Maxbuuskii muslimka ahaa ee America Ciishay

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 11 вер 2024
  • Hadaad ka heshey Liketa hala garab marin 👍
    **********************
    ku soo biir DADWEYNAHA hadaad ku cusubtahay oo SUBSCRIBE saar
    **********************
    Email: maadmed23@hotmail.com
    **********************
    muuqaalada ugu xiisaha badan Halkan ka daawo playlist: bit.ly/3dO9JV4
    *********
    instagram @dadweynaha14 .www.instagram....
    **********
    qisooyin kanaalka dadweynaha
    qiso cajiib ah
    #dadweynaha

КОМЕНТАРІ • 978

  • @DADWEYNAHA
    @DADWEYNAHA  3 роки тому +696

    Saaxiibayaal igaraali ahaada luuqada Programming-ka ee PHP: Hypertext Preprocessor ayaa maskaxda iga gashay 😆 🤣 😂
    Waxaan uga jeeday Phd Doctor of Philosophy

    • @abdirahmanabdiwali5920
      @abdirahmanabdiwali5920 3 роки тому +32

      Hhhh WllkiE Dad wayNaha Dhip MalaHa 💙

    • @qizzadak7552
      @qizzadak7552 3 роки тому +22

      Bro wan ku tagera runta waxadthy qof bishada anfacaya💎

    • @after4years378
      @after4years378 3 роки тому +76

      Hhhhh php ayy kaga dhgty
      Zxp wxan wtaa codsi hadaad awoodo
      Waxaad muuqaal noogasoosamaysaa
      Alfanaan kaynan iyo maasooniyada
      Dhawr jeerna waan kaa codsaday wll

    • @cabdiraxmanwacdaro633
      @cabdiraxmanwacdaro633 3 роки тому +14

      Wxn umalenaYaan inan videogan chennel ku arkY

    • @DADWEYNAHA
      @DADWEYNAHA  3 роки тому +68

      @@after4years378 haye walal insha Allah waan soo dadaali e ha raagsanina

  • @Adnaan47
    @Adnaan47 3 роки тому +100

    Quran is best of world ☝️💕 islam ☪️ is a beautiful religion 💕💓❣️🕌I love you Allah 💓🥰 brothers and sisters If you Muslim say Allahmdullahi  .....💟

  • @queendaryeela2214
    @queendaryeela2214 3 роки тому +145

    Sababta xabsiga loo geeyay Aya ahaa inuu Alle dadka u direy si uu jidka toosan u tuso. shukran DADWAYNAHA channel

  • @shaamlovemoom9042
    @shaamlovemoom9042 3 роки тому +544

    Inta nabiga iyo qur,aanka jecel liksaar

  • @ahmednasir8335
    @ahmednasir8335 3 роки тому +62

    Anigu xabsi ayaan ku xidhnaaa 5 sano waana lay dulmiyay waxyaabo badan ayaan kasoo faa iday alx maanta nolol qurux badan ayan kunoolahahay
    Like hala dhaafin xaajiga❤

    • @sagalmohamed3249
      @sagalmohamed3249 3 роки тому +2

      Saan ma xabsi ugu soo baxdey ? Yacni qof xabsi ku jirey saan uma hadlo

  • @fathullaah2455
    @fathullaah2455 3 роки тому +20

    {وَعَسَى أَنْ تَكْرَهُوا شَيْئًا وَهُوَ خَيْرٌ لَكُمْ وَعَسَى أَنْ تُحِبُّوا شَيْئًا وَهُوَ شَرٌّ لَكُمْ وَاللَّهُ يَعْلَمُ وَأَنْتُمْ لَا تَعْلَمُونَ} سبحان الله❤

    • @iamqueenrayan9119
      @iamqueenrayan9119 3 роки тому +1

      ماشاء الله

    • @zaqafie
      @zaqafie 3 роки тому +2

      Manshlah waa xqiiq ilaahyna horey ugu sheegay qurankisa

  • @Adal292
    @Adal292 3 роки тому +89

    Alxamdulillah markan arkay muuqaalka waan soo deg degay, like na waan saaray.

