Wiilkani 12 sano ayuu KOOMO ku jirey balse arin cajiib ah ayaa dhacday

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 16 вер 2024
  • waad ku mahdantahay daawashada
    Maamed23@hotmail.com
    **********************
    ku soo biir DADWEYNAHA hadaad ku cusubtahay oo SUBSCRIBE saar
    **********************
    Email: maadmed23@hotmail.com
    **********************
    channelkeena labaad bogaadish bit.ly/2JBbo2p
    ***********************
    muuqaalada ugu xiisaha badan Halkan ka daawo playlist: bit.ly/3dO9JV4
    *********
    instagram @dadweynaha14 .www.instagram....
    **********
    qisooyin kanaalka dadweynaha
    qiso cajiib ah

КОМЕНТАРІ • 642

  • @Abdulkadir_Chala
    @Abdulkadir_Chala 4 роки тому +478

    Qof 12 sano jiifay oo tacbaan ahaa hdi uu isbadal ku sameeye mudo Yar waliba isagoon hadlin mxa nolosha u nacnaa anagoo dhameystiran oo waqtigeeniina heysanna oo aan xnunkaas arki wllhi tan dhiirigelinteydii oo fikir bdn ayan gale runtii Allah ayaa mahad iskaleh oo fursado badn naga siiye nolosha

  • @ednajidible5888
    @ednajidible5888 4 роки тому +4

    Weliga ha niyad jabin sababTo ah ilhy ba kuLa jira🧡😊🍁

  • @Kobcis
    @Kobcis 4 роки тому +11

    Mahadsanid sxb Alle haku xifdiyo

  • @ifkaifka537
    @ifkaifka537 4 роки тому +9

    وقال الرسول صلي الله عليه وسلم (...لن يضروك بشيء الا قد كتب الله ولن ينفعوك بشيء الا قد كتب الله رفعت الاقلام وجفت الصحف).

  • @DALKAIFIYECHANNEL
    @DALKAIFIYECHANNEL 4 роки тому +17

    Walaal alaah ku barakeeyo barnaamij yadaada Aad ayaan u jecelaha

  • @somaliagamer4140
    @somaliagamer4140 4 роки тому +211

    Harajadhigin waligaa inta igu raacsan like🤞😭

  • @johnsmith-ld3iw
    @johnsmith-ld3iw 4 роки тому +7

    MASHA ALLAH

  • @zergiojunior969
    @zergiojunior969 4 роки тому +36

    Subxanallah qiso aan maqlo midani waa qisadii iigu qiiradda badnayd dareenkaygana aadbay utaabatay qof walibana wax walbo oo u qoran sinaba kuma dhaafayaan 😭😭

  • @sulekholove1646
    @sulekholove1646 4 роки тому +6

    😭😭😭😭😭wlhi aad bn oog xumaady waxn qisadan ka barty qof xanuusan inaan dulmin oo dhibaato u gasan taas allh darstiis bn u saman oo caawiyo intaa caawin karoh

  • @cabdiraxmanwacdaro633
    @cabdiraxmanwacdaro633 4 роки тому +43

    Mnzha allH wlhi wxn ka ururzadaY fikrado badaN mnzha allH
    1) Inaanad nolozha kaquuzaN dhipata wlpa oo kahortimada
    2 ) in lanoqdo waalid garab tagaN Upadkiza dhipaato wlpa aY kujiraN
    3) Inan qofka binu adamka lagu tacadiYiN marxalad wlpa oo katahaY nolozha
    4) inaad rumeen karto RiYooYinkaaga marxalad wlpa kugu timada
    JazaakallaH wllkY❤👏

  • @kafiayousuf4587
    @kafiayousuf4587 4 роки тому +15

    😢cajiib wiilkan waxa uu ku badbaday jacaylka iyo naxariista aabihii. Fiicnan lahayda iyado dadko dhan wanajiyan oo u naxaristan kuwa jidh ahan iyo maskax ahan dhawacan waqti kooban ayay kuso kaban lahayen.....

