Gabadh Bananbur Cajiib Ah Tirisay Aroos 2018 Hargaysa Somaliland ??

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 22 сер 2024

КОМЕНТАРІ • 323

  • @alimussa5560
    @alimussa5560 4 роки тому +38

    True Somalilander, True Somali tradition, Beautifully done, good lyrics , and even the setting is humble and the bride is probably dressed beautifull. The lady singing has a beautiful voice. Viva Somaliland for Somalis of Somaliland, Somalilanders.

  • @hodoluckyabdi2788
    @hodoluckyabdi2788 4 роки тому +11

    Suladaamadii arab isaaq
    Reerka isaaq ugu dunta fiican geesinimo iyo gobanimo rabbi gaar u siiyay Arab sheekh isxaaq Alle ha idin barakeeyo gobta reer sheekh isxaaq

  • @zaaked7930
    @zaaked7930 2 роки тому +16

    Somali bilaa isaaq ahi walaahi waa geed bilaa midho ah 🔥💚🤍❤️

  • @caashahaboon2801
    @caashahaboon2801 5 років тому +31

    Suldanada arab isaaq bay la soortantaa masha allah baranbur iskuma jiree walee waa baranbur kii u wacnaa jecliyaa tolkay arab weyne😍🤩❤💋❤

    • @fadumobahar4573
      @fadumobahar4573 4 роки тому +1

      124455687910s

    • @xayadcumar303
      @xayadcumar303 4 роки тому

      Waaw

    • @argsaanifro2735
      @argsaanifro2735 4 роки тому +1

      Wow arap sheikh isaaq💯💯👏👏👏

    • @anissaawale5624
      @anissaawale5624 3 роки тому

      0000000000000000000000000⁰0000000000⁰000000000⁰0000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000⁰000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000⁰000000000000000000000000000000000⁰00000⁰00000000000000000000000000000000⁰000⁰0000000000000000000000⁰00000000⁰00000000 the

  • @GADHLLEYOUTUBE
    @GADHLLEYOUTUBE Рік тому +3

    Waa muuqalka uugu daawashada badan waayo wax ku dhan murti iyo amaan iyo faan iyo waano
    Waa waxay bartay inay umada aduunka gaar ahaan umda islaamku gaar ahaan umada iskale afka somaliga inay habla soomaal gaar ahaan habla Somaliland inay uugu sharaf badan yahiin viva habla Somaliland 👑👑👑💯💯💯❤❤❤❤❤💯💯👑👑❤❤❤❤❤❤💯💯💯

  • @bintiahxmedsaleban9682
    @bintiahxmedsaleban9682 6 років тому +26

    Wax Kasta Oo La Allifo Ama Hees Ha Ahaaato Ama Buraanbur Ha Ahaato Reer Waqooyi Udaaa ..Sugaaan Idinlkeeed 😍😍👏👏👏👏👏

    • @hargtech9301
      @hargtech9301 3 роки тому +1

      Niko iyo bac I sii bac bac Reer konfureed u daa

    • @hamz233
      @hamz233 2 роки тому +1

      * Reer Somaliland

  • @aishahennaharts9394
    @aishahennaharts9394 4 роки тому +5

    Maasha Allah
    Asturaadu waa shay qaali ah
    sidaa quruxda badan ee asturan ku wada weligiin gob gobi dhashay❤

  • @_afardhaan8250
    @_afardhaan8250 2 роки тому +6

    Hoyga murtida somlilnd ismujiya hee💚🤍♥️💯

  • @Unique_girl77
    @Unique_girl77 3 роки тому +8

    Arab sheikh izixaaq 💉♥️

  • @laylaraqiis3804
    @laylaraqiis3804 4 роки тому +10

    Walle burburkaan aqaanay waakan✅👌😍

  • @user-os6ux5cz5q
    @user-os6ux5cz5q 6 років тому +13

    Mashallah buranburkan naqanay weeye i ciyaarteeni alah alah hada shuba ba na dhibtaY

  • @saidadahir5615
    @saidadahir5615 5 років тому +15

    Sanaa loo buraanburaa mase waa la iska aamusaa ❤️❤️

  • @davidgossey2531
    @davidgossey2531 3 роки тому +2

    Reer waqooyi gabay maanso hees buraanbur gereer. Mahmah jaandheer batar cuyaar dhaqamed oo dhan abwaan abawaanad hal abuur u daa