  • @gangup2330
    @gangup2330 3 роки тому +194

    Hadad muslin tahay like sar wll💖

    • @cabdilaahiaspiima6604
      @cabdilaahiaspiima6604 3 роки тому +1

      Bal waxa aad ku hadleyso dey

    • @gangup2330
      @gangup2330 3 роки тому +1

      @@cabdilaahiaspiima6604 ina dhilo

    • @yaxyecabdinaasir4645
      @yaxyecabdinaasir4645 3 роки тому

      Noocas maa tahy jaahiloow💩💩

    • @nadroqaali8334
      @nadroqaali8334 3 роки тому +1

      Hdaa muslintahay kulaha dhaadhaaN

    • @nasrasaleban1540
      @nasrasaleban1540 3 роки тому

      Oo hadaa mxd meesha ku aragta ma gaalo miyaany dad somali ah oo muslim ahi dawanyn caqli yeelo sac yahow🐮😒

  • @sumayafilsan8121
    @sumayafilsan8121 3 роки тому +103

    Aboowe 2017 villa hada waan kutaageraa on love hal video aa soo dhigtay oo aan fiirsanin maleh I loveu😥😥😥😥🤩🤩

    • @Muuse99
      @Muuse99 3 роки тому +3

      Noqo qofka ugu horeeya ee fiirsado

    • @apdirahmanink3210
      @apdirahmanink3210 3 роки тому +1

      @@Muuse99 atro hhhhhhhhh arsoomaaliya

    • @muniraquruxofficial2237
      @muniraquruxofficial2237 3 роки тому +1

      Oo reer xamr abooweda gurayana miyay daawadan wiilkeena s.landerka ah

    • @muniraquruxofficial2237
      @muniraquruxofficial2237 3 роки тому

      @@Ahmed_farah_m_dalab adiguna waaryaa waa bilaa maskaxiyaneeee ma waxd isku riixaysa inanta aan la kaftamayo eyahow

    • @muniraquruxofficial2237
      @muniraquruxofficial2237 3 роки тому +1

      @@Ahmed_farah_m_dalab dee waa kaftan soo naga ku le .

  • @user-um8oo6yh3z
    @user-um8oo6yh3z 3 роки тому +12

    ان الله مع الصابرين 😭 الصبر مفتاح الفرج والرضي مفتاح السعادة والحمد لله على كل حال يارب اجعلي همي عاليه في دنيا والاخير ربي يحفطك اخي العزيز

  • @fartunhussein7902
    @fartunhussein7902 3 роки тому +27

    Masha Allah Masha Allah aad iyo aad ayaan u faraxsanahay
    Madama an aniga u horeeyo dawashada qisada cawa
    Shukran wll qali jazaakumu allaahu kheyr hore u soco aankaa faaidno Wax badan mahadsanid wll ❣️

  • @macluumaadcusub9276
    @macluumaadcusub9276 3 роки тому +40

    macalim noo soo badi muuqaalada shaqsiyaadka islaamka ee guuul ween gaaary

  • @sahaarabdihakin8288
    @sahaarabdihakin8288 3 роки тому +38

    Qisadan waa qiso kutusinaysa nolosha inan marnaba laga raja dhigin noqotane qof adag oo aan marnaba isdhibin aniga qisadan waxbadana kafahmay mhd sanid wll👍🥰

  • @anisocadey8384
    @anisocadey8384 3 роки тому +23

    Wllhi Waa Qof ku dayasho mudan masha Allah 🥺♥️

  • @faysalahmed1772
    @faysalahmed1772 3 роки тому +22

    wa kusalamay macalinkena marana sxbkeena ilah dartii bankujeclahay wana ,kutagera hormar wacn ayan kurajena barnamijyadada cadi maha hore usoco

