buraanburkii sannadka oo burco ka dhacay hinda oo isku kala bixisya arooskii ibraahim

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 27 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 303

  • @dhalboqortooyo602
    @dhalboqortooyo602 5 років тому +36

    Illahay adaa habar jeclo iga dhigo oo habar jeclo ii dhixiye
    Oo habar jecelo i dhashay
    Oo habar jeclo reer ayeey iga dhigay say masha Allah 😍😍😍😍
    One love habar jeclo gaar ahaan faarax cabdile oo i dhalay 😍

  • @amalahmed2929
    @amalahmed2929 4 роки тому +12

    Rabiyoo adaa iga dhigay sacad muuse oo ii dhixiye habar jeclo oo ii dhashay habar jeclo

  • @somalilandergirl2843
    @somalilandergirl2843 4 роки тому +9

    Boqortooyadii layga beeray allow barakee Habar jecelo👑❤️❤️❤️❤️❤️

  • @hafsadahir1707
    @hafsadahir1707 5 років тому +63

    Maashaa Allah. I love you reer shiiq isxaaq from beelwaynata hawiye ❤

    • @musahassan2999
      @musahassan2999 5 років тому

      Thanks sister

    • @itz_Marwa456
      @itz_Marwa456 5 років тому +2

      Gobtiii hawiye walalahayaw idin jeclinaaa😍😍😘😘😘😘

    • @ilhanhassan9813
      @ilhanhassan9813 5 років тому +2

      Hafsa Dahir
      We love you walaal irir samaale isku dhiig. From hargeisa

    • @kawsaribrahim.nesdexa453
      @kawsaribrahim.nesdexa453 5 років тому +1

      ku jeclin inaadeerayo irirsamaale oo dhan baan salaamayaa

    • @hoodoayaanle5447
      @hoodoayaanle5447 4 роки тому +2

      Hafsa Dahir we love too indr.

  • @gobaadahmed7340
    @gobaadahmed7340 5 років тому +23

    Mashaa’allah 8dii Sheekhu dhalay
    Duriyidii Allah ha xafido 💕😘😘💕💕

  • @nuuraabdilahi9594
    @nuuraabdilahi9594 5 років тому +72

    ❤❤❤❤jecliyaa habryonis reer abtigay igu duceya inaan ka guursado😂😂😂😂

    • @ayaanumu8585
      @ayaanumu8585 5 років тому

      ❤👍

    • @ilhanhassan9813
      @ilhanhassan9813 5 років тому +3

      Nuura Abdilahi
      Ka ugu akhlaaqda wanaagsan iyo diin iyo maal ALLAH ha kaa siiyo walaal aaminn

    • @nuuraabdilahi9594
      @nuuraabdilahi9594 5 років тому +1

      @@ilhanhassan9813 Aameen xbbti

    • @maayaabdalaa3401
      @maayaabdalaa3401 5 років тому

      Nuura Abdilahi kuguducaynay inaabti muusacabdalaan kuugu duceeyay

    • @munayusuf9938
      @munayusuf9938 5 років тому +3

      Habaryar waan kugu duceeyay soo dhawoow

  • @fariidafaraxsan7134
    @fariidafaraxsan7134 4 роки тому +3

    Jirkaba I jiriricoday maqawiirtii habar jecla I dhalay dhigu biya maaha rer abtigay duriyada barakesan idin jeclahay kuma habar jeclo saldanadii rer abtigay muwah 💋💋💋💋♥️♥️♥️♥️♥️🙏f

