    Yarku waa waa fariid qalbiguu kufidoow waa fariid anaa ku faano waa fariid faciis karoone waa fariid ❤️jealousy people ka dhamaada dadka is jecel 🙏

  • @nalkacadey7729
    @nalkacadey7729 Рік тому +12

    Awalbaa Somali ku maah maahdey ninba ceesaantii ceel geeysey huuno xabadkaa waa ku fariid keep going.intii ka xun sakiin liqa dheh.

  • @hanahahmed1002
    @hanahahmed1002 Рік тому +8

    maasha allah farxiyo fiska cod buu ilaahay kuu hibeeyey

  • @axadnaajilove449
    @axadnaajilove449 Рік тому +8

    Farxiya waan kutaageera kolba hadan naag fanaanad ah taageerayo
    Laakiin isku day inaad kamaaranto fankaan💗

  • @wehelashaq3368
    @wehelashaq3368 Рік тому +2

    Hablaha yar yari Waa gabooye Masha allh Waa Dadka aan fanka uga danbeeyo waxaad is dhihi malagu dhalay yar Iyo wayn Waa iskumid Qofka la dhaqmay unbaa garan .
    Masha allh fiskana way isku mirqaantay mooyee cod keedii Waa sidii wali isma badalin

  • @stress1474
    @stress1474 Рік тому +9

    Aleeylahe mubaarak meel Dheer wax geestay 🥰

  • @user-zp3kx6wx3d
    @user-zp3kx6wx3d 4 місяці тому

    Wow👑😍

  • @queenema216
    @queenema216 Рік тому +4

    mubaareg waafariid kubikaacso ishii bugtaaay

  • @jesssandulle8162
    @jesssandulle8162 Рік тому +13

    her majesty my beloved artist welcome back. just beutiful. god bless you my sister

  • @yasminbashir9784
    @yasminbashir9784 Рік тому +19

    As long as your happy we happy to enjoy your life sister 💗💗💗💗

    • @aragsanbashir2377
      @aragsanbashir2377 Рік тому

      The new law how t look fcnhy

    • @aragsanbashir2377
      @aragsanbashir2377 Рік тому

      Qgtzrc😺😺😺

    • @Supr93
      @Supr93 11 місяців тому

      I am so addicted to this ply of my life right 🥹☺️😊😇🤣🥲👋✋✌️😂😂

  • @juweeryakeise1268
    @juweeryakeise1268 Рік тому +3

    Mnsha Allah Qali Dumar farxiyo fiska🎉🙌❤

  • @faizamusa4580
    @faizamusa4580 Рік тому +8

    Ohm this is amazing song ❤❤👏👏👏👋🇺🇸

  • @Degaliah
    @Degaliah Рік тому +3

    Masha allah fariidka alaha ku daayo adna fariidbaad tahe

  • @MM-hz3eb
    @MM-hz3eb Рік тому +6

    Jawaabtii wata kabayare❤

  • @cawilyare6432
    @cawilyare6432 Рік тому +7

    Boqorada codka farxiya Ahmed cadawe 😇😇😍🥰

  • @abdullahomar7042
    @abdullahomar7042 Рік тому +1

    Masha Allah"very nice songs I like your songs my beautiful farxya fiska

  • @fardoosamohammed6033
    @fardoosamohammed6033 Рік тому +1

    Waaaaaaaw Keep going hore uu soco yaa ukhdi 💕❤️🌷🌷❤️❤️💕💕💕

  • @zakariamohamed3316
    @zakariamohamed3316 Рік тому +4

    Farhiya Best song and amazing voice ❤❤❤

  • @yasminbarre7215
    @yasminbarre7215 Рік тому +7

    Fiska MAA uurbey leetahay 🌹🌹

  • @cilaansaarchannel4121
    @cilaansaarchannel4121 Рік тому +4

    Wow, hees shidan 🖤🖤🖤🖤 queen farxiya fiska 💚💚💚💚💚

  • @suaddualeh1456
    @suaddualeh1456 Рік тому +2

    masha allah...allaha isu kiin daayo. xaasidkiin ha jabo

  • @fadumagargar946
    @fadumagargar946 Рік тому

    Waaaw farxiyo Masha alàah sidaad u amuneed dad xasid ugu ah baa u sono jawaabtey jacelkaa ha waaro❤️❤️❤️❤️🌹🌹🌹🌹💞💞💞👍🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇱🇸🇱

