Ogaadeen, Mareexaan iyo Murusade Macnahood ?

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 27 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 31

  • @hamzesiyadcadowmadey7680
    @hamzesiyadcadowmadey7680 Рік тому +3

    Marexaan micnihiisu mariixman oo ah malagu riixi karo oolagaama awood badnaan karo wxaan loo gu bixiyey wuxuu baari waxaana ooku duceeyay aabihii waxaana magaciisa saxda yahay baal yare

    • @faadumocaydiid4800
      @faadumocaydiid4800 Рік тому

      Nacas ka tahey was wacel!! Qabilka aabahey aa ceynin donfaar yaho fuck you

    • @doh00
      @doh00 10 місяців тому

      Walal masha Allah, thank❤

  • @kawsarhussein4446
    @kawsarhussein4446 Рік тому +6

    Murusade Waa mursal waxaana noo bixisay hoyaden oo aheed gabar bah carbeed oo reer qadiya❤😂 ma sodhaweeyay from Murusade

  • @haashimmohamed66
    @haashimmohamed66 5 місяців тому +1

    Murusade magaciisa Saxda ah waaa wa Adeer,re karanle

  • @husseencagta7448
    @husseencagta7448 Рік тому +2

    mursal karanle hawiye . murusade

  • @MahadAbdimohamed
    @MahadAbdimohamed 6 місяців тому

    Ogaden sheekh abdi rahmaan

  • @RuunAbdi-xq5yk
    @RuunAbdi-xq5yk Рік тому +1

    Ogaaden magaca saxda ah waxa ladhaha sheekh cbdi raxmaan oge oo nin caqli badan oo wax walba og bu aha mar ogadenba layidhi

  • @RuunAbdi-xq5yk
    @RuunAbdi-xq5yk Рік тому +1

    Ogaaden magaca saxda ah waxa ladhaha sheekh cbdi raxmaan oge oo nin caqli badan oo wax walba og bu aha marka ogadenba layidhi

  • @cabdallamaqas2938
    @cabdallamaqas2938 Рік тому +3

    Muruusade magacaan asalkiisu waa mursal karanle ,magacii mursal carabi buu ahaa xoogaa cajami baa dhawaqiisa laga dhigey saas buuna isbadalka ugu dhacey .
    Murusade means mursal

  • @mohamednur1696
    @mohamednur1696 7 місяців тому +1

    MURSADE WEEYE MURUSADE MAAHA SOO BAADH❤❤❤❤❤😂😂😂😂😂

  • @MaxsmedCabdiadan
    @MaxsmedCabdiadan 6 місяців тому

    Ogaaden magacisu waa tigaal waaq walslkii waa jid waaq baalcad oo ajuuran ah iyo weyteen

  • @Qoraga
    @Qoraga Рік тому +2

    Marsal wadere karanle hawiye irir samalla sas weye mida saxda ah

  • @yuusufali
    @yuusufali Рік тому +4

    Murusade Ex Waadere Karanle

  • @mohamedsalaadibraahim6477
    @mohamedsalaadibraahim6477 Рік тому +4

    Murusade means mursal karanle

  • @KalelaChannel
    @KalelaChannel Рік тому +1

    Mareexaan naaneys ma aha. Marexaan waa magac carabik ah.

  • @doogmedia2345
    @doogmedia2345 Рік тому +1

    Murusade waxa uu ahaa asalkiisa mursal

  • @RuunAbdi-xq5yk
    @RuunAbdi-xq5yk Рік тому +1

    Ogaaden magaca saxda ah waxa ladhaha sheekh cbdi raxmaan oge oo riyooyinkuu fasiri jiray

  • @yusufbuulo8725
    @yusufbuulo8725 7 місяців тому +1

    Waderee aya layiiraha magaciisa saaxda murusade wa nanes

    • @yusufbuulo8725
      @yusufbuulo8725 7 місяців тому

      Wadeere Karanle iyo kariye Karanle iyo giidir Karanle iyo sexawle Karanle iyo fadumo Karanle iyo habado Karanle Wa ilmo Karanle. Halka kaariye sexawle giidir eey Dagan somaligalbeed Ethobiya wadere oo murusade loo garan ogyahay dagayahay kofurta Somali

  • @FahmoCabdullahi12-et4fy
    @FahmoCabdullahi12-et4fy Рік тому +2

    Mursal waadeere karanle hawiye weeye

  • @muhumednathirhanshi3112
    @muhumednathirhanshi3112 Рік тому +1

    Cabdirahamaan oogee baa ladhaha waa nin oogta shidan jiray

  • @MaxmedXasan-ik4cp
    @MaxmedXasan-ik4cp Рік тому +2

    Murusade means murusal karanle

  • @ed-kd8ht
    @ed-kd8ht 3 місяці тому

    Qabil hadaa taqanan waa isururin laheeden aaminsanay hata hadii nilaga shekeyo dabar buu niiahan laha gar magasho kama baxdo ma ahan laheninaha jiranadina sedee ula dhaqantaan qabilkina yahay waxa dila mana isururinaay yaakaayelay waxadi kartiin carada kabaxikartin marixanka amuu inyar mamul niga leyahay yuuba dhargin hadudono xiroyin qas yurub imtixano iskulo wadankin kashaqeyn ushaqeya marixan inta uunidhamo iskuladis wadankisa kashaqeynayay

  • @nasteexacadey9395
    @nasteexacadey9395 Рік тому +2

    MURUSADE WAXAALOGUBIXIYAY WAXEYAHAAYEEN QABIIL DAGAALKULUL
    WAYO WAXEY DAGAAN DHUL AFARTA JIHABA QABILO KALE KADAGANYIHIIN
    MARKA CIDII EY ISQABTAAN WAUFARATAAGIJIREEN SIEYSAN KUWAKALE UGUSODHIIRAN
    MARKAABUU,MAROORINJIRAY QABIILKA UUMARKAA LADIRIRAYO
    KUWAKALANE WEY KABAQIJIREEN ILAAEYBA WARAABE UBASHAAN SIDAYUGABAQANJIREEN OWGEED
    OWAXEY ORANJIREEN DADKA MACUNAA MURUSADE WIXIISU DAGAALKALIYA KABADANE HHHH WASIDAN KUMAQLAY REERKAA WANJECLAHAY MAAHA
    DAD,DADKA KUGARDAROODA MAHAA DAD XAASIDA MAAHA DAD CUQDAD AMA CALOOLKUQAD LE
    RUNAHANTII WADAD WANAAGSAN REERMAGAAL AH DHAQAN WANAAGSAN M.A INTANKA ARKAY

    • @zakariyecadceed8353
      @zakariyecadceed8353 5 місяців тому

      Thanks wll runta ayaad Naga sheegtay wayoo waxano dhaxda uga jirnaa mahligiin waa wayn sida
      Xawaale habargidir
      Abgaal iyo duduble
      Marba mid baan is haynaa

  • @axmedxamud7885
    @axmedxamud7885 Рік тому

    In any daarood Shaun buy ogaaday

  • @muntazissa6837
    @muntazissa6837 Рік тому

    igaaden waxay ahayd ogaado wixi dhalay mantana la ogaday raagas badankooda waa dir ogaada isaaow walahay bilahay baan idinku dhartee dna baa sheegtay

  • @sayidxasanxaaji6333
    @sayidxasanxaaji6333 Рік тому

    Ogaden inay bini adam yihinbay ogadeen