ISMAIL DANNAN - WAKHTIGU LAMA DHALAN QOFNA | HEES CUSUB 2022

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 11 гру 2021
  • Our Social Media:-
    / karanyassin
    / karanyassin

КОМЕНТАРІ • 255

  • @exmaamulaha6947
    @exmaamulaha6947 2 роки тому +46

    Heestan ayaan u diray wlashay oo joogto marekanka wax yar ka hor isniinta soo socoto ayaan adi rabaa muqdisho ayadana qarashaka iga bixinayso haday joogi laheen yaa xamar ii diri lahaa, wlshay walshay walshay qaliyey waliga ii faraxsanow 4/6/22 sabti❤️❤️

  • @Kingcaamir1
    @Kingcaamir1 2 роки тому +100

    Hadaan walsheyda curuda ah ushare gareyay iyadoo oynoysa isoo wacday love you sister

    • @aloneboy7802
      @aloneboy7802 2 роки тому

      😂😂😂🙆‍♂️🙆‍♂️🙆‍♂️

    • @amrancsiciid5581
      @amrancsiciid5581 2 роки тому +1

      Ilahey hakuu daayo walashaa

    • @ayaanhanad2982
      @ayaanhanad2982 2 роки тому +1

      Ilhy hakudayo wll walasha mcn 🥺😢❤

  • @amienzeadofficial2430
    @amienzeadofficial2430 Рік тому +24

    Waxa jira dhalin yaro fara badan oo qurbaha kali ku ah oo Markey heesaha sidano kale qalbiga tabanaya dhegeystan iska oya sideydo kale 😭 inzha Allah waxan rajeynaya inan Dib uu wada midobi dono dhaman walaladey 🙏❤️❤️❤️

  • @maxamedsaleban6603
    @maxamedsaleban6603 2 роки тому +35

    Laba hablood baa ila dhalasho aduunkaan ugu jecelahay waxan alle uga baryaa cimri dherer iyo caafimad san my lovel sis my allah with them

  • @xamdiboss3071
    @xamdiboss3071 2 роки тому +77

    Heesaha walaltinimadu dareen gaaray iisameeyan alle haidaayo walalahy❤

  • @farihazaid583
    @farihazaid583 2 роки тому +29

    Xusuustayda ugu wayn 2022 walashay iga yar isoo dirtay waliga ifarax sanow walal subaydo cali saciid Cawad waliga ifaraxsanow abayo mcnto😍🥰

  • @Nastehaosman12
    @Nastehaosman12 2 роки тому +27

    Walashey hodaney😭😭😭Ilahy ha ku naxariisto Ilahow janada ngu kulmi😭😭😭😭😭😭😭miss u wllshey😭😭😭😭😭😭😭

  • @hudapeipe2927
    @hudapeipe2927 Рік тому +6

    Allow idayso wlashey iga yar macanteyda. Iqaadi jirtey hestaan. Madama curuda hooyadey ahay. Marwalboo heestan dhgesto. Inee ayada iqaada umaleeya wllh. Abaayo balqiisa cabdi. Allaha ikaadaysto. 🥰🥺
    [ 2023 /1/1. Sun ]

  • @mohamedfarah8808
    @mohamedfarah8808 Рік тому +4

    Haday gabar ila dhalan lahayd wan udiri lahaa heestaan🥺🥺🥺 lkn ilama dhalan ninkaysan gabar ladhalan baa qiimaheeda garanaya

  • @amalkaaba2295
    @amalkaaba2295 2 роки тому +19

    Waligaba iifarxsanow aduun wagibaryaba hadan wajigaga arag waxba iga maqan walshy qaliyeey😭❤👸my queen love you❤❤

  • @ubaxmaxamuud6577
    @ubaxmaxamuud6577 2 роки тому +6

    Ana curada 3gabdhoodna way igauar yihiin Ilahay haixafido my sister young I love you😢💖🥺🥺🥺🥺

  • @maryancumar5578
    @maryancumar5578 2 роки тому +97

    As a first daughter of a family this made me cry 😭😭😭

  • @abdihaadi6608
    @abdihaadi6608 2 роки тому +10

    4 gabdhood paa ila dhashay 2 iga weyn iyo 2 iga yar walbahaar alle idinma tuso waraabe idinma cuno waligiin ii faraxsanada AmaaL🥰 Caaliya🥰 Faaduma🥰And Aamina🥰