  • @khadiijo5930
    @khadiijo5930 Рік тому +3

    fiska fanaanad ixtiraam badan isku waara adiga iyo Mubarak nasab kaamila tihiin

  • @Katiea671
    @Katiea671 Рік тому +4

    Anaa ku Faano waa Fariid 😍😉

  • @hodan_bana
    @hodan_bana Рік тому +1

    Mubarak waa fariid masha allh

  • @barkhadqoslaye6660
    @barkhadqoslaye6660 Рік тому +1

    Ayyyyyyyyy Cod waad haysaa iyo Qurx wll farxiya horay usoco

  • @bajadhuunyare3785
    @bajadhuunyare3785 Рік тому +8

    Soomaliyey kadhamaada lamaanaha fanaaniinta xumaan hadaad ku beertan musicgooga negativity influence Buu noqonayaa inaguna dad negative ah ayaan noqonayaa inoo daayaa fanaaniinta sunta hargaha lagama aaman helo😂fiska you are indeed a strong Somali singer you got my support golal badan ayaad noo Soo hoyisay hablaha somaliyed inta waxgaradka ah 🙏

  • @asmasiciid1145
    @asmasiciid1145 Рік тому +2

    Masha allh dumashiday iyo inaderkay isku waran

  • @shabcanadan2251
    @shabcanadan2251 Рік тому +4

    Maansha allaah

  • @nastehamohamed2375
    @nastehamohamed2375 Рік тому +6

    Mubarak waa fariiid✨

  • @netflixfaiza6229
    @netflixfaiza6229 Рік тому +4

    Good for you girl💖🥰 be happy and enjoy your life and love 💖💖

  • @maliyahussein6709
    @maliyahussein6709 Рік тому +2

    Mubaarik waa friid. And cute too.

  • @guuleedmawliid6800
    @guuleedmawliid6800 Рік тому +1

    Runtiise waa heeska aad umacan 🎉🎉❤❤ heesaa waa dhafdey waxaad moodaba ina ay anigu iiheeseyso 2023/6/21

  • @FARHIYAHAPPYTUBE
    @FARHIYAHAPPYTUBE Рік тому +3

    Farxiya fiska quruxleey 👍💐🌷

  • @hibaqabdi434
    @hibaqabdi434 Рік тому +1

    Waaaaaw caadi mahan

  • @faaraxhasan22
    @faaraxhasan22 Рік тому +2

    Wwww fiska io mubarak one love ❤ 😍

  • @asmagogori915
    @asmagogori915 Рік тому +1

    Waa fariid ku faaan fadxiya mubaarik

  • @kawsarabdi3922
    @kawsarabdi3922 Рік тому +1

    Mnsh allh farxiya cod ayay haysaa wllhi 🥰

  • @hasanbaylechannelofficial3413
    @hasanbaylechannelofficial3413 Рік тому +1

    Masha allh gabdhaha yar yar waa fariidiin wllhi sida ay ula jilayaan inta ila aragtay like iisaar💗🙏🙏🙏🙏