  • @nasteehomohamed2592
    @nasteehomohamed2592 3 роки тому +160

    Maanta Qof iga hereyso maleh ismuujiya inta iga dambeyso like👍❤

  • @haliishqaali2594
    @haliishqaali2594 3 роки тому +12

    Subxanallah mashallah waa qof ka faaideystay waqtigiisa Allow xafid

  • @sumayoahmed1635
    @sumayoahmed1635 3 роки тому +12

    Waxaaa laga yabaa in uu maxbuusnimadu u ahayd khayr
    Oo ilaahay ladamacsanaaa
    Ilahay hala jiro Qof walbo oo dulman hana badbaadiyo

  • @bariramohamed9201
    @bariramohamed9201 3 роки тому +36

    Wan dawaday wlhi aso kashekenayo
    Waliba kasameyay xalqado dhor ah adna weitabatay waxana llo gestay hagardamo aad uuwen😢
    Lkn alle aye mahad usugnatay ogaso baxshay gacantoda

    • @muhammadabuukarry5414
      @muhammadabuukarry5414 3 роки тому +3

      I sheg walal xage kadawatay an dawade

    • @janaatahmet222
      @janaatahmet222 3 роки тому

      @@muhammadabuukarry5414 yasir albahri qor wall waa kuu soo baxaya

  • @zuckradekk7734
    @zuckradekk7734 3 роки тому +12

    Masha allah...waa qiso aad u fiican...dadka qaarna dhiiri galinaysa si aanu qofku isku dhiibin....MashA allah ...hore usoco bahda dadwaynahaa

  • @andregamming3536
    @andregamming3536 3 роки тому +41

    400k ayaan ku rajeeynaya sxp i.a dhowaan 🥰🙌🏻❤️

  • @updikarimahmed1285
    @updikarimahmed1285 3 роки тому +69

    qofka ugu horeyey ahay dadwaynaha inaad like ii saarto wa riyo io rumoobysa 🥰🥰🥰🥰

  • @Muuse99
    @Muuse99 3 роки тому +31

    Adeerow isbuucii 2 qiso xitaa noo soo dhig plz😭😭

  • @Hijabilover102
    @Hijabilover102 3 роки тому +6

    Waa qiso cibro qadaso leh..allow samar iyo dulqad nagu arsaq Aamiin!!
    Dadweynaha ilahay haidin barakeyo ...!!
    Hore u socda!!🌸

  • @MohamedAhmed-vy5th
    @MohamedAhmed-vy5th 3 роки тому +22

    Walahahay markaan Arkay Dadwaynaha Waan so Cararay Bowe aad Baan KuJeclay Ee Nosobadi Barmaajiyada We LoVe 😍😍

  • @nataashiinamaxamuud1161
    @nataashiinamaxamuud1161 3 роки тому +8

    Allah ayaanu dulmi kamagan galnay
    Balse waa qiso hadiiba ay dhacdo kudayasho mudan mAsha allah ❤

  • @nafisanaftaa2963
    @nafisanaftaa2963 3 роки тому +5

    ALLAH SUBHANA WATACALA WUXU DHAHAY WAX AA ADINKA SHAR UMALAYSAAN OO QAYR IDIIN AH IYO WAX AAD KHAYR UMALAYSAAN OO SHAR IDIIN AH.ALLAHU AKBAR 🤲🏽

  • @maajicyoona5181
    @maajicyoona5181 3 роки тому +13

    Waaw manta waxa noqday qofkii koowaad wll ha iladhaafin like dadweynaha

  • @kowsarowkonbe2306
    @kowsarowkonbe2306 3 роки тому +7

    Subxallah waxanba ka heley dadka badan oo Uu soo muslimiyey
    Alle ayaa dadkaas faraj Usoo direY Uu ku baro diinta islamka Gaaladu islaamka waa ay duLmin balse Gaalo kle buu soo muslimiyey subxallah farxad ka weyn ma jirto runtii waa ka xumaheY 15sano walkeena muslimka ah idinta muslimka ah Ee lagu heyso xaqdarada alle ha ugargaaro anaga alle nama tuso wx na dhiba dhamanTeenaba inzhllh