  • @xikma-zb7yy
    @xikma-zb7yy Рік тому +4

    Inaa ilaahu wa inaa ilayhi raajucuun
    Ilaahay how naxariisto walaasheen hinda

  • @boqoradasomaliland5920
    @boqoradasomaliland5920 3 роки тому +5

    Habar jeclo
    tolkey wa dad gob ah💞🥰

  • @safiyacumar1361
    @safiyacumar1361 4 роки тому +6

    My dhiigayga habar jeclo😍😍🤗💪💪

  • @hodanmaxamed7510
    @hodanmaxamed7510 6 місяців тому

    Allah haw naxariisto janno fardawsa Allah haka warabiyo🤲🏼😭😭😭

  • @rahmahussein6666
    @rahmahussein6666 Рік тому

    Abwan hinda illhy ha unaxaristo

  • @farhiasabdulahi9474
    @farhiasabdulahi9474 2 роки тому

    mashaalaaaaaaah khatraaaaaay waahwaah tantan. bes

  • @sabahgoth1081
    @sabahgoth1081 5 років тому +23

    Subeer Awal iyo saadadii aan aqiin viva Duriyadah

  • @marriamsuleiman1325
    @marriamsuleiman1325 5 років тому +30

    Wwwwwwww msha allllh hblyoh MagacayGa Ka Maqlayaaa Maryama Dagen💋💋💋💋💋ilhy Amarkiii Reerkaaan kama dhalaN lkn waaaN jclhy 💓💓💓💞💘💞💘💞💘💞💘isaaaaq markaaa Maqli xaaaada idhaqaaaqda❤❤❤Majerteen ahy from puntland💓 Viva dadka jclhy insha alllh iigu Duceeeya wiiil cidaaaaz ah

  • @dalmardeeqsimedia1536
    @dalmardeeqsimedia1536 5 років тому +47

    Habarjeclo for life

  • @AhmedbiciideAhmed
    @AhmedbiciideAhmed 4 роки тому +12

    VIVA HABAR JECLO
    UNTOUCHABLE 💪💪💪💪💪

  • @munayusuf9938
    @munayusuf9938 5 років тому +30

    Vivaa duriyadayda sheekh isaxaaq

  • @hamseabdiali4253
    @hamseabdiali4253 5 років тому +20

    Msha alh ARAB REER SHEIKH ISAXAAQ

  • @djibphoto9551
    @djibphoto9551 5 років тому +11

    ooof waa gobtii
    isaaaq sheikh isxaaq alle ha idin xafido

  • @Laylatumaal
    @Laylatumaal 10 місяців тому

    Alla ha ku naxariiso eedo😢😢😢😢

  • @zafiyahazzan6112
    @zafiyahazzan6112 5 років тому +13

    Mudanka haparjeclo ayaaan meesha kapa maqnayn🙌🙌🙌🙌

  • @shaakiryuusuf6330
    @shaakiryuusuf6330 2 роки тому +1

    Arab iyo albaabada adag one love 8da sheekhu dhalay

  • @nushiibushii563
    @nushiibushii563 5 років тому +15

    Idhalay supeeer Amal baa idhalay oo idhalay sacad Musca idhalay

    • @amalahmed2929
      @amalahmed2929 4 роки тому

      Nushii Bushii gobtiiii

    • @hamdaqueen5278
      @hamdaqueen5278 4 роки тому

      Nushii bushii viva sacad muuse💋💋💋💋💋

  • @almaazcollection889
    @almaazcollection889 5 років тому +20

    Viva suber awal jidhkaygi😊😊

  • @cafifalucky9357
    @cafifalucky9357 4 роки тому +5

    Habar jeclo cidka amaan jecel lawaa guulaysta may tolkay

  • @axmedyaasiinbancawlcawlkad2064
    @axmedyaasiinbancawlcawlkad2064 4 роки тому +2

    waah waah hinda madax sare viva habar jeclo qabiilka yeesif iyo axmed faarax bancawl waraabayaasha

  • @farhiasabdulahi9474
    @farhiasabdulahi9474 Рік тому

    baryo duxdaa. waan uwataaa kunsano iyo kabadan nolow tanay ihihihihihihihiii iyaayah. tiri tantan. khatraaaaaaaay

  • @filimnkuwaafilinmcna-rahma7597
    @filimnkuwaafilinmcna-rahma7597 5 років тому +13

    habar jeclo waa duriyadii reer shexisaaq waa reerka ugu balaadhan isaaqa

    • @zumalife7681
      @zumalife7681 4 роки тому

      filimnku waa filin mcn A-rahmaan Ahmed hhhhhhhhkkkkk😷😷😷🤐shame on you not habar 😝😝😝habar jeclo waa 💉200% boqokibaboqo majerteen quraka aqari mmmmmm🇸🇴🕋🐝🕌🕰🤭

    • @zumalife7681
      @zumalife7681 4 роки тому

      Shexisaaq waa Omar mahamud💉🐂🐂🐂🐂🐂🐂🐂🐂🐑🐑🐑🐑🐑🐑🐑🐑🐑🐄🐄🐄🐄🐄🐄

    • @jonasmk8231
      @jonasmk8231 4 роки тому

      filimnku waa filin mcn A-rahmaan Ahmed habar magaadle iyo habar jeclo yaa badan?