  • @nuralcayn107
    @nuralcayn107 5 років тому +11

    Ninkii hadlayaaba Hayska hadlee wallee arooskaa ka tumtay oo si wacan uuga tumtay 😍
    Masha Allah Buraanbur iyo badh

  • @hibaaqmaxamud3747
    @hibaaqmaxamud3747 6 років тому +30

    Afkaga cano lagu qabay wale katuntay arooska ilahy haysu barakeyo reerka gabadha reer Somalilandw hale laga hela iso sheega wanka hele aros kaygn uu yedhanaya ye

  • @davidgossey2531
    @davidgossey2531 3 роки тому +2

    Reer waqooyi abwaanimo iyo sugaan iyo murti cid ku gaadha ma jirto wa wada hal abuur midhan reer koonfur an afsomali ba garanayn ba buraanbur ka hadlaya oo ay reer waqooyi ka maqleen buraanbur wa dhaqan waqooyi

  • @sulekholove1646
    @sulekholove1646 5 років тому +7

    Gbdh dheelsah mark koobd ka hely wlhi mnsh allh burnbur Dagan weeyh oo buuq iyo waali lahyan

  • @Hayaad112
    @Hayaad112 6 років тому +20

    Wallky xamse ibarahim xuseen qayre iyo dumashiday shabcaan xussen allow iskukiin daa

  • @halimomohamed6275
    @halimomohamed6275 6 років тому +7

    MashaAllah hambalyo hambalyo hambalyo isku wara wiil iyo gabadha ilaahay ha idiin siiyo aamiin aamiin aamiin inshaAllahu b'idinlaah karim Suldaanada Arab isaaqba la sooltanata afka caan lagu qabay.

  • @azmazultan4384
    @azmazultan4384 3 роки тому +7

    😂ilhaw igu sim hapen sidaa lay aamno

  • @aniisaaxmed646
    @aniisaaxmed646 4 роки тому +6

    Wooooooooow sodooohdaaa araaab waaan salmayaa

  • @nimcohaybe1181
    @nimcohaybe1181 4 роки тому +4

    Maasha allaah alle codka ha ubarakeeyo

  • @maqdashiyare4054
    @maqdashiyare4054 5 років тому +7

    Nolasha waxaan ugu jeclahay
    Buraanbur walahi

    • @raxmaali3516
      @raxmaali3516 4 роки тому +1

      Hhh maado nina

    • @Who_are_you900
      @Who_are_you900 4 роки тому

      @@raxmaali3516
      Ragga ma ka xaraambaa 😂 ragga qaar baa saar lehe daa

    • @Who_are_you900
      @Who_are_you900 4 роки тому

      @Isaaq La'aantii Waqooyi iyo koonfur Midoobi Maayan
      Inaadeer mahadsanid...
      Halka iga daa meel xataa wx kulama cuno hblee adna labis baad gaadhey 😅😅😅 iga weydiin by ahyd inaadeer thnks

    • @Who_are_you900
      @Who_are_you900 4 роки тому

      @Isaaq La'aantii Waqooyi iyo koonfur Midoobi Maayan
      Adiga mudan inTaa aad sheeGtayna wey jiraaN inaadeero
      🙏🙏🙋‍♂️🙋‍♂️

  • @safiajama7459
    @safiajama7459 5 років тому +3

    maaasha alaah hambalyo ale ha isku in barakeyo wallo adn codka ale haku dayo anaba u bahan gabadhane iso qabta

  • @AsmaAhmed-qj9wp
    @AsmaAhmed-qj9wp 5 років тому +8

    waaaaw hooyo cod macaan

  • @maizaquruxxox9145
    @maizaquruxxox9145 4 роки тому +5

    Arabbbb❤❤

  • @zekeriaharir8010
    @zekeriaharir8010 6 років тому +4

    Mansha allah alle ha isku kiin. Barakeeyo

  • @abdimohamoud1803
    @abdimohamoud1803 Рік тому

    Wow 👏 waxbaa ka dhacay, Abti allah ha ku xafido,

  • @hiboahmed930
    @hiboahmed930 6 років тому +7

    Maa Shaa Allaah Asturkaa Qurxoon

  • @hibaaqabdi6263
    @hibaaqabdi6263 2 роки тому +1

    Buranbur kan hakaa ahaado

  • @abdishakuurxasanvlogs7628
    @abdishakuurxasanvlogs7628 2 роки тому

    Gabadhaa buraanburka tirinaysa zhp qaasimoow shaqo ayaan u ahayaye ii soo dir lambarkeeda