  • @bilaalgoldie5877
    @bilaalgoldie5877 3 роки тому +17

    Masha allah muqaalkan waxbadan ayaan ka faa'idaystey runtii aad ayaan ugu haley inbadan ayuu idhiirigaliyey mahad sanid wll

    • @abdimajidrashid7307
      @abdimajidrashid7307 3 роки тому

      ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚

  • @madiinaaxmed9610
    @madiinaaxmed9610 3 роки тому +7

    ماشاء الله 🥰🥰 🙌يا أهلي صومالي احبكم

  • @Diiriye14
    @Diiriye14 3 роки тому +6

    mahadsanid pro sida wanagsan ee ad mar wlba noogu sogud biso muqalada wax ku olka ah 👍👍👍👍👍

  • @user-if9uk9tv4n
    @user-if9uk9tv4n 3 роки тому +13

    Jeelkii iyo xabsigii la geliyay khayr buu u ahaa because ajar aad iyo aad ubadan ayuu helay maadaamuu walaalihii diinta gaadhsiiyay isagiina hanuunkii usiyaaday alla farxad badanaa ruux soo islaamiyay 500 qof aniga wlhi waan ilmeeyay markaan maqlay arintaas hase yeeeshee qiso walba oo aduunka ka dhacda kumay dhicin oo kaliya qofka ka waramaya lakiin waxay ku dhacday qofkasta oo maqla qisada baldaya awooda alle ماشاء الله تبارك الله aniga walaahi dhibaato walba waan u Mari lahaa si aan walaalahay diinta ugu yeedho waaanan umari doonaa inshaa Allah

    • @Alpha95927
      @Alpha95927 3 роки тому

      السلام عليكم

  • @craxmaanxasan3842
    @craxmaanxasan3842 3 роки тому +4

    جزاکم الله خیرا

  • @hudacumar7473
    @hudacumar7473 3 роки тому +6

    Ilhy hakuu dayo caqliga 🤲💞❤❤❤❤

  • @phaeza6159
    @phaeza6159 3 роки тому +1

    wlhi qisadan waan kahelay mahadsanid wll maadama aad noosoo gudbisey qiso fiican oo kudayasho mudan

  • @hanarashiidcismaancismaant4031
    @hanarashiidcismaancismaant4031 3 роки тому +6

    Masha Allah

  • @Mohammed_Mohamoud_007
    @Mohammed_Mohamoud_007 3 роки тому +2

    Qiiro waxa i gashay tii ugu saamaynta badnayd abid ee aan qiiroodo jasaa kallah walaal Allah ha ku xafido brother

  • @osmangain7669
    @osmangain7669 3 роки тому +23

    absolutely history

  • @joy-mohamed3285
    @joy-mohamed3285 3 роки тому +3

    Allah qorshihisa bal arag intas oo qof baa ninka loo diray inuu badbadiyo subhanalaah 😊

  • @abdirisakmohamed1853
    @abdirisakmohamed1853 3 роки тому +4

    Never give up noloshu adkaysi ayey ubaahan tahay ✅✊

  • @fatimaa2049
    @fatimaa2049 3 роки тому +4

    ما شاء الله تبارك الله وتواصوا بالحق وتواصوا بالصبر الصبر الايمان ما شاء الله ماشي 😭❣

  • @isseabdulkadir7129
    @isseabdulkadir7129 3 роки тому +7

    Sheekadii lapadn peri noo socto ee ahayd mansooniyada,ilamunaati sidaad utaqaano noosogeli waxaadna kazoo hadashaa dilkii pop smoke miyuu ka mid ahaa qoladas mise wuuka madax panana codkeygana iitexgeli wll😊👍