  • @naimabarre8370
    @naimabarre8370 2 роки тому +18

    ILAAHOOW NOO XAFID WALAALALAHEN DHAMAANTENBA AAMIIN YAA RABII 🥰🥰🥰😍

  • @najmaidiris4849
    @najmaidiris4849 2 роки тому +10

    Walidkay curadisiyey wakhtigu lama dhalan qofne wanaji qalbigaga my Queen zizter I love zoo much

  • @nimcosalah562
    @nimcosalah562 2 роки тому +6

    Walasheeey iga yare oo wadan kale iga jirta ayaa hada xamilo ah hadan safar u sii ahay inu illahay nabad ku kala keeno iguso duceeya 😓😓

  • @user-bh9py3zw5w
    @user-bh9py3zw5w 11 місяців тому +1

    Hestan marka maqlo waxanso xasusta wlshy ikran ilahow kudhowr🥺😔🤲💖💖🥰🥰

  • @ahmeddahir4775
    @ahmeddahir4775 2 роки тому +10

    Curada Reerkeena Hooyadey 2aad Apaayo Canab Weligaa ii faraxsanow

  • @Mohamedweli3
    @Mohamedweli3 2 роки тому +13

    Laxankii khaalid kaamil 🙆‍♂️❤

  • @omarabukar5002
    @omarabukar5002 2 роки тому +4

    Aniga qalbigeyga wuu ku raaxeestaa heesta

  • @omardhaqane8783
    @omardhaqane8783 2 роки тому +7

    Wa hees dareen leh wey itaabatay lkn nasib daro gbr ilama dhalanini😭😭

  • @NaimasaddamSaddam-ne9sr
    @NaimasaddamSaddam-ne9sr 10 місяців тому +2

    It reminds me of my late sister may Allah grant her janah

  • @bunduki__man1926
    @bunduki__man1926 2 роки тому +13

    I love you gabdhaheena somaliyed dhamaan❤😥😭🙌👸🧡💛💗💝💘🙏🙏🙏

  • @awooweadeer8676
    @awooweadeer8676 Рік тому +2

    Walashay iga weyn oo africa joogta xumeyay 😂😂😂 Cawa la hadlay 😂❤❤raali noqo walshay

  • @axamedmaxamed3615
    @axamedmaxamed3615 2 роки тому +4

    Wakhtigu lama dhalan qofne wanaji qalbigoo waligaa i farax sanaw warabuhukuma cunee cajiib like laboba

  • @aliililboy7173
    @aliililboy7173 2 роки тому +14

    Walashey Mcn curadii walidkey wan uxisay 16 sano isma arag 🩸🥺

  • @mohanali3289
    @mohanali3289 Рік тому +2

    Www waan qiirooday runtii 😢😢😢🤩🤩🤩🤩🤩

  • @fartuunfarry
    @fartuunfarry Рік тому +1

    Curdena aduunka ugu jeclhy wallhi love you muno Abdulaahi alasoow ❤️😭

  • @ikraanabdi5839
    @ikraanabdi5839 2 роки тому +3

    ax ax ax hees aana kadaalin dhigeysigeeda wd mahadsanthy wllkey marna fanaankeyga Aan jclhy illaheey haku daayo wllkey

  • @abdirazakhassan187
    @abdirazakhassan187 2 роки тому +1

    Alle ha u naxaristo wlshey mcn curadii hoyadey wlh hestan markan dhageysto waa iska oyaa🥲

  • @maryamissa5199
    @maryamissa5199 2 роки тому +24

    ❤️❤️❤️❤️very beautiful song...hees aad walaltinimada ugu weyn

  • @khadraomar2163
    @khadraomar2163 2 роки тому +2

    Ilhyow wllshay nabad igu tus❤😭

  • @dekomohamed3939
    @dekomohamed3939 2 роки тому +17

    الله الغنيه رائعه ربي يحمي خواتي احبكم 😍💕

  • @cqaadirxuseenmaxamed972
    @cqaadirxuseenmaxamed972 2 роки тому +6

    Waliga farax sanow boqoradi ila dhalatay
    ❤Maryaan❤ waxba iga maqan wll 🥺🥺🥺😢

  • @damalhadhsade3042
    @damalhadhsade3042 2 роки тому +4

    Walaashu kaalintey ugu jirto qoyska hadii la miisaamo malaha kaalinta hooyada uunbaney gaadheyn