    • @warisbiligaadan980
      @warisbiligaadan980 4 роки тому +1

      Wax kasta waxay kudhacan awooda ale lkn waxa aniga iga nixisay xarunta daryeelka iyo dhaqamadeeda xun waa inaan ku cibrad qaadana anaguna

  • @haliishqaali2594
    @haliishqaali2594 4 роки тому +139

    Waxaan ka faaidey magaranayo oohin ayaan ku dhamaystay wiil aan habiyar u ahay ayaa soo xasuustay illahow caafimad buuxa kusii habiyar mcn😭😭

  • @osmanmohamedaqli4414
    @osmanmohamedaqli4414 4 роки тому +8

    Marnaba ha ka rajo dhigin nolosha ilaa daqiiqada u danbaysa waad ku mahadsan tahay sida quruxda badan eed noogu soo gudbisay

  • @amiinabdukadir9166
    @amiinabdukadir9166 4 роки тому +6

    Masha Allah brother

  • @عالمالانمي-ق9ش
    @عالمالانمي-ق9ش 4 роки тому +11

    Barnaamijyada janalka dadweynaha waa kuwa xiiso badan
    Way to 1M subscribers ❤❤

  • @abdirizakali7940
    @abdirizakali7940 4 роки тому +6

    Masha Allah raxmada illahay marna lagama quusto inti xanuun Allah cafiyo inta Muslim dhimatay na Allah u naxariisto ( hooyo,aabe iyo dhamaan reerka ) aaamin

  • @cashocasho3097
    @cashocasho3097 4 роки тому +3

    Ilahow cafid waa nahay Soo siyaadi amiin alxmahdulilaah 🤲♥️

  • @sahraaadan2477
    @sahraaadan2477 4 роки тому +51

    Keep going on bro the first to view

  • @rootirooti3844
    @rootirooti3844 4 роки тому +14

    Walaahi waxaan ka faa idaystay in ay awoodaha ilaahay ay tahay oo uu ilaahay ku imtixaanayey dadka

  • @maymunabdi8597
    @maymunabdi8597 4 роки тому +18

    Ooooh wllhi calosha i hurtay ilina wey isoo dhaftay marten waa quf adag wuxuna hestay aabe wanagsan oo garb istagay illahey hanaga hayo xanunaga iyo dhibatoyinka ba waa cashar cibra qadasho leh 👍👍Keep going brother nona soo badi qisoyinka nocan o kale ah mahsnid

  • @channeldadwaynaha9820
    @channeldadwaynaha9820 4 роки тому +6

    Masha Allah codkaga baba shekada logu raxaysanaya wllo alaa haku xafido 😍😍😍

  • @idilomar7021
    @idilomar7021 4 роки тому +23

    Wlhi waxan ka faa idnay in ay hadafka nolashu ay ahayn damaystirka jidhka ee ay tahay dhmaystirka ruuxda ku gujirta 😭

  • @cabdulaahicabdixasan1541
    @cabdulaahicabdixasan1541 4 роки тому +8

    Keep going on pro the first to view

  • @hidahadhaqancopra1123
    @hidahadhaqancopra1123 4 роки тому +10

    wllhi quwada alle iyo nimcadiisa inaanad kaquusan marnaba hadii Ay meelo Badan kaa xirmaan meelkale ayuu alle Kuu fura oo isaga oo 12 sano jiifay oo gogal yaal ahaa ayuu alle usoo diray gabar kalkaaliso halkay kuwii kle kaga ciyaarayeen alle dadkiisa mawada simin
    runtii waa sheeko qiirodeeda leh

  • @mohmedali7450
    @mohmedali7450 4 роки тому +6

    Maasha allah Allah kuu barakeeyo Xirfadaada Halkaas kasii wad walaal Waan kujecelnahay hadii aanahay Soomaali Runtii Habka aad barnaamijyada noogu soo Tabiso waqtigana aad ugu geliso dhacdooyinka layaabka Dunida guuleyso🇸🇴❤