    • @AhmedbiciideAhmed
      @AhmedbiciideAhmed 4 роки тому

      Waa runta habar jeclo royal family

    • @faysakiinfaysakiin6137
      @faysakiinfaysakiin6137 4 роки тому

      Habaryonisa Somali ugu badan

  • @AhmedbiciideAhmed
    @AhmedbiciideAhmed 4 роки тому +5

    Habar jeclo all the way

  • @raxmawiilashasomalilandwal884
    @raxmawiilashasomalilandwal884 5 років тому +25

    Viva reer cumarjibriil habarjeclo

    • @yusufali2900
      @yusufali2900 4 роки тому +2

      Cumar jibriil sacad muuse kkkk

  • @mikejoness2041
    @mikejoness2041 4 роки тому +9

    Viva uptio habar jeclo Reed dood )daud musa sheikh isaaq viva dulbahunte

  • @ayaanumu8585
    @ayaanumu8585 5 років тому +5

    Gabdhihii Guursadey Galaaskii Adaa Ka Helay Hadaa Ka Hawoodey Hilibkaaga Nimaan Laheyn❤💯👍Nimada Duriyada Alloow ha Noo Waayin Idin Jecliyaa Walee Wax Idinka Nasabsan Lawaa From Österreich ❤❤❤💯💯💯💯💯✅👍

  • @ashwaaqosman5806
    @ashwaaqosman5806 2 роки тому +1

    Habar jeclo axmed farax ❤

    • @farhiasabdulahi9474
      @farhiasabdulahi9474 5 місяців тому

      YariisEEEy yartayarta dumar ragba inbDAN IGA WAWAYNBA Ya BILYWERS NOLOW HAGAJI WEECI HAGAJI MEEQO JeeR eeeee CADAWIS XAN FITNO ALOOSIT FOWDO DUMAAR NOLOLBA LAMA RUMEEYO MEEQOJEER

  • @sayidasuuban8245
    @sayidasuuban8245 5 років тому +7

    masha allaah axmed faarax aladii aan ahaaa

  • @boqorotidireedasaldireed3595
    @boqorotidireedasaldireed3595 5 років тому +16

    Masha Allah cadi mahin Vivi beshaaa dir beshaa direeed

    • @nimcomaxamed2705
      @nimcomaxamed2705 4 роки тому

      tolaay axmad faarax maxamed axmad reeraare buraale anaa ah waana jidhidhicooday waligay raage daayoo aroos habar jeclo kaqab galin caawa markaan daawaday farax awgeeg waan ooyay

    • @nimcomaxamed2705
      @nimcomaxamed2705 4 роки тому

      Oodkaadheeri kumadhaxan tirto

  • @rahmahussein6666
    @rahmahussein6666 11 місяців тому

    Illhy ha unaxaristo😭

  • @zahrakiin9938
    @zahrakiin9938 4 роки тому +8

    Maxamed iyo muuse
    Reer abtiga iyo reer tolkay
    My dhiigaayga Habar Jecla

  • @najuumaahmed5104
    @najuumaahmed5104 5 років тому +7

    HY reer abtigay alle haykiin dhawro
    H💖

  • @zaynabahmed787
    @zaynabahmed787 5 років тому +15

    Habar jecelo jeceliya

  • @axlaamabokorcumar7097
    @axlaamabokorcumar7097 3 роки тому +2

    Habar jeclo reer tolkay mansha allaah💘💘💘💘💘💘💘💘😂😂😂😂😂😂😂😂💖💖💖💖💝💝💝❣❣❣❣

  • @mohbulshaawi597
    @mohbulshaawi597 4 роки тому +1

    Garxajisoo dhalada iyo dheemantii wacnayd viva Cududa iyo dayrka reer sheekh isxaaq

  • @aa.aftaag3272
    @aa.aftaag3272 5 років тому +43

    Viva habarjeclo viva isaaq

  • @aminaahmed4863
    @aminaahmed4863 4 роки тому +2

    💜 siddeedduu sheekhu dhalay all of them are my blood.