  • @omermostapha1756
    @omermostapha1756 Рік тому +2

    Heestan walashay qaali nagaad Mustafe Cumar baan ku xsuusta , ilahy ha ika xafido walaal ❤️

    • @munosiciid4124
      @munosiciid4124 Рік тому

      Wll.walaalkaa.cumar.maxaakudhacay.inaakulaogaadoayaakularabaa.eeiisheeg

  • @maryamasocdaal8761
    @maryamasocdaal8761 2 роки тому +30

    Ilahay haku naxariisto abayo Ruqiyo 😭😭💔

    • @peruuta3689
      @peruuta3689 2 роки тому +1

      Aamiin

    • @cumarlaki884
      @cumarlaki884 2 роки тому

      Allahuma Aamiin

    • @cumarlaki884
      @cumarlaki884 2 роки тому +2

      Walashey iga weyn ahna curada guriga dhibaato ayaa iga haysata iigu duceeya in Alle iisoo celiyo iyado xur ah oo nabadqabta
      😭😭😭😭😭😭😭

    • @flowerabduqadir9096
      @flowerabduqadir9096 2 роки тому +1

      ax aamin aamin🤲🤲

    • @AliAhmed-jl1kw
      @AliAhmed-jl1kw 2 роки тому +1

      Amiin ya Allah

  • @batranshire1971
    @batranshire1971 2 роки тому +31

    My favorite somali song ever, my bro dedicated it to me and being first born girl in my family, this song makes me feel emotional in so many ways, Thank you Ismail you never disappointed

  • @iftinxussien6347
    @iftinxussien6347 2 роки тому +20

    Heestaan is making me cry....
    Such a beautiful song .

  • @mohamedAbdi-mo9bo
    @mohamedAbdi-mo9bo Рік тому +5

    Seriously this song made me emotional I have only one sister and she is everything for me love u dear sis Ramlo Abdikariin and love u so much Allah ku xafido ❤️

  • @funnyofficail5004
    @funnyofficail5004 2 роки тому +2

    Wlaalnimo waa Hibo From BuRco😩♥️

  • @abdifatahahmed3358
    @abdifatahahmed3358 2 роки тому +16

    waligaa ifaraxsanow wll hada comentiga aqrinaya😥😥😥😥

  • @yacquubxalane6019
    @yacquubxalane6019 2 роки тому +16

    Cod dahable
    Ismaaciil maxamed barkhad💯💥

  • @abdirahmanhassan3950
    @abdirahmanhassan3950 2 роки тому +2

    Walashey mcn wan uxisay wlhi waliga ii faraxsanow ❤❤❤❤❤

  • @updirahmancirro9620
    @updirahmancirro9620 2 роки тому +2

    Wlshy Hani Abdi Curadeena Allow Ku xafid ❤️😢

  • @user-wt6jl9ow8j
    @user-wt6jl9ow8j 5 місяців тому +1

    Walal tinimadu waa qali❤

  • @abdinassirhussein190
    @abdinassirhussein190 2 роки тому +3

    love my sister💖💖💖🥺🥺🥰💕💕👩‍❤️‍👩

  • @ahmedise5405
    @ahmedise5405 2 роки тому +4

    Alle ha idayo gabdhaha walalahy amiin🙏

  • @maxamedabdi416
    @maxamedabdi416 2 роки тому +1

    Masha allha ilahay haa Haan curadkii walidky waa jawahir huno ilahay haa ku xaftiyo

  • @abdelhakimdaudjelle477
    @abdelhakimdaudjelle477 Рік тому +4

    Emotional music may Allah swt blessed all our sisters and mams😭😭😭

  • @boo_899
    @boo_899 2 роки тому +4

    6 gabdhood baa ila dhalatay. Tii curadda ahayd heesta waan u diray, laakiin waxaa haray 5tii kale. Maxaan u diraa? Waxaan jeclaan lahaa heesta 'curad' inay ku jirin. Markaa waxaan uwada diri lahaa gabdhahoo dhan