  • @khalitoska7941
    @khalitoska7941 4 роки тому +317

    Waligay 40like mahelin maanta plez like igu saacide😋

    • @mahamedali1682
      @mahamedali1682 4 роки тому +8

      Maxay kuu taraysaa

    • @qnmarwa6515
      @qnmarwa6515 4 роки тому +3

      Wayahay anigana ii saar subscribe

    • @AwedJR
      @AwedJR 4 роки тому +3

      @@qnmarwa6515 🤣🤣🤣

    • @abdirahmanmaankacade1528
      @abdirahmanmaankacade1528 4 роки тому +13

      40 baan kga dhigay wll
      39 baan arky 😁😁

    • @kafiayousuf4587
      @kafiayousuf4587 4 роки тому +7

      Wll liketan aad u oyayso wax la cuno mia ana 20 xabo kuso gadiye😂

  • @sagalqaacoow2964
    @sagalqaacoow2964 4 роки тому +74

    chanelega dadweynaha waa parnaamij aad u fcn wlhi waan jeclahy aad io aad ayaan ula socdaa marwalpo oo video lasoo galiyo waan daawadaa like kama iloobo shareneh waan dhahaa somaliyey share dhaha janada kala dhamaantiina

    • @hackertom1782
      @hackertom1782 4 роки тому +3

      Sax wallahi channel kan waxan kajeclay malaha million subscribe ayan urajeynaa

  • @sultandahirbaibars2648
    @sultandahirbaibars2648 4 роки тому +4

    waa aad mahadsan tahay dhacdo-yahan (ma aqaano magacaaga, fadlan ii soo sheeg magacaaga by reply/by like إن شاء الله) iyo xaruuntaada DADWEYNAHA, (ma aqaano degmada xaruuntaada, fadlan ii soo sheeg degmadaada by reply/by like إن شاء الله), from khadar xasan, berbera,somaliland. جزاك الله خيرا،وبارك الله عليك

  • @MohamedSaid-jr6tr
    @MohamedSaid-jr6tr 4 роки тому +107

    Maanta ana ugu horey like iisar 😭😭😥❤

    • @fitaaxdj7415
      @fitaaxdj7415 4 роки тому +3

      Like maxaa kafalee

    • @liljahash9608
      @liljahash9608 4 роки тому +3

      Sxb qof weyn baa tahay saan like waxba kuma tareyso

    • @maxamedxadaari5998
      @maxamedxadaari5998 4 роки тому +1

      Maxay kutaaraysa

    • @yuusufahmed2671
      @yuusufahmed2671 4 роки тому +2

      hadaa ugu horeysay like ayaan ku siineenaa maaku dhahnay anaa ugu horeeye ku lahaa 🤣🤣🤣

    • @galadok7692
      @galadok7692 4 роки тому

      @@yuusufahmed2671 😂😂😂😂

  • @amalitofunnykittensvlogs647
    @amalitofunnykittensvlogs647 4 роки тому +5

    So sad and emotional story 😢😢 maaha in nolosha laga quusto..waa in lala dagaalamo

  • @username-hi8tu
    @username-hi8tu 4 роки тому +4

    Wil walalkey ah ayaa muda dheer koma ku jiro ee nogu soo duceeya insha allah

  • @Garaad_Nazir_ali
    @Garaad_Nazir_ali 4 роки тому +38

    🔴Dadweynaha waad naga habsaantay zxp waxaan kula talinayaa inaad markasta noqoto mar walba update 💚💛💜

  • @user-fp3gp6jp3i
    @user-fp3gp6jp3i 4 роки тому +4

    Wlkena Waan naga so Daahdaa Noso Dhaqo isbuci ugu yaraa 3 maalin kadhig Dad kujecel Baanu nahaye ❤ Guul baanu ku rajeynaya

