Magool (AUN) Collection Mix - Waqal Qarami Mix

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 26 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 68

  • @vanadiumtogettoseeing2sale739
    @vanadiumtogettoseeing2sale739 Рік тому +2

    Maasha'allaah Tabaaraka Allaha Idin Xafido kuligiin Aamiin Aamiin Aamiin 😘😘😘😘😘😘😘😘

  • @hanafey445Somaliland
    @hanafey445Somaliland 7 років тому +1

    xaliimo khaliif allow i naxirìso waxay ahay qof ilaahy haybad u siiyey qodka macaan ee dadka soo jiita iyo waliba quruxba ilaahay ha u naxiirto

  • @queenaaliya2891
    @queenaaliya2891 3 роки тому +1

    15/August/2021 malin axada 14:45am ayan dhageyznyaa codk mcn ee fanandena qalpiyadena kunoozhahy allah yarxmk maamo❤👸

  • @masraxafuran1029
    @masraxafuran1029 5 років тому

    Aakhiro haddii aad tagi kaa oolin maayee. Ajashii dhamaataa ifka ka tagaysee! !!! Islaamnimo ayaan jirin.

  • @maryanali2606
    @maryanali2606 6 років тому +3

    Heesta ugu horraysa waa tan aan ugu jeclahay heesaha Magool Ilaahay ha u naxariistee

  • @abdulkadirismailismail9591
    @abdulkadirismailismail9591 Рік тому +1

    Ala ya raxma xalomo i.namtsydii qaaliya ahayd from Somaliland

  • @hudahussein2508
    @hudahussein2508 11 років тому +1

    Magool walee cod ma lahayd ilaahay haw naxariisto hada fankii aybaa ku cidee

  • @guuguulemedia
    @guuguulemedia 5 років тому +1

    Khaliimo khaliif cumar magool waxaad ku nooshahay wadnahayaga❤❤❤❤

  • @abdirahmanfarah1629
    @abdirahmanfarah1629 9 років тому +1

    Allaah ha u naxariisto dhamaan teen
    Insha allaah

  • @hassanmuhumed6806
    @hassanmuhumed6806 7 років тому +2

    Cawaa waa cawo ay tahay tariiqdha 30/8/2017 magol codhkey adh aayan ugadhanbeyaa Viva. Mohamed suleman tubec iyo mama magol

  • @mohamedabdullahimohamed4728
    @mohamedabdullahimohamed4728 5 років тому +2

    Waxay aheyd Shaqsi leh cod halaasi ah waxayna nasiib u yeelatay in ay Qaado heesihii wadaniga ahaa kuwii ugu qiimaha badnaa sidaas darteyd waxaa aad u adag in la hilmaamo xaliimo khaliif Waxayna ku noqotay sidaas Hogaamiyaha Fahanka soomaaliyeed AUN Xaliimo Khaliif Magool 😂

  • @maxmudibrahim9734
    @maxmudibrahim9734 2 роки тому

    Alle ha u naxariisto xaliimo khalif magool

  • @kananhashi6368
    @kananhashi6368 10 років тому +1

    my favorite song magool is hubka kusoodjeh magool & Ina xassan laari

  • @hiigsimedia1892
    @hiigsimedia1892 7 років тому

    Illaaho unaxariiso magool halyeeyed qaranbay aheyd viva magool

  • @xamseaxmedxaaji3666
    @xamseaxmedxaaji3666 4 роки тому

    waqal brodhagshan her sare qarami la,hubo weeye

  • @asalcabdalesaciid531
    @asalcabdalesaciid531 8 років тому +1

    ALLAHA U NAXATIISTO MAGOOL AAMIIN

  • @hudahussein2508
    @hudahussein2508 11 років тому +1

    Wabiyo isu oomani inay wacatameenoy waayo badan is dooneen in lookala waramayoo wacdi laysu sheegiyo walaal lagala quustay waa wanaag kalgacaloo way isu yimaaden 3 heestan ugu jeclay

  • @saalaxcali4516
    @saalaxcali4516 9 років тому

    keyn wada hareeriya ugu heesay kuraygii magool hareerilay Inaad soo aragtay

  • @hassangatarahkahil4200
    @hassangatarahkahil4200 11 років тому +2

    ilove magoooooool and somaliy h.g sudanese

  • @mahaali5580
    @mahaali5580 9 років тому +7

    majool is a legend very unique voice unreplaceble

  • @restarasheidjr3651
    @restarasheidjr3651 8 років тому +1

    magoosheyda caashaqa love uu allaaah yaraxma mama

  • @Cartan7
    @Cartan7 8 років тому

    waqooyi somalia hal abuuro u dhashay ayaa curiyay erayada heesahan

  • @abdullahihusseinali3569
    @abdullahihusseinali3569 10 років тому +1

    Ilah ha udambi dhafo

  • @abdulkadirismailismail9591
    @abdulkadirismailismail9591 Рік тому

    Adeerkay ala yaraxma maxamed n griig oo I qoys nahay

  • @hassanmuhumed6806
    @hassanmuhumed6806 7 років тому

    Wele magol Ayan dhageysaan hayaa

  • @yimyam06
    @yimyam06 11 років тому

    mida kale heeso badan oo ayledahay ayaa meesha ka maqan..