  • @sahraali8635
    @sahraali8635 2 роки тому +3

    Hestan iska jeclahy jah ❤🫂🤱🤰

  • @sabirinsabirin8290
    @sabirinsabirin8290 2 роки тому +2

    Waqtigu lama dhalan qofne🥰🥺😩

  • @hamdaladan6304
    @hamdaladan6304 2 роки тому +5

    Waalidkay curadiizi my Queen Zamzam 👑❤💋🥰🙏

  • @FAAD21
    @FAAD21 2 роки тому +17

    Curadena wlh aduunka iyada ujecelahay love you abayo Xawo❤

  • @hajrs2195
    @hajrs2195 2 роки тому +9

    Respect to all our sisters ❤️❤️❤️❤️

  • @user-dr1js8lr3m
    @user-dr1js8lr3m 6 місяців тому +1

    My queen 👸🏻 ❤🎉😊

  • @user-wr4bi9hm6t
    @user-wr4bi9hm6t 4 місяці тому +2

    walaalnimo❤❤❤

  • @cumarsaney3549
    @cumarsaney3549 2 роки тому +6

    Hees dareen leh wllhi

  • @abdirahmanabdiabdulle7048
    @abdirahmanabdiabdulle7048 2 роки тому +4

    This song is very good

  • @user-fo6vt1ow9n
    @user-fo6vt1ow9n 4 місяці тому

    Wnji qalbigaga oo Wayaha adig io xilga all kum tuse❤

  • @laylamataan6733
    @laylamataan6733 2 роки тому +2

    Walasha lah hakudayo wll

  • @mahdaahmed4632
    @mahdaahmed4632 2 роки тому +4

    Basoom walashay qaliyeey🥰❤

  • @zalmaahmet565
    @zalmaahmet565 Рік тому +2

    5hablood baan ladhashy 3 iga weyn iyo laba iga yar alle ha iikin daayo dhamntiin waliba wxn si aada ugu xiisay walaashy muna ale ha ina kulmiyo walashy qaliyey

  • @deeqocadarcali9616
    @deeqocadarcali9616 2 роки тому +17

    Waqtigu lama dhalan qofne xaqiq walhi ❤❤❤❤💯

  • @nuurhussein2594
    @nuurhussein2594 2 роки тому +1

    Masha alllh alllh ku xafido ninki tiriyi erayadaan waa faanfaan dhali Hashiim abdikarim farax qareey jiir

  • @jimcaalecabdi1714
    @jimcaalecabdi1714 Рік тому +4

    Waan ku xiisnay wll😭😭😭😭😭😭😭 alle haku naxriisto🤲😭

  • @maryanmuse8506
    @maryanmuse8506 2 роки тому +182

    To all my Somali sisters here and every where I have nothing but love for you. I love you all.

    • @nutraphtheone2032
      @nutraphtheone2032 2 роки тому +8

      ❤❤❤❤

    • @yasminali312
      @yasminali312 2 роки тому +3

      ☹🙈❤❤❤

    • @sigadboy231
      @sigadboy231 2 роки тому +1

      Lacag Waxbo Maha Waad iska Hele Lkn Sida Eey Ugu La Dhaqmen Gal Xita Lama yeli Karo😒😢

    • @nastehomahamoud
      @nastehomahamoud 2 роки тому +4

      Thanks qali we love you too ❤❤

    • @faizaismail5466
      @faizaismail5466 2 роки тому +2

      We love u too bro🥺🥺🥺🥺🥺❤❤❤❤

  • @ayaanmuuse2245
    @ayaanmuuse2245 2 роки тому +2

    ikraan muse jeex wadnaha kuyaal ilahay haikaa daayo adiga iyo awlaadan dhibyarida dhalay mushtaaq maqahib iyo maido 😘😘😘😘🤩🥰🥰💋💋💋💋