  • @juweriayusuf3342
    @juweriayusuf3342 4 роки тому +2

    Waa qiso caajib ah si guud ah ayaan u wada daawanay aniga io famil keyga masha allh wax bdn waan ka faa id nay mhd snd wll

  • @kingnakhlan674
    @kingnakhlan674 4 роки тому +2

    alxm alle ba mahade leh🤲♥️

  • @farhanawil2270
    @farhanawil2270 4 роки тому +4

    qof 12 sano koomo ku jiray wlhei runtii waaa xanun waliba marka hooyadaa kugu tidhaahdo maad iska dhimatid😢😢

  • @baxsadgirl6810
    @baxsadgirl6810 4 роки тому +13

    Wllkyna muqtar kugu dydA wllahi 😍😍

  • @abdirahmaanmohamed1582
    @abdirahmaanmohamed1582 4 роки тому +3

    Waa mahadsantahay saaxib waa qiso cajiib ah Thanks

  • @gmfamily9173
    @gmfamily9173 4 роки тому +6

    Hadiiba Martin oo intaas Maray Hurumar Gaadhay Inagoo Wx Waliba ilahay Nasiiyay Mxan Nolosha Uga Quusanaa??

  • @AidarosHassan
    @AidarosHassan 4 роки тому +28

    Wan Idin Salamay Somali weyn Bacdal Salan
    Hadaf Sare Ayan Adunkan Ka leyahaye iii duce In Ebbe Igu GUULAYO ( HADAFKAS)

    • @nastexoyuusuf7704
      @nastexoyuusuf7704 4 роки тому +2

      Allaha kugu guuleyso wllo

    • @fabd6543
      @fabd6543 4 роки тому +1

      Allaah kuugu guuleeyo wixii khayr kuu ah aamiin

    • @AidarosHassan
      @AidarosHassan 4 роки тому +1

      @@nastexoyuusuf7704 amen walal Dhamantenba

    • @ruun14
      @ruun14 4 роки тому +1

      Insha allah riyadada Allah ku rumeyn doono

    • @AidarosHassan
      @AidarosHassan 4 роки тому

      @@ruun14 Mahadsanid walal Qali

  • @yaxyecxakiincali8339
    @yaxyecxakiincali8339 4 роки тому +4

    Iallahayow mislimkasta oodhibban kadulqaad 🤲🤲🤲🤲🤲like saar fadlan intii aamiinlahaay

  • @amiraqaali8950
    @amiraqaali8950 4 роки тому +1

    Aniga waan lasoo dahay comentiga lknse kama dallo dawashada iyo dhiri galinta walalkena🤴🤴 allh kaa dhigo dadkoo janadiisa ugu bashareyay amiin🤲🤲🤲😘😘

  • @pessociety3148
    @pessociety3148 4 роки тому +10

    Sxp wax badan ayaa maqneed bro 🙏🙏🙏🙏🙏

  • @ahmedomarmohamud376
    @ahmedomarmohamud376 4 роки тому +7

    Dulqaadka io samirka inuu muhiim yahy baan ogaady wlh🙏😥😥

  • @shamsudiinhaajiabshir9191
    @shamsudiinhaajiabshir9191 4 роки тому +42

    Frist comment like ha ila dhaafin👏

  • @theclassicman6730
    @theclassicman6730 4 роки тому +13

    Qisadaan waxa ay kutuseeysaa si kasta aad uxanuunsato waxaad arkeeysaa qofkuu damqada oo jecel inaad si dhaqsi leh usoo kabsato iyo qof sida uu kuujecelyahay niyad jabaye kadibna kunacaya.
    Mahadsanid channelka dadweeynaha iyo asxaabta kuxiran waxaan sugayaa 300k inaad sidhaqsi ah kugaartid insha Allah

  • @mohammedjama9253
    @mohammedjama9253 4 роки тому +10

    First💪 beloved One DadwaynaHa 🤩

  • @fatmaumar2055
    @fatmaumar2055 4 роки тому +11

    Wxn ka faisatay in nolosha ana laga rajo dhigin si walbo ood tahay ,si walbo ooy lixadkaga u kula dhimanyihin inad wx qansan kartid

