Magool is a legend and a national treasure.....after a long day from work I listen to Magool thats make my day........Qawdhan walaal I am a big fan of your channel....
Saaxbyaal meesha caayda hala daayo waa ceeb in aan meel walba ku dagaalanno meesha waa youtube/LB chennal ninka meesha iskaleh ixtiraama marka caayda naga daaya hala is ixtiraamo
Habargidir waa wada lagend
1) magool
2) salaad derbi
3)sulfa
4) Xasan Aden samater
5)Fartuun birimo
Waa cid aaan inaba cadi aheyn xadaradooda caadi maha I love u mama magool AUN
Allah ya raxma aado magool 😘😘 Somali ppl misses u
Magool is a legend and a national treasure.....after a long day from work I listen to Magool thats make my day........Qawdhan walaal I am a big fan of your channel....
Wa boqorada codka Mahamed Salebana Tubeecna boqorka codka labadaba allaha u naxariisto janadana allaha geeyo Amin
Eedo mcn Allah hakuu naxariisto😰😥
she is a legend i realy like magool.. @LBchannell thnk you 4 uploading my friend...
#15 my all time favorite, wat a legend, wat a time.
Alahayow janadaadii ka waraabi.
Alllah kuu naxariisto Eedo mcn
plz plz zxp 4xagaan ka helaaaa heeestaaa
she an all time legend, no 15# one my greats
Nice songs, I really enjoyed
alle janatu fardowso haka waraabiyo heesta ugu horaysa xulka waxasameeyay xuseen aw faarax waxay ahayd bilogyi lixdankii
OK insha Allah bro
Heesta 3aad iisheega ereyadeeda ayaan fahmiwaayey
LB sxb ii waran sxb legend baa tahay
kanan Waa ilaahay mahadii. Mahadsanid sxb.
Allah yirhamik
My mother loves her songs. And sometimes I sing with her altought I dont understand everything.
😘😘😍😍😎😎
Alla yaa raxma
hesahani marnaba maso marayan somaliland & somalia
Eado ilaahay haunaxariisto
#1 can some one help me how to find the lyrcs
Saaxbyaal meesha caayda hala daayo waa ceeb in aan meel walba ku dagaalanno meesha waa youtube/LB chennal ninka meesha iskaleh ixtiraama marka caayda naga daaya hala is ixtiraamo
hoyo macaan magool
magool runtii fanand cod dabacsan bay ahayd
LB NIN WEEYN OO MASUUL AH ISKA DHIG DADKANA HA CAAYIN SIIBA ADIGA OO CHANEL LEH UNA BAAHAN TAAGEERAYAAL
can I find this song "Maba Talaabsan karaayee" somewhere on youtube ?
abaayo fadlan waxaan rabaa heesta # 6 iyo 7 intee kahelaa iyo adiga intee kaa heli karaa fadlan
walal hesta qayta # 13 intee kahelikaraa ayadoo dhamaystiran
walal hesta qayta # 13 intee kahelikaraa ayadoo dhamaystiran
iyo mida $ 15
sxp heesta dhirta xididka hoosaa dhulka loogu beera aa kamaqan hee
Maxamed bidhi sxb heesaha magool meeshan kuma dhama oo waa in yaroon soo xulay.
h0y0 macaan
bro #04 mahelikra
Sadaam Heesta #4 halkan guji ---->>>> ua-cam.com/video/5T8GZlukqgg/v-deo.html
5caadi ma aha
Wwwwwwwwwwwwww
qawdhan lol
OK insha Allah bro