  • @khaoshanosman1309
    @khaoshanosman1309 6 років тому +4

    💃🏾💃🏾💃🏾💃🏾💃🏾💃🏾💃🏾 yariista dharka pink ga ayaan ku heestaa Maansha Allaaah hambalyo wiil iyo caano gabar iyo caano

  • @Amina-ht9hh
    @Amina-ht9hh Рік тому +1

    Mashallah 💝❣

  • @mulkicabdilaahi413
    @mulkicabdilaahi413 5 років тому +2

    Masha allaah tabarakallaah alle haisku barakeeyo ubad khayr qaba alle ha siiyo masha allaah gabadha say y asturantahay baan kahelay quruxeey alle haku barakeeyo

  • @_afardhaan8250
    @_afardhaan8250 2 роки тому +2

    Ax buranburka jecliya♥️🤣💯

  • @davidgossey2531
    @davidgossey2531 3 роки тому +2

    Reer koonfur kkkkkk ader reer waqooyi hal abuur iyo sugaan cidi kuma gaadho.idinku niiko aya ledahin lkn murti kake cid idin waydinaysa ma jirto maskax ad ku aliftan ba ma lahidin

  • @hanamaxamed6368
    @hanamaxamed6368 3 роки тому +4

    Maashllaah ♥️

    • @muunamaxamed620
      @muunamaxamed620 3 роки тому

      Mashallah my Xabiti ❤️❤️❤️👏🌏🌏

  • @farduusabdiqadir5893
    @farduusabdiqadir5893 2 роки тому

    Mnasha allh waa libaaxadii hodan qayliye

  • @juweeriyahaybe1065
    @juweeriyahaybe1065 4 роки тому +2

    Mansha allah hodan xuseen❤❤👍👍💋

  • @umusowdasa4552
    @umusowdasa4552 4 роки тому +1

    Maaansh allaah wllo afkaaga caano lagu qabay gabadhaa number keeda ha la iisheego habeenka arooskayga ayaan u yeedhanayaaye walaalayaal

  • @sameerabacker3978
    @sameerabacker3978 6 років тому +1

    Masha allah tabarkallaah Alf mabruuk Alf mabruuk Alf mabruuk Alf mabruuk walky xamse ibraahim aw qayre iyo dumshiday

  • @munasiciid4318
    @munasiciid4318 2 роки тому +2

    arab ❤❤❤❤

  • @ladanxazhi8014
    @ladanxazhi8014 6 років тому +3

    manshallh gabadhan magaceeda iisoo sheega plz xagee laga helo

  • @fardusmaxamed7167
    @fardusmaxamed7167 6 років тому +12

    ManshallAh beautiful voice well done good lady

  • @princesshoodo105
    @princesshoodo105 5 років тому +8

    Timaha hindi baadba mooda haweenka yurub😂 naagahaas aad amaantay nama oga

  • @laylayusuf1360
    @laylayusuf1360 2 роки тому

    Layla yuusuf

  • @hindayusuf833
    @hindayusuf833 2 роки тому

    Waa barabur wacan ad iyo ad masha allah lakin cayartu maha teni maxa la tegey heleleyoow ha dagan heri mahe hanahobalo iyo kale badan marka baraburka dabadi lagu dhifanjirey

  • @fikirsalimchannel1499
    @fikirsalimchannel1499 4 роки тому +1

    Happy and cool buranbur

  • @a.shakuurxasan4241
    @a.shakuurxasan4241 4 роки тому +1

    Gabdhaa Buraanburka tirinasa Ha layla soo xidhiidhsiyo Tolow
    Hambalyo Hambalyo Hambalyo Hambalyo Hambalyo Hambalyo Hambalyo Hambalyo Hambalyo Hambalyo Hambalyo Hambalyo Hambalyo