  • @aishahennaharts9394
    @aishahennaharts9394 4 роки тому +4

    و عليكم السلام و رحمة الله و بركاته
    Walaal aad baad ugu mahadsantahay qisooyinka aad nala wadaagto.Runtii qisadan waxay aad iugu baraarujisey nimcooyinka uu Rabbi igu manaystay حمد الله على السلامة❤الحمدلله الذى بنعمته تتم الصالحات

  • @ahmedibrahim366
    @ahmedibrahim366 4 роки тому +1

    Keep going walal dadweynaha

  • @moyeeydahooy4576
    @moyeeydahooy4576 4 роки тому +6

    DADWEYNAHA GAARSIIYA 300K DEE WUU INAGA MUDAN YAHAY 😍😍😍😍

  • @abdirahmanabdiwali5920
    @abdirahmanabdiwali5920 4 роки тому +10

    Dad waynaha wlhi zaaan kuu sugeenay waa daalnay Pro alx lkn Saaa mxaa u smesa😢😢😭😭😭😭
    ❤❤❤

  • @abdirahmanomar1166
    @abdirahmanomar1166 4 роки тому +4

    Masha allah waa qiso cajiib ah waxey kutusiney in aad ku xad kudbin qof xanuunsan cafimaadka waxa haaya alle(SW)

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 4 роки тому +1

    Masha Allah baraka Allah. Raxmada llaahay la'gama quusto. Allahu qaadir wa kulu sheyu'n khadir. Alxamdu lillah.

  • @naciimaapdinour9260
    @naciimaapdinour9260 4 роки тому +6

    Wa wiil wxbadn an k faido wllhi cilmi bn k kororsaday allh k xifdiyo apoe mcn❤👑hoRy usoco Video a ledhy ima dhafo

  • @khadraomer4205
    @khadraomer4205 4 роки тому +3

    Masha Allah keep going brother 💥

  • @maxamedaxmed634
    @maxamedaxmed634 4 роки тому +4

    The last one
    I love dadweynaha channel

  • @zeinabheibeosman8829
    @zeinabheibeosman8829 4 роки тому +8

    Waxn ka Faa'iday in qofku marka uu xanuusado in aan laga samrin ee loo duceeyo oo la daryeelo

  • @Deeq1998
    @Deeq1998 4 роки тому +2

    Haka quusan nolasha hana isdhiibin
    Weligaa onolow in aad lakulemeyso Dhawaq xun iyo mid sanba💯👍

  • @nadiircabdi8397
    @nadiircabdi8397 4 роки тому +9

    Wlhi run ahaantii dadkii hadlayey, maqlayey, dareenkiisa gudbinayey ayay manta ku adagtahy
    Waxbarashaddu lkn wiilkn isagoon hadli karin
    Ayuu qoraal ku meel maray ilaa uu gadhayba
    Heer uu ka qudbadeyo fagaaro

  • @umuabdimalik6974
    @umuabdimalik6974 4 роки тому +2

    Walaal waligaa hore u soco mahadsanid❤️ ........... Plz 10xitaa 5🙂

  • @hodanibrahim6033
    @hodanibrahim6033 4 роки тому +10

    Ha niyad jabin xaalad kastoo adag ooku soo wajahda waa faa iidada qisadan sidaan u fahmay mahad sanid

  • @ruqiyaapdikarin7796
    @ruqiyaapdikarin7796 4 роки тому +45

    Wxan ahay qofki ugu horeYeY ee comentt ka abixya liketa hayla dhafina wll

  • @zuwaaraahmed6059
    @zuwaaraahmed6059 4 роки тому +3

    Run ahanti wa qiso cajiiba maalin walba qiso yaable o cashar laga baran karo ayad na bartaa mahad sanid wll ❤

  • @zususta5403
    @zususta5403 4 роки тому +7

    Wa iskenay 🙋‍♀️

  • @sayiidqalliwalli1035
    @sayiidqalliwalli1035 4 роки тому +53

    Nobody:
    Channelka Dadweynaha: haalki biil 1 video
    Sxb sidas xaaq maha yaqey malin walbo chanelka ayn kuso labta aniga oo notificationka ii furan yahy intas waxn isleyahy video mala soo digay ??