  • @Kobcis
    @Kobcis 3 роки тому +1

    maasha Allh welcome sxb sare

  • @abdullahibaris7182
    @abdullahibaris7182 3 роки тому +4

    MANSHALLAH QOFKA MUSLIM KA RUNTA AH MELWALBO ALLE YAA GARAABTAAGAN MAMULKU ALLE AYAA GAACAANTA KU HAYO GAL XASIID IYO DULMIIGA KUHAAYO MU MIINIINTA ALLE AYAA CAAGTEENA HOOSKEENAYO

  • @mohamedfaysal5218
    @mohamedfaysal5218 3 роки тому +14

    Qisadan marhore dawaday lkn markaan arkay inuu so gubinayo dadwaynaha wan dawaday mar 2

  • @imaandallel1604
    @imaandallel1604 3 роки тому +5

    Today I am the first of the view's yes!!🥰🥰❤❤💋💋👍👍👍💋 inta iga danbeyso like dhac iigu siiya 😂😂

  • @queenyaxlaamnuur2534
    @queenyaxlaamnuur2534 3 роки тому

    وعسى ان تكرهوا شيئا وهو خير لكم وعسى ان تحبوا شيئا وهو شر لكم والله يعلم وانتم لا تعلمون
    Illaahy ayaa og waxa kheerka inoogu jiro iyo waxa kale illahy ayaa waafujiyay intaaso kheera masha allah waa qof ku dayasho inaga mudan

  • @yasircarfaat8632
    @yasircarfaat8632 3 роки тому +7

    Waaw marka kowad qofkad kahadleysid waxanahy sami 😍tedakale waxan ka codsanaya inad ka hadasho keynaan plz waa iga codsi I hope you have understood me

  • @zoloo377
    @zoloo377 3 роки тому +1

    Subxaanallah dad ayuu ilaahay ugu naxariistay oo sabab unoqday inay islaamka qaataan

  • @naciimacareef7199
    @naciimacareef7199 3 роки тому +6

    wcs wan dhawahay hadan jaanis u helay barmanamijkaga ee ma nabadbaa ✋DADWAYNAHA JANNELKYGA

  • @abdirisakgagaa7957
    @abdirisakgagaa7957 3 роки тому +1

    Allhu akbar
    Xabsi uma aheen ee kheyr ayeye u aheed

  • @furqaan9438
    @furqaan9438 3 роки тому +9

    Sxp macaan, Khalid Al-rashid asigana sidoo kale waxaa lagu xukumay 15 sano xabsi ah taariikhdu markay ahayd 2005.
    Bal isagana noogaga soo waranbo shiikhaas la dulmiyey.

  • @sumayaaidarus7262
    @sumayaaidarus7262 3 роки тому +2

    Omg second I love this channel it the best plz replie 😘

  • @amiroosman9898
    @amiroosman9898 3 роки тому +4

    inta ogaal cusub ku aragtay farta taag 👆👆👆☝️☝️☝️

  • @cawilld_wanted7900
    @cawilld_wanted7900 3 роки тому +2

    Thanks sxb

  • @japkagamer4703
    @japkagamer4703 3 роки тому +6

    QoF cajiiba Ayuu aHaa...RuNTiii....👊👊

  • @abdulkadirmohamud6621
    @abdulkadirmohamud6621 3 роки тому +1

    mashallah, jazakallahu kheyr

  • @kaamildhako6978
    @kaamildhako6978 3 роки тому

    Mahadsanid ustaad mukhtaar

  • @user-zx3ix4bd6b
    @user-zx3ix4bd6b 3 роки тому +25

    WALAL NOO MACNE AYADA UGU HORAYSA BOGA AFARAD EE SURADA
    BAQRA

  • @mahadaden3718
    @mahadaden3718 3 роки тому

    Thanks wll

  • @nazrazead
    @nazrazead 3 роки тому +4

    Keep going wlloh Allah keep you

  • @mohamedsayidhassan4486
    @mohamedsayidhassan4486 3 роки тому +2

    Asc,aar nio wlle kheyr Heli qisaskan oo kle noo soo badi kuwa gaalada inaga yaree...👏🏻Haa waa nin ku dayasho mudan YÀASIR♡《NEVER GIVE UP.

