CIIDAGALE MUXUU UTAAGAN YAHAY MACNIHIISA

Поділитися
Вставка

КОМЕНТАРІ • 49

  • @miloak656
    @miloak656 Рік тому +6

    Waa ciidan 🏃🏿🏃🏿🥷🏽🥷🏽 Gale abwaan wan naneys ugu baxaday geesino ciidan u galen magca saxadin waa dauud ismaciil sheekh isxaaq

  • @WardiAbdi-zp2ct
    @WardiAbdi-zp2ct 2 місяці тому +1

    Sida saxda waa Ciidan Gale💣 magaca caaadigana waaa dauud IsmaciiL sheekh isaxaaq

  • @Crisaq143
    @Crisaq143 Рік тому +2

    Wixii Ciidan galoow Soo hadhbay ahayd
    xaaji Cabdi waraabe soo daa Isagoo ka sheekanaya

  • @shaqallechannel629
    @shaqallechannel629 7 місяців тому +1

    Ciidan-gale❤

  • @G.M820
    @G.M820 2 місяці тому

    Waa Ciidangalle ✅ sax nimadda magaca nanaysta ah ee qabiilka Da'uud Ismaciil Sheekh Isaxaaq. Balse Ciidagale ❌ waa mid qallad ah

  • @ClkariinJaamac-d3v
    @ClkariinJaamac-d3v Рік тому +2

    jawaabta saxda ahi waa, yaa ciidan galaaya

  • @khadaryarecilmi8200
    @khadaryarecilmi8200 4 місяці тому

    Ciidan-gale💪👍

  • @roodanuur461
    @roodanuur461 Рік тому +1

    Waa ciidangale

  • @ed-kd8ht
    @ed-kd8ht 3 місяці тому

    Aabihi bahweeyn lahaa wiilal ulahed magac lajecla dhul bahante baa hoyadii gabdholey isaga udhashay reerko gedi gabdhihi waxay kor uqaden dhagax weeyn melkudhuften dhawaq xogan dhul durug dhul bahante dhalay kucalacalay abihis minweynti naa inteebaa kulahaa labax magacas bahdi weyned hoyadode halgas kugeriyotay shekadi mayare sir lomashega

  • @maslaxosaalax7849
    @maslaxosaalax7849 Рік тому

    Waa ciidan gale

  • @cabdirashidpirlo5653
    @cabdirashidpirlo5653 Рік тому

    Waryaa ciidan galaya 🙋‍♂️Adna ciidan galow🦁 wasiduu magacu ku baxay👋

  • @ayaanleciise4763
    @ayaanleciise4763 Рік тому +1

    Waa ciddagale wuxugalijiray cidkasda oowax ismoda

  • @fanprojfree2058
    @fanprojfree2058 Рік тому

    3dexaad

  • @mohamedaden5209
    @mohamedaden5209 Рік тому +1

    Waxa ay ku timid Dagaal ayaa dhacay waxana wada degana Cidagale &Arab waaa la soo weeraray markaas ayaa la yidhi waar waxii Ciidan galow kalaya dumarka &caruurtana &xoolaha dhinac usaara

  • @drshoonbe2632
    @drshoonbe2632 Рік тому +1

    CIIDAN GALE

  • @Aarkalaasgeel
    @Aarkalaasgeel Рік тому

    Ciid kale

  • @mohamedabdiibrahim8094
    @mohamedabdiibrahim8094 5 місяців тому

    CIIDANGALE WEEYE LAAKIN MID SADDEXAAD OO MUNAAFAQAD AH AYAAD ADIGU KU DARTAY. LABADA MAGAC EE LOOGU YEEDHA WAA CIIDAGALE IYO CIIDANGALE. KA SADDEXAAD WAX JIRA MA AHA EE ADAA UJEEDO GAARA KA LEH EE BEENTA KA ISTAQ FURULEYSO

  • @houmedahmed7119
    @houmedahmed7119 Рік тому

    waa ciidan gale

  • @abdiaziizahmed7827
    @abdiaziizahmed7827 Рік тому

    MAGACU WAA CIIDA GALE WAXA LA YIDHI WUXUU AHAA ODAY FULEY AH MARKA WAXA LA SHEEGAY MARKA COL LAGU DUULAYO AMA COL BEESHA KU SOO DUULO AYUU INTUU CARARO CIIDA ISKU AASI JIREY SI AAN LOO ARKIN OO UU DAGAALKA UGA HADHO MAGACU SIDA AYUU KU BAXAY

  • @saleebaanmaxamuud4119
    @saleebaanmaxamuud4119 Рік тому +1

    Cidangale nimaan geel lahayn waa cirka utuur

    • @G.M820
      @G.M820 2 місяці тому

      @@saleebaanmaxamuud4119
      Waa qallad sida aad u qortay se waa Ciidangalle ✅ sax nimadda magaca nanaysta ah ee qabiilka Da'uud Ismaciil Sheekh Isaxaaq. Waxay na ku baxay intii ciidan gali kartaa hasoo hadho Alle ha u naxariiste Xaaji Cabdi Waraabe dhagayso marka uu ka waramaayo sida uu ku baxay magacani iyo cida bixisay ba.