  • @rashkaabdirahim3987
    @rashkaabdirahim3987 6 років тому

    Axyaa heeso marisamaadkii 🤙🤙🤙

  • @aliabdulle6863
    @aliabdulle6863 9 років тому +1

    Magool waxaasa fanaanada alow Ku naxariiso

  • @rashiidsulub1235
    @rashiidsulub1235 4 роки тому

    Jeceelkiina magool waa been illa jeceelkaasi uu arrin kugu riixan iyadana wax ku tari Lara fadlan youthopka ka baadh sheekooyinka aniga an insha sarin ka baadh magool..
    Markale la baadh mooge iyo magool Tkhda u hiloona oo qora hadal madhan ha shuninee!!!!!

  • @afrikacade535
    @afrikacade535 4 роки тому

    Heesta 7 daqiiqo ilaa 10 daqiiqo mageecada iga caawaya

  • @mahaali5580
    @mahaali5580 9 років тому +1

    Allah xakunahiristo ameen ameen

  • @bwkeenadiid6346
    @bwkeenadiid6346 4 роки тому

    Ilahey ha unaxaristo

  • @ciiseabdijamac793
    @ciiseabdijamac793 7 років тому

    allha unaxaristo xalimo khalif magool

  • @hassanmuhumed6806
    @hassanmuhumed6806 7 років тому

    Ojiyow bule maradona jarey Salah barda weli Mohamed miskin iyo dhalinyadha dhaman Salan sare kadhibna cawa wanagsan iyo marqan wcn

  • @qaalidcasiis5951
    @qaalidcasiis5951 7 років тому

    Hareeriley miyeey jokta

  • @nasraali3411
    @nasraali3411 8 років тому

    Hesteeda Waxan u baahnahay tali ama aan tago

  • @HIDDAHAOFFICIAL4220
    @HIDDAHAOFFICIAL4220 8 років тому +1

    alla yarxam magool

  • @سارهالشيبه-و4ص
    @سارهالشيبه-و4ص 10 років тому

    WAAW MAGOOL AD İYO AD YAN KOJECLAH LLAAHEY HAKONAXARİİSTO AAMİİN

  • @absbd8241
    @absbd8241 7 років тому

    allounaxriiso magooliyo intiiracday

  • @alihussein2420
    @alihussein2420 11 років тому +1

    AUN good stuff

  • @hassanrooble4938
    @hassanrooble4938 Рік тому

    Qasiido

  • @saalaxcali4516
    @saalaxcali4516 9 років тому +1

    magool aun

  • @hassangatarahkahil4200
    @hassangatarahkahil4200 11 років тому +1

    gooooooooood

  • @hassanmuhumed6806
    @hassanmuhumed6806 7 років тому

    Cawa waa cawo ay tahay

  • @maxamedtaajir3230
    @maxamedtaajir3230 10 років тому

    waa dagaal adduunyadu Dusha waxaa u Bixiin karaaa ruxuu daryeelo waqtigu
    hadiii aad heysan ama aad helin kartaan waxaa codsanayaa dad badan
    Ambabaxaye socodkaa CIGAAL iyo Aamina Ereyada xassan xaaji cabdullahi xasan ganey
    Faraaci SAHRA iyo Bacalwaan Era XASAN GANEEY Riwaayadii Dab jacayl kari waa
    Waa degel aduunyadu SAMATAR Era XASAN GANEY
    dur Duuryahoow Rogmanayaaa niin waliba wuxuu diray ayunbu dan moday
    heestaa samado irmaan iyo sagal ceel kageyow sadeyeey galbkiii Niinka soman maneyn sanada barwaqe ku sugeysay adige sabarkaga buxiyo gacmahaga sigib Tiran sacaabada xariirte ka sibladan biyuhu
    heesta danbari odoo yaal cirkoo dorla ka onkoday

  • @koshenntorress4741
    @koshenntorress4741 8 років тому

    Maqool collection songs

  • @The2annoyingrats
    @The2annoyingrats 11 років тому

    legend

  • @ilyaascabdirashid
    @ilyaascabdirashid Рік тому

    Ok

  • @saralujina6
    @saralujina6 11 років тому

    Thanks

  • @dahirdada4751
    @dahirdada4751 8 років тому

    inaba cadimahn

  • @AhmedAhmed-kg1xn
    @AhmedAhmed-kg1xn 11 років тому

    Ahun

  • @Quruxleey94
    @Quruxleey94 9 років тому

    27:46 my favorite song

  • @yimyam06
    @yimyam06 11 років тому

    rip the legend magool

  • @isaaqguudow2752
    @isaaqguudow2752 10 років тому

    Haaa

  • @ciiseabdijamac793
    @ciiseabdijamac793 7 років тому

    allha unaxaristo xalimo khalif magool

  • @alihussein2420
    @alihussein2420 11 років тому

    (AUN) good stuff

  • @isaaqguudow2752
    @isaaqguudow2752 10 років тому

    Haaa

  • @ciiseabdijamac793
    @ciiseabdijamac793 7 років тому

    allha unaxaristo xalimo khalif magool