  • @foosiyaibrahim4722
    @foosiyaibrahim4722 2 роки тому

    Ugbaad Geenyo

  • @shutaxyasiin7117
    @shutaxyasiin7117 3 роки тому +1

    Asc wllo yaa igu cawiin karaa lamberkaa gabadhaan

  • @hoothoayaan7067
    @hoothoayaan7067 5 років тому +1

    m.a eedo Hodan allh hakuparakeeyo codka

  • @IdohassanHassanmahamed-vr4ch

    🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @zhukriomar1916
    @zhukriomar1916 6 років тому +2

    Mansha allah ina bilawo abwanad abwaan dhaly guul nacbka comanka wax xun kaleh cagta hoosteeda

  • @nimcomohamed3141
    @nimcomohamed3141 4 роки тому +3

    Tilmaan laygusoociyo
    Hiddo soo jireeniyo
    Sumad weeye dhaqanoo
    InTaa iyo siyaadaba
    Soomaali baa iskaleh

  • @rahmahcadey996
    @rahmahcadey996 3 роки тому

    qidii hisaa meel laglaa xididoo gabdaa ha ilaa soo socood sisoo waan u bahnee

  • @mosha4198
    @mosha4198 4 роки тому

    asc subxan allah xage laga hele gabadha burburisaa wa ka hel masha allh

  • @davidgossey2531
    @davidgossey2531 3 роки тому +1

    Somaliland gabay gerar hiyaar dhaqaned hees buraanbur murti ugu kaalay wa lo dayay murti wa waqooyi hal abuur wa waqooy

  • @SalebanAli
    @SalebanAli 3 місяці тому

    Wow

  • @davidgossey2531
    @davidgossey2531 3 роки тому +1

    Waa aakha seben qadadweyn sugaan ka hadlaya oo reer waqooyi ku leh buraanbur garanmaysan kklklllll wlhi qoslay reer koonfur niiko iyo dhaqan afrucan bay caan.ku yahin wax kale oo ay yqanin.ma jiran qadadweyn indha adaka ma buraanbur ba taqanin niiko. ayad taqanim

  • @umuahmedofficial5829
    @umuahmedofficial5829 6 років тому +5

    Arooska iyo aroosada allha
    Isku barakeeyo
    Mesha barabur iyo boodid ba kuma arko.

  • @nadiracamuud7183
    @nadiracamuud7183 5 років тому +1

    Wooow walhi waa gabar cood macan ee halke lag helaya

  • @ayaancali4145
    @ayaancali4145 Рік тому

    Hambalyo

  • @gudoonismacil437
    @gudoonismacil437 6 років тому +4

    Waaaaaaw Masha Allah ilaahay haisku kiin barakeeyo

  • @amuunmohamed6272
    @amuunmohamed6272 Рік тому +1

    Arab isaaq salaan sarre

  • @ahmedjamaadam6086
    @ahmedjamaadam6086 5 років тому +2

    Manshallaah

  • @macerinaladida6997
    @macerinaladida6997 2 роки тому

    Mashalaha..

  • @muuminad3143
    @muuminad3143 6 років тому +11

    Buraanbur yaa reer waqooyi naga barey. Allah ha isu barakeeyo arooska iyo aroosada

    • @qaasinchannel
      @qaasinchannel  6 років тому

      aamin aamin wllo

    • @zamzamomar8178
      @zamzamomar8178 6 років тому +4

      Huuno waanu naqaanaa ee dhanka ciyaarta baynu ku kala duwanahay

    • @khaoshanosman1309
      @khaoshanosman1309 6 років тому +3

      muumina D maxaa dhacey xaasid nimadaas waa aroos waa in la amaanaa soo ayagaba heesahooda oodhuxa ku istaagaaya nama bari iyo waliba afsoomaali fiican. Come on man be nice 👍