  • @sabadmjama8295
    @sabadmjama8295 5 років тому +3

    Gabadhan baan u baahanay arooskayga ee please igu caawiya magaceeda iyo meesha laga helo❤️😍
    Waad mahadsantihiin xx 😘

  • @dhawrsandumar4575
    @dhawrsandumar4575 5 років тому +13

    idhalay yeesif ba idhalay🌼🌏❤ Viva reer abtigay❤

  • @hothokalgacal3520
    @hothokalgacal3520 5 років тому +21

    Izaaaaaq❤❤❤❤❤

  • @jamacalijamac9886
    @jamacalijamac9886 5 років тому +30

    kumee habrjeclo kumee kudhalay yeesif baa kudhalay afkaaga caano geel lagu qaby ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤💘💘

  • @mustafemohamed4879
    @mustafemohamed4879 5 років тому +25

    habrjeclo ❤

  • @farhiafarah6954
    @farhiafarah6954 3 роки тому

    Absuletly.waaita.haaa

  • @nimoawgeedi2296
    @nimoawgeedi2296 5 років тому +9

    suber awal❤❤❤❤❤❤

  • @luckyosmaanm5419
    @luckyosmaanm5419 4 роки тому +4

    Waliba axmed farax iyo aladii wacnad💋💋💋💋

  • @ubaxdajiya2525
    @ubaxdajiya2525 5 років тому +24

    Gobtiii Somaliland alle iga beerayey sharaf ku nolada

  • @apdirazaqmuhamed4171
    @apdirazaqmuhamed4171 Рік тому

    Allaha unaxaristo hindo dhayman

  • @Xamda763
    @Xamda763 Рік тому

    Alah haw naxariisto miskiinta way dhimaty

  • @farhiasabdulahi9474
    @farhiasabdulahi9474 10 місяців тому

    familyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyy systems.

  • @zahraquruxsan5092
    @zahraquruxsan5092 4 роки тому +3

    My tolkaya habaar Jeclo

  • @queentanya3787
    @queentanya3787 5 років тому +3

    ka dib markaan daawadey fiiyawgan waxan jeceleystey inaan Burco tago oo arooskayga kuso dhigto gabadhan meel haleygu tilmaamo. Allahayaw igu sin

  • @khadijam2969
    @khadijam2969 Рік тому

    Yeesif ❤️❤️❤️❤️🥰🥰🥰🥰🥰

  • @iman8752
    @iman8752 2 роки тому

    Idhalay yeedif baa idhalay

  • @farhiasabdulahi9474
    @farhiasabdulahi9474 Рік тому

    matan yareeydaan wadayarwadajir khatriinaqaraneeycadayyareeeey marwa yareeey cadceeddumaar iyaaaah ooriyareeeey waan uwataa naaaaagodumaaaarhaweendumaar princeseseseseseses riyaaaqrasmi laguraysto khayryaashay waan dhaafaa. seebaaye saytahay qiimobadan laygadoqoo raacay tantan layiri hus hus yuryur.mashaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaalaltabaarakalah horusocoto fariidad yareeyfilsanfiljannah igadgeh naaaaaagpdumar.

  • @cabdulaahishiikhsiciid3015
    @cabdulaahishiikhsiciid3015 2 роки тому

    Hinda

  • @mustafemohamed4879
    @mustafemohamed4879 5 років тому +8

    Suber awal ❤❤

  • @iidtayomukhtaar3102
    @iidtayomukhtaar3102 4 роки тому +13

    Kumee Habar Yoonis Kumee Kumee ilmaderaday Kumee

  • @sahrajamac3806
    @sahrajamac3806 5 років тому +40

    Kumee habar jeclo kumee
    Ku dhalay yeesif baa ku dhalay 💋
    Afkaaga caano laģu qabay💋

  • @filimnkuwaafilinmcna-rahma7597
    @filimnkuwaafilinmcna-rahma7597 5 років тому +7

    axmed farax waliba maxamed axmed reer badeed

  • @mohamettaplouz3195
    @mohamettaplouz3195 4 роки тому +7

    Habar jecLo❤

  • @ayanidiris6280
    @ayanidiris6280 5 років тому +3

    Awal buruud wayna 😘😘😘😘😘

  • @farhiasabdulahi9474
    @farhiasabdulahi9474 Рік тому

    qaran baan ahay islaaam soomaaali. yarta alxamdulilah. waxaan dhigey yyyyyyyyyyyyyy sheeko generationssssss faractofarac.