  • @___Joseph__
    @___Joseph__ 3 роки тому +11

    Ma aaminsani inay noloshu ciishay sbbtoo ah nin 500 ka badan ayuu Muslimiyay Mansha Allah KALSOONI WAA INYAROOD CAGAHA DHULKA KU HAYSO

  • @hibaatihaashi7087
    @hibaatihaashi7087 3 роки тому +1

    Wad mahadsanthy walalo qali wa gabadh aad channellaga ugu xidhan cimri dheer iyo cafimad ayn ku rajynaya huno😍😍😍😍

  • @yahyenja6494
    @yahyenja6494 3 роки тому +3

    Barnaamishyadii kalee aad maasooniyadda kaga hadleysay inoo soo badi wll🤚🤚

  • @qabawsicusub2429
    @qabawsicusub2429 3 роки тому +2

    Masha allah wll alle ha ku barakeeyo nala wadaag muuqalada sidn oo kale ah aad by bulshada u anfacayaan jasakallaah

  • @abdirahmanali6549
    @abdirahmanali6549 3 роки тому +6

    Qofka oo go horeyay like saaray

  • @sakariyekayse5589
    @sakariyekayse5589 3 роки тому +21

    War waa libaaxi sheekoyinka 😂dhacde

  • @Inna_mohamet
    @Inna_mohamet 3 роки тому +10

    😍QALBIGAN KA FARXA DADWAYNAHA VIDEO CUSUB MARKA ARKO ANON DAWAN LIKE SARA❤

    • @anzalmohamed355
      @anzalmohamed355 3 роки тому

      runty anigana aad ban ufarxa markn Dadweynaxa arko

  • @rizamohamed7542
    @rizamohamed7542 3 роки тому

    Maasha Allah tabaarakallah thanks bro

  • @Goofka_somalida
    @Goofka_somalida 3 роки тому +4

    Isla markan youtube furay waad iga soo hor baxday hhhhh legend waar barnaamijka share gareeya

  • @SenseQuran
    @SenseQuran 3 роки тому +1

    Marabtaa inuu ilaahey kufuro qasnadaha jannada akhri ducadan
    لا إله إلاانت سبحانك إني كنت من ظالمين

  • @cabdisamd743
    @cabdisamd743 3 роки тому +12

    M.a qof kas oo kale adunyada ina jogo lama ogen

  • @saynabdaahir514
    @saynabdaahir514 3 роки тому +2

    Ilahybanku dhardee ka italiya saalooma soodhaweeyo mashalah 😊❤💋

  • @halalmedia9605
    @halalmedia9605 3 роки тому +8

  • @malyuunmanka5732
    @malyuunmanka5732 2 роки тому

    mnsha alaah qofkaso kale oo wanagsan aduunka waku yaryahay mnsha alaah ❤️❤️❤️💗💗💗💕💕💕💗💗💗💗💗💗💗

  • @dardargaliye5261
    @dardargaliye5261 3 роки тому +3

    M.a waa qiso dhap ahaantii dareenkeyga badashay😭 waana qof ku dayasho mudan

  • @maxamedchannel786
    @maxamedchannel786 3 роки тому +1

    وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته اخي الكريم

  • @ca.rahmansiciid4594
    @ca.rahmansiciid4594 3 роки тому +3

    Cida kalmada lailaha ilalh dhahda 👍sara

  • @whome4851
    @whome4851 3 роки тому +2

    Ruuxa Muslim ah wax walba wallee waa u khayr Allahu Akbar

  • @YOUWILLNEVER
    @YOUWILLNEVER 3 роки тому +37

    Brother qisada knaan nooso geli pls

    • @ayssr3302
      @ayssr3302 3 роки тому +4

      Horta waaki waanso qaaadan doona laha Wll plz plz knan kahadal

    • @nashwamire9684
      @nashwamire9684 3 роки тому +3

      Aniga xataa wasugayaa

    • @khalidsefudiin5757
      @khalidsefudiin5757 3 роки тому +1

      Ma fananka waar naga taga wllo kasoo hadal abubakar al sadiiq ninkaasi muslimiinta ayaa mudan in ay ku daydaane