  • @faradayan.jamayousuf7262
    @faradayan.jamayousuf7262 2 роки тому +13

    Lovely songs very meaningful song

  • @Amiirhajji
    @Amiirhajji 2 роки тому +4

    To my lovely older sister Fatima ❤️❤️

  • @munamuuse9910
    @munamuuse9910 2 роки тому +4

    Waligaa ifaraxsanow wallalahay qali dhamantod wax dhiba ilahay idinma tuso

  • @farhaangarpoofficial5114
    @farhaangarpoofficial5114 2 роки тому +5

    First song 🎵 ismacil danan my pr0ther waan ku wataa

  • @asmaabdi9928
    @asmaabdi9928 2 роки тому +4

    I love this song ❤️❤️💕😃😍

  • @sayidcaliaaden1939
    @sayidcaliaaden1939 Рік тому

    Hamdi Duniyo idil hiba kowsar aduunkaa idiin jeclahay❤🫀💯🫂

  • @ikramakram7448
    @ikramakram7448 2 роки тому +4

    Hes wacan ikran

  • @kawsarbile6926
    @kawsarbile6926 2 роки тому +1

    Masha allah walashay qali

  • @sundusabdi4363
    @sundusabdi4363 Рік тому +1

    Wiil iyo gabar iskumid maha wllkey 5dollar hada u dhimanayo ma waydisanayo coz kama arkin naxaristas lkn gabdhaha ila dhashy abaalkina ma gudikro ano hadlin waxan rabo fahman wa idin jeclhy gabdho😥👸❤

  • @amuun_xoxo
    @amuun_xoxo 2 роки тому +6

    This song❤️❤️😭

  • @hamdiabdirahmanahmed6136
    @hamdiabdirahmanahmed6136 2 роки тому +3

    Walshey wacaney😭

  • @hamidaali372
    @hamidaali372 2 роки тому +1

    walashay wacaneey nasriiney garabkayga weeyan meel walba o adag iyada igaso saartay i love you wlo😭😭😭😭😭

  • @saadamoumin9553
    @saadamoumin9553 Рік тому +1

    Machaallah you are the top ❤

  • @sakiizmail3034
    @sakiizmail3034 2 роки тому +1

    Laba hablood ba ila dashay wan jeclhy alle cimri dheer iyo cafimaad Ha u siyadiyO
    Alle ha isku keen daayO 23/04/2022 8:38

  • @ahmedkhaliif1398
    @ahmedkhaliif1398 Рік тому

    ilahay ha unxariisto wlshy sawda

  • @ayaanmaxamud2370
    @ayaanmaxamud2370 2 роки тому +1

    Masha allah hee dareen leh

  • @mahdiqumane7336
    @mahdiqumane7336 2 роки тому +4

    Waalashey qaali 👸🏽 ❤️ waligaa ii faraxsanow

  • @kaysemustafe7356
    @kaysemustafe7356 2 роки тому +3

    Masha allah masha allah wlhi

  • @salmaapdy1856
    @salmaapdy1856 2 роки тому +2

    Heee hno

  • @kawsarbile6926
    @kawsarbile6926 2 роки тому +2

    ❤❤❤❤❤❤

  • @axmedjamaac
    @axmedjamaac 8 місяців тому

    (Walaasheey'wacanèey'waaxyaha'ruux'lgumidaay)sisters love you queen sisters

  • @adeerka_5
    @adeerka_5 2 роки тому +5

    I love you all somali girls❤❤❤❤❤❤

  • @hassanbaashi4594
    @hassanbaashi4594 2 роки тому +1

    Wlaashey Qliayey ❤🙏

  • @shaaniqadarshaani5677
    @shaaniqadarshaani5677 5 місяців тому

    Waynuhu haku motiyo🙏

  • @ifraaxcanbaashe2121
    @ifraaxcanbaashe2121 2 роки тому +3

    Mashaalla alahakudhawr

  • @njerinjenga5737
    @njerinjenga5737 2 роки тому +1

    My new favorite song 👍

  • @Muwahib_khayre
    @Muwahib_khayre 2 роки тому +2

    😭

  • @mahaddiamond3493
    @mahaddiamond3493 2 роки тому +2

    Woow Machallah

  • @shamsomohamud690
    @shamsomohamud690 2 роки тому +1

    Walashey wacaney taan waxyaha ruux iga mid walidkey curadisiye😜🥰😰

  • @adnaxassan6309
    @adnaxassan6309 Рік тому +1

    Amen 🙏🙌

  • @hamzeabdirahman4244
    @hamzeabdirahman4244 2 роки тому +4

    Waligaa ii faraxsanow love you all my sisters ❤♥💗💕