  • @hamdaabdule
    @hamdaabdule Рік тому +3

    Heestan inaba cadi maha ❤️👍fiska

  • @YaasmiinXuseen-fg1ho
    @YaasmiinXuseen-fg1ho 2 місяці тому

    asc wall

  • @hawomohamed5931
    @hawomohamed5931 Рік тому +1

    Waaaaaaaaw waaa karbaaash adag runtiii sory mubaarak

  • @ordaayeyare8103
    @ordaayeyare8103 Рік тому

    Keep going ♤

  • @TheTrendyTypist
    @TheTrendyTypist Рік тому +3

    Voice 100% 🎤

  • @amalhussein8209
    @amalhussein8209 Рік тому

    Waaaaaaaw amazing 👏

  • @farhiaabdi2505
    @farhiaabdi2505 Рік тому

    Waaaaw waaaw waaaw

  • @wardahgalbeti7396
    @wardahgalbeti7396 Рік тому +9

    Farxiya, you are beautiful, absolutely talented quruxheey I have nothing but love and respect for you macaanteey qaali I wish you your hubby and your family 👪 love ❤️ n peace ✌️ ❤️

  • @farhiyayoutubechannel6230
    @farhiyayoutubechannel6230 Рік тому

    Mashaallah hestan waa wax kale boqorada codka..my sami

  • @GOLELYRICS
    @GOLELYRICS Рік тому +3

    Quruxdeyda waa fajac lagu wada
    Fakarro 🔥

  • @mahubanur5645
    @mahubanur5645 Рік тому

    Mansha alaah❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉

  • @nimcoqaasaim1434
    @nimcoqaasaim1434 Рік тому

    Waa sidaas hala ficiltamin fadxiya axmad cadaawe fiska

  • @abdikhadirfarah7415
    @abdikhadirfarah7415 Рік тому

    Waan salamaya faraxiyo fiska iyo xajigada October.
    Laba fanaan oo soamlida tusay jacalka wuxuu yahay
    Isku waaraa
    Halkaasana ka wada mustqabalkiina

  • @YaasmiinXuseen-fg1ho
    @YaasmiinXuseen-fg1ho 2 місяці тому

    se thy

  • @tawxiidnuur5129
    @tawxiidnuur5129 Рік тому +1

    Boqorada codka islanta Mubarak October legend ka wayn

  • @nadasaciid
    @nadasaciid Рік тому

    Ok hadal waa dhamadey

  • @asmaabdi6255
    @asmaabdi6255 Рік тому

    Mnsha alaah ilhy ha isku kin dayo wayo bdn joga

  • @haniisse5090
    @haniisse5090 Рік тому +1

    wow! waa lagaa tumey mubaarak inaba caadi maaha ❤️

  • @YURUBBELAOFICIAL
    @YURUBBELAOFICIAL Рік тому

    ❤❤❤❤❤ wooow

  • @Ali-rf3ed
    @Ali-rf3ed Рік тому +1

    وافريد مبارك

  • @nasriabdullahi5210
    @nasriabdullahi5210 Рік тому

    Masha Allah. Hees iyo bar

  • @hipoali4557
    @hipoali4557 Рік тому

    Bagga jeego laastiigoo miidhan iyo soomaali duufleey baa kugu mashquulee fiihaaaa abadan u hayso fariidkaagaa firxiyo

  • @Naruto37877
    @Naruto37877 Рік тому

    Marshall,Allah cadoowgina cagtatisa hadi ay wax fahmayaan u dhamaaystirtay

  • @SULDAN-MEDIA.
    @SULDAN-MEDIA. Рік тому

    Eeyaa caruurta islaameed ha fasahaadin

  • @anyaahmed4696
    @anyaahmed4696 Рік тому

    Farxiya fiska kareysay soomali iyo edabdaradeda horay farxiya qurux

  • @ameinomar1733
    @ameinomar1733 Рік тому

    Waa lagaa keenay naa saas dhahdo malagu layaabayo

  • @ibraahimmaxamed6654
    @ibraahimmaxamed6654 Рік тому

    Masha alah furahagii hadad heshay farxiya

  • @idilsalaad3489
    @idilsalaad3489 Рік тому +2

    Farxiyo kabayare ha laga qariyo heestan 😄😄

  • @gafaneee
    @gafaneee Рік тому

    No doubt about that inuu fariid yahay Adigoo quruxleey ah ayaaba jeclaadey. Farxad ku noolaada.