    • @zakir0242
      @zakir0242 4 роки тому +2

      Wllhi anba zxp wan karaahsada intu intu maqan yahay ha ino badiyo videoyada

    • @muzamilmohamed5271
      @muzamilmohamed5271 4 роки тому +2

      Haa sxb walhi

    • @zakir0242
      @zakir0242 4 роки тому +2

      @maxamed nuur zax zxp lkn macnaha kawada yara badiH

    • @yaskacade3172
      @yaskacade3172 4 роки тому +3

      Anigaba sido kale wan wadana chanalkan

    • @XoXo-pg2sb
      @XoXo-pg2sb 4 роки тому +2

      Wax ayuu bartaa qisoyonka xaqiiqda ahna inuu Soo hello wey adag tahy ku xisaabtama taasna

  • @zamiirboss3029
    @zamiirboss3029 4 роки тому +7

    Zxbow waan ku sugi waayay wllhi aad ban u jeclahay inan dawado wax walbood soo dhigto bilowgii ilaa iyo hadda waan daawaday waxaad soo dhigtay 🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰❤❤❤❤❤keep going pro

  • @maxamadcawil6003
    @maxamadcawil6003 4 роки тому +16

    ❤❤Walahi wax badan eyey leedahay dhirigelinta 😀

  • @siisayaxmad6016
    @siisayaxmad6016 4 роки тому +10

    First one asxbta like isaar ilahay dartii

  • @cuteysofia2986
    @cuteysofia2986 4 роки тому +2

    I have learned is never to late to reach your dreams

  • @Abdulkaadirr
    @Abdulkaadirr 4 роки тому +9

    Wa qisadi igu murugada badnayd ee an dawado sanadka 2020😱 adoo so jeeda oo wax walba lagu le yahay hadana an is difaaci karin😥 alx wallhi ilahay baa majad leh🤲

  • @sooyaalkamedia5533
    @sooyaalkamedia5533 4 роки тому +2

    1..noloshaada adigu ma ogid dhamaadkeeda ee adigu ha go aansan inay dhamaatay markasta yidi diilo yeelo
    2..daryeelka dadka xanuunsan iyo culays kiisa
    3.. in la ilaaliyo.qalbada hooyada ilmuhu dulyaal si ay u ilaaliso qalbiga ilmaha
    4.. inaan la aaminin 100% dhakhaatirta
    5..iyo inaad leedahay awoodo fara badan oo aad waxku qabsan kartid
    Hadal qoraal socod dhaqdhaqaaqa oodhan waa nimco guul kuu horseedaysa

  • @hrtlessgwl8920
    @hrtlessgwl8920 4 роки тому +8

    الحمد لله coz when u r sick the people who love you will leave you

  • @mabsudahmed5216
    @mabsudahmed5216 4 роки тому +5

    Dadka qaar ayagoo cafimaad qaba ayay nolosha nacaan hadii ay noqoto
    In ay:-is daldalaan,is gubaan iyo in ay isa sumeeyaan.