  • @hibaknuora486
    @hibaknuora486 5 років тому +10

    Garxajiso dhalada mzh allllh my tolkay👏👏👏👏👏

  • @ambaroabdille6552
    @ambaroabdille6552 4 роки тому +1

    Hambalyo arooska buranbur way barteen ikhyaarta burco

  • @munahasan4258
    @munahasan4258 3 роки тому

    M.a

  • @ilhanhassan9813
    @ilhanhassan9813 5 років тому +3

    Maanshaala oo sawtan aynu baranay ciyaartii walaaleheen maanshaalah

  • @umulkhayrahmed8718
    @umulkhayrahmed8718 Рік тому

    Illhy hawnaxaristo amiin yarabi

  • @ubaxsaleban2571
    @ubaxsaleban2571 5 років тому +8

    manshalah mudanta h jecelo

  • @farhiafarah6954
    @farhiafarah6954 3 роки тому

    5.

  • @farhiasabdulahi9474
    @farhiasabdulahi9474 2 роки тому

    waan uwataaaaaaaaa

  • @najaxboqore989
    @najaxboqore989 3 роки тому +1

    Habar yoonis my dhiiiga❤❤❤❤❤❤

  • @farhiasabdulahi9474
    @farhiasabdulahi9474 5 місяців тому

    as, waan uwataa yA qasatan facYashEy noocyadEy murwo dumaroo samsamEEEEYYYYYYYYYYYYYYYY nonsesesesese, Yartayarta

  • @اموجدان-ف6و
    @اموجدان-ف6و 3 роки тому

    Asc wllo arooskayga basodhawa wadankan majogi bilisa iguxidha walashay da. Buranburaysa masha alaha WA icajabiyaya igu xadha si fiso ugusodiro hadi ay iga ogalato

  • @familiban2445
    @familiban2445 2 роки тому

    So mii bgyoo♥️💙💚😝😝😝😝

  • @khalephpadmacanshe1396
    @khalephpadmacanshe1396 5 років тому +2

    Viva reer ayeeygay

  • @hindiafsomaliah1515
    @hindiafsomaliah1515 5 років тому +5

    Masha Allah

  • @nimcoxuseen8144
    @nimcoxuseen8144 4 роки тому +3

    Hbr jeclo❤💯

  • @rahmacookingandbakery8196
    @rahmacookingandbakery8196 5 років тому +6

    viva beesha

  • @farhiasabdulahi9474
    @farhiasabdulahi9474 5 місяців тому

    HAWL BUSYYY SHAQO

  • @faadumoabiib8354
    @faadumoabiib8354 6 років тому +6

    Masha Allah habalyo

  • @yussufmohamedmoalim8613
    @yussufmohamedmoalim8613 5 років тому +1

    Masha alhaa soomalilaan dhiigeyga baatihiin noolaada

  • @rahmacookingandbakery8196
    @rahmacookingandbakery8196 5 років тому +20

    Habrajeclo

  • @hadiyahbintuaxmed6855
    @hadiyahbintuaxmed6855 5 років тому +1

    Asxbta waxanka codsanya gabadhan buranburaysa nubarkeda inad iguso qortan halkan plz

  • @farhiasabdulahi9474
    @farhiasabdulahi9474 2 роки тому

    5555555555555555555555 number waa leeyahay.yartaan yaawaaye. iyaaaaaaah

  • @faisakiin2012
    @faisakiin2012 5 років тому +16

    kumeee habr yoniseeeey

  • @muhimmohamed2039
    @muhimmohamed2039 Рік тому

    ❤❤❤❤❤🫶🫶 duriyadii

  • @anaadcaday3298
    @anaadcaday3298 4 роки тому

    Masha alaah ilahayoo idaaa habaday

  • @zainabmohamed2226
    @zainabmohamed2226 4 роки тому

    gabadhan magaceeda ayaan ubaahanay. qofkii garanayaa haygu caawiyo.

  • @khadradeer5651
    @khadradeer5651 5 років тому +4

    Mnshllh markan habar jecelo maqala xaadu wada kacadaa

  • @farhiafarah6954
    @farhiafarah6954 3 роки тому

    Sax.

  • @cabdiraxmaanmansaawi9803
    @cabdiraxmaanmansaawi9803 5 років тому +4

    masha alah afkaga cano laguqaby

  • @fartunnuur5196
    @fartunnuur5196 4 роки тому

    Rer ayeey deey illahoow sharaf & cizi kunoolee jecliyaa wan idin wada salamay

  • @asiyaahmed5182
    @asiyaahmed5182 4 роки тому +1

    MudeNka HeberJecLo😍😗