    • @khaoshanosman1309
      @khaoshanosman1309 6 років тому +1

      zamzam omar Maansha Allaaaaaaaaah baatihiin horey usocda ha ubixin

    • @rodaali3036
      @rodaali3036 6 років тому +1

      muumina D makuumacnaynaa inleyn I inta laguhadlaad kataqanane rer isqarxiye

  • @bariraabubarkar2011
    @bariraabubarkar2011 4 роки тому +1

    Wooow 👌👌👌👌👌👏👏👏👏👌👌👌👏👏

  • @nimcoahmed4286
    @nimcoahmed4286 4 роки тому +1

    Mashalah

  • @ayaanamiiindaauud5797
    @ayaanamiiindaauud5797 3 роки тому

    Masha allaah buran bur iga dhe afkaga coonu lagu qabay

  • @hodanqani9163
    @hodanqani9163 4 роки тому

    Masha allh

  • @abdiahmed8071
    @abdiahmed8071 2 роки тому

    Dalmat Yare

  • @19-20-w7h
    @19-20-w7h Рік тому

    Buraanbarada Somaliland cod fasiix halka Dhankanaga Naagaha codkood aan Sfcn loo fahmayn oo Guux ku furan yahay.

  • @sma7464
    @sma7464 6 років тому +1

    Mashalaah ilahay haysu barakeyo

  • @Umbilal271
    @Umbilal271 5 років тому +7

    Kun baa loo diiday konton baa darbiyada jiifa.

  • @asiyaibro2631
    @asiyaibro2631 4 роки тому

    Mansha allhaa honad nolow

  • @fatimaessa2841
    @fatimaessa2841 4 роки тому +2

    15 wiil dhalo reerka sharaf u yeeL!

  • @farhiafarah6954
    @farhiafarah6954 2 роки тому +1

    Kuwaday saasaan.ku soo waday ku waday. Sacab iyo jaanba.

  • @munasead9934
    @munasead9934 4 роки тому +2

    15wiil dhaloo heerka sharaf u yeel 😂
    Hadaan 15 dhalo reerku ma sharf dhacayan

  • @ayaancali4145
    @ayaancali4145 Рік тому

    Hambalyoo

  • @nimcoayaan3629
    @nimcoayaan3629 6 років тому +5

    magaced gabdhan u yeedho arooskayge

  • @hfzqas1587
    @hfzqas1587 4 роки тому

    Wooooooooow amiiiiiiin ajmacin

  • @nasracarab680
    @nasracarab680 4 роки тому

    mansha allh gabadhan magaceeda halaysheego

  • @zamzamomar8178
    @zamzamomar8178 6 років тому +9

    Masha allah isku waara

  • @hindamohamed1824
    @hindamohamed1824 4 роки тому

    Mnshalaha waan ubaahayana gabdhan

  • @laylamuxumed9298
    @laylamuxumed9298 2 роки тому

    Mashah.alah

  • @xamdamawliid9796
    @xamdamawliid9796 2 роки тому

    Ascv

  • @sadiahassan1418
    @sadiahassan1418 6 років тому +4

    war yaacelsha waxan buraaburki wee ku dheelene

  • @al-ad-aniya4048
    @al-ad-aniya4048 5 років тому +3

    Shanta dumar ah ee meesha so fadhiya ma geeri bay fadhiyaan?

  • @ethnahazzan7472
    @ethnahazzan7472 3 роки тому

    Gabadhan meel aan kala xidhidho iso sheega

  • @AhmedIbrahim-ml2zh
    @AhmedIbrahim-ml2zh 3 роки тому

    Aroooskayeygaan uu yeedhay runtii

  • @umubahja1508
    @umubahja1508 2 роки тому

    Reer woqooyi baraanburkodaa sidaan miyaa? Yaab

  • @farhiafarah6954
    @farhiafarah6954 2 роки тому

    Iyaaaa , khadraaysahraaycaday yarta.

  • @tuuneeyupdy6917
    @tuuneeyupdy6917 5 років тому +4

    😂😂😂😂😂😂 waa duuul dhanka baraanburka hapaar kaga dhacay 😅😅😅😅

  • @faraxxasan4085
    @faraxxasan4085 Рік тому

    Islaanta lanbarkeeda iisoo sheega

  • @_______mytea________2401
    @_______mytea________2401 4 роки тому +1

    Waaaaaaaaaaw

  • @kawraredapzsn6495
    @kawraredapzsn6495 3 роки тому

    Amazing

  • @naima983
    @naima983 4 роки тому +1

    Why the bride and her fam looking mad🥵🥵

    • @naimaali5308
      @naimaali5308 4 роки тому

      naima abdullahi 😂😂😂😂😂😢

  • @morevideos316
    @morevideos316 2 роки тому

    hello new friend,.