  • @JIMCAALE__10
    @JIMCAALE__10 4 роки тому +1

    Ilaahay ayaa mahad oo dhami u sugnaatay Caafimaadka nagu galaday الحمد لله رب العالمين
    Runtii waan ilamayn gaadhay xaalada uu wiilkaasii soo maray qisadan waxa Aan ka Fa'iday anuu in Aanu jirin qof kula sii joogi doona marka ay xaalad caafimaad darro ku qabsatO xaaladaha ayaa sii kala ah waliba tan oo kle qofkii rajo kaa leH uun baa kula joogaya laga yaabaa dad kuwii kuugu dhawaaba inay ku rajo dhigaan sida wiilkan hooyadi dhashay ayaa hadalo Aanu jeclayzanay ku lahayd kalkaalisooyinkiina iskaba dhaaf
    Wax badan oo kle ayaa laga baranayaa xaalad kastaa ha taagnaato horumar wax kuu diidaya ma jiraan
    Mahadsanid Channelkeena dadqaynaha
    CONGRATULATIONS 300k wax yar ayaa inooga dhiman

  • @salmaanmohamed8599
    @salmaanmohamed8599 4 роки тому +3

    Qisadaan markaan dhageystay waa ooyay runtii
    Ilaah awoodiisa waa mid cajiib ah

  • @wararkamm5521
    @wararkamm5521 4 роки тому +1

    Anigu waxaan ka faa'iiday, Qofna sida Ilaahay u sameeyey haku dhibsan, Naxariistana ha ilaawin.

  • @somlyrics6153
    @somlyrics6153 4 роки тому +6

    Fadlan Nagu Soo Biir Waxaad Naga Helasaa Heesihii u dambeyay Iyagoo Lyrics Ah Thanks

  • @alibinali2141
    @alibinali2141 4 роки тому +3

    masha Allah keepGoing

  • @maxamudjokerofficial1438
    @maxamudjokerofficial1438 4 роки тому +7

    M.a wll waan taģera youtube kaga waxaan ku leyahay keep going aad iyo hore hore usoco🙏🙏🔕❤🔕💙💎💙❣❣👑👑👑

  • @hawoadan3035
    @hawoadan3035 4 роки тому +2

    Hadii qof latagero walle waa adiga walal aqoon kuma lihi inta unbaan kugu bartay allah haku sharfo

  • @maskaldo__7283
    @maskaldo__7283 4 роки тому +12

    The best Chnnel malmalhn dhn wa ku sugi waye😭🔥

  • @cilaansaarchannel6573
    @cilaansaarchannel6573 4 роки тому +2

    Qisasadan waxyabo badan ayaan ka bartay in aad naftada hormarin kartit adigo waxbo kahor is tag saneen sifudud inaad wax ku qabsan kartit iyo inadan qof bini Adam oo dhiban in aadan dhib ugesan adigoo leh kuma fahmayo ku ma maalaayo hiikale Malin in buu fahmidoo naa asago sheegi doono waxaad ugeesatay 😭 alxmduli lah

  • @badridaahir8103
    @badridaahir8103 4 роки тому

    Dulmigii loogaystay iyo dadaalkii aabahaas ILAAHAY SWT waxa uu ugu babaday in uu maskaxdiisii usoo celiyo ibkasta oo ay gaaloyihiin haddna naxariista ALLAH ayaa shaykasta labalaadhan

  • @Akvlogs_2023
    @Akvlogs_2023 4 роки тому +8

    No can emaging wallhi, sunxanaallah qof sida boombalada lagu ciyarayo aan ih iyo ah toona lahayn.

  • @norotpubg1158
    @norotpubg1158 4 роки тому +7

    WLL WAAD MAHADSAN TAHAY GEESI VIDEO AAD SOO GALISO DHIIRIGALIN AYAY NOO TAHAY ALLE AYAA MAHAD ISKA LEH OO JANALKAAGA NALA KULAN SIIYAY.
    LIKE II ZAARA WLLAYAAL COMMENT WAAN BIXIYAA WLLI MAAN HELIN 40 LIKE PLEASE 🙏🤝🙏🤝
    SUBSCRIBE II ZAARA CHANNEL KAYGA PLEASE 🙏🤝.