  • @fardowsaxasan454
    @fardowsaxasan454 Рік тому +1

    Fariid isku waara abyo

  • @laabsalaxcarays4035
    @laabsalaxcarays4035 Рік тому

    Fiska wa fananada kali ah oo maalin walba ninka la nool so amaanta

  • @aragsanhassan4017
    @aragsanhassan4017 Рік тому

    Alan ilehe waa fariid Allah is keen dhaafo ilaahW daad is jecel isku daa kuwaan haysana sii

  • @Degan-n7v
    @Degan-n7v Рік тому

    Quruxdaadu waa fajac😍😅

  • @iidxuseen3354
    @iidxuseen3354 Рік тому

    Ha lo na bad galiyo faridka yar eedo

  • @biggstone3573
    @biggstone3573 Рік тому +1

    Farxiyo jacaylka qof wax ka taqaan lkn
    Ninkeeda dad xaasid ah baa ku dhex jira

  • @ubahhayaan5598
    @ubahhayaan5598 Рік тому +2

    Boqorad ii codka❤

  • @Khadarmahadmaxamuud9475
    @Khadarmahadmaxamuud9475 Рік тому

    war codmacaanaa waan yaabay

  • @ashaali-vm9gk
    @ashaali-vm9gk Рік тому

    Waaw inama caadi maahan

  • @ilko-dheere
    @ilko-dheere Рік тому

    Mashallah Farhiya Fiska Bogoradaa JAMURIYADA BARAKAYSAN Somaliland 👸🏽
    She love him❤️
    Walahi somalidu waa suntaa xaargahaa..

  • @zack4k26
    @zack4k26 Рік тому +2

    Musigii : Cadceed 🔥

  • @shazhass
    @shazhass Рік тому

    OriginalGirl
    MamaFarhiya

  • @hodan_bana
    @hodan_bana Рік тому

    Mubarak waa fariid

  • @minkuliminkuli7592
    @minkuliminkuli7592 Рік тому

    Poqorada la heli waa fiska waan ku faanaa codkaaga caruurta kaa dambeyso ha,iska heesaano

  • @umuhamdi6672
    @umuhamdi6672 Рік тому +2

    Waxeey leedahay farxiyo uur alle ha u barakeeyo ubadka u dhalan doono mubaarik Iyo farxiyo

  • @KhadroWarsame-xi5bk
    @KhadroWarsame-xi5bk 3 місяці тому

    KKK
    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉❤❤❤❤
    4:21

  • @harunsaiddiraac9397
    @harunsaiddiraac9397 Рік тому +1

    Her voice is some thing else!

  • @kureshhassan7959
    @kureshhassan7959 Рік тому +1

    ❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @jamilaadem2598
    @jamilaadem2598 Рік тому +1

    www isku wara

  • @canabcali1311
    @canabcali1311 Рік тому +1

    ❤❤❤❤❤❤

  • @catarcabdi5423
    @catarcabdi5423 Рік тому

    Walshey qaliya farxiyo axmad cadawe cadawega unolow waxad jeceshahy wan kula jecelnay sedigana sln sre

  • @LiiJanba
    @LiiJanba Місяць тому

    BOQORADA CODKA FARXIYO FISKA✔️

  • @faadumomohamed8453
    @faadumomohamed8453 Рік тому

    M.a💯❤

  • @khadraahmed8599
    @khadraahmed8599 Рік тому +1

    Wow 👍🤣🤣🤣

  • @mubarakubahle2350
    @mubarakubahle2350 Рік тому

    Iminkay soo laabatay Farxiyadiinla yaqaanay

  • @kiki-qe9hy
    @kiki-qe9hy Рік тому

    Mashallah

  • @yuusufcali228
    @yuusufcali228 Рік тому

    October meeeh

  • @kingabdla2170
    @kingabdla2170 Рік тому

    Best song for lesing 🥰🎧

  • @mariaabdi207
    @mariaabdi207 Рік тому

    Ilhaay and I barekeyo

  • @shamsamahat8926
    @shamsamahat8926 Рік тому

    ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️🔥🔥