    • @YOUWILLNEVER
      @YOUWILLNEVER 3 роки тому

      @@khalidsefudiin5757 kutubta ka Akhriso Sxp qisadiiso dhamaystiran halkaas baad kaheliye

    • @khalidsefudiin5757
      @khalidsefudiin5757 3 роки тому

      @@YOUWILLNEVER inankana hasoo diyaariyo soo gudbintiisa ayaa ka helee

  • @waydiistoreonline2019
    @waydiistoreonline2019 3 роки тому

    Mahadsanid mudane soona gudbi qisasyada noocana ee faaidada leh

  • @suheebcadde3829
    @suheebcadde3829 3 роки тому +3

    Maanta anaa ugu horeeye ee like ii saar

  • @sacdiyohassan1959
    @sacdiyohassan1959 3 роки тому +1

    Masha allh wll vedioyasha inoo sobadi insha allh

  • @ridwaanfarxishka6108
    @ridwaanfarxishka6108 3 роки тому +7

    Intii Qisadan Horay Umaqashay Is Muujiya Liketa

  • @naimamohamed5042
    @naimamohamed5042 3 роки тому +1

    Inta nabiga jecela like sara❤️❤️❤️❤️❤️💓💓💯💯

  • @updymajid778
    @updymajid778 3 роки тому +6

    I'm just interested in youtubers somali 👋🏽

  • @aaa7679
    @aaa7679 3 роки тому +1

    Masha allha 👍👍👍💕💕💕💕💕💕

  • @maankaahmed5280
    @maankaahmed5280 3 роки тому +3

    Wll ani hal mar like kula ma anan dhaafin

  • @hoygafarxada8359
    @hoygafarxada8359 3 роки тому +2

    °Fikradayda
    Mashallah runtii waa qiso cajiiba run ahaantii yasir waa nin ku dayasho mudan, waxaana uu ahaa nin meeshii uu tagaba wanaajiya.
    Qisadan xikmada ku jirta, ayaa ah,, ubadal caqabadahaaga fursad.
    "change your challenges in to opportunity ".

  • @nawaalcllahi7200
    @nawaalcllahi7200 3 роки тому +3

    Walalky dadweynha fadlan wayga codsi mgcada ino sheeg aad baan ku tageeraa wxana rabaa inaa mgcda ogaado wnku baryaya hdii ad qorlkyga argtid mgcda isoo sheeg😭

  • @khadramahamoud5745
    @khadramahamoud5745 3 роки тому +1

    Maasha alaah. Janadii allah'a geeyo. Maskiin

  • @mazincabdirahman
    @mazincabdirahman 3 роки тому +3

    Maclin walhi sheekada aad igu raaxes TAA ❤️❤️

  • @khadiirmuller759
    @khadiirmuller759 3 роки тому +2

    Setahy adigu ma ficantahy magacagana ma aqaan izheeg
    Wàa qiso ku yasho mudan ❤️👌

  • @muktarcadde6413
    @muktarcadde6413 3 роки тому +3

    ogaal cusub ayaa mar hore ka dhageysty

  • @farahhoday8477
    @farahhoday8477 10 місяців тому

    qofku hadii uusan ku qancayn wuxu ebbe siiyey hadantidu ma hodmisayso wax kasta haduu kasbado nashiido macaan weeye ❤❤

  • @mohamedabdullahiabdirahman288
    @mohamedabdullahiabdirahman288 3 роки тому +1

    Masha allha

  • @abdirahimahmethashi924
    @abdirahimahmethashi924 3 роки тому +1

    Thanks zhp

  • @umulkaltumali1904
    @umulkaltumali1904 3 роки тому +1

    Mansha Allah keep going brother