  • @nurodinahmed1061
    @nurodinahmed1061 4 роки тому +10

    Qof muddo 12 sano koomo jirey kaas lakulmay dhib badan ilaa hooyadii dhashay tidhaahdo miyaad iska dhimatid. Aniga ahaan waa arin qalbigeya taabatay isdoo kale is waydiiyey adiga haysta nimcadaa qofkaas waayey noloshaado maxaad qabtay. Arin cajaaib ah.

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 4 роки тому +2

    Thanks brother for sharing with us.

  • @khudaaroofficial1698
    @khudaaroofficial1698 4 роки тому +1

    Channelkan waa mid aan ku xidhanahey 2017 ilaa hada waxyaabo faa, ido leh moyee wax kale kama faa, idin ilaahey haku xiftiyo pro🙏💕

  • @muslimqueen458
    @muslimqueen458 4 роки тому +9

    Wll aniguna waxan ka faaiiday in hadii Drs ay qofka ka dayriyaan oo hadalo quus ah ay ka sheegan in sidaa loo qaadan ee qofka la daryeelo

  • @faaizaabdirahman6520
    @faaizaabdirahman6520 4 роки тому +1

    M.a caawa anaa ugu horeeya waa idiin salaamay dhamaan tiin🥰🥰

  • @fartunkhalif2983
    @fartunkhalif2983 4 роки тому +2

    Masha Allah Aniga waxan ka faiday wax badan sida Awuuda ilhay u kale

  • @maryanruun3783
    @maryanruun3783 4 роки тому

    Walalkey baa 8sano koomo kujiro allow aduun haduu calaf kuleeya hay caafimaad waaro siii allow inti dhiban oo islaam ah caafimaad sii aamiin aamiin

  • @hakimabdinasir3363
    @hakimabdinasir3363 4 роки тому +1

    Soo badi brother
    Baryahan wax maad soo galin

  • @bellafashion8487
    @bellafashion8487 4 роки тому +6

    The end of the story was amazing 😍m.a

  • @ahmedcarab1587
    @ahmedcarab1587 4 роки тому +3

    1:markahore ina lagu cimraqato weye
    2: imtixanka adunyo wuu iskabadan yahy
    Qof waxa jira ilhy khayr ladono oo ay bilab man mushkiladkisa adunyo iyo ciqabtisa maxayeley ilahy ayay aya adunyada kaga goynay danbiyadiisa waxad kaloo arkysaa mid uu ladoney shar oo ukrydiyay ilhy adonyada akhiro na kajaraya ciqabtiisa cadabka alle ha inaga dhigo kuwa imtixanka kuguleysta kanfa ideysta intuu cafimadka qabo ducadana ilhy ha inaga aqbalo

  • @gacaltech3647
    @gacaltech3647 4 роки тому

    Waa cajiib Wana dhacda Ama dhqatirta ayaqaldama hadii med ahan qofka lodugin nasib ayuu leyahay 🙏🙏🙏👍👍👍

  • @Inna_mohamet
    @Inna_mohamet 4 роки тому +4

    Dadwayne 😍

  • @caashomaxamed3265
    @caashomaxamed3265 4 роки тому +2

    Waxan ka faaidey 4qodob
    1.inaa ilaahay ugu mahadcelino caafimadka taam ka ah uu nasiiyey
    2.inaadan ka quuusan awoooda ilaahy si kasta aad noqotid aad ahatid qof mar walba suga rajada rabbi saad ahan jirty si ka fiican inuu kuu awooodo ogsoon tahay
    3.dadka ku hareeresan inaysan waxba kaa qaadi karin
    4.sabirka iyo ka faaidesashada fursad yar aad heshid wax wayna ku noqon kartid

  • @qaliniyobuuk
    @qaliniyobuuk 4 роки тому +1

    Mahadsanid wllkeyga alle haka raali noqdo
    1 waxaan ka faidey ineysan guushu ku xirneyn xubnaha adanaha balse ey ku xirantahay qalbiga
    2 inaadan isdhiibin inteey ruuxdadu noshahay
    3 hadii ey dadku ku dhibsadan inuusan Allah ku ilaawin kuna dhibso doonin