  • @ahmetakram1488
    @ahmetakram1488 Рік тому +1

    Ciidangale

  • @AhmedMohamed-tv6kr
    @AhmedMohamed-tv6kr Рік тому

    Waa dhumahante

  • @saabirdaauud6039
    @saabirdaauud6039 Рік тому +1

    Ciidan gale

  • @kamaalmohamed6931
    @kamaalmohamed6931 Рік тому +1

    Cidan gale weeye

  • @drshoonbe2632
    @drshoonbe2632 Рік тому +1

    YAA CIIDAN GALAAYAY AYAY AHAYD

  • @mutafaomar1567
    @mutafaomar1567 Рік тому +1

    Reerka daa.uud garxajis weye lkn cidagale waxay kubaxday ciidangale oo laysku odhanjiray barigi dagalada yaa ciidanagalaya beesha arab iyo beesha isaxaaq iyo cidagale oo daa.uud garxajisa

  • @abdishakuurmohamed2343
    @abdishakuurmohamed2343 Рік тому

    Waa ninkii ciidanka galay

  • @ApdishakuurRashiid
    @ApdishakuurRashiid Місяць тому

    Waa ciidan kale😂😂

  • @siedmeash515
    @siedmeash515 12 днів тому

    Magacu waa ciidangalle waxaana laysku odhan jirey daaud garxajis iyo arab iyo isaxaaq sedexdaa aya wadda lahaa magaca balse waxay ku hadhay reerka daaud garxajis waa intaas magaca waxa hidisay nin arab ah maxmed fanax ah dadba waa ogyay haddalo

  • @abdishakuurmohamed2343
    @abdishakuurmohamed2343 Рік тому

    Ciidan gale magac ama waa yaa ciidan gala

  • @gurmadinfo
    @gurmadinfo Рік тому

    Ciidan gale weeyaan

  • @theman8189
    @theman8189 Рік тому

    markay habar yonis soo weerartay hargeisa ayay tiri wixi ciidan galow soo baxa.. cidankii suldan ka oo aha arab iyo daud

  • @abdiaziizahmed7827
    @abdiaziizahmed7827 Рік тому

    CIIDA GALE IYO FULEY WAA ISKU MACNE

    • @nagadcabdi
      @nagadcabdi 7 місяців тому

      nin la ciilay iga dheh

    • @mohamedabdiibrahim8094
      @mohamedabdiibrahim8094 5 місяців тому

      kkkk talaw maxay kugu sameeyeen. Qof ayaa wax kugu sameeyey ee qabiil dhan ha u nicin

  • @saabirdaauud6039
    @saabirdaauud6039 Рік тому

    Adigu qolomaad tahay sxb

  • @yaasiinhassan2127
    @yaasiinhassan2127 Рік тому

    Horaa loo fasilay magacan iyadoo ciidan la qoranayo ayaa la yidhin ciidanka ma gelayaa kani markaasaa laysku raaca inuu magaciisu noqdo ciidan gale

  • @roodanuur461
    @roodanuur461 Рік тому

    Waartasi kaamabixin somali waaba taa keeliiya ee ayii siida xuun u faahanteey

  • @deeqahussein1261
    @deeqahussein1261 Рік тому

    Waa ciidan gale oo macna heegu tahay wiilkii ciidanka ahaa. Ciidan waxaa layidhaa dadka dadka kale ushaqeeya ee xoolaha uraaca ama beeraha ufal ama uqoda ayaa layidhaa ciidan, macnuhuna waa shaqale oo reerku maydhalin ee lacag ama xoolo ayuu kaqaataa. Ciidan gale.

    • @sangeofficial2543
      @sangeofficial2543 Рік тому

      Ciidangale hayb maaha, magacani waxa uu baxay waayihii wakhti dagaal sokeeye lagu soo qaaday sandaladii isaaq ee Daauud garxajis ee hargaysa iyo nawaaxigeeda ka talinaysay, markaa waxa la qorsheeyey rag ciidanka gala oo ka tirsana beelaha hargaysa dega qaarkood waxana halhays looga dhigay yaa ciidan geli kara, sidaasa lagu uruuriyey ciidan beeleedyo cid walba ah oo dagaalka gasha aakhirkiina magacii waxa uu ku hadhay ciidankii sandalada oo ay u badnaayeen beeshaa sandalada inoo haysa ee daauud garxajis.

    • @ahmetakram1488
      @ahmetakram1488 Рік тому

      Markas adi ma waxad ujeedaa reerku magaca waxa loogu bixiya shaqaaale weye.maahee sidaas waa ciidangale

  • @faizaabdi6714
    @faizaabdi6714 Рік тому

    Waa ciidan gale

  • @ahmedmahamoud4005
    @ahmedmahamoud4005 Рік тому

    Ciidan gale

  • @maxamedcabdi9057
    @maxamedcabdi9057 Рік тому

    Waa cida gale

  • @rashkaoa9521
    @rashkaoa9521 Рік тому

    Waa ciidan gale

  • @aishabarakalaafikummahadss1670

    Waa ciidan gale

  • @miskiinmuuminadan2238
    @miskiinmuuminadan2238 Рік тому

    Waa ciidan gele

  • @ismaciilcumar1565
    @ismaciilcumar1565 Рік тому

